Baasto iyo suugo aad iyo aad u macan👌👌👌👌

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 141

  • @dugsiiyaofficial4122
    @dugsiiyaofficial4122 6 лет назад

    Masha allaah xbbti mahadsanit

  • @hadaayaancadeey7711
    @hadaayaancadeey7711 8 лет назад

    masha alh cintooo yinkaaaka wan ka helaaaaaaaah

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 8 лет назад

    Maasha Allah Walaashiis Ajar Iyo Xasanaad Allaha Kaasiiyo Waxa Wanaagsan Aad Walaalaha Lajeclaatay Inaad Barto

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 8 лет назад

    masha allah tabaaraka allah jazakal allahu kheyran xbbtii Albi

  • @reallifehousewife2461
    @reallifehousewife2461 8 лет назад

    Masha allah manta aan kariyey bastadaan masha Allah and iyo aad ayuu macanaa jizakalah kheyr ukhti

  • @princessinaabdirahman2502
    @princessinaabdirahman2502 8 лет назад

    mashallah qurux waye kher allah ku siyo xbbti

  • @sahrahassan4587
    @sahrahassan4587 8 лет назад

    mnsha Allah wll jazaakallaah khayr waad noo faa'iidaysay

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 8 лет назад

    Aamiin Aamiin ducadaa Alle hanoo Aqbalo xbbtii cafimaad taam insha Allah

  • @umuzubier7599
    @umuzubier7599 8 лет назад +1

    Allaha ku caafiyo qaalideena

  • @saharaabdi3215
    @saharaabdi3215 8 лет назад

    asc masha alh abyo yanyada makamarmikar qof ayan icuneyni

  • @somaliahanoolaatoinshaalla3787
    @somaliahanoolaatoinshaalla3787 8 лет назад

    abaayo Macaan ameen ilaahay awlaada hakuu daayo ilaahow kuu xafid reerkaaga isha biniaadamka rabigeen hakaa hayo ameen

  • @hadaayaancadeey7711
    @hadaayaancadeey7711 8 лет назад

    jawaaab bn kaa sugaaaah xabiibtiii ilaaah ha ku barakeeeewyo cawnta aaad nacawianayd masha alh💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💘💘💘💘👌👌👌👌👌👌

  • @hamdahirad7191
    @hamdahirad7191 8 лет назад

    jasaka laah wllo mcn

  • @اممسلم-م1ر
    @اممسلم-م1ر 7 лет назад +1

    amiin abooyo Allah no xafido ilmaha inti heysan Allah siiyo amiin yaa rabi

  • @somalimusic9587
    @somalimusic9587 8 лет назад

    ansha alah barakalah habo

  • @fathibihi8867
    @fathibihi8867 8 лет назад

    masha allaah wlle cafimaad khayr qaba

  • @fartunyusuf7595
    @fartunyusuf7595 8 лет назад

    maasha alaah ilaahey hakuxafido waad noofaa iideysey

  • @haniamaani3169
    @haniamaani3169 8 лет назад

    nasha allah qaali aad ayad u mahadsantay jizakala kher

  • @samiroabshirgaleyr9186
    @samiroabshirgaleyr9186 8 лет назад

    Masha allah jizakalah abyo

  • @hafsahassan7964
    @hafsahassan7964 7 лет назад

    Masha allh waad noo faa ideysay alh haku dhowro isku filan

  • @zhukriibraahim2100
    @zhukriibraahim2100 8 лет назад

    rabi haku caafiyo xabibti jasakumulaahh

  • @kiindigale647
    @kiindigale647 7 лет назад

    Mashallah mashaalah iskufilan wan jclhy isaada quraxda badn ayada inugu faiideysaye l love you abaayo illahey haku xifadiyo reerkage Amiin Amiin Amiin ya rabi

  • @eminemmusic3192
    @eminemmusic3192 7 лет назад +1

    masha allah alla hagaa aball mariyo oo allr #subhanahu wata.aallla janada hagu geeyo wax badn baa gabarty waana kaaa barn doona insha,allah.intaan,noollahay #iskabulanimada ika,saarty

