صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi illahey cafimad qer leh haku siiyo macanto markasto ciyalkaga farxada lajog yaa Rabi yaa Allah macanto illahey cafimad qer leh oo kamil eh haku siiyo Yaa Rabi Yaa Allah macanto
Maansha allah allah haku barakeyo ruumi qurux waan kaa fa aydnay wallo ❤❤
Masha Allah ❤️ ❤️
Quruxey allaha kusiyadsho iska baar migreeni ama kudheh kombiyutar iga Saara madaxa❤
Ruumiyey habo iska waran madaxii makuu qaboobay ❤
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo❤❤❤
Mashaa alllah afur wanaagsan caafimata ku cun mcnto
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
Asc abayo mcnto ilahey Haku xifdiiyo adiga iyo famiilkada wax badan Anka faiidey bur ki o Kala noca Ayan ka bartey shugran qali ❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allaah ilaahey kugumaso celiyo ilaahey sidaas hakaaga kexeeyo aamiin
صل الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi illahey cafimad qer leh haku siiyo macanto markasto ciyalkaga farxada lajog yaa Rabi yaa Allah macanto illahey cafimad qer leh oo kamil eh haku siiyo Yaa Rabi Yaa Allah macanto
Alhamdulilaah
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubarakeyo
Masha allh allh ku siyaadiyo cafimadka
iisha Allah kugusoo noqoni maayo madax xanuunka
Ruuny wixiiy ironta soo kiciinaya noga soo faiide wll
Ruumi sed noqotay madaxii abayo
Ma shayaadiin baa cunaya waxan oo cunto ah ee aad maalin kasta samaynaysid
🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹masha Allah dheh waa big family waana ramadan