WARKII OO DHAN (4862)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 14

  • @AsiiliShNuur
    @AsiiliShNuur 46 минут назад +2

    Walaaloow mareexaan yuu gada ka qabsanaa gada asagaa leh wuuna haystaaye kkkkkkkkkk

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 11 минут назад

    Guuleyso mundane adigana janada khofka u horeeyo waa adiga markhaati aan kaaga wadanahey ilaahey hanawada geeyo laakiin khofka uhoreeyo waa adiga bi idnilaah kariim ❤❤❤🎉

  • @sedson02
    @sedson02 Час назад +1

    Eelay tuugsade wax iska celi waxba ha uu qeylo dhaansan gaalada 😂 .
    Eelayee Ka quusta Gedo 😂 .

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 Час назад +2

    War ninyohow beenta nagadaa shaly waxaad dheheysay xasan shiikh waxaa uu tegayaa kenya wuxuuna usocdadaa in uu soo saxiixo heshiis uu lagelaayo israa iil wuxuuna tegayaa safaarada yahuuda.maantana eaxaad noo keentay malaayiin doolar ayuu ruuto siiyay si loogu sodaro heshiiska afar geesoodka ah masar eriteria iyo somaliya marka xageen kuu raacnaa.

  • @sedson02
    @sedson02 Час назад +1

    " Beesha Caalamku " waxba kalama socdaan arrimaha gudaha Somalia .
    Anaga wasna reer galbeedka.
    Eelay yahow adiga gaalada wax uhaysta anagu inay nool yihiin iyo inkale adiga sheegooya .

  • @CabdulahiMohamedisaaq
    @CabdulahiMohamedisaaq Час назад +1

    Asaga baahan muuqaato 23000$d

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 часа назад +1

    2:39.
    Xasan waa Kufaar.
    Walaahi oo bilaahi.
    Wajigiisa beey ka muuqataa.
    Waad ka Dareemi kartaa. Kufaar-nimada. Wajigiisa iyi Qosolkiisa ba. Mid Muumin ma aha.
    Waa Kuaar.

    • @sedson02
      @sedson02 Час назад

      Qawaariijta argagixisada tahay adigu .

  • @FartunK
    @FartunK 4 минуты назад

    war ileen tanoo kale war gedo waxaa la dhahaa gedo mareexaan gedo raxanweyn lama yiraahdee walaaloow dhulkaasna ku ekow iyo baydhabadaada

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 часа назад +1

    7:14. Maxaa loo dileen. Alshabaab.
    Mise kuwa laangaabka ah. Ooaan la aqoon baa la dilaa.
    Somaliya ma rabto ineey Cirib Tirana Alshabaab. Waa Xaqiiq.

    • @sedson02
      @sedson02 Час назад

      Dimiirkad ka xanuusaneesa ee orodo dhakhtarka u teg .

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 часа назад +2

    Aden-MayMay weriye-isnacay waxa iigu dambeysey adigu yidhi Masar ayaa Saylac iyo Lughaye qabsanaysa oo Somaliland ka fara-maroojinaysa . Masar weli ma qabsatay ? Bal dadka u sheeg taariikhda iyo maalinta ay Masar Saylac iyo geeska Africa qabsanayso .Illeen MayMay dibbiray waa iska hantaataca !

  • @Mooskaxaaji
    @Mooskaxaaji Час назад +1

    Been hadey qof ahaan laheyd ninkan ayey u ekaan laheyd.
    Ninkasta oo uu faaniyo meel xun buu ku danbeeyaa,. Haddana qab-qable dagaal ayuuba isu bedeley.
    Bal meel ku sheeg:
    - Roobow
    - Taliye Shub
    - Aadan Madoobe
    - Lafta Gareen
    Waa mar aad been sheegto iyo mar aad calaacasho.

  • @sedson02
    @sedson02 Час назад +1

    Wa beenta .