Somalida niman waxba ahayn bay tageeraan wiilkan baa taagero ubaahan inan shaqaduu hayo lagu dhiira galiyo aniga ahaan aad baan oogu farxay in wiilkan oo kale somali ka dhashay Mogadishu kaa soo salamayaa allah kaa ajar siiyo pro🙏
Waa runtaa walee. Inta sharma iyo hebla kale la taageeri Lahaa inankan ayaa iyo dadka uu so bandhigayo ha la taageero! Allow maal aanu la bax iyu calool, wadno furan oo aanu kulo baxno nasii.
Illahay sida aad dadka u caawinayso adigana ha ku caawiyo hore u soco wll illahay wax ku dhiba kuma tuso safar kaste ood gashana dhamantiin illahay ha idinku nabad yeelo❤❤❤🤴🏻
Dhakhtar oo aan maanta la kulmay igana sii qaaday meel wado ah oo aan bas ku sugayay Runtii waa qof bini aadam ah oo Naxriis badan Alle haku barakeeyo sxp qaali
People from Borama, Gabiley and Hargeisa should know how lucky they're compared to your brothers and sisters from Sool, Sanag and TogDheer. Dadka ha loo naxo oo ha la caawiyo - God bless all Somalilanders!
I cried seen those children who don’t have shoes. I do respect u brother keep helping the people I m pretty much sure you will definitely get rewards in Dunya and aqiro ♥️.
Walahi bilahi ma jirto shay ka fican bini adam baahan onad aqon islanimo iyo somalinimo ka ahayn anad u lahayn inad cawiso kana farxiso masha alla masha alla qof dareen leh aya muqalada nocana daremi kara un alle haydin kasiyo ajar lagu kasbado janatul firdawsa wiilka yar cawintiisa markad so shacisan waa balan waxan awoodo inan kaga qeyb qaato
Omg I wish I will visit somaliland one day. What a beautiful land and I believe lots of somali heroes from there. Dhakhtar & qays qaysar you guys were really inspired me keep it up I loved your contacts.
Omg m.a bro this is so satisfying to watch and you're true to hero to your community for helping the most needed pple among us. We appreciated ur kindness and your we will keep you in our hearts may God bless you bro m.a
That's what we call humanity❤ Mashallh inankan dhakhtar la yiraahdo wuxu leeyahay shakhsiyad cajiiba oo comfortable lagu daremayo marka la daawanayo he's so humble ilahay ajar haka siiyo shaqadan wanagsan it makes me feel emotional and inspiring video to watch, welldone ❤🎉
Wlhi wan qiirooday ilamaha yar ee buraha cagaagnida ku maraya allah miisanka xasanaadka ha kugu daro wllo dhakhtarow sidaad uga farxiso mar walba maskiinta adna ilahay ha kaaga farxiyo adiga iyo asxaabtaada qays qaysar iyo maweel
I am from Sanaag and its my first time i learned these beautiful land mark and its people... I cried really... its heart touching, how you helping the needy young and old people... keep going you and your team. Good job. I subcribed and i like to watch your next vlogs.
Wat a abeautiful video ....helping our Muslims brothers ND the blood is Somali.....this is what we need in you tube ....keep going ...Allaha hakugarabqabto brothers....my first time in this channel ...but he is the best I saw ...Masha Allah.
God bless you young man you were suppose to be the president of this country U took such a vital and an important role in our society I'd like to end by saying Keep up burning the fire man! thanks once. again.
