Waaw Alla ha u naxariisto labadan fanaan ee qaaliga ah heestan waxaan ku xasuustaa 1994 oo aheyd wakhtigii aan guursadey ilaa haatan oon joogno 2024 kii weli kama xiiso dhicin waxaabad moodaa inaan imika uun aan maqley❤❤❤😢
Fuaad Axmed Ilkacase iyo Xabiiba Balbalaf waa old school singers'kii Jibuuti. Caruurnimadaydii baan xasuustaa markaan arko heestan. Alle ha unaxariisto Xabiiba Balbalaf.
Ilaa hada lama hayo hees midan ka laxan macaan❤ kaba sii darane ereyada ayaaba ah qaar meel taabanaya❤💙 muusigu kama dhaco.....2007 Alle ha u naxariisto xabiiba balbalaf..... fuaadna waxaan leeyahay noolow adeer.....2021
@@caweyskadalmar habeenkasta waxaa khasab ah in aan mar heestan booqano aniga iyo nin sxbkay ah. waxaan aad uga naxay markaan comment sections ka ku arkay geerida gabadha heesta qaadaysa. may she rest in janah
Xabiiba balbalaaf way nooshahay inkasta oo naxariista allah loobaahanyhy mar walba Lkn qof hebal allah ha unaxariisto means waa qof dhintay markaa waynooshahay xabiiba ogaantey
Labada fanaanba way noolyihiine dadka meesha kuqoraya way dhinteen maxaa kaqaldan labaduba 2022 way soo gaadheen fuaad Ayaan xanuun kumaqlay allah hacaafiyo
Walaal Ahun Xabiiba AHUN Aaamin way dhimatay 23 June 2020 halkan ka daawo ruclips.net/video/8quDiXn3FDk/видео.html, Fuaad Axmed wuu nool yahay wuu xanuunsanaya ilaahay ha caafiyo aamin
Heesta waxaa lagu ladhay laxan aad u mcn kaasoo dhadhan u yeelaya heesta Kayn damal ahoo Ku darooray roob wayn Doon doonistaadii Maxaan diimo mawd Ka dul dhacay libaaxoon Dareemin anoo dulsaaran Tana way danbaysee Nafta taan u daayaay Isku duubnideenaa U dabaal dagaynaa Wixii aan qaldo hala ii saxo
Wooow 😊😮 Heestan wakhti hore oo aan u malaynayo inay 2007- ayaan tv ga qaranka somaliland ka daawan jiray , waagaas kuray yar baan ahaa Hadda 2024 feb ayaan mar kale la kulmay oo aan dhagaysanayaa . Dhul weynaha shiinaha ayaan ku suganahay
Caweyska dalmar marka hore salaan iga gudoon marka xigta curinta heestan yaa lahaa ayaad u malaynaysaa adiga oo khubarada uu ka mid yahay suldaan nabadraadshe wax ka weydiinaya mahadsanid sxb
Allow noo naxariso amen 😢 5yr ago markle anigoo caafimaad qaba soo laabtay 22:02:2024 khamiis insha allah mar kale wan soo laban hadan channel caways laga saarin heesta❤
Sxb Mohamed Abiib...Allah yacizak waa sidaad sheegtay wlhi.....caadi baan u xasuusta....markaan imminka daawanayo heestan waxan toos u xasuustaa anoo Tv ga hor fadhiya
Waaw Alla ha u naxariisto labadan fanaan ee qaaliga ah heestan waxaan ku xasuustaa 1994 oo aheyd wakhtigii aan guursadey ilaa haatan oon joogno 2024 kii weli kama xiiso dhicin waxaabad moodaa inaan imika uun aan maqley❤❤❤😢
Aamin
@SNM-x3r Fuaad wuu nool yahay Ilaahay ha caafiyo Aamin, Xabiibana Ilaahay ha u naxariisto Aamin
Fuaad Axmed Ilkacase iyo Xabiiba Balbalaf waa old school singers'kii Jibuuti. Caruurnimadaydii baan xasuustaa markaan arko heestan. Alle ha unaxariisto Xabiiba Balbalaf.
Aamin
Aamiin
Yaa salaam xasuus iyo hees erayada laxanku isle yihiin
Allaha unaxariisto Xabiiba Cabdilahi balbalaf allaha cafiyo Fuaad Axmed isaga xanuunsanaya igu danbeysay.