  • @bedrayusuf4792
    @bedrayusuf4792 8 лет назад

    jaza,akai llah wallo

  • @naimanorabeauty4055
    @naimanorabeauty4055 8 лет назад

    MashaAllah u always do nice food thanks

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 8 лет назад +1

    maashaa Allaah waaye suugadaan

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 7 лет назад

    masha Allah qurux Allah yaxfidak

  • @seinaamsinaam151
    @seinaamsinaam151 8 лет назад

    mashaa allah qaali alle haku xafido xirfadada kaeinta ah cuntada halkaan baa iga deeqaday💋adiga dhan umaaaaaaaah ku siiiyay👌

  • @ayaanbadanbeauty4814
    @ayaanbadanbeauty4814 8 лет назад

    maasha allaah abaayo aamiiiiin

  • @ruwaydahassan4741
    @ruwaydahassan4741 8 лет назад +3

    Macalimadayda waan kusalaamay
    Thanks for everything you teaching us.

  • @xamdaxaamud2242
    @xamdaxaamud2242 8 лет назад

    masha Allah jasaakalaah

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 8 лет назад +2

    masha allllah huuuno qaaali caaadimaha rabi haku xafido adiga iyo qoyskaga 😘😘😘😘

  • @anigaadiga3167
    @anigaadiga3167 8 лет назад

    seey masha allh my sis ilhy haku barakeyo😍😍😍😍😍

    • @iskufilancooks2370
      @iskufilancooks2370  8 лет назад

      Aniga Adiga ameen yarabi walashay thank you 😍😍😍😘❤

  • @nimcoaden559
    @nimcoaden559 8 лет назад

    waa cunto aad u macaan masha allaah

  • @zaharaseid591
    @zaharaseid591 4 года назад

    mashallaha 🥰

  • @banadiriangirl5559
    @banadiriangirl5559 8 лет назад

    masha allah abaayo ilaah haku barakeyo caafimad taam ah haku idin siiyo adi qoskaga

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 лет назад

    Masha Allah. ilaahey haku xafido adiga iyo ahalkaaga.😘😘😘😘💞💞💞💞💞💞

  • @samawadechannel7590
    @samawadechannel7590 6 лет назад

    Mashallah

  • @muziinaofficial409
    @muziinaofficial409 8 лет назад

    masha allah

  • @hamdishueb8053
    @hamdishueb8053 8 лет назад

    👌👌👌👌👌👌👍👍👍

  • @yasminkey4812
    @yasminkey4812 8 лет назад +3

    waaaw masha allaah shukran Xabiibti

  • @Duolingo9676
    @Duolingo9676 8 лет назад +3

    masha allah mahad sanid abayo cantada qiimaha badan oo aad noo soo galiso marwalbo

  • @hadaayaancadeey7711
    @hadaayaancadeey7711 8 лет назад

    meeel kala sooo xiriiiro abyo isheeeeg adoo mahadan

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 лет назад +2

    Masha Allah 😋😘❤❤😍😍💞💞

  • @abdikarimhilowle9537
    @abdikarimhilowle9537 8 лет назад +1

    commita iyo like aniga ugu horaaya soo mahan

  • @fowziajama4741
    @fowziajama4741 8 лет назад +1

    Maasha Allaah ,yummy !
    Aamiin walaal ducada illaahay ha inoo aqbalo adigana Jazaakallaahu khayran jazaa shaqadaad noo haysid❤️❤️

  • @mulkiiduale2213
    @mulkiiduale2213 8 лет назад

    Amiin abayo iskufilan jazakalaah Wan ka helay cuntada Thanks 👌👌👍👍👍

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 8 лет назад

    asc reer ku Filan quraanka karimka ah isku akhri. caafimaad wanaagsan.

