DHAQALAHA , CAFIMAADKA, IYO ORGANISERINKA MAXA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 47

  • @istahilhasan9109
    @istahilhasan9109 11 дней назад +15

    Xamdiyay qali waxa an ku bartay 2024ka bilowgisi malin ta waxa an aha gabadh dhalinyaro ah oshaqaysa waxa lacag iso gala dharka suqa yala bilkaste wan so ibin jiray qolka yar e guriga kadaganahay waxa lamodi jiray mesha qashinka lagu qubo malinkaste hagaji barina waanoci malinkan kubartay waxa ab bilabay inan shandadahayga faqo intan xidhanayo moyee inta kale an bixiyo waxa an sogadayo wan qora bil kadib ayan so gada han ka marmi wayo 6dii bilod e2024 qolkaygi kalay arag melkaste waxa wan ogahay dharki an sogaday 2017 ayan hada xidha awalna ma ogayn inan iyalan iyo inkale lacagti ti hada waxbarasho ku bilabay alxamdulalh abalkaga magudi kare ilahay misanka xasanadka hakugu daro qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JAMZY_77
    @JAMZY_77 11 дней назад +5

    Dharka dharka usiiraacaya qasaalada😂😂😂❤

  • @Sadiyyaaa
    @Sadiyyaaa 9 дней назад

    Allah cimri dher iyo cibaado suban dhamadena Allah hana siiyo abaayo wax badan ka faidey 500$ aya qada 200 aya ayuto kalay oo hooyadeyda ina wax ugu qabdo raba inshallah 2025 inshallah waxyabo badana wanka faidey oo dhaqala ah ❤❤ thank you abaayo Mcn

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 11 дней назад +1

    Masha Allaah❤ ukhtii shukrn dhiiri galintaada wanag san

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 10 дней назад +1

    Alxamdulilah meel fiican buu ii socda.3 montes 🎉

  • @laila8091
    @laila8091 9 дней назад

    Mashallah such good advice

  • @Zamzamahmed-yo7ez
    @Zamzamahmed-yo7ez 7 дней назад

    Allah haku barakeeyo xbbti

  • @roodaabas497
    @roodaabas497 11 дней назад

    Masha Allah abayo wlhi talo wanagsan ayaa na siisay ilahey ha no kaa xafido ❤❤❤

  • @KawsarQali-p8u
    @KawsarQali-p8u 9 дней назад

    Masha allh allahuma barik dhirigaliso 🥰

  • @amaldualleali5368
    @amaldualleali5368 10 дней назад

    Yes abaayo jasakallah

  • @ayaanmohamed4606
    @ayaanmohamed4606 11 дней назад

    first person hamda wan ku slmay allah ku xifdiyo wlshey❤💯❣️

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 11 дней назад

    Jazakallah khairan ❤xabibti

  • @hawoali2082
    @hawoali2082 11 дней назад

    Mashallah keep it coming 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @AyaanIbraahim-f1x
    @AyaanIbraahim-f1x 8 дней назад

    Janelkan asxaabey kor an uqadno lama arag dheeman dhagaxu kaqaalisnyay waxya haha bila macna aba kalyk badan kubooba dumarland🎉🎉❤❤❤

  • @halimoosman1903
    @halimoosman1903 11 дней назад +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 10 дней назад

    ❤️❤️Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo sax alxm 🤲

  • @miss.hindiyo
    @miss.hindiyo 11 дней назад

    Masha allaah abaayo❤ mahadsanid

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 10 дней назад

    M.a abyo dhiregalisdeyda horey usoco ❤🤗🥰.

  • @aishakeef
    @aishakeef 11 дней назад

    Waa nuuree habo masha'allah ❤

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah 2 дня назад

    Mashallh Mashallh

  • @Khadra-e5l
    @Khadra-e5l 11 дней назад

    I love you, Sis thank you

  • @434far
    @434far 8 дней назад

    ‏‪xamdi waadhirigalio sax

  • @Dhoolnu
    @Dhoolnu 10 дней назад

    Kugu faanaa qalpi ❤

  • @FrxyoAli
    @FrxyoAli 10 дней назад

    Masha Allaha

  • @naimamahdiofficial2517
    @naimamahdiofficial2517 11 дней назад

    Masha Allah abaaayo nolosha io ubadkaba allha kuu barakeeyo waxbdn ayaan kaa faaaidey thank you hamda ❤️❤️❤️