Maanta wuxu ba faalo dhiibo i yidhi 😢😢
Aamin
Ilaa 2019kii still listening fuad ilkacase iyi xabiiba 😍 yaa kale hee
Ilaa hada lama hayo hees midan ka laxan macaan❤ kaba sii darane ereyada ayaaba ah qaar meel taabanaya❤💙 muusigu kama dhaco.....2007
Alle ha u naxariisto xabiiba balbalaf..... fuaadna waxaan leeyahay noolow adeer.....2021
Aamin
@@caweyskadalmar habeenkasta waxaa khasab ah in aan mar heestan booqano aniga iyo nin sxbkay ah. waxaan aad uga naxay markaan comment sections ka ku arkay geerida gabadha heesta qaadaysa. may she rest in janah
15/1/2020 Kama daalo heestan fanaaniintan masha allah
Fanaan fu,aad waa fanaankii ugu xaragada badnaa fananiinta Djibouti
Allaha u naxariisto Xabiiba Balbalaaf; Allaha u danbi dhaafo, Illahay haa caafiyo Fuad Axmed (Ilkacase). Amiin ya Allah.
Aamin
Xabiiba balbalaaf way nooshahay inkasta oo naxariista allah loobaahanyhy mar walba Lkn qof hebal allah ha unaxariisto means waa qof dhintay markaa waynooshahay xabiiba ogaantey
@@a_m_gureylion-heart1210 3 sano kahor ayye dhimaty wllo adunkaba mia war uhayn 2020 ayye dhimatay
wooow waa hees macaan runti oo qaali ah xabiiiba c/laahi hoyoo qaali ah iyo fuad Axmed 😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Yaa ila dawanaya Heestan 2020 like igu Qabo Allah Hadnabigeega hyinaga Samaxe🤦♂️🤦♂️🤦♂️😰😰
Manta ayan firsanaya wayna dhimatay Allah ya raxma
Labada fanaanba way noolyihiine dadka meesha kuqoraya way dhinteen maxaa kaqaldan labaduba 2022 way soo gaadheen fuaad Ayaan xanuun kumaqlay allah hacaafiyo
Walaal Ahun Xabiiba AHUN Aaamin way dhimatay 23 June 2020 halkan ka daawo ruclips.net/video/8quDiXn3FDk/видео.html, Fuaad Axmed wuu nool yahay wuu xanuunsanaya ilaahay ha caafiyo aamin
@@caweyskadalmar7:26
Hees xasuus ah caawa sidan u raadinayey helay thank you Caweyska Dalmar🥰
Walaal adiga muddan
2006 iyo xusuusihii hore TV QARANKA. Ee wada shucaaca ahaa 😂. Anyway OLD IS GOLD.
2020 yaa dawanaya 😎🤷🏿♂️
www super chanson Allah Yarxamou habibà abdillahi mâcha Allah
Hees qiimo badan ayaad dib ii xasuusisay Cawayska Dalmar. Ilaahay hakaa abaal mariyo shaqada qiimaha leh ee aad u hayso bulshada Soomaaliyeed🙏✌
Walaal mahadsanid
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 j les larmes o yeux mes fans star
14/ march/ 2020 sabti
xusuus H
inta jacayl ka qabyoobay xusuusna ku nool
liketa hayla dhaafin
Xasuus iyo tvgii qaranka beerigii antenada lagu isticmaali jiray ee makhribka hawada soo gali jiray xasuus wlhi hargaysa caday 150ka 😢😢😢 xaax wlhi xusuus
😢😢xasuus slntv
Hesta waxaa ereeyadaa sameyaay alaha uu naxaristee dharaar omaar jaaleeh
Waxa erayada laha Aden cilmi qoryare Allah u naxariisto
Wooooow heestan xusuustay ileedahay maba qiyaasikaro👈 ✌💚💛Doon doonistadi maxaan dooni raaco ka duldhacay libaaxoo dareemin❤ aano duljooga tana wayidambayse ♥dadba taanu daayay isku duubnideenan💑 udabaaldagayna💟🇸🇦♥💟
reer jabuuti heesahooda tan baa ugu mcn
fananin wa kuwe hore 😍
Heestan hadan todobad ka maqnado waan uso xiisa fananin qarandhe
2019 ayaa daawanaya? 😊
Heesta waxaa lagu ladhay laxan aad u mcn kaasoo dhadhan u yeelaya heesta
Kayn damal ahoo
Ku darooray roob wayn
Doon doonistaadii
Maxaan diimo mawd
Ka dul dhacay libaaxoon
Dareemin anoo dulsaaran
Tana way danbaysee
Nafta taan u daayaay
Isku duubnideenaa
U dabaal dagaynaa
Wixii aan qaldo hala ii saxo
Xasuus 2007 -2008 laba fanaan oo qaaliya xabiiba alle haw raxmado.
