SIDA LABIGA HAWD OO ... (Hees somali) by Nuur Eebo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2010
  • Somali love song.
    Enhanced short version by The Venus Channel.
    Sound (Mastering), video and search promotion by Faysal Jeero, Owner of The Venus Channel, the best sounds.
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 197

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +37

    Hands down. No question nuur eebow is one of the Somali legends

    • @Yahyekaldaweye
      @Yahyekaldaweye 2 года назад

      kugu raacay wlhi nuur eebe ilahay ha u naxariste

    • @mahdiabdillahi430
      @mahdiabdillahi430 2 года назад +1

      i remember my greatest love in the story ,this song 's an infinity love sont in m'y favorite

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 7 месяцев назад

      AHUN wll aadbaan kuugu raacsanahay from Hargiesa mar la arag ayuu ahaa runti,sxb waxaad tahay sugaan daadhi (yaqaan) thanks

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB 7 лет назад +46

    Fannaan cod macaan buu ahaa heesha uu qaaday waxay ahaayeen heeso hore fannaaniin kale u qaadeen balse cod inuu lahaa la iskuma hayo ilaahay ha u naxariistee

    • @fatmaali4968
      @fatmaali4968 7 лет назад +2

      Mudugboy walaal mala dila mase

    • @MudugboyMB
      @MudugboyMB 7 лет назад +1

      Faiza Qooto Qooto maya walaal waxan maqlay cudurka kansarka ayuu u dhintay

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 5 лет назад +1

      Mudugboy sxb sare noloow tell walbo oo cusub aan qaato kanaalkada ku bilaawa isku dooqna waan nahay heesaha

    • @MudugboyMB
      @MudugboyMB 5 лет назад +2

      Abdullahi Abdi Saxne
      haa sxb heeso farabadan baan soo geliyey

    • @saadaqcali2237
      @saadaqcali2237 4 года назад

      Haa sxp fanankan mararka qaar iska dhageysto cod macaanida😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedibrahimmd
    @mohamedibrahimmd 13 лет назад +9

    one of the best somali singer i have ever seen.
    naxariista janno alla ha ka waraabiyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 4 года назад +15

    #somaliyey nuur eebo qof arkay oo #nasiib u yeeshay ma idinku jiraa Allow kuu naxariiso #Abaheey sxbkii marna Adeerkey qaliya Anigoo Yar ayuu nacnac lubani ii keeni jiray ,😪😪😥

    • @jamacabdilahi8980
      @jamacabdilahi8980 4 года назад

      H

    • @abdiqanihassan2212
      @abdiqanihassan2212 4 года назад

      Ahmed idaawaqaca Haa reer
      wardhiigley an waad ee heen nuur eebo

    • @mohamedadam8816
      @mohamedadam8816 4 года назад +5

      Sxb maan arag waxaan ahay reer hargeisa lkn hada muqdisho ayaan ku suganahay anoo hargeisa Marwalba ku dhagaysta ayaan halkan imid waxaan nasiib u yeeshay inan la kulmo dad yaqaan oo imikadan aan comments kusoo qorayo la joogo hadalkaaga ayaa isoo jiidatay ayaan kusoo qoray AHUN NUUR EEBO wuxuu ahaa Mar la arag runti sxb qaali thanks bro

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 года назад

      @@mohamedadam8816
      How is Mogadishu brother ? i left Hodan 16 years ago it is different today as i understand .
      Allaha kugu amaansado joogitaankaagu wuxuu astaan u yahay in waxa naga dhaxeeya ka ballaaran yihiin Nidaam(maamul) iyo Siyaasad.

    • @amalabdiali5918
      @amalabdiali5918 4 года назад

      Haa ana kamida❤❤❤❤

  • @FaaisoAxmed-lf6kt
    @FaaisoAxmed-lf6kt 2 месяца назад

    Wa bil ramdaan alfanaan nuur ebow allow u naxariiso cod mcaan ayuu lahaay

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 5 лет назад +10

    dumar waa lugooyoo nacas iyo nin liitey leyr iyo dabayl lahashada kulumiyaan
    ish calaa erayo
    👍👍💋

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 27 дней назад

      Waa xaqiiq biyo kama dhibcaana sxb xata qofka si kasta oo aad u jeceshahay hadanad marmar ka didin khaladaadka qaar waxa hadhaw kugu dhaca iyadu khaladka oo dhan malaha Lkn Ada qaybta ugu wayn iska leh,