  • @itsmuna9768
    @itsmuna9768 8 лет назад

    Mash Allah 100000x 😂😅👌🏾

  • @umuzubier7599
    @umuzubier7599 8 лет назад

    macaankeeda halkaanaa kadareemayaa

  • @adensheikabdinasir4160
    @adensheikabdinasir4160 7 лет назад

    ilahay haku cafiyo abyo

  • @fadiimali2734
    @fadiimali2734 8 лет назад

    💕👈👌🏻yummmmmy

  • @fatimsjama8999
    @fatimsjama8999 7 лет назад

    asc thank you Sister jasaakalah

  • @badraaare554
    @badraaare554 8 лет назад +1

    mashaa allaah

  • @nasiibcismaan9787
    @nasiibcismaan9787 8 лет назад +1

    masha Allah shukran cafimad kucuna xabibti

  • @zuzuahmed3703
    @zuzuahmed3703 8 лет назад

    masha allah hn 😍😍😍😍😍💋💋💋💋

  • @suleqamohaa7314
    @suleqamohaa7314 8 лет назад

    manshallah thanks iskufilan 😍😍😍

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 8 лет назад

    love u xbbti ilahay haa idin daweyo...

  • @sowdoali2097
    @sowdoali2097 8 лет назад

    abaayo iskufiln aaada umahadsantahey waad nagu dheerthy jazakalh xbbti

  • @yusrojwxo3301
    @yusrojwxo3301 8 лет назад +1

    masha allah waaaw caadi ma aha abayo caafimad alle ha idinkugu daro aniga baasto makaronida ayan ku jira waana dhawahay jazakallah abayo waa basto iyo suugo mcn isha laga garanaya

  • @hodanmuxumed1399
    @hodanmuxumed1399 8 лет назад

    mansha Allah

  • @madaxweynesodhawoownoonoqo1992
    @madaxweynesodhawoownoonoqo1992 8 лет назад

    aamiin abayo
    allah haku cafiyo

  • @Alhayahilwa
    @Alhayahilwa 8 лет назад +1

    مشاء الله روعه

  • @umuzubier7599
    @umuzubier7599 8 лет назад

    maaasha Allah

  • @prettybloosom1571
    @prettybloosom1571 8 лет назад

    Masha allah Mahadsanid wll
    wanka fa 'idnay

  • @farhandahir6562
    @farhandahir6562 7 лет назад +1

    mashaallah mashaallah

  • @umukhaalid5810
    @umukhaalid5810 8 лет назад

    abaayo alah Ku caafiyo

  • @leylaali6496
    @leylaali6496 8 лет назад +3

    masha alah abaayo thanks

  • @ixiyoyuusuf6043
    @ixiyoyuusuf6043 7 лет назад

    mahadsanid walasheey runti manta ayaan dawanaaye raashinkada oo dhan waana ka hele inkaasto anbo kuwareere midkaa sameen lahaa mahadsanid walalsheey

  • @Ayanahmedmihamed4343
    @Ayanahmedmihamed4343 8 лет назад

    iskufilancooks abaayo waxaan yeclahay vedio yadaada iyo cuntadaa abaayo maashaa allaah alla ha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba.

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 7 лет назад

    Masha allh Abaayo waa qurux lkn baradho LA aan wala karsan karaa sow mahan baradhadanan jclyn ani

  • @nimooabuukar9857
    @nimooabuukar9857 8 лет назад

    Ma Shaa Allah abaayo ilaahey haku xafido amiin . aad ayaan chanel kaada ugu hele😍

  • @anabaden2582
    @anabaden2582 8 лет назад +2

    Masha Allah macanto your an amazing cooker😍 im a new subscribe salan kal iyo lab ayan kusalamaay

  • @samiirtube3674
    @samiirtube3674 7 лет назад

    abaayo cuntadaada aad ayaan ujeclahy manshallh xabiibti waad mahdsantahy

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 8 лет назад

    masha alla wll aad ayad u mahadsan tahay jasakalaah lkn wll baradhada marka somaliya la joogo way adagtahay sidana kuma bislanayso maxa la samaynaya

  • @aaminogaal1500
    @aaminogaal1500 7 лет назад

    iskufilan cooks abaayo allaha kubarakeeyo

  • @zamiramohamoudabdi166
    @zamiramohamoudabdi166 7 лет назад

    Asc Iskufilan aad ayaad ugu mahad santay casharada qiimaha badan ee aad noosoo gudbiso waayo waxaa tahay macalin kudasho leh

