WAXAAD TAHAY RUUX LAA DORTAY.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 55

  • @munaabdullahi117
    @munaabdullahi117 6 дней назад +2

    Masha Allah, great topic.self awareness is very important

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 6 дней назад +2

    Kalsoonida waa muhiim gabadha aan isku kalsoon aan noqon daa meel wanaagsan aan ugaarno❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 4 дня назад

    Masha Allah ❤qali qurux Jazakallah khairan macaato ilahay rali haka noqdo macaanto waa ku tageera ❤ abayo waxaan jeclanlaha ineed furtiid barnaamij Counselling Therapist oo kula tali neeysiid dumarka oo kaliya kuwaa gurka dhawacaa kaa soo garo iyo kuwaa maskaxda laga so dhibateeyey iyo kuwaa jir ahaan loo dhibateeyeey iyo kuwaa gurka dhibatooyiin badan kaa heeysto kuu dhiibeen sideey dhiibatadaas xal ugu helii lahayeey oo gurigooda uu baadbado iyo kuwaa gurka fikir qaldeen kaa qadeey iyo kuwaa kalsooniidarada laa dala dhacaayo fadlan uu bilaaw barnaamikas sii private ah oo qaas ah Jazakallah khairan xabiibtii ilahay haa kuu xifdiiyo adiga iyo reerkada oo dhan allahuma amiin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Asmanasib1
    @Asmanasib1 6 дней назад +2

    asc habo mcn masha Allah cawa qurx siyado ah Aya ka muqata awalba wad qurux badneyd horey uu soco ❤

  • @ayanmaxamed2255
    @ayanmaxamed2255 6 дней назад +6

    Hore u soco ❤❤❤

  • @ileyasohan8153
    @ileyasohan8153 6 дней назад +2

    Machallah tabarakallah thank u wllo macan hamday machallah aad ayad u nuuraysa allaha ku xafido huno

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 дня назад

    Masha Allaah Damiirka kugu jiro.Waxad sheegtay oo dhan wa runta.Bani'aaden Ilaahey noma baahiyo.

  • @NadifoCumar-o3i
    @NadifoCumar-o3i 6 дней назад +3

    Masha Allah abay mcn ❤❤❤

  • @NalkaDaakir-q6g
    @NalkaDaakir-q6g 6 дней назад

    alaha kuxfido abaayo mcn adayaan kuu jiclahay❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rukiafarah1514
    @rukiafarah1514 6 дней назад

    ManshaAllah habibty

  • @SimanYarey-td6pj
    @SimanYarey-td6pj 6 дней назад +1

    123k bal yaa nosaxixay 200k an siwadajira an ugaarno dumarland mesha wamesheena❤🎉

  • @SamiraMohameddirie
    @SamiraMohameddirie 5 дней назад

    Masha Allah tabarak ilahay haku xifdiyo sister i like you and i like your Programms masha Allah ❤❤❤❤😊

  • @QueencasiisaMARIYA
    @QueencasiisaMARIYA 5 дней назад +1

    Anigu markaan qof u tago saaid baan ula shekesta ano isleh amuu dhaha maxay la aamusantahy lkin maanta kadip qofkaas aan la kulmayo dantaan ula kulmay uun baan Kala hadlaya markay dhamatona waa ka sotegaya 😂😂❤🎉😊😊

  • @HafsaAbdulkadirnour
    @HafsaAbdulkadirnour 6 дней назад +1

    M.a kalarka basaliga ee khimarkaga ah wad kuso baxsay
    Tnx wli wad na dhiri galisa

  • @DeeqaFarah-j7e
    @DeeqaFarah-j7e 6 дней назад

    Masha Allah wllshay waxa tahay qof Alle iso diray video 3 mar kabad ayan ku ceshta mid kasta Ani ayuu igu socda
    Abalkaga Alle jano haka dhigo🤲 waxan dareema Awood iyo is badal cajiiba intan ku bartay love you Abyo

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 6 дней назад

    Hàmdiyey qishka gabadha fariida eey ku siisay noso duub wlley qeyr allaha nawadasiyee❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 дней назад