  • @amiinkhadar432
    @amiinkhadar432 Месяц назад

    Hestan waxa jecel zxkp cabdi qadir nuur nolow zxp❤

  • @ruweydayusuf1115
    @ruweydayusuf1115 10 лет назад +19

    Waaaw heestan macaanbadana. Ilahey ha u naxaaristo walalkena nuur

    • @mohamedqadar4917
      @mohamedqadar4917 9 лет назад

      Thanks

    • @daadiryarellzofficial
      @daadiryarellzofficial 9 лет назад

      Hhhh ma dha dhamisay hesta kkkkkk

    • @tabtoukemre1985
      @tabtoukemre1985 3 года назад

      Ruweyda 1999 ayn dhageysan jirey

    • @Yahyekaldaweye
      @Yahyekaldaweye 2 года назад

      aamiin allaha u naxariisto

    • @nimcomed7065
      @nimcomed7065 Год назад

      ilaahay haw naxariisto nuur eebo heestan waxa lahaa fanaan dhintay oo la odhan jiray axmed nuur sandheere alah haw naxariistee codkaa hadaa aragto waad yaabi

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 8 дней назад

    Qof Jaceylumow liitaan Ehee Leedhaa Isidatoo ❤🎉

  • @yuqiahmaad3192
    @yuqiahmaad3192 6 лет назад +9

    Every time I listen to his songs I get tears 😭.. R.I.P Legend

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 лет назад +22

    Marka aan dhagaysanayo heestan waxaan dareemaa qiiro iyo wadne garaac bilaa sabab ah
    NIMUU JACAYL LUMIYOO
    LIITAAN AHEE
    LAYDHAA ISIDATEE
    nuur eebo legend Rabiyoow janada kawaraabi our legend

    • @mohamedadam8816
      @mohamedadam8816 5 лет назад +1

      Aad iyo aad wll xaqiiq ayaad sheegtay heesaha uu qaadayo Cid teembada sidiisa u dhigikarta ma hayno lodkiisi

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 года назад +1

      Originalka ayaa kasii daran sxb waad kasii daraysaa

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 года назад +1

    AHUN nuur eebo legend caawa oo jimcaha aha kuna beegan 18 Nov 2021 waxaan ku dhagaysnaya magalada MUQDISHO gaar ahaan xaafada HODAN wuxuu ahaa fanan mar la arag ah runti aadbanan codkiisa u dhagaysta kamana daalo runti ,waxan markale ilaahay uga baryaya inuu u naxariisto.

  • @diiniasaldhalad7896
    @diiniasaldhalad7896 2 года назад +1

    I68 ka comment Ba waan wada akhriyey somalida waa dadka ugu badan ee jacaylku faro kulul ku hayo macal aniga igu dar wax baa isla saacadan dareemooyaa 26-11-2021 9:41 goobtu waa germany 🇩🇪

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 4 года назад +4

    ❤❤❤🎧🎧🎧🎧🥁🥁markan 8 sano jir ahaa ilaa manton 23 sano dhageystaa allaha kunaxaristo abowe 🙏❤❤

    • @tabtoukemre1985
      @tabtoukemre1985 3 года назад

      1999 ayn aad u xiiseyn jirey amaleey

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 3 года назад

      Kkk dumarka da’dooda ma jeclo iney sheegaan dambe haiga harto anniga

  • @legendruuzi612
    @legendruuzi612 4 года назад +2

    heestaan waxa lahaa Aun Axmed Nuur Sandheere in naba caadi maahan nuur eebow allaha u naxariisto ereyada heesta waxa lahaa Abwaan Xasan Qawdhan

  • @MrATMSONGS
    @MrATMSONGS 11 лет назад +6

    ala yarxama nuur eebo sheegow band did a good job on this track--one of the few talented singers soo baxay after the civil war. his vocal reminds me alaha u naxariistee cumar nuur cabdule. iyo cabdi xasan dige. cajiiib.

