DEG DEG NAGEEYE SAXIBKIIS ABWAN GAMADIID KU BIIRAY AS ISAGO KASO HADLAY QAABKII UGU BIIRAY KOOXDA AS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 19

  • @MaankaAbdi-n7r
    @MaankaAbdi-n7r 10 месяцев назад +3

    Reer waqooyi Alle dinta haku xoojiyo waa kuwa uu nabiga sheegay ,khiyaruhum fil jaahiliya khiyaruhum fil islaam idaafaqahuhu, jiilkan waa jilkandhalinyarada anagaa wadanka qabsaneeno inshAllah

  • @yuusufibraahim3631
    @yuusufibraahim3631 10 месяцев назад +1

    M.a reer waqooyin waxaa dhasheen Dad nasab ah oo maskaxdubay tahay xor allah idin xafido abwaabiyaasha maskaxdoodu tahay

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 11 месяцев назад +2

    Guul iyo gobanimo kitaabka iyo sunada kor alaha yeelo gaala lajirka jabiyo aamiin

    • @warisnur6540
      @warisnur6540 10 месяцев назад

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah.

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 7 месяцев назад

    Asc ❤❤❤❤❤❤

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 11 месяцев назад +3

    Waxgarad, aqoon iyo xikmad allaha siiyay ayuu ahaa .
    Wax la yiri Shabaab waa dhalinyaro aan aqoon laheyn , dhalinta ay duufsadeen , dadkaan ma dhalinyaro caamo ahaa ?

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 10 месяцев назад

      Heesay alshabab ka mid noqday 😂😂

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 10 месяцев назад +1

      @@Kendndnd
      Asigoo heesaa intaa ku aragtay ?
      Marka uu jaamacadda umadda uu joogay ee macalinka ka ahaa wuxuu ahaa , aqoon yahan , hadda marka uu ku biiray dad la dhiidhiyayay gumeystaha ee dalka iyo diinta difaacayo ayuu noqday wax ma garad ?

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 10 месяцев назад

      @@GaraadWaranle jaamacada umada farmaajo geeyay kuma tagin cilmi

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 10 месяцев назад

      @@Kendndnd
      Dhulka soomaali waa isku mid , halgankana waa loo simanyahay ciddi Allah uu waafajiyo cidi ay doonto ha ahaatee reer waqooyi iyo reerkoofureed kala ma leh , raga halgamayana hargeysa iyo muqdisho waa iskugu mid ee halka xarunta u noqotay ayaa ah dhul ka hawiyuhu dagaan , nabiguba marka uu halganka ama duulaanka bilaabayay waxa xarun u aheyd madiina , dadki ilaah hanuunka waafajiyay ma ay dhin , dadkiisa dagaal kasoo fogeeyay anaga deegaanadeena in uu colaad ka abuura rabaa ?
      Deegaanadaa adigu hadda qabiileyheyso halganku waa ku tagaa , markaa ayaad ogaanee in qabiil la isku deynaa oo sidaa loo dhaafay iyo in kale ?

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 11 месяцев назад

    isaaq abwaan iyo Dawladba Shabaab bay taageeraan sababtuna waa Ogaden inay xasuuqqaan

  • @CawaaleCabdiqadir
    @CawaaleCabdiqadir 7 месяцев назад

    Abwaan cabdi waaxid

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 11 месяцев назад

    Bal haday janno raadinayasn may Abaarsiyo oo ilmaha lagu faraxumeeyo iyo fisqiga dhulkooda yaal ka raadsadaan.
    War badiinaa cadoow qaatay oo dhulkiinaa Oroma la wareegtay ee difaacda Diinta Macaan ee Islaamka Ilaahay idinka saar Abwaan sheydaanyadan iyo Sheekhoodii indhaha Ibliiska lahaa Naarta Ilaahay idinku fogee oo aduun iyo Aakhiraba ha idin cadaabo

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 9 месяцев назад

    War gabaygaan waa WADANI ee isaaq cudur ladhaho kugu dhacey
    VIVA ROYAL ISAAQ KINGDOM

  • @IbrahimShanfol
    @IbrahimShanfol 11 месяцев назад

    Reer waqooyi al shabaab waa xaruntoodi waana hogaanka ugu sareeya intii ay jireen kuwaana waxay ka mid yihiin sidii kuwii horey u joogay

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 11 месяцев назад

      adeer reer waqooyi isma saarna ee waa isaaq waana irirsamaale ee waa walaalihiin waa idinkii sooraacayay dagaalkii laascaanoode dee udulqaata hawiyoow walaalihiin

    • @SacadCabdirashiid-z6u
      @SacadCabdirashiid-z6u 3 месяца назад

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3w
      Adigu ma adoontaydii baad tahay