Xirsi waa rikhiis bilaa mabda' ah. Danihiisa ayaa Kala weyn danaha Somaliland. Waar dhiirranaa!!!! Mabuu qarsan. Hadh cad buu iibiyey qarannimadiisii. Waa in tallaabo laga qaadaa, si aanay cid dambe taas oo Kale ugu dhaqmin.
Xirsi wuxuu sameeyey khiyaamo qaran waa in madax weynuhu Talaabo cad ka qaadaa waasidii uu ku sameeyey dowladii siilaanyo ee uu khiyaamey waajibkiisa ha la mariyo xirsi.
Aniga fahmi waayay Somalilandtan tuurta lagu sito ee cid ii la doono lagu caayayo. Waad xishooda oo madaxdiina ixtriaama haddii aad qaranimo doonaysaan haddii kale cadawga u shaqeeyo oo dadka isku dira.
Xirsi haladilo hanslacasilo shicibkuna hadilaan xirsi jabuuti iyo faqsshtuba waa cadawga SLND waa inlajoojiyo wada hadalada cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ♥️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesiyad geesi dhalay ❤❤❤hasamaato tv ❤❤❤😂😂😂
Waa inaan jawaab cad kabixinaa qaraninadeenay kuciyaarayaan
Walahii waxan kabaqayaa in ayar u saxexo😮😮😮😢
Madaxwayne wax dambiya kula laha lkn waxaa xirsi sameeyey waa khiyaamo qaran
Wana wax laga xumaado wlhi
Waxan ka codsanaynaa madaxwaynaha soomaaliland
Dadka jabuuti tagay inuu xilalka ka qaado dhamantoodba
😂😂😂😂😂😢😢😮😂😮😂😮😮😂😮😂😮😂😮😮😂😂😅😅😅😅😊
Beenalay. Xirsi danta slaan ayuu ku maqan yahay
Muxuu. Yahey. Xirsi. Tuug nimada. Aad. Wado. Waanu. Kaa. Aqoon badanahey. Waa. Lagu. Ogyahey. Dabadhilifnimadaa. Wadani. Huwan. Gurigii. Hooyadaa. Ayaad. La tegi. Walee. Dhiig. Ayaa. Qulquli. Cid. Kaa. Heybeysanesaa. Ma jirto. Sharafta. Iyo Midnimada. Horumarka. Umada. Soomaaliland. Kugu. Eegi. Meyno. Madaxtooyada. Walee. Waanu. Idinka. Safey. Wsc. Waa. Dhiig. Daata. Sidii. Adeerkaa. Waa. Lagu. Ogyahey. Xirsi. Tuug. ❤
Inkastuu durduriyo dabaal galo.doofaar abidkii ma daahiro.xirsi dulli weligii dilaal ma dhigo.san dareeriyo doolar kama tago.ha yeeshee deldelaad weeye dilidiisu.
XIRSI IYO REER SOMALILAND YAA MIISAAN WAYN MAXAA XIRSI LOO BARYAYAA !?
Waa dil tuug Xirsi xaji hasan. Waa go,aan shacabka S.Land MW.Ciro talaabo ka qaado ninka qaranka dumistiisa u tagay Jabouti.
Way dhacday oo maa wax qarsoon Xirsina waddanka Madaxweyne kama aha ee waxaa diray Ciro. Jabuuti maaha xaafad ka mid ah Somaliland beeni ma socoto.
Alle hadaad taqaan xirsi qabo daalinka hadii kale waad jabi madaxweyne dalka ayaa leh
Xirsi waa rikhiis bilaa mabda' ah. Danihiisa ayaa Kala weyn danaha Somaliland. Waar dhiirranaa!!!! Mabuu qarsan. Hadh cad buu iibiyey qarannimadiisii.
Waa in tallaabo laga qaadaa, si aanay cid dambe taas oo Kale ugu dhaqmin.
If Hersi is looking for passport why not work for Somaliland recognition which he rejected previously. Hersi is not for Somaliland.
waa caadadi xirsi
Nin kadabe ee somaliya wada hadal layeesha shacabka reer Somaliland lanow
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Xirsi cali xaaji xasan wuxuu u tegay qaranka inuu dumiyo. Wuxuu u doontey lacag iyo hunguri waana lacag doon.
2.0. Haddaba kalsoonidii ayey lumisay dawladdu somaliland.
xirsi lagubaray dheh somaaliland na kabadan
Wallaca joojiya Xirsi Jabbuuti wuxu u tegey dano khaas u ah
Hunguri baa kukalifay inuu isku dayo inuu Somaliland ıibiyo. Shacabka indhaha ayey ku hayan.