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 Год назад

      Wll sheegoband maaha ee marki uu CANADA 🇨🇦 aaday albunki ugu horeeyey Ee uu qabtay waxaana u tumaya sidaan ka maqlay dad ay fanaanka aad isugu dhawaayeen musiciano Ajinibi ah Mahadasanid

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 3 года назад +4

    Heestan maanta ayay iga soo hor baxday walahi gebigaybu emotional Ayan iska noqday 15:53 uk time 8/7/2020
    Waxan ku xasuustay 2005 Mar aan wadankaygi hooyo joogay hargeysa aad Ayan uu dhagaysan jiray

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 3 года назад

      Hargaysa eebe ha ku geeyo mar kale magaalada aan ugu jeclahay eebe ha barakeeyo

  • @musemuseabdishiek6880
    @musemuseabdishiek6880 7 лет назад +6

    no question that Nur Ebo is one of the Somali legends

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 5 лет назад

      and he was my frend illahay ha naxriisto

  • @wayahacusubofficialschanel7752
    @wayahacusubofficialschanel7752 5 лет назад +7

    Allow kunaxariso cod halasiyaa nuur eebo
    2019 yaa wali dhageysanaya like ta saar

  • @m-deeq6043
    @m-deeq6043 8 месяцев назад +1

    dumar waa lugooyo,taas ayaan been ahayn runtii!

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 лет назад +2

    *ilaaahow muxu fanaaan ahaaa rabbiyow naxariistaada jano ka waraabi* 😭

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 4 года назад +3

    Wonderful singer, Allah ha unaxariisto.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +1

    NUUR EEBOW. Allaha u naxariistee waa cod macaanaa allow dambigiisa cafi qabrigiisana u waasici

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 4 года назад +1

    Waa fananka kaliya an codkisa jecelahay allow ku naxariso amiin

  • @ayaanlewajiofficial1662
    @ayaanlewajiofficial1662 3 года назад

    Allow kuu naxariiso wallkay nuur ax yaa cod geeriyeey xishood laay

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 3 года назад +1

    True legend AHUN nuur eebo fanan anan waligay codkiisa ka daalin runti

  • @axmedcali6707
    @axmedcali6707 12 лет назад +5

    cod aa ku dhamaaday allow kuu naxariiso

  • @daadiryarellzofficial
    @daadiryarellzofficial 9 лет назад +12

    Eeba ha ubaxariisto oo walaalayal kasara heesihiisa yutubka plz

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 7 лет назад +2

    ALLAH HA KU NAXARIISTO NUUR runtii wuxuu ahaa legend

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 4 года назад +2

    R.I.P Nuur Eebo,
    We miss you ever single DAY.
    Wish you were HERE.

  • @iladaawo3647
    @iladaawo3647 5 лет назад +5

    200sano e sosocda hestina wali wa moderen

  • @nuurjeceelka
    @nuurjeceelka 12 лет назад +5

    Saaxiibkey nuur eebo ilaahow kuu naxariiso

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 4 года назад +2

      8 sano ka dib sxb may maqashaaaa

    • @cabdirahmanhamud4802
      @cabdirahmanhamud4802 8 месяцев назад

      Adiga oo raliya nuur eebo xusus ayuu inaga mudan yahay iyo duco ee ma haysa wax sawir ah

    • @Uvbnn
      @Uvbnn 3 месяца назад

      Gormaa ayu dintay?​@@cabdirahmanhamud4802

  • @osmanabdirobleh488
    @osmanabdirobleh488 11 лет назад +2

    alaha naxariistii jano ka waraabiyo waa fanaaan aan aad u taageero heestana waan taageeraaa

  • @blvr10
    @blvr10 5 лет назад +1

    Eeboow eebe haku naxariisto🖑🖐

  • @naftaydaysamirbaankuidhi4077
    @naftaydaysamirbaankuidhi4077 5 лет назад +14

    Wali wuu ihayaa wakhtiguna wuxuu marayaa 21/1/2019👠👔😻

  • @SamiyaMahamed-jv2fi
    @SamiyaMahamed-jv2fi Год назад +1

    Those mans beaitfuls mash allaha

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 4 года назад +2

    4/17/2020 in USA

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 10 лет назад +7

    war ninkan mucjiso uu ahaa ilaahoow kuu naxariis fanaan ka fanaansan waa yaraa.

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 лет назад +3

    allow kuu naxariiso cod macaan ayuu lahaa nuur eebe

  • @nastofarah2264
    @nastofarah2264 11 лет назад +3

    May God have mercy on him.Great legend indeed!!

