CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADAAN CHALLENGE QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 391

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Год назад +104

    Soo daawo ruclips.net/video/Ng2hXQuDvdM/видео.htmlsi=eVaC1HrUiEr0rU_g

  • @QadroCali-n4q
    @QadroCali-n4q Год назад +145

    Cadnan yees manta waa raxeysanay team cadnan😂😂😂after basbas😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +93

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝️🕋😢

  • @edit.v19
    @edit.v19 Год назад +16

    Horta ani maxa unoqdaa Kan ugu like badan 😅
    Amira Qurux waku salamy ❤

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 Год назад +53

    koko prank ku so sameyy codsi plz hada kamid ahy fanskaaga😂😂❤❤

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim Год назад +53

    Amiiroya adnan waa dargay😂😂abdalla ceegata io miskaa saliid ka digey 😂😂funny ciyaar

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +31

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Год назад +43

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (SCW)❤

  • @AdeshBruno
    @AdeshBruno Год назад +26

    Amira qurux keep going work hard inshaalah 700k coming soon ❤❤

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 Год назад +18

    Ceyda wllhi ixtiraamkii o qof ah masha allh❤

  • @khatherhassan5564
    @khatherhassan5564 Год назад +15

    😂😂😂😂😂😂 Amiira maa kudhashay ,Amiira ma lagu korinooya , waaban dhargee maxaan ka ciyaarooya ,dadle ii balami,anaga dhulka maan ku dheelaynaa , adiga hal maalin ma samrooysid . Aar Adnaana wlhi big fani 😂😂😂😂

  • @BalqiisJaamac
    @BalqiisJaamac Год назад +50

    Biiris iyo jikiin iyo hilib soo sar😂😂😊

  • @Somalithomes
    @Somalithomes Год назад +26

    Nabiga kusaliya scw❤❤

  • @maxamadjimcaale301
    @maxamadjimcaale301 Год назад +19

    Allah is one☝️

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Год назад +18

    cadnaan iyo cumyr wlhi caadi bay u dharheen😂😂😂

  • @KamalJama-d1m
    @KamalJama-d1m Год назад +7

    stop scrolling down and Say Subhana Allah, Alhamdulilah and Allahu Akbar

  • @Kokobulle785
    @Kokobulle785 Год назад +12

    Allah is one ❤

  • @aisharoon805
    @aisharoon805 Год назад +9

    Amira You look great in hijaab maa Shaa Allah

  • @MaryanAbdullahi-f8z
    @MaryanAbdullahi-f8z Год назад +12

    Ceyda & Cadnan Way Casheyeen😂

  • @Rayan4-
    @Rayan4- Год назад +18

    Allah is one ❤❤❤

  • @TherealKingofficial-p2i
    @TherealKingofficial-p2i Год назад +13

    Wixii taageero team27 hadaad taageertid love saar ❤

  • @HindaMaxamed-lk9rh
    @HindaMaxamed-lk9rh Год назад +14

    Cadnaan casho kale Uma bahnidba wad dharagtee😂😂

  • @shaaticde6405
    @shaaticde6405 Год назад +3

    Amiiro abyo xijabadan lee soo gasho qurux ku tahey mcnto❤

  • @HhtytySharma
    @HhtytySharma Год назад +16

    This game is wonderfull my sister❤❤❤

  • @aminaabiib-wv1lt
    @aminaabiib-wv1lt Год назад +4

    Cadnaan manta waa dhargay m....a❤❤❤ ceyda iyo cumeer may ku so dhawayeen

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Год назад +3

    Cadnaan wlhy maanta waa ku raaxaystay meesha waanu ku jecelnahay cadnaan ee fadlan RUclips furo❤

  • @TaliyeMoos-vy3nr
    @TaliyeMoos-vy3nr Год назад +19

    Allah is one ❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 Год назад +3

    Allah is one🥰🥰

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 Год назад +20

    Cadnaan cadi aa u dharagte wlhi😂 casho ma u baahnid😂🤍🤴

  • @Akwadani
    @Akwadani Год назад

    Aan ku salino nabi muhamed scw 🥰 scw 🥰

  • @niema-ayanabintorobleh4504
    @niema-ayanabintorobleh4504 Год назад +4

    My salin Nabigena The best person ever The most kiowledge able and The most shine all created prophet Muhammad(صلي الله عليه وسلم)❤☝️🕋😢

  • @MohanMaanka12-yz5xn
    @MohanMaanka12-yz5xn Год назад +7

    Inta gabar naxaris badan gacanta taag

  • @FatimaFatima-y6y
    @FatimaFatima-y6y Год назад +3

    Amiiro iloveyou very much my sister ❤❤❤❤❤

  • @melu8019
    @melu8019 Год назад +15

    Challenge gaan waan filaaye inaa soo waxeyn doonto😂🎉

  • @nishabea424
    @nishabea424 Год назад +2

    Please part2 abyo nugu sharaf keep going sister ❤❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi Год назад +11