Aamin
Heestan Waxay Ku Jirtaa Heesaha Waagan Yaraa Ugu Jeclaa Alle Habiiba Haw naxariisto🔥
Aamin
2011 bartay caawana xaald jirtaan dib ugu xusay emotional bay iga dhigtay
Waw xasuus 2004 iyo telafishanka qaranka xabiiba allh ya raxma fuaad na wa dhulyaal ilahy caafimad sareecan hasiyo😢
Aamin
Heestan waxan ku bartay aniga da,yer oo caruur ah tvga qaranka jamuuriyada somaliland soo Qalan jiray mar kasta Ilaa maanta oo taarikhdu thy 08/07/2020 𝗸𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗵𝗲𝗲𝘀𝘁𝗮𝗻 𝗹𝗸𝗻 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗶𝗹𝗸𝗮𝗰𝗮𝘀𝗲 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮𝘆 𝗺𝗮 𝗺𝗼𝗼𝗱𝗮𝘆𝗻 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵 𝗵𝗮 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺 𝗮𝗵 ᴀᴍᴇᴇɴ ᴀᴍᴇᴇɴ ᴀᴍᴇᴇɴ
🇩 🇭 🇦 🇰 🇦 🇧 🇦 🇳 🇬 🇱 🇦 🇩 🇪 🇸 🇭 1:34🇵 🇲
Aamin
30 JUILLET 2023
ALLAH HA U NAXARIISTO XABIIBA BALBALAAF
Aamin
Aduunkuba wuxu ugu quruxbadan yahay xiligad yartahay xasuus SLNTV iyo xaafadii total ee hargeisa
Hargaysadii hora si fcn u garanaysa heestan iyo waayaheedii....❤
Alle ha u naxariisto xaliimo balbalaaf. 23. 6. 2020 ayay ku eegaatay nolosheedii. R.I.P. MAMA.
Aamin ya rab. Miyey xanuusaneysa
@@caweyskadalmar wllo intii ugu danbaysay wadnaha ayey kacabanysay markaa wadnaha istaaagy ilahy hw naxaristo fananintii bdnkodu wy naga hooseyan whll😢
@@mohamedcasanyo2998 Aamin
heestn ano aad uyar bn daawan jiry wxn la yaabi jiry tlow ba dhulka kolba liqaya😅😅
Wooow 😊😮
Heestan wakhti hore oo aan u malaynayo inay 2007- ayaan tv ga qaranka somaliland ka daawan jiray , waagaas kuray yar baan ahaa
Hadda 2024 feb ayaan mar kale la kulmay oo aan dhagaysanayaa . Dhul weynaha shiinaha ayaan ku suganahay
2020 yaa dhagaysanaya oo daawanaya 🙋♂️ciidii👳♂️👳♀️ waxa ka hadhay 3 cisho 😍Illaahow nabad qab iyo caafimaad nagu gaadhsii oo aafadan dunidii ka yaabisay naga dul qaad 🤲
Aamin
Ilaahay ha u naxariisto Hooyo Xabiiba Balbalaf lakiin Fu´aad Axmed ma nool yahay
Aamin. Haa waa nool yahay inkastuu xanuunsanayo Ilaahay ha caafiyo Aamin
@@caweyskadalmar Ilaahay caafimaad sareecana ha siiyo
@faadumokahie68 Aamin
Ilaahey naxariistii janno ha ka waraabiyo labadan fanaan ee qaaliga ah muddo haatan laga joogo ugu yaraan 12 sano ayaa iigu danbeysey heestan maqalkeeda caawa aniga raadinaya xasuusaheygii qaaliga ahaa ayaan si lama filaan ah uga heley youtubka waxaanan dhegeystey ugu yaraan 10 jeer!!!❤❤❤😢 waa hees aan waligeed duugoobeynin xasuustii jaceylkeyga Ah ❤❤❤😢
Aamin
AHUN Xabiiba Balbalaf😭🙏
Aamin
Yaa dhagaysqnayaa the end of the year 2020 caadi maha gabadhan hada iigu horeysa laakiin fu’ad isaga waan daawan jiray riwaayadii uu ku jiray
Watching 03/February/20 minneapulis mn usa kama xiisa dhaco heestan
Waad mahadsantahay caweyska dalmar ee inop raadi waa hees aad u macaane
Abdikadir Abdillahi waa tahay walaal
Xabiiba illahaw u naxariiso aday marti kuu tahay
Aamin
Abwaanki sameysy so sheega
Caweyska dalmar marka hore salaan iga gudoon marka xigta curinta heestan yaa lahaa ayaad u malaynaysaa adiga oo khubarada uu ka mid yahay suldaan nabadraadshe wax ka weydiinaya mahadsanid sxb
Abdikadir Abdillahi walaal Abwaaninta reer jabuuti sida uma aqaan aan ahayn Abwaan Cali Gaab. Baryahaa Nabadraadshe ma aqaan meel u ka dhacay.