  • @ummid732
    @ummid732 9 дней назад

    Pls organiserka noo badi waa arin muhiin ah oo naga maqan inta badan. Amba uma dulqaadan karo wax is dex yaacsan, heer waxaa geeri daal iyo muqdi aa dareemooyo marka guri, baabuur ama armaajo xaaladeed waalantahay arko

  • @Kulmiye123
    @Kulmiye123 7 дней назад

    Kkkkkkkk walaahi waan qoslay marka basku soo istaago baan marmar wax raadiyaa kkkkk ilahaw na astur

  • @Filsaneyyy
    @Filsaneyyy 10 дней назад

    Mahsalhhh abyo hamdiyy waxn ku barty sanad ka hor lkn kuma.dawan jirin balse hada sedexdan bilood ee u danbysay baan si facn kuguso xirmay wlhi wax badan baan ka faaiday waxn ahy gabar yaro oo wadankii joogta shaqaysan awal.waxn aha dadka marko.mushaarku uso dhaca suuqa la ada wax walbo cusubna so gada ama.aan u bahnado ama.yanan u bahnane hada waxn sameysty dhaqale walaw uu mushaarkygu yar yahay hadana waxna waaxnka seve garysta waxna waanka sadaqaysta wixi bahidayda ahna intaan qorto baan u wangsan uso gatah alx ilhy kaso kaw ada ku mahad celinya wllshy qaliyy hamdiyyy❤❤❤

  • @Indha_deeqa
    @Indha_deeqa 11 дней назад

    Xamdi qurux ❤

  • @hindaadam1039
    @hindaadam1039 11 дней назад +2

    Dhaqalaha marka maqlay aniko video ga dhamaysan baa comentiga qoray anika dhaqalaha dhib baa ika haysata markay lacagtu soo socoto baa qorshaynaya halka ku kala tuuri laha malayacni ku dhameena se noloshyda sidayda kle wax kasta waa bedeley waana ku gulaystay alx se tan waa u tag wayeey hadana waaba ka niyad jabay wax dhigasho dhan

    • @IfrahYasin-dl9ki
      @IfrahYasin-dl9ki 10 дней назад

      Manshaa Allah qali anaguna waanu isku dayeynaaa wlhi anaa sasa malayacni bey igaga dhamataaa lacagtu hadhowna calacal baa iga dhamada iyo qoomamo😂😂😂

    • @hindaadam1039
      @hindaadam1039 10 дней назад

      Wlhi saa baa i haysata werwer baa ka qaday ilahay ha noo sahlo​@@IfrahYasin-dl9ki

  • @11naa44
    @11naa44 11 дней назад +2

    Malinkii cunto karin mooyaan hal wx oo kale ba la qabta uskaga lays ka ilaaliya si hawl nadafad bdn uso bixin

  • @HamdaAbdi-e7q
    @HamdaAbdi-e7q 11 дней назад

    Aadban ku salamaya xamda dheeman

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 11 дней назад

    Marwaxo 😂😂😂magacas xamdiyeey ma isku baratay 😂😂😂

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f 10 дней назад

    Abayo ani kenya joga awal ana wax qabsan jire hada ina wax qabto ma rabo nag le kadaba wareka ti wek ila jogto hadan wey iga tagta madax xunun ka qadi max igula talin laheda labo cunug bas ijogta

    • @H-b7m
      @H-b7m 10 дней назад

      Naag qabso lakiin adina guriga dinacaya ka hagaji

    • @ilwadbire5054
      @ilwadbire5054 3 дня назад

      Shaydanka iska naar wall labo cunug kaliyad haysta ilahay hakula koriyoh dumarka qurbaha jooga ango 4 haysaa shaysana hadana 4 ilmod iyo abahe guriga ku joogan caajisba kuhaya shaydanka iska naar shaqayso hadad caafimad qabto

  • @RaxmaQaasim
    @RaxmaQaasim 11 дней назад

    Abaayo xagekalaso xidhiidha

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 дней назад +3

    Dadka dadka la taliyo oo dhira galiyo labarka kobad ayan ku galin laha marawaxo mahadsanid

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 10 дней назад

    Dharka dhara kusi daraa isbucwalbo an laxiran,15 indha shareer wan qaba hada malinba mida radiya 😂😂😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 дней назад

    Wale ana arkay dhar malin kasto la dhaqo oon la xiran lana turin qof aan ogahay

  • @HamdaAbdi-e7q
    @HamdaAbdi-e7q 11 дней назад

    First comment

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 дней назад

    Kkkkkkkkk. Xamdi waxay artay dumark dhahayo indha sharerki yaa arkay xijabki yaa arkay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  10 дней назад

      @@haniaden2700 😂😂😂✌️