  • @mohamedabdillahi8681
    @mohamedabdillahi8681 7 лет назад +8

    laqayadii jacaylkaan
    la liicliicayaa
    laabta i qaadee
    miyaan xalay hurdaba laday

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 7 лет назад +1

    ilahy naxaristo jano ha ka warabiyo isaga Iyo maytidi somaliyed o dhan amiin amiin amiin

  • @rossrays695
    @rossrays695 7 лет назад +5

    Allah ku naxariiso sweet voice

    • @rossrays695
      @rossrays695 7 лет назад +2

      kuma ladiin jacyl waa igu lakiimooday my fav part Allah he was amazing ilahooow u danbii dhaaf

  • @cabdixakiinsilva1373
    @cabdixakiinsilva1373 6 лет назад +2

    Ifraxey ma muuqa dhul kiyo ubax laa cayaa tahay nur ebow allaha yow kuu naxariiso waxuu ahaa fanan aad u cod macaan runtii

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 4 года назад +2

    Nur ebow. Alla yaa raxma

  • @cabdiraxmaan4170
    @cabdiraxmaan4170 4 года назад +2

    Rest In Jannah Nur Ebow..😥

  • @queendumar3764
    @queendumar3764 5 лет назад +1

    allaha ku naxariisto kuuna dam be dhaafo

  • @hamiiyoqami135
    @hamiiyoqami135 4 года назад +1

    Nin jacayl lumiyoo liitaan ahee laydhaa isidatee

  • @yasmine22891
    @yasmine22891 4 года назад +1

    My favourite Somali singer ever

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад +2

    Nin jaceyl lumiyoo liitaa ahee laydha iisidate..top cod cajiiba laxan cadii aheyn kumaa ladiin jaceyl waa igu lakiimooday ain't that the truth😣😣

  • @mohamedawale9325
    @mohamedawale9325 3 года назад

    ILAAHOOW inaxariiso , oo ugu deeq jano bilaa xisaab ah

  • @hanaialie4470
    @hanaialie4470 2 года назад

    adoon liima liimod is ku qarin hilaac
    ana laaca ii dhigin hadal waa lilaahiye
    esh calaa miro nuur eebo ale haku nxaridto🥲

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 2 года назад +2

    Rest in peace nuur eebo😭

  • @hanadchanneloffical5579
    @hanadchanneloffical5579 5 лет назад +2

    Wlhi i feel bain ths song
    Omg

  • @jaysuguleh808
    @jaysuguleh808 5 лет назад

    Illaahay how naxariisto marxuunka Nuur Eebo

  • @fatxiyashareef1369
    @fatxiyashareef1369 10 лет назад +4

    Masha alah waa I dhex martay heesta

  • @musemuseabdishiek6880
    @musemuseabdishiek6880 7 лет назад +2

    heesta hooyo nuura is my favorite

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 4 года назад

    Nuur eebow fanaan aad ucod macas oonan fanaan aan ku mathaslo adeer alaha kuu naxatiiisto

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 2 года назад +2

    Dumarku Kaliya Waxy Moodaan Inay Ragu Qalbiga Ka Jabiyaan Lakin Waxa Jira Qaar Bdano Aan u Qalmin in La Jeclaado. Hadna Qalbigaga Xasuus ku Dilaya, Aduunka Iska Noocsa.🥺💔

    • @zacki001
      @zacki001 Год назад

      Sxb raganimada ayaaba ah in aad taktada ka fikirin horay usoco

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 7 лет назад +1

    Ugh fanaan waxaan ayaa laga dhahaa

  • @TheSamale
    @TheSamale 4 года назад +1

    Love is blind excluded Fanaan dheh. Ax yaa. Wadani. Love peace.

  • @cadarus75
    @cadarus75 11 лет назад +1

    ALAAHU YAA ARXAMA - AL FANAAN.

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 4 года назад

    Mid ka mida dadkii ugu codka wanagsanaa ee illaahay abuuray

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 3 года назад

    Heestan qoraalka ugu caawiyaa fadlan walalayaal

  • @mudane1454
    @mudane1454 5 лет назад

    Alow ku naxariiso nuur eebe

  • @cadarus75
    @cadarus75 11 лет назад +1

    I miss 90s.