maasha allaah bro, that's was absolutely amazing, and it means so much to them, yet is so simple for many, what is more impressive is the thought you put in to the gifts and bring what's actually needed, shoes and crutches, may allaah help you too bro, top man! keep going
"The best among you are those who bring greatest benefits to many others " We are proud of you brother Dhakhtar .. May Allah grant you the highest place in jannah
Waaw adoo kale umada wee u baahan tahay we love you soomaali beynu nahay siyaasad lee isku heynaa walaalaheen waa idin jeclahay🇸🇴🇸🇴thanks wll shaqada adag aad qabatay
Manshallah tabarakallah wllo fcn tihiin dadka qaar youtube si qaldan ayey u istacmaalan iyo lacag raadis Lakiin idinka Wllhi si fcn ayad u istacmashan Khayr na idinku jiro hada kadib dadka cawimada u bahan eed soo galinaysaan wanka qayb qadan dona wixii sadaqo ah ee karaan keyga alle ha idin xifdiyo huno♥️🥺😭
😢😫 you make me cry...... Wll wn ku duceeyay ilhaahy danbigaga iyo ka waalidkagaba ha dhaafo waxa hayza zhaqo dadki xaqa u lahaa ay gabeen hn zi niyadan kgu duceeyay ilaahay wax dhiba iniga tuzo dhamaantin 🤗😍❤
Simple thing we as Somalilander who grew up in the west take for advantages shoes health keep doing the good work bless you guys I subscribed to your channel and qays
Mansha Allah saaxiib Alle ha idin barakeeyo. Dadaal badan ayaad runtii samayseen way adagtahay in deeganadaas dadku tagaan dalxiisna hadalkiisa daa. Waxaan rajaynaya in aad bulshada usoo bandhigi doontaan xaqiiqda gobolka Sanaag ku gadaaman
wlhy vidoega markaan aan daawaday qalbigaad i dhaqaajiseen sida aad dadka. ugu gar gaaraysaan ee aad caruurta uga farxinaysaan insha allh alle idinkana sidaa si ka fiican ha idiinka farxiyo insha allh. dhakhtar bro hore usoco
Mashaa allah tabaarakalaah ilaahay ajar iyo xasanaad ha dinka siiyo edo ama habo. Halkaana ka wada shaqo wanaagsan baad haysaan ILAAHAYNA ha idiin fududeeyo
💔
Allah ha idin barkeyo walalday
Horay horay in aan wadankeena skugutuurna weeye, masha Allah waxaad umada uqabanaysiina ilaahay ajir ha inugu siiyo ameen. Qalbiga ayay naxariis gashaa markaad qof dhibaataysaan u naxariisatid. Dadkaad unaxariisateen e ilaahay idhinkana ha inii naxariisto. Allah baa ugu naxariis badan☝️💙 Allahu akbar☝️ ilaahay baa wayn oo waaxid ah.
Wht qays
M.a sxp wng bad samaysa garaab dhalinyarada dadkoda iyo dalkoda jecel baa ku ah
Qays qayserow sxb calamadda saxdaa maad noo dalabtid
you got my respect my bro well done
Plz share this video to your RUclips community 👍👍 thanks 🙏
Aad ayaan u oo yay wlhi runti
Caawinta aad wllaaleheen caawinaysana aad ayaan kuugu taageer sanahay wll hore usoco ayaan kuleenahay
👏🏻✊🏻 waad mahadsnthy sxb
Aaad uqiirooday run ahaanti markii aan arkay sida dadka ucaawinaysaan wllkey dhaqtar waxaan kuleeyahy horey usoco 💯💯🤲
Role model baa,tahay hore usoco, haka daalin caawinta masaakinta
Hooyo aya ila dawanaysay vidoega wlhi wal ilmaysay wayna idin ducaysay sida aad dadka ugu gargaraysan eed ugu naxarisanaysan 😢🥺🥰
wlhi hadda commentga aan qoraayo wn ilmeynayaa Maasha Allah
Wllhi wan oye
Naxriis tu waa wax loo bahaan yhy sxb keep going
2 Sano ilin igama iman manta wan is celin wayay wlhie🥺😭
@@abdulhamid_L19 waad qalbi wngsan thy wllo🥰❤️
Respect brother you and qeys qeysar 💓💓💓💥
❤️❤️
Sharma nin wyn❣
You shoud do the same and help ur people your brother
Somalida niman waxba ahayn bay tageeraan wiilkan baa taagero ubaahan inan shaqaduu hayo lagu dhiira galiyo aniga ahaan aad baan oogu farxay in wiilkan oo kale somali ka dhashay Mogadishu kaa soo salamayaa allah kaa ajar siiyo pro🙏
Waa runtaa,dadka cayda iyo qabyaalada ka hadla na dhoor kun ayaa subscriber u ah
Waa runtaa walee. Inta sharma iyo hebla kale la taageeri Lahaa inankan ayaa iyo dadka uu so bandhigayo ha la taageero! Allow maal aanu la bax iyu calool, wadno furan oo aanu kulo baxno nasii.