    Bariis iyo hilib uga soo dhig next video insha alalh❤❤❤❤

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 Год назад +2

    Raggan dooro iyo kaluun usoo camir
    Caagadana kadhig labo isku xigto qofkii istaajiyo ayaa cunaaya waabalan intey dad qadaaan game adkee amiira 😂😂😂

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Год назад +3

    Masha Allah ❤Abaayo amiira wlhi caawa barnaamijka barnaamijyadii hore waa ka qurux badan yahay waayo meel cusub baa kuso duubtay iyo sidoo kale adigoo qurux badan hijabka nah waad ku qurux badan tahay Soo Xero mar walba abaayo Masha allah🫀❤️🧕🏻

  • @DaacadBurhaan
    @DaacadBurhaan Год назад +2

    Amiro walhi wan kutaa geeraa said king cayda waa isku nuu raysan bilis yun kaafagn1❤❤❤❤

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp Год назад +1

    Ku salin Nabigena scw ❤❤

  • @sihaammustafa3842
    @sihaammustafa3842 Год назад +2

    Anaa uguhoreyay soo horeyay like ya lila dhafin😊😊

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Год назад +20

    Adnan waaa raaxeesatay mnta waaa ku faraxsanahay ❤❤
    Cayda iyo cumer sidokle 😂

  • @musicworld-wu6ek
    @musicworld-wu6ek 11 месяцев назад

    Part 4

  • @Xaliimoyuusufcali-nc6lq
    @Xaliimoyuusufcali-nc6lq Год назад +3

    Cadnan wo raxesty wlhi manii jedi lagu lahaa😂😂

  • @FaisoAbdikhadir-hq9hf
    @FaisoAbdikhadir-hq9hf Год назад +6

    Ayy cadnan iyo cayda iyo cumer dhargeen nooosoobadi amirayy😂😅

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Год назад

    Tartankaan waxad kentaha gabdhaha please;
    Koko
    Fawsia
    Fadma
    Sundus

  • @NimcomaxamadCabdi-f7p
    @NimcomaxamadCabdi-f7p Год назад +3

    Cayda waa miskiin aayar buu wax iskaga cunayaa 😂🤣

  • @AminaNoor-g3w
    @AminaNoor-g3w Год назад +2

    Game Kan wxa ugunasiib badna cumeer, qab qab ,iyo wiil kakale❤ manshallah Amira 700k coming soon inshallah

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 Год назад +1

    Prt2 asad iyo koko fosiyo soo qabo😊

  • @CaptainNaasaa-hq7xl
    @CaptainNaasaa-hq7xl Год назад +3

    Part two gabdhaha so sameey 😂😂

  • @SabirinMaxamud-gm8lv
    @SabirinMaxamud-gm8lv Год назад +1

    Part two😊

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +3

    ❤ Amiira NEEF DHELAA IO BARISKISA KASODHIG INTII RACSAN DHAG KUSOYA HALA ARKO

  • @mamemahamud192
    @mamemahamud192 Год назад +1

    Team qab qab qalbi to qalbi malaga wda byo😢❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi Год назад +5

    Ceyda qab qab wllhi wuuw dhargay bisinkow😂😂😂😂😂

  • @SalmaSaciid-r6h
    @SalmaSaciid-r6h Год назад +3

    Cadnaan wllhi waa lay cayuumay wllhi😂😂😂

  • @ZAMZAM-xu4oh
    @ZAMZAM-xu4oh Год назад +1

    Cadnaan iyo ceyda wey raxesteen

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 Год назад +2

    Cayda waa anoo kale dhanka cuntada wuuka dhinte team gacan culees😂😂😂😂

  • @SuleymaanAxmed-g7v
    @SuleymaanAxmed-g7v Год назад +4

    Cumeer markii danbe xaar maaqab tay😂😂😂😂

  • @DeqaaAyanle
    @DeqaaAyanle Год назад +1

    Amiira QuruuX keep going inzha Allh from 700k ❤🎉

  • @SudaysiSudaysiibraahim
    @SudaysiSudaysiibraahim Год назад +2

    Cayda and cadnaan wey cayileen😂😂😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад +1

    Amira party 2 soo samee fadil asad mahrez zaki intaas keen

  • @fardowsoxasan9159
    @fardowsoxasan9159 Год назад +2

    Sanbuus iyo bajiyo next 😂

  • @CabdiQani-08
    @CabdiQani-08 Год назад +1

    Amiira Canbuulo ukeen❤

  • @SahroQurxoon
    @SahroQurxoon Год назад +3

    Cadnan iyo ceyda😂😂waa dheergeen wlh😂😂😂

  • @zainuuawow1955
    @zainuuawow1955 Год назад +5

    😂Ceyda waa dadka dhuun yaroowga qabo biyo la aan wax macunikaro biyuu ku buuxiyay meshee cuntada laga cunaye walalkeyga uu isoo xasuusiye 😁

