DEG DEG Dagaalka Cusub Beesha calamka & MW Xasan Sh, Dagaalka Go,Bari oo waji kale yeeshay, Gedo oo
HTML-код
- Опубликовано: 14 янв 2025
- ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.
TURKIGU WAA DAYUUS DANTIISA RAACAY OO NA KHIYAAMAY😢. ORDOGAAN NAMA XUKUMO
Turkiga wuxuu uhiiliyaa itoobiya
XAMSE IYO XASAN XAGAY JIREEN1 BIL IDIL OO PUNTLAND DAGAA LAMAYS3Y ⁉️❓️BAROORTU BUURTA KA WEYN😂
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
TURKIGU DARAJO IYUU KAGA RABAA CAALAMKA IN UU YIRAAHDO ANAA HESHIISIIYEY ITOBIA IYO SOMALIA. WAA KHAAYIN DANTIISA EEGTAY OO AAN DAN KA LAHAYN SOMALIA. FAHMA TAAS SOOMAALIYEY😢
XUKUUMADA XASAN TUUG WAA ALSHABAAB ‼️ TUUGTAAN DALKA HALAGA QABTO OO SHARIIF HALA TAAGEERO😊
Gudiga waa tuugo raba in eey xadan dhaqlaha eey baxshan. Heyadihe dhaqaale eey dhiibayan ma jirto guryhine kala aada.
Xassan Sheekh waa inu haliyu wax yaaba dheex yala Puntland iyo Jubland wana wajib saran Hadi kaleh mudadi waxay kaga dhici doonta *ILA MERAYSO* *HAQIQDU TAHAY*
Xassan bileleqo ayuu rabaa ee in uu san jogeen wuu hubaa. Hawiye ayaa diidey. Yaa raba hee. Xuu rabaa muu naga tago.
Oo kaalay ( turkigu ma Itoobiya ayuu shaqaale u yahay?, maxaanse uguu jilicsanahay turkiga?, miyaanay villa somaliya ogeyn in turkigu dantiisa kaliya ka shaqeynayo?, aaway dantantii soomaaliya?
Turkiga ma kala jecla 2 nin oo madmadoow oo is dhacaya, kii uu dantiisa ka dhex arko ayuuna taageerayaa, Itoobiya ayuuna dantiisa ka dhex arkaa! Turkiga 4 jeer ayaan booqday, Cunsuriyada aan kala kulmayna weligeey kuma arag Europe oo aa 25 sano ku noolahay!
War beenta dhaaf.