    Masha Allah abaayo ❤❤❤🤲🤲✅️💯

  • @FatumoAli-n3u
    @FatumoAli-n3u 6 дней назад

    Masha Allah❤❤

  • @UmuMohamedAmiinBasra
    @UmuMohamedAmiinBasra 6 дней назад +1

    Thank uh mcntoo waqti aaa kuu bahanaa kuu bartaay ❤️

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 6 дней назад

    dhirigalisadayda hory usoco abayo❤❤❤

  • @MunaAxmed-n5g
    @MunaAxmed-n5g 6 дней назад

    Shugran qaali alle haku xifdiyo Adi iyo waladada

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 6 дней назад

    Manshallah ❤❤ thanks xbbti

  • @MaryanMuhudiinAli
    @MaryanMuhudiinAli 6 дней назад

    Qalbi ilahy hakuxafido❤

  • @DeeqoAbdiqaadir
    @DeeqoAbdiqaadir 6 дней назад

    Masha allah 🎉abayo wan ugu faidey walahi ❤

  • @farhiyasiad1869
    @farhiyasiad1869 5 дней назад

    Masha Allah hamdi karti badan gaari dumar❤ love you hbbty

  • @gabarhiiran6774
    @gabarhiiran6774 6 дней назад +1

    Xaqiiqa alla maxaa is ogahay in aa ahay qof cajiip ah Alxm 🙉🙉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 дней назад

    M❤sha"Allah 🎉🎉🎉🤲🤲🤲

  • @HbMoh
    @HbMoh 6 дней назад

    Kujeclahay ❤

  • @istarabdullahi9033
    @istarabdullahi9033 6 дней назад

    masha allah xabibti ❤❤

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 6 дней назад

    Mnsha allah wll

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 3 дня назад

    😭😭😭xamdi

  • @rodahussein7300
    @rodahussein7300 6 дней назад

    Xamdi karti badan Manshaalaah

  • @FardosaIbrahim-t3l
    @FardosaIbrahim-t3l 6 дней назад

    M.a ❤🎉

  • @faysageeenyo110
    @faysageeenyo110 6 дней назад +1

    Waa mahdasanid xamdaay

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 6 дней назад

    Chanalda malayacniga somlida waa iyaga 1m garsiiyane maxey dadka faaiidada lagahelo locawin sida hamda iyo kuwakle oo qer laga helo ee an abyo kor uqadno chnlka

  • @Liveloughlove35
    @Liveloughlove35 6 дней назад +1

    Hamdiyey waa catowtay maxa isku cateysay mashalah ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 дней назад +1

      Waan soo dhigay qalbi ❤

    • @Liveloughlove35
      @Liveloughlove35 5 дней назад

      @@yuuuuga1 ma arkin xabibti video moringaha miya?

  • @IlhanYabeh
    @IlhanYabeh 6 дней назад

    ❤❤❤

  • @safyiaabdille4810
    @safyiaabdille4810 6 дней назад

    Mansha Allah Hamdi❤❤ waan ku salaamaya wax ficaan bada maantay ka hadalayasa 😂

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 6 дней назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 дней назад

    Lakiin hadaan qof xunahay
    umabaahni miyaa inaan isbedelo.?

  • @MunaIsmael-my7ug
    @MunaIsmael-my7ug 6 дней назад

    Video wuu yare yahay qaali

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 6 дней назад

    Hamdaaay arts ka see isku tihiin

  • @samsamibrahim6524
    @samsamibrahim6524 4 дня назад

    Sax my queen xamda❤❤❤

  • @BarlinQasim
    @BarlinQasim 6 дней назад +1

    Wlaahi abaayo waa runtaa taasi been maahin dadbadan ayaajiro oo dhaawacyo qalbiyadeena ugeystay
    Alx lkn maanta waan cafineynaa si ay guula heena udaawadan mhd sanid qaali

  • @SaredoIlyas
    @SaredoIlyas 6 дней назад +2

    Iso duce team hamdi 40 ducado wa laqbala plz murad ayan lehay wan idinla so socosin plz

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 дней назад +2

      Qalbi ilaah Haku saqiro wax kasta ❤

    • @NafiisaCxakiim
      @NafiisaCxakiim 6 дней назад

      ​@@yuuuuga1abayo ad ban kugu bahnahay inan wax ku sheego halke kala so xiriraaa please iso sheeg

    • @SaredoIlyas
      @SaredoIlyas 6 дней назад

      @yuuuuga1 thanks hooyo erey hooyo ka qimo bdan ma aqan abalkaga jano

    • @LuulBaaruud-oe9je
      @LuulBaaruud-oe9je 5 дней назад

      Alle ha kuu sakhiro muraadkaaga aan Mac si lahayna

  • @naimayusuf9008
    @naimayusuf9008 4 дня назад

    Masha allaha ❤

  • @muwahibchannel3573
    @muwahibchannel3573 6 дней назад

    ❤❤❤❤