iamk iyo Amiiro waa laba kala daran kun iyo laba boqol ma kaa helaa ayu dhahay say dhahday hee kun iyo laba boqol kaligay maa iga qaade team kana ka qaad qaad Noh 😂 saa wuxu dhahay youtube baan furanayaa kaftan ka dib ani saa u qoslay lee markay Amiira dhahday abootadaa baa u sheegee ar Amiiraa 😂😂😂😂
Guddudow haduu malin ka qosliyo like iisaaar ninka wlhi funy weeye
Q kusali xabiibkeena mohamed scw scw scw 😊
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Scw Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤😂
Inta nabiga muxamad scw jecel iso raaca❤🎉
Kusali nabi maxamed scw❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
Alla iamk u fura youtube 1 bil bn million ku gaadh siinaynaaye😊
Wuu leyahy Asa wax so dhigin 2019 dawan jirey😅
Maxa ku qoran😂@@king______diini2777
Beentaa waaye maxa ugu qoran@@king______diini2777
mxa ugu qoran😂@@king______diini2777
Haa @@king______diini2777haa waa runtaa wuu lee yahay zxp Iamkjr baa uguu qoran nio
Anaa ugu horeeyo maanta one like team camerada wareegto ❤
Walaal markaa dhahaysaan لا إلاه waa ilaah majiro ee kudara إلاالله ❤😊
Sax team qayb ka mida لا intay dhahaan baysan shahaadada dhamaystirin
Guddudow haduu malin walba ka qosliyo like iisaaar ninka wlhi funy weeye
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️
Assalamu calaykum ArimaHeena, waxaan wataa codsi, cabdullahi hagio wuu noo dadaalay, camerada wareegta wuu soo xiray in badan, fadlan ka dhaafa wuu xishood badanyahay walalkeen, guuleysta❤❤
Abdullahi sxipow adiga meesha nagu heyo camera wareegto la aantaada abaar arimahena sxipow ninkan abdalla ladhaho talent waye 😂😅 RUclips haduudiiday TikTok ufur 😂❤
😂😂😂 ticktok aaa
Inta ceyda io koko markay arkeyna soo cararay😂❤
Anigaa 😂
Aniga😂
My team
Amiira maxa uga adken weysay wey kusiin lahed 1200$ wey kusiim lahed i AMK 😂😂
Abdullahi maalmahaan waa xanaaqsanyahy 😂😂
Abdullahi xanaaq hanagu sagootin ee bahasha naga qurxi😂😂
Ciida arbaco waaye inta igu raacsan👍❤️
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤
Oo hada ma afurten anaga casar tukaney rer africa❤😮
🤣🤣🤣 reer xaajiyow abdullahi xaajiyow camera ma jeclo ha laga leexdo ixtiraam u muujiya wiilka dhibka ka dhaafa
Rer comment wye waxa dhahen sodhib😂
Ciid mubrig arimahena❤🎉
Wllkei IAmk RUclips furu Balan ilahey waye hadii NolahaY Fns wanaqana ❤😂Ku so dhawaaw
gaduudow nokeen intu ramadanka dhamanin hadalkeesa jclhy ❤❤❤❤
𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗰𝗮𝘆𝗸𝗼..𝗹𝗶𝗸𝗲 ❤
Camerada wareegta waan wataa keep going arimaheena 🎉
Sheikh arimaheena illaahay ha ku barakeeyo markasta ma ilaawo ducada
Amiiro mala gadi karo kulaha Amiiro funny wye abotada usheg kulaha😂❤
Team cayko🎉🎉❤❤
Eid Mubarak Rabaa Arimaheyna
😂abdullhii🥺naga rlinoqo😂yahee ramdn wodhamdee mrkaa😂by by ciid wngsaan❤wlhi waku xisii😂donaa