  • @AsmaHaji-st1et
    @AsmaHaji-st1et Год назад +4

    Ceyda maskiin wye😢😂❤❤

  • @ayancabdi888
    @ayancabdi888 Год назад +2

    Amira wlhi xijebka qurx ay ku thy 😍 🙏 🙌 😭 ♥

  • @saamiyasiman9742
    @saamiyasiman9742 Год назад +3

    Cabdala karooto😂 cadnan wata💪

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab Год назад +3

    Cadnaan sifacan u dhargay wali...😅😅

  • @hudachanel4579
    @hudachanel4579 Год назад +2

    Adnaan wuu dhergey manta😂😂😂

  • @KhalidAxmed-m2o
    @KhalidAxmed-m2o Год назад

    Ha ku zamayn prnk qab qab ee asad ku samee plz amiratttt❤😢

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Год назад +5

    Xijaabka waa kuqurux badan tahay❤

  • @hiboalinor6746
    @hiboalinor6746 Год назад +2

    Amiro koko prank kusameey hadaan asxaabtaada nahay wye nnaga ad keey😂😂 teeda kale indha ushido😂😂😂

  • @0_cupkissest
    @0_cupkissest Год назад

    Part 2

  • @Mafrukmedia-jk6
    @Mafrukmedia-jk6 Год назад

    Allah is one only

  • @muniiroabdirahmanaadan5752
    @muniiroabdirahmanaadan5752 Год назад +3

    Cadnaan waanoolaaday manta😂😂😂

  • @abdirahmandarot9139
    @abdirahmandarot9139 Год назад

    Ciyartan waa ciyarti catosh yare

  • @MssFizuuAliYusuf
    @MssFizuuAliYusuf Год назад +2

    Abaayo amiiro wllhi caadi ma ahn wn ka hely runtii faadil iyo arimaheena soo qabo

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 Год назад

    Cabdala Wa qadyay Maskiin kuwa kale Wa dhergen Allah u daweyo next gem cabdala waxow jecelyahay ka dhig amiiro

  • @Ubax-et7er
    @Ubax-et7er Год назад +4

    Sa u qoslayi waadale amira Maa ku dhay kulaa cadnan😂😂😂😂😂😂

  • @KhadraMaxamed-c3g
    @KhadraMaxamed-c3g Год назад

    Cadana is not easy ❤❤❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Год назад +2

    Ceyda wu dhargay😂😂😂

  • @FiyaMahad
    @FiyaMahad Год назад

    Alam nashrax inaan akhriyo waaye ku yeh😂😂

  • @xamdiabdi3006
    @xamdiabdi3006 Год назад +2

    Hhhhhhh wllhi dar illahay u qoslay caawa abdala waa cunaa Ku lahaa

  • @farxiyamacalin
    @farxiyamacalin Год назад +1

    Barise io hiliba ka soo dhiga aamiira😊❤

  • @ZAMZAM-xu4oh
    @ZAMZAM-xu4oh Год назад +1

    Amiiro wilasha bis gabdhaha dharji kokoo fadmo adna ayanita susuu sundus kusoo sa😘🥰🤣🤣🙉🙉

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 Год назад

    Noso badii Amiira bariis iyo bas baas iyo jikiin kii gaafo bas baaska haku qaato bariiska kii an gafiina jikinka yaa 😊😊

  • @Ikraancali-ti6oz
    @Ikraancali-ti6oz Год назад

    Ceyda

  • @CIISEMAHAMEDIBRAHIM
    @CIISEMAHAMEDIBRAHIM Год назад

    Cayda is not easy

  • @amiirarashiid5720
    @amiirarashiid5720 Год назад

    Next time lelefow iyo sanbuus

  • @shugrishacni9733
    @shugrishacni9733 Год назад +1

    Cadnaan & ceyda wey dhargeen😅😂

  • @AbdifatahMohamed-ow6ov
    @AbdifatahMohamed-ow6ov Год назад

    bismilahi cumeer bahi ma heyso😂😂

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 Год назад

    Next jikin iyo bariis

  • @nuuroshiiqcabdi9049
    @nuuroshiiqcabdi9049 3 месяца назад

    cadnaan wuu raaxeystay

  • @HodanAadan-h2m
    @HodanAadan-h2m Год назад +2

    Ilove you amira❤

  • @CabdiSayga-rr2mk
    @CabdiSayga-rr2mk 3 месяца назад

    Cadnaan aboowe waadharagtay ❤❤

  • @Fatuma-y9y
    @Fatuma-y9y Год назад

    Asad iyo armahena keen iyo fadil abayo

  • @IstarlinAbdikadir-yt1ze
    @IstarlinAbdikadir-yt1ze Год назад

    Part2 girls pls😊

  • @ßaSea-k1n
    @ßaSea-k1n Год назад

    AIIah is one ❤

  • @mustafaomar3168
    @mustafaomar3168 Год назад

    Amiira koko pranki kusoo sameey