Ilaahay khayr ha kugu badelo. Adeer hadaad donation qaadatan si aad u balaadhiso Arrinta caawinada halkee kaaga soo xidhiidha
✊🏻👍🏻
Waxa aan sameeyaa qof kasta oo baahan waxa aan uso bandhigaa bulshada QaabkaS ayaan wax u cawiyaa wanan balaadhin inshalah
@@Dhakhtarrr Waad mahadsan tahay adeer, meeshan joogo Worldremit - Zaad uun baa ka shaqeeya, Alx ninka ilmuhu ka xanuunsanaye wuxuu leeyahay Zaad cidi wax u diraysaa halkaas hagu dirto. wsc
Hada wayba Ila Jogaa. Hargisa kenay malinta axada ah ayaa la walayaa wiilka Yar
@@Dhakhtarrr MashaAllah, ilaahay ha caafiyo, adna jazakaAllah khayra
You have a job for the president and senior officials who did not do it, May Allah will reward you for your good work prO 🤲🏼
Raggeedii oo isxilqaamay, intaa waxa sii dheer camalkan wanaagsan ee aad bilowdeen wuxuu dhiira gelinayaa qofyoow kale inay iyaguna qabtaan karraankooda, ALLAY lehe "bake" ama baga ILLAAHAY ha idinka abaal mariyo aamiin
Illahay sida aad dadka u caawinayso adigana ha ku caawiyo hore u soco wll illahay wax ku dhiba kuma tuso safar kaste ood gashana dhamantiin illahay ha idinku nabad yeelo❤❤❤🤴🏻
❤️
Allahuma Ameen
Dhakhtar oo aan maanta la kulmay igana sii qaaday meel wado ah oo aan bas ku sugayay Runtii waa qof bini aadam ah oo Naxriis badan Alle haku barakeeyo sxp qaali
People from Borama, Gabiley and Hargeisa should know how lucky they're compared to your brothers and sisters from Sool, Sanag and TogDheer. Dadka ha loo naxo oo ha la caawiyo - God bless all Somalilanders!
Waa in la caawiyo dadkeena bariga ku nool si ay u soo gaadhaan gobolada galbeedka ee ay ka mid yihiin Berbera Gabiley iyo Boorama Hargeisa
Mahadsanid wll
Ragbaa tihiin garasho leh
Alle ha idin garab galo
Waxaad soo gudbiseen fariin dareen leh oo qof kasta qalbigiisa taabanaysa
Waxan ku noolahay Uganda, wan la qiirdoy cruurta illaahay ajarkeda haku siiyo inshlh hdaan wadanka imaadana waan jclhay inaan noqdo qof ku garab istaagta madaama aaan waligay jeclaa inaaa dadka caawiyo.
I cried seen those children who don’t have shoes. I do respect u brother keep helping the people I m pretty much sure you will definitely get rewards in Dunya and aqiro ♥️.
Dhakhtaroow wll Sidad uga farxisay ilahay hakaga farxiyo😔❤
Walahi bilahi ma jirto shay ka fican bini adam baahan onad aqon islanimo iyo somalinimo ka ahayn anad u lahayn inad cawiso kana farxiso masha alla masha alla qof dareen leh aya muqalada nocana daremi kara un alle haydin kasiyo ajar lagu kasbado janatul firdawsa wiilka yar cawintiisa markad so shacisan waa balan waxan awoodo inan kaga qeyb qaato
waxa la yaab sida wiilka yar bilaa kabo u yahay iyo sida Alle Adiga kuugu soo diray, waxaa kasii cajiibsan Kabaha aad u gelisay waxaad moodaa inaad kusiì Qiyaastay waayo si fiican ayey u leeg yihiin.
Kabo badan buu sidaa o ciyaalka leeg
Ilhy baa ugu soo dhibay wllki
Haa wlhi wa cajiib
I really cried when I’ve seen these poor people
But it’s amazing how faithful and hopeful they are knowing Allah is there and will provide for them
walhi youtberda kaliye aan kabaaminsanhay somliland
akhiro iyo aduunba liibaana
waa dhalinyaro dalkoodii aaminay
well done
walhi😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Omg I wish I will visit somaliland one day. What a beautiful land and I believe lots of somali heroes from there. Dhakhtar & qays qaysar you guys were really inspired me keep it up I loved your contacts.
@Dakhtar Channel
Howl wanaagsan ayaad qabatay walaal qaaliya. Farxad aan dhammaan ku noolow ALLE idankii.