Xirsi wuxuu sameeyey khiyaamo qaran waa in madax weynuhu Talaabo cad ka qaadaa waasidii uu ku sameeyey dowladii siilaanyo ee uu khiyaamey waajibkiisa ha la mariyo xirsi.
Waxaad moodaa
In madaxwaynaha
Lala maamulayo
Dalka ciduu doono ayuu la kulmayaa isagaa madax banaan
😂😂😂😂😂😂😂Walais ogyahay madax wainaxa kadabeeya wax laisla ogyahay weyan
Geele .xasan .xirsi waa danbiilayaal waa la.ogaan waana la gubi
Xirsi waa dayuus iimaankiisu waa lacag fataal xamar iyo jabuuti u adeega weeye shacab iyo kulmiye sharciga hala tiigsadaan nacdashaa gaaban
Dhilooy ka aamus xirsi ku was 10 jeer
Cidduudoono ha ahaado inaga qaraninadeenay waxkasta iyo siyaasikastaba inooga cawan iyo qadiya Somaliland jiritaan keeda
Haa xirsi wuxuu u tagey jabuuti in uu la kulmo wafdiga xasan sheekh sababtoo ah maxaa kulansiiyey safarka xirsi iyo geele oo marti qaad u fidiyey xasan sheek weyna kulmeen xirsi dadka kama caqli badna Adeeroow.
Imisuu muuse la kulmay xasan iyo farmaajo
Asc, sheekadan Xirsi maaha mid cusube waa mid dhegaha Bulshada SL, kusoo noqnoqatay, waana mid labiyo toban jirsatay, waxay soo bilaabantay 2012 bilawgiisi maantana waxaynu joogna dhamaadka 2024, beri waxa inom bilaabmaya 2025, isaguna nabad dafirsana sida muuqaalo badan oo uu ka hadlayo ku qirtsy Inu SL, hagardaamo weligiiba kula jiray, waxa hadana layaaba in Md/ Cirro aanu weli dhaleecaynta isaga iyo xisbigiisaba in badan lagu dhaleceyey inay Somali Weyn xidhiidh la leeyihiin anu weli si cad uga jawaabin.
Waxa taa karan shakigana abuurtay, Cirro inta uu imika Madaxweyne yahay waynu wada ognahay, mudada kooban sadex wefti ayuu Cirro Jabuuti diray, Weftigi ugu horeeyay ee Cukuse iyo Ali Xaamud wuxu diray isagoon xilka la wareegin lana dhaarin, kan Xirsi iyo Wasbeeyana waa kan ay Hassan Gurgurte iyo Geele kula kulmen.
Miyaynu odhan karna Cirro waxan waxba Kama iga,!!! Abiy A, MOU-gi wuu ka noqday, Safaaradeeniina Qunsuliyad bu u bedelay, paasaboorki SL, ee Diplomatic ahaa wuu soo diiday, dhalinyaro SL, Pass sitayna Adiss Ababay imika ku xidhan yihiin, aniga waxay ila tahay Cirro sidan uu imika wax u wado, isaga cirka roob ku og,!!!!!!!!!!!
Aniga fahmi waayay Somalilandtan tuurta lagu sito ee cid ii la doono lagu caayayo. Waad xishooda oo madaxdiina ixtriaama haddii aad qaranimo doonaysaan haddii kale cadawga u shaqeeyo oo dadka isku dira.
Gud Xirsi waa dambile hore maatan waa dambile
Baahibaa gaysay iyo iimaan la aan yaahuu
Halaqabto gudoomiyaha wadani
Xirsi hadii ay runoqoto arinkaas Waa too uu Ku dhhiman lllahaa isag iyo ciro haday dhibaatada dalka kumagac doontaan
Waar dadkan ma cudur xirsi la yiraahdo ku dhacay
Sorry Markii Ay Is Qabsadeen Jabuuti Ninka Haysta Iyo Muusa Biixi Ayaa Layidhi,khiyaamo Waran.Malaayiintii Laxagta Ahayd Ee Uu Dhigtay Markii Layidhi Cirka Soo Leef.Ayay Isleeyihiin Yaan Laydin Fashiliñ .
Xirsi wa tuugi faqash faqash faqash ah
Reer ooyaaye beenta jooji
Ku lahaa bannaan baxyadii gilgiley Hargeysa
Waar aynu iska qabano garacan gaaban ee ibnuxaaranka ah hargeysa waa inaynu kugawracnaa isaga iyo hoyadiiba
Gudomiyeh xiirsi wa tuugti hoore lama amiinikaro nacala abaha kuyale kudafa