Mahadsanid walal armeena 3biri halaga faa iideysto ❤
Arimheen waa qof qalbi Ficn waan kusaame sxp sari
Ok
Ciid mubaarak arimeheena
Ramadan mubarak ❤❤❤❤❤
Arimaahena replay 1st coment❤❤
Keep going my brother ❤❤❤❤
Amira is not easy 🫶🏻😮💨
best prank arimaHeena ha wareego iyo kameerada wareegtoh
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
Team qab qab❤
Abdullahi routine hanoo soo duubo😂😂😂😂😂 wllhi video ga dhan asaa noo qurxiyo
Arimaheena guduudoow wajigiisa rabnaa asoo cod kiisa la maqlayo qosol nagu dila ma kareen a marsanee kulahaa😂😂😂
Wukaso muqde wxbdn abyo ma arkine😂 funny wy wlah
@@NiiribaaZeYyy malin malin aa dawanin manta dawda wadnaha icadaday sa uqoslayy wlhi🤣🤣🤣🤣
Haa Arimaheena Legend Ayaa thy hadii Aad Qolka Cabdullahi Na Keysid😂😂
iamk iyo Amiiro waa laba kala daran kun iyo laba boqol ma kaa helaa ayu dhahay say dhahday hee kun iyo laba boqol kaligay maa iga qaade team kana ka qaad qaad Noh 😂 saa wuxu dhahay youtube baan furanayaa kaftan ka dib ani saa u qoslay lee markay Amiira dhahday abootadaa baa u sheegee ar Amiiraa 😂😂😂😂
Hadda maxaa noo sheegtay ar somaali waa juhalo wax lagu qoslo la imow. Baac yhy😂
@@ROCK_GEEZYMUSIC qofku wuxu yahay buu dadka mooda adaa jaahil ah waayo qof aanad kaseen baad iska af lagaadaynaysaa teeda kale ani waxba kuuma sheegin qosolna kuma dhihine iska dhaaf uun de qoraalka yaab
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
Iamk wa kuhaysana wlle camerada wareegta yaan laga wayin 😂😂
Mash Aalh wall taem27❤❤❤❤❤❤waasx aamiin aamiin yaa rabii
Ramadan kareem from Hargeisa janno❤
Aramheena zxp dhar ciid ii gad 😂❤❤❤
Team Amira one like💯
alle khayr hay nogu dhameyo inti laga aqbalyna hay naga dhigo Amiin yarabi
Team 27 Guduudow kusoo Dara plz ❤
Afur walbo in C/laahi la dhibo xaq ma ahan 😅
Rer comment aya kadenbeyo dhibks logeysanayo😂
Like team ceymir qab qab one ❤
Bishi ramadan wxy dhamatay abdulahi su udiidayey inu xidho war bal inta hadhay uun si wacn noogu xidh wxba mahadhinbe😂😂😂
Gaduudow wlh waa fanny waa iga qosliyey muxuu yiri adigo kareen marsanayo miyad soo dhigeysa kulaha😂😂
Camerada waregta waan salamy iyo arimahena ramadaan mubarak ✨️❤
كل عام وانتم بخير ✨️❤️
Gaduudow wlh iLin iga imatay saa uqoslayy😂😂😂😂😂
Amiira Quruh amiiro Quurux 🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍😘😘😘🤴👸🤴👑👑👑👑👑
Abdilaahi walaalka aduunka ugu fiican 🎉❤❤hala ga dhaafo dhibka❤❤❤
Arimaheena ilahey dartii iPhone 15 igu gad plz waxan rajayna farintayda inay kuso gaarto plz😢😢😢😢😢
Team koko bule one like👍👋😍
Waiting imk youtube........❤
Wilkaa maxa loga xanajiyay wan ugu naxsanaa baa asad iska so jaray wll maxad tawaneysaa wuu qosol lay wlhi 😂mnsha allah ale ha idin dhowro dhamantii ❤❤❤
Amira so funny 😂😂😂
11:40 gaduudow umad maaha kulahaa 😂 RUclips mxaa soo dhigeee daraad ayaa cumeer ugu dambeyy oo mooto asago ladhaceyso soo galiyy😅
