Ma awooda Inaad Cafiso??? ( AWOODA CAFISKA )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

Комментарии • 10

  • @Queen65895
    @Queen65895 7 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤

  • @madinaomar2344
    @madinaomar2344 7 месяцев назад +2

    Waxaa la cafiyaa qof qiran qaladkiisa lkn qof kibirsan asagoo danbiile ah ku xaqiraa Lama cafinayo cafisku waa qofku in uu qirsanyhy qalad in uu galey uu dareemayo qoomamada qaladkiisa

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад +1

      Waa cafin kartaa qofka isaga oo aanan ogayn ama aan qirsaneen mar waliba waa go,aankaga inuu qofku kugu qaldamay aad cafinayso iyo inkale balse xaqiiqda aya ah in qaladkii uusan waligiis sax noqonaynin dhawici kugarayna aan tirtir maynin marka inaa ciil iyo caro ku jirto oo aad sugto inu qofku ku imado ukudhoho Raali noqo waxaa dhaanta inaa iska cafiso oo horey usocoto ❤

  • @Axlaam-n7o
    @Axlaam-n7o 7 месяцев назад +4

    Cafis ma awodi mxa sameya faizoy

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад

      Waa awooda si aad naftaada u daaweeso macanto ❤❤

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 7 месяцев назад +1

    Cafiska waa qaraaar balse waa runtaayo geesinimo ayuu ubahan yahay walaaaleey 😢

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад

      Cafiska waa naftaada walal qaali ❤❤

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  7 месяцев назад +2

    Cafi si aad u daaweyso naftaada☺

  • @ahmedosman9775
    @ahmedosman9775 7 месяцев назад

    Gabdha ayaan xarir ka dalbade mudoo dheer kadib way aqbashe lkn dhipka jiro waxa wayoo qoral hadaan u dhiro way iskafuraysa marmarna callka way igu jartaa
    Xalku waa mxay adiga gabdh islatahinaay maiska dayaa ayado dhaan wll

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  7 месяцев назад

      Walal qaali Sababta way badnaan kartaa balse waxay u badan tahay inaysan ku rabin lkn ay jirto sabab ku qasbeso inay kulasii joogto ee si cad u waydii waxa ay ka damacsan tahay hadii ay kusheegto wax aadan ku qanacsqneen iskaga tag bro gabdhaha way badan yihiin 😊😊