♥️
I can’t believe that there are such kind people like you guys qays and dhaktar keep going to this may allah bless you brothers 😭
That’s very nice of you guys It was nice to see people who care
Omg m.a bro this is so satisfying to watch and you're true to hero to your community for helping the most needed pple among us. We appreciated ur kindness and your we will keep you in our hearts may God bless you bro m.a
It makes feel emotional and sad , however when I see people like you doing a fabulous job, I feel there is a light on the horizon
wlhi wll video aad noso gudbisa wa kuwo qimo badanay owaxayabo badan laga dhugayo runti umadaa somaaliyed dhamaatod Allah hugaragaro umaada inta taagtayar alle hakalmeyo inta kadib suulba qabay hortay magac dhakhatar muxu kugu baxay?
Wllhi sida aad uga farxisey alle hakaaga farxiyo 😭😭
Ameen
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓❤️💓❤️
That's what we call humanity❤
Mashallh inankan dhakhtar la yiraahdo wuxu leeyahay shakhsiyad cajiiba oo comfortable lagu daremayo marka la daawanayo he's so humble ilahay ajar haka siiyo shaqadan wanagsan it makes me feel emotional and inspiring video to watch, welldone ❤🎉
Ooh it's so emotional 😥may Allah reward you
Wlhi wan qiirooday ilamaha yar ee buraha cagaagnida ku maraya allah miisanka xasanaadka ha kugu daro wllo dhakhtarow sidaad uga farxiso mar walba maskiinta adna ilahay ha kaaga farxiyo adiga iyo asxaabtaada qays qaysar iyo maweel
Aaamin
Asc waar yaadhee maaye wadooyinkii hersi tuug uu dhanjiray waan dhiisayna waa Lee xisaabadamsa yoomalqima
Amiin yaa Allah
😭😭😭 waan ilmeeyey wlhi
Walaal dhakhtar allah ajir iyo xasanaad hakaa siiyo sidaa dadka u caawiso ❤
You are still helping people on the trip i can't believe wlhy👍👍
Dad aan garanayo iyo deegamo aan garanayo mahaa balse abaal weyn ayaad gasheen in duco laydinku gudaan illahy idinka baryaya waad mahadsantihiin Jazakumullah kheir
I am from Sanaag and its my first time i learned these beautiful land mark and its people... I cried really... its heart touching, how you helping the needy young and old people... keep going you and your team. Good job.
I subcribed and i like to watch your next vlogs.
Dadkeyga woqooygow nabadaa heesataan rabbi ha idiin siyaadiyo 😻
Masha allh dhalin yaradaa aadbaan ugu goobaabinayaa
Waxaan leeyahay waa laydin jeclaadee na jeclaada
Thank you so much my brothers qays qaysar dhakhtar iyo cbdsamd 👍❤
Thank You for connecting us to these people so that we too could help and May Allah reward you for your good intentions Ameen.
Wat a abeautiful video ....helping our Muslims brothers ND the blood is Somali.....this is what we need in you tube ....keep going ...Allaha hakugarabqabto brothers....my first time in this channel ...but he is the best I saw ...Masha Allah.
Dhakhter I know u have amazing heart, charming looks and kind person, mashaallah. Keep going
God bless you young man you were suppose to be the president of this country U took such a vital and an important role in our society I'd like to end by saying Keep up burning the fire man! thanks once. again.
Masha Allah brothers, you have done lots and you make me into tears.. Follow you from Kenya
c/samad iyo c/raxmaan iyo dhakhtar dhammantiin wan idin salaamya zxipayaal
Doowlada dhan ee soomaaliand dhalinyaradan gaadhiga qudha wadata ayaa umada uga wa Xtar roon ilaahoow madax iimaan qabta oon xaasidiin ahaayn wadanka usoo dir aamiim Aamin Aamiin aamiin aamiin
Your videos make me cry, you are an angel.
😭Omg I couldn't hold my tears wallah, you are such an amazing guy god bless youh.
maasha allaah bro, that's was absolutely amazing, and it means so much to them, yet is so simple for many, what is more impressive is the thought you put in to the gifts and bring what's actually needed, shoes and crutches, may allaah help you too bro, top man! keep going
Keep going my sami 🙏🏻
Tears dropping from my eyes. All I can say is maashallah. May Allah reward you unexpectedly.