Somalia arbaco ayee ciidi rabtaa maxay ahyd isniinta aan ciideyno bisinkee isniinka soonka waa 29 waaye beeh talaado 30 arbaco neh ciiid waaye
Haaaaa saaas waaye
29 ku dhamnay salasada wa ciid
@@justforidea1282 fiiri shacbaan ayaa 29 lagu soomay marka in soonka lagaamilo rarabaa oo 30 loo buuxsho lkn haddii shacbaanka sodonka loogaamili lahaay soonka 29 ayaa kufuri lahaayn
Arimaheena cimri dhamaday ceeb laguma sagootiyo c/llahi asagoo 25 maalin barnamijka noso xiraayy haddu hadda diiday galab dambo soo xir ha dhihin ok inuu dhibsanaya waa ladaremaya asad Imk iyo arman ayaa naga badan
Arimaheena sxb boqor aya tahay oo qalbi furan guulayso
Arimaheena wllky guulayso❤🎉
Arimaheena sxp keep going team arimaheena marnaba no hoos
Abowe plz Abdullahi cmerada kadhaafa raali kama aha wiilka wana qof masuul ah aad buu oga qajilaya camerada hadana asagoo wax cunaya kaxishoda wllkin idinka weeyn
Abdullahi maxa ka xanajiyay walalo unuka le waye macsalamo le ma na dhahdidi 😂😂😂😂
Kusaliya rasuulka swc ❤
Abdullaahi ramadan wuu dhamaaday xanaq hanagu sagootin faraxsanow ha hurdin galab hadii kale Abdullahi qanjey kubixineynaa😂😂😂
AMIRA SO FUNNY ❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Asxaabta arimaheena waan idin salaamay 2017 ayaan RUclips furtay ilahaada 1k magaarin ee somaaliyay 1k igaarsiisay adigoo mahadsan 🫶🏻.
Warkaas waxay xooga uga qosliyay 😂😂😂😂😂
وبالله التوفيق 😅😅
Amira qurux funs like ❤
wllky Arimaheena Big fan pro🙏🙏
Team arimaheena and - gaduudoow lile
Team Camerada waregto one like 😂😢
Maskiin abdulahi cariiri galiyeen 😂😂😂
Inta 2 bari uhary Ramadan love
Arimaheena aniga koko live aan ku rabnaa plz😔☝
Var var I am k amiira qurux wax ugu save gareesan manala tusin😂😭
😂😂😮🎉
Ma ila hysa bahasha😂
@@rumancadey6910 haahey😂😭
Aqwaan tashuush hana galiin hee ceyda ku heysanaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Yurub arbaco la ciida 10.04.24 kuli caam antun bil kheer🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉kan kiisa kherr iyo caafimaad ha inagu gaadh siiyo🎉🎉❤❤
#waqtigaaga_ka_faaideyso ayad ka ilowday cawa lkn aniga kuuuu dhahy😂
3:51 Imk my isniin maaha ciida somalia waa arbaco iniin bisha 29 waye talaado 30 arabaco waye marka i.a
War niyada kuhaye Iamk moyo youtube furto aso prank mokeenay😂😂😂
Eid mubarak
Ciid coming soon arimahena ❤❤❤❤
😂😂😂😂guduuudaw caaadi maaaha waa qosol.😂
Barnaamishkan Cabdullahi intuu hadlaaya ku heesta😂😂😂
Iamkey dadkuu ka walay qosol ayaa igu dilay😂😂😂😂😂
Gaduudow cadi ma aha Canada majoga mise Austria kullaha kullanpour jogaa kullahaa gadi cadi ma aha wlh funny waaye
Ascw. Arimahenna Ramadan mubarak
Waa idiin xiisi donah yaqey 🎉❤
Cabdulaahi saa u tageerayneyy waji guuba noo badasheyy😂😂
Abdullahi amaan siiya camerada wareegta ka wareejiya
Arimahena dadka maqasabnaa dhahysee abdullahi ha qasbin