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 5 лет назад

    alla yaaraxma nuur eboow

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 3 года назад

    One of the best Somali singer

  • @eidleone4330
    @eidleone4330 5 лет назад +1

    Nin uu jacayl lumiyoo liitaan ahee laydhaa isidatee

  • @dalla112
    @dalla112 6 лет назад

    nuur eebow fanaaninta dambe ayuu ugu cod macanaa lakiin heesaha uu qaado badana waxa lahaa fanaanki weynaa cumar nuur c/lle waxana la yaapay dadka nuur eebo AU ka dhagaya wax uusan ahayn wa cod macaa lakiin kuwa dambe ayuu ahaa ee qurbaha labada Allaha u naxariisto

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 6 лет назад

    zxb gal bataye illah ha ku naxaristo dunida wa malma qudha

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 лет назад +4

    That's right

  • @iladaawo3647
    @iladaawo3647 4 года назад +1

    Xasuus 2009 bn dhagaysan jiray wali kama xiiso dhicin

  • @cabdiyare7136
    @cabdiyare7136 2 года назад

    Allah unaxariisto

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 11 лет назад

    True fanaan, he will be missing dearly.

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 8 месяцев назад +1

    😊

  • @msufichannel8330
    @msufichannel8330 11 лет назад +1

    Nuur eebow Forever

  • @maancabaas
    @maancabaas 7 лет назад +3

    Abtiyow allaah ku naxariisto .

  • @musemuseabdishiek6880
    @musemuseabdishiek6880 7 лет назад

    allaha u naxariisto iyo anaga dhammaanteenba

  • @nasfrom-da-ldn7362
    @nasfrom-da-ldn7362 4 года назад

    My favourite Somali song

  • @aliegal1633
    @aliegal1633 10 лет назад

    nuurow allahakuunaxariisto

  • @mohamedabdullahi9772
    @mohamedabdullahi9772 7 лет назад +1

    Miyaa ladilay mise dar Alle ayuu udhintay Allow kuunaxariiso

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 лет назад

      Mohamed Abdullahi Maya lama dilin cancer ayuu udhintay 1999

    • @xayaatxas5559
      @xayaatxas5559 4 года назад

      @@malmo4235 halke ayu ku dhintay wll ma somaalia mase

  • @quadanabdi200
    @quadanabdi200 6 лет назад

    Allah yarhama

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad01 12 лет назад +1

    (AHUN) A better singer than anyone they call fanaan these days.

    • @abdihrasak
      @abdihrasak 2 года назад +1

      10 sanno ka hor baad commenkan bixisay bal ka wrn mnta eraygii fannan xaguu marayo bro?

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 2 года назад

      @@abdihrasak “Haduu sii go’ay” ma maqli jirtay? 😂

  • @abdirhmnhassa6088
    @abdirhmnhassa6088 8 лет назад

    alle ha u naxaristo aamin yaa rabi

  • @Uvbnn
    @Uvbnn Месяц назад

    1994😢😢

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 7 лет назад +1

    viva hawd i like dat

  • @mustafamohamed3627
    @mustafamohamed3627 2 года назад

    Timeless legend

  • @fatxiyashareef1369
    @fatxiyashareef1369 10 лет назад +2

    Alow kuu naxriiso oo janada ka waraab malab ka dhargi waayey codkiisa macaan

  • @mursalsiad1029
    @mursalsiad1029 8 лет назад

    excellent song

  • @khalidkhadar1549
    @khalidkhadar1549 4 года назад

    Waaw fanan qli ah

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 6 лет назад

    Allaah Yarxam

  • @deqomahamuud4048
    @deqomahamuud4048 5 лет назад

    masha allah

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 3 года назад

    AHUN Nuur eebo fanaan anan codkiisa ka daalin runti “nin jacayl lumiyo liitaan ahe laydha I sidate “”

  • @cabdalawarsame560
    @cabdalawarsame560 7 лет назад

    ilahay ha unaxaristo

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 4 года назад

    2020 ya dhgysanayo

  • @xayaysiskamas8806
    @xayaysiskamas8806 6 лет назад

    Heesaha nur eebe caadimaahan

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 7 лет назад

    wada song ever a made it viva somali

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 3 года назад

    SomAlyey abtidgey janDa in u ilahay ugeyo

  • @cabdicaziizgeedi401
    @cabdicaziizgeedi401 4 года назад

    Yaaa wele dhaheeysanaayo heestaan