Wl curinta heestan waxa abwan reer Djibouti maxamud muse qalinle god ( qor yare )
Waa hees aad ii xasuusisa waxaan so dhafay
Heestan iyo mida kle ee ah xaniyo beeni waa iga xaaraan mooyee inta kle waa fashil..... ax yaa hees❤
Sow maaha? Waxaad ogaata fan inu fankii hore 😢
@@aichadarar678 aad iyo aad waan ogahay ❤hees waa kuwii hore inkasto midani kuwii dhexe uun tahay waxa ii farxada inaan mar kle soo booqday wll
2007kii baan daawan moray TV GA QARANKA JAMUHURIYADA SOMALILAND ANIGOO CIYAALA WAA XASUUS.
Illhy haa uu naxatisto xabiba balbalaf iyo inti dhimatybaa anagana inoga dabe naxariso
Aamin
Ilahay haku naxaristooh fananadenii maxaan ku xisayna qabriga alaha ku nurshooh
aamin
Heestan waxan kuso laabtey mudo aad udheer kedib wan ilmeyey waxay ixasusisey xasuso hore iyo ciyaalnimadi waxan waqti xadirka joga yaranti hada ma nolyihin talow fananintan haday nolyihin cimri dher u rajeynaya haday dhintena wan jecla ina jogtan alle naxaris haydinku deqo dhaman inta inaga maqan 😭💔qalbiga aya ixanunayo
Xabiiba balbalaaf waa dhimatay allah hau naxariisto fu,ad isagoo xanuunsan oo hargeisa jooga baa iigu dambaysay
@HassanAhmed-yf7vm Aamin
@HassanAhmed-yf7vm Aamin
2007 baa dawan jiraY 😢😢😢😢😢😢 ilkacase
Allow noo naxariso amen 😢 5yr ago markle anigoo caafimaad qaba soo laabtay 22:02:2024 khamiis insha allah mar kale wan soo laban hadan channel caways laga saarin heesta❤
Ka Sara walal😭alle haw naxaristo 2 badoda
Aamin. Miyaano Fuaad nooleen
Fuaad wuu noolyahay wll isagu....
gabadha ayaa dhimatay 2019
Ilhay Haw naxariisto Fuaad ilkacase waxa uu ahaa Fanan Aad u cod mcn oo hada lay sheegay inuu geeryooday 28/9/2019
Aamin
Fu’aad Axmad Ilkacase uu noolyahay walaal. Caafimaadkiisa ayaa markaa litay. Ilaahay ha noo wada naxariito.