ALLAHA idinka abaal mariyo hawsha wanaagsan eed haysaan! Waxaad u isticmaalaysan mediaha sidii ugu mudnayd inlooga faaidaysto oo ah in codka dadka baahan een sheegan Karin aadsoo gudbisaan caawisaana JAZZAKALLAH
Ma shaa Allah illhay ha idin barkeeyo wiilkaa yarka aha waad kafarxiseen ee Illahay ha idinka farxiyo 👍🏽
wllhi qof fiicn ayaa tahat waa in laguugu deystaa dhaqtar allah hakudayo amiin
"The best among you are those who bring greatest benefits to many others "
We are proud of you brother Dhakhtar ..
May Allah grant you the highest place in jannah
ormiyaa
Hush
Waaw adoo kale umada wee u baahan tahay we love you soomaali beynu nahay siyaasad lee isku heynaa walaalaheen waa idin jeclahay🇸🇴🇸🇴thanks wll shaqada adag aad qabatay
M.a wllkey that is how sometimes life goes on keep the spirit and the hardworking you deserve a lot love you bro from baydhabo Somali ❤
Manshallah tabarakallah wllo fcn tihiin dadka qaar youtube si qaldan ayey u istacmaalan iyo lacag raadis Lakiin idinka Wllhi si fcn ayad u istacmashan Khayr na idinku jiro hada kadib dadka cawimada u bahan eed soo galinaysaan wanka qayb qadan dona wixii sadaqo ah ee karaan keyga alle ha idin xifdiyo huno♥️🥺😭
😢😫 you make me cry...... Wll wn ku duceeyay ilhaahy danbigaga iyo ka waalidkagaba ha dhaafo waxa hayza zhaqo dadki xaqa u lahaa ay gabeen hn zi niyadan kgu duceeyay ilaahay wax dhiba iniga tuzo dhamaantin 🤗😍❤
Malintow ilhey wax isiiyo wan caawin donaa qof walba oo muslim ah insha allah 😢
Keep going brother You doing good jobs.
Wiilashan oo kale inlagarab qabto baa loo baahanyahay
Waa binu Adam dhamaystiran
Qalbigooda naxariis iyo jacayl ay dadkooda iyo dalkooda uhayaan baa kabuuxa
Wiilashan ookale hady somalida noqon lahaayeen cid isneceb iyo cid isdagaalaysa lama arkeen
Wallaayal waa ilmeeyey vediogiina markaa daawaday waana ku raaxaystay
Alle haydin xafido wllo
Dadnimo ayaa idin biyo dhigtay❤️😘
Maasha allah waxaa aad iiqanciyay qaabka inanka yar ula dhaqmay #dhakhtar the one and only 🙏💙🇸🇴
12:00 this so emotional.
God bless you man.
عندما شفت والله كنت ابكي لانو كانت عاطفية 😭😭 الله يسعدهم ويرزقهم ويعطيهم الصحة والعافية ....وانت كمان محمود الله يحفظك من كل مكروه اخي
M.a dhakhtar naxariistii oo qof ah guuleyso wll qaali
welcome back dhakhter vlog qurux badan funy 🥰😍🔥
mash aleH
faqashtii🤣🤣🤣adeertaalow faqashnimada naga reeba ehel baanu nahoo is hudhi maynee by the way you guys u doing great job may Always make u happy
I became speechless wllhi.!!😭😢
This video touched my heart. I'm crying 😥 The smile of their face is everything. So nice of you, keep going. You inspired a lot of people. 🥺❤️
May Allah SWT grant you the highest rank of Jannah. You're a special soul masha'Allah
Jazakallah khayr !!
You created humanity in our hearts forward brother ❤👍
Omg 🥲 brother you did it 🥺 the first boy you made his day cause he was walking without shoes 😭
Because don't have many money 💵😭😭😭😭
7:09 wiilkaas hala caawiyo oo haloo kaco fiixdaas qarash badan maaha 10k ee liketa saaray muuqaalka ama daawaty hadanu qof walba 1dollar bixiyo.