  • @nabadiyonolol6554
    @nabadiyonolol6554 8 лет назад +1

    abaayo xawaash dhuub dhuubka dadka qaar ma dubaan dadka qaarna wee dubaan kee uku fcn oo carafta lagu helaa jwb insha Allah

  • @naimanorabeauty4055
    @naimanorabeauty4055 8 лет назад

    Asc Huno which oil did u use to cook
    Xbbti try to use coconut oil or grape seed oil for healthy Huno jzk

  • @simrancadey7057
    @simrancadey7057 8 лет назад

    walal ilah waxan kaaga baryay inuu cfmd kusiiyo waxad tahay qof qalbi fcn wax bdna ka faaiiday shukran qaali

  • @bmb8251
    @bmb8251 8 лет назад

    Cafimaad malahaan yan yoyinka diyaar ka aha waxa ka cafimad badan kuwa faresh ka aha

  • @muziinaofficial409
    @muziinaofficial409 8 лет назад

    mahadsanid isku filan

  • @najmamurjan6555
    @najmamurjan6555 7 лет назад

    sugada wey ficantahy lkn siilade abayo cafimaatka uma ficno

  • @kalaguur
    @kalaguur 7 лет назад

    oily my goodness. you will direct if you continue cooking like this

  • @muziinaofficial409
    @muziinaofficial409 8 лет назад

    abaayo aadan uga helay

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 8 лет назад

    wale ninka ku qaba iyo ubadkaad dhashay nasiib badanaa

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 7 лет назад

    ka dharag food stamps

    • @iskufilancooks2370
      @iskufilancooks2370  7 лет назад

      +fatah hussin waxan maqli jiray habar tii rab hayaba waxay moo daa inuu dad coodhan hayo sweetie I work had for it 🤔🙁

    • @iskufilancooks2370
      @iskufilancooks2370  7 лет назад

      +fatah hussin waxan maqli jiray habar tii rab hayaba waxay moo daa inuu dad kodhan hayo sweetie I work had for it 🤔🤔

  • @deqamohamed8960
    @deqamohamed8960 7 лет назад

    isku filan abaayo waxaan joogaa qurbaha wa kusaalaay waxaa aad iidhibay inaan barto jabaatiga can you teach me the easy macaanto

  • @imaanali6031
    @imaanali6031 8 лет назад +1

    tislam yadak xabiibti

  • @yasminkey4812
    @yasminkey4812 8 лет назад

    ilaahey shar ma ku tusiyo

  • @hashimsalman3745
    @hashimsalman3745 6 лет назад

    Wax Macaan maba arag rashin aan dhadhan fiican dhulkeygii ayaa igudambeysay

  • @nimcoaden559
    @nimcoaden559 8 лет назад

    thanks quruxey

  • @najmamahmed2071
    @najmamahmed2071 8 лет назад

    wllashay wxn kaa codsanayaa inaad cunto yinka dadka inay is caateyan raba mahad sanid

  • @somaliahanoolaatoinshaalla3787
    @somaliahanoolaatoinshaalla3787 8 лет назад

    abaayo chickenka marakan oven ka ku dubayo waa IGA qalalaa oo korkiisa adeyg bay noqdaan maxaa sababay thanks.

  • @fatahhussin2195
    @fatahhussin2195 7 лет назад

    uur maa leedahay

  • @laylamaxamed1309
    @laylamaxamed1309 8 лет назад

    saliid badanaa cuntada bisinka ma fiicna saliid cadey

  • @اممسلم-م1ر
    @اممسلم-م1ر 7 лет назад

    abaayo wan ka helay suugada

  • @luulluul6627
    @luulluul6627 8 лет назад +2

    mcnto yaanyada freshka isticmaal waxwalbo gasac kujira waa kiimikeesanyhy cfmdka uma fcno

  • @maryamimran7942
    @maryamimran7942 7 лет назад

    magacyadha waxyabaha laisticmalo isoqor

  • @falxadcali580
    @falxadcali580 8 лет назад

    yutubka dada wax aqonin aya wax so galiyo lkn gabdhan sifcn aye cuna karinta utaqana aad aya ugu hela barakallah abyo