Balaq Aamin
Muu dhiman sxb wuu noolyahay
@@xasan.jaamac iska hubi sxb wuu geeriyooday ayaan maqlay
Xasuus wlhy ciyaalnimaydi baan dhagaysan jiray alle hownaxariisto xabiiba iyo fuad aynu u ducayno plz 😭
Aamiin
Heestan kuxasusta sntv tvga qaranka
Allah yarhama😢 bonne guérir
Aamin
❤ ale naxaristi jano haka warabiyo
Aamin
Axyaa hees axyaa hers axyaa hees
Waxan soo xasuustay barigii usoo baxay Somaliland National TV
2005 bay ahayd ayan filayaa
Wlhi wa runtaa berigaa wey nagu waaleen TV ga qaranku
haa anaa ba ka dawan jirey 7 sano jirkeygi
Sxb Mohamed Abiib...Allah yacizak waa sidaad sheegtay wlhi.....caadi baan u xasuusta....markaan imminka daawanayo heestan waxan toos u xasuustaa anoo Tv ga hor fadhiya
Hhhhh wlhi wxn islaha cidi kula garan mayso heesti heesaha
Alle ha u naxariisto xabiiba balbalaf
Aamin
Cesh cala hees Macaan machaallah
Siday heestu inoogu macaanaatay❤ Alle quraanka kariimka ah haynoogu macaaneeyo......wlloh
Kama ilbaxo heestan
Heestan 2022 qofka ila dhagaysanaya liketa ha ila dhaafin ❤️❤️💯💯
illahaya ha uwada naxaristo
Aamin, Fuaad wuu nool yahay. Ilaahay ha caafiyo Aamin
Waa hees qali ah
Xabiiba allh yarxamu
Aamin
Nostalgie ❤😪
heestan waxa iigu danbaysay 2007 dib uma arag.....
Alle qabriga haw nuuriyo fanaanad xabiibo
Aamin
Xabiiba allaha naxariistii jano siiyo
Aamiin
Yaa sameeyay ereyada
Wxn garanaya beryahay heestani kso geli jirty tvga qaranka
Tvga qarniga maxaa la yidhaah?
Haha qoraalkan khaldy wll tvga qarankan islaha qor sorry
Munti wlhi benta maaha #Ex_Hargysa tahy 2006 ilaa 07 ban kadawanjiray tvga qaranka ooy kaso gali jirty xasuus baa ikeentay meesha anigaba saan uradinayay helay 😂😂😂
Fahmay. Mahadsanid
@@caweyskadalmar TV qaranka somaliland ayaa lagu soo deyn jiray bay u jeedaa bro
Heesta heesaha an u jecelahay
Heestan wacdalla anoo 10jira dhagaysan jiray kamana daalo dhagysigeeda
🧑🍳Walal 🎽🥋shadhakaygi aan kula imaydha shalay ma imaydha 🫕qadadi ma bislatay waan bixilahaye haa kabadhkan kujira qadadina waay bisishe kaguro filinban dawanayaye📺🤣
Allah haa uu naxaristo habiba
Aamin
yasalaaaaaaaaaaaam
rer jabuuti si kastoo la yeelo laxan cid ku gaareysa walaan la aoo heleyn
Hees & badh
Welcome
Eesh calaa hees
Heestan dareen cajibay ku qaden fananintu oo qof kasta kicinaya ooof calek
Keep go dad
Moussa Traoré🎉😂😂😂
😢😢😢 2018
Hees iyo badh
AX isku dubnidenaan ku du caysanaynaa 😓😓😓😓
Geed damal ahoo
Ku darooray roobkii
Doon doonistaadii
Maxaan diimo made
Ka dull dhacay libaaxoon
Dareemin anoo dul saaran
Tana wey idanbeyse hablaha taan ka dortay isku dubnideena ku ducaysanaynaa
Edoo mcn
2024
wwww xabiba balbalaf iyo ilka case
fananada dareen baa ka muqda tolow side wax u jiran
Wa run
Raas-wadaag bay ahaayeen walaal
@@xasan.jaamac may ahayn sxb raas wadaag ilkacase waa isaaq habar awal xaliimona waa ciise
Said Official Chanel
Raas wadaag waxaan ka wadaa rug wadaag sxb (oday iyo ooridii).
@@xasan.jaamac haa hada ayaan kula fahmay
Waxan Xasuusta Anigo wado maraaya la idhaa wadada cabaaye ee magaalada hargeisa 2005 meelaha Qaybta odhanaysa Tana way dambaysey nafta taan u dayaay Ayay gabadh iga yara wayni tidhi waa habaare iska daa 😑😑😑
😭😂
Xasuus talaw Fuad halkuu ku danbeeyay
Walaal wuxuu jooga Jabuuti inkastoo uu xanuunsanayo ilaahay ha caafiyo aamin
yasalaaaaaaaaaaaam