Alx waa la caawiyay waana laga jaray Alxamdulilah
@@zaki799 alhamdulillah🥰😍
Simple thing we as Somalilander who grew up in the west take for advantages shoes health keep doing the good work bless you guys I subscribed to your channel and qays
Mashallah Rabi caqliga iyo xoogaba haydin barakeyo khyrna haydinka siiyo waxad labaxden
Mancha Allah
جزاك الله خيرا wll
Waa muuqaal dareenkiisa leh runtii ilma yar oo bilaa kabo ku koraya dhagaxaa buurta
Walalyalow soomalaay malaa yacnigaba waynu dawanaaye wiilashan aynu dhiiragalino walalyalow oon mar walba taageerno si ay ayana walalheena tabarta daran u caawiyaan eebe haidin barakeeyo brothers
Mansha Allah saaxiib Alle ha idin barakeeyo. Dadaal badan ayaad runtii samayseen way adagtahay in deeganadaas dadku tagaan dalxiisna hadalkiisa daa. Waxaan rajaynaya in aad bulshada usoo bandhigi doontaan xaqiiqda gobolka Sanaag ku gadaaman
You did great job,may allah bless you bro..
I wish you would win for us 😭❤
Maasha allah walaal wax wanaagsan ayaa suubisay oo ku dhayasho mudan ilaahay ajar aan lasoo koobi karin hakusiiyo beautiful stories
Bruh you made me to cry when I watched this video
I initially used in Qays qaysar but glad to see your channel
Loved your humility..shoes for the children & the warm hugs were the highlight
💔 that was emotional and inspiring video to watch.
I appreciate everything you’re doing to help our brothers and sisters ❣
Wllkey dhakhtar waan lasocda videoyadaada qiimaha badan wllkey qeeyr Allaaah haku siiyo aduunyada waxa jeceshahay Allaah degdag hakugu siiyo Aamin yaa rapii😓
Ilaahaw dadkaga ugar gar adaa wayno waxidee💢😷🌐🌐. You guys are doing a great job. Keep it up
allaha ku xifdiyo wll, siyaasiyiinti matalaysay degaankaas calooshooda ayay ka door bideen balse ilahy ban marnaba ilawsho u sugnayn
Wow just wow Masha'Allah! we do need to teach our kids back home about 'stranger danger' though.
Masha Allah wax wanagsan ayaad wadane samafalka halka ka sii wada aduun iyo aakhiraba waa idin anfici doona insha allah wll
Dhakhtar you made me feel proud cause I am your fans after I see these videos i am new subs
waa video ama muqaal aad ugah qiiranayso ilaahy ha idinka farxiyo dhaqtar iyo qays qayserba
dhamaaan youtuberaduna yaaney prank uun iskaga dayene muuqalladan oo kleh haku daydaan insha allah
I watch 2: 32min without looking at the end of the video, I really liked it ..
Masha allah wax wanaagsan ayaa samayseen. Alle ha idinka abaalmariyo
ماشاء الله
Shaqo fiican ayaad qabaty wLo hormar inta kabadan kuu rajaynayaaa
wlhy vidoega markaan aan daawaday qalbigaad i dhaqaajiseen sida aad dadka. ugu gar gaaraysaan ee aad caruurta uga farxinaysaan insha allh alle idinkana sidaa si ka fiican ha idiinka farxiyo insha allh. dhakhtar bro hore usoco
manshaallah horey u soco ❣😘
Qalbiga ayaan ka dareemay, Farxada ka Muuqata Caruurta iyo waayeelka, Illaahey haka Farxiyo Walaal.
keep going my brother same famliy i am also vloger big recpect
M.a good work ✊🏾
✊🏻👍🏻
Halkan hadad gadhay dalxis kuma hadhin, dalmar ayd noqoty . 😂 dhakhtarka cashaqa khair ku rajynya bro ✌🏼keep going 💪💪
Mashaa allah tabaarakalaah ilaahay ajar iyo xasanaad ha dinka siiyo edo ama habo. Halkaana ka wada shaqo wanaagsan baad haysaan ILAAHAYNA ha idiin fududeeyo
This is so heartwarming!❤️
Alx wllkay allaaah haku sharfo janatul fardowsa kugu duceeyay waxan Ka so salaamayaa Finland 🇫🇮 waan Kula garab galaynaa Cid la taageero adaa ugu Sharaf badan
Man ogeyn dhakhtar inu leyahay RUclips .. wllo qali sida wacan Ood dadka tabalaysan u garab taganthy kheyr bdn alah kugu abal mariyo ❤️❤️❤️❤️