Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Kan intaadan xukumina sh rusheeye haloo geeyo Sidaa kuma fayoobee
Ninkani waa nin macalin aha oo la yaqaano illahay qatumada ha noo sugo
سبحان الله يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
MashaAllaah Gul iyo Gobonimo hakuqusqatan kuwa lamidka ah
Subxaanallaah bal suu uqurux badan yahay sheydaan baa ka qaalib noqday.
Quruxda halka laga eego wa qalbiga
Kan intaan kabadan ayuu wadaye hala weydiiyo
Flim aaaaa daawashada flimada dhibkan inee keenayso waa sbbta diinteena suuban uxarimtay ☠️
Allow ha na ceebayn. Subhannallah, quruxda ka muuqata waa lagu qatalmaayaa.
Cajiiiib shekh xudayfa so ma aha ninkan
Film 🎞 hindi aan daawaday Aaa ??
Subxanalaah walhi illahey haduu ku dugaayowaa sidaan maclin kadibne tuug
Qof la aaminaayo majirto samankaan Aaminaadii wee sii adkaatay.
Wallahi aniga waxan jeclaan laha qof kasto oo katirsan Alshabaab ha la togto. shayadinta argixisada waa dad maangab ah oo bila naxariis ah.
Waxaad ku ducaystaan اللهم إنا نسألك العافيه ilaahy in badan ayuu dadka astura
Ninkaaan aflaanta ayaan jilayaa buu tagan yahay waaa mid warersan run buu moday barina xabsiga inuu ka so baxsado filo wali filmkisu madhamaan 😂
Ataxaadka Umul ciyaalkiisa shaqo wacan
Sheekh umal Allah ha xafido aduun iyo aakhiro , Allah ka baq oo culumada cayda ka daa , oo Allah adoo madiisa u daa
Wllhi caadi maahan tuugan wxii filimiinta uu kasoodaabto uu practical datka ugusameynaaya
Tuuga waqtigiisa waa 40 afartankii aya so dhamaatay
Waa Lebannin.50jiroah
Ninkan shalay Aya turki ku arkay wuxu idhahay lacag Aya leygu sodaayay somalia cadaalad mataalo
hhhhhhhhhhhh Filin dartiis ma tuug u noqotay wlle dhibka ma yaro
Heesta araash kan aa loo wadaa u maleena (sidaad u fiirsaneesay film senidol wxaa is moodaa baby doll
subxanallah
qofkn wa xanuunsanyhy
Cajiib cajiib waligay tuug kaxariifsan ma arag lkn halmid buuku ficna dadka madilijirin wan yaabay walahi
Kani waa qalbi caruur
Hhhhhh waligay qof ka khaainzan marag balo salxanyo dheerHabloow raga zalxanyada dhaadheer iska jira was iga talo😂😅
😀😀😀😀 walasheey ayaa kula eg kulaha inkaar kugu dhacday
Ninkaas Uma qalmo 10 sano waxaas waa cadaalad daro Ninkaan filin ayuu jilayay ee tuug wax dila ma ahayn
Ooh sorry wuu fitnooway
Hhhh war ninka waa mucjiso walaashey ayaa kula ek iyo filim cusub yaah kaaley iska arak😂😂😂😂
⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
FLIM HINDIA KULHAA 🤣😂
Tobanka atoore iyo maska haduu daawan lahaa see noqon lahaa ninkaan hhh wixii ku qaata kuma dhigaan.
Kan shaqo tuugnimo kaweynaa jirto racfaan aa kan talo kale ha weydinina dadka Ka qabta
war heedhe caqli mahaysane dad badan oo kale ayaad baraysan qaabka wax loo xadigare idinkoo iskeh wax xaliya wax hafasahaadi nina wax ma gartayaal miyaa tihiin ninkan waxu idin leeyahay filin aan fiirsaday ayaan ku lumay isna hada miyaanu qarbadan oo kale luminay markay fiir sadan kaartoyinka uu sheegayo aduunkiiba kadhigteen wax lasoo wada bandhigo oo lacag lagu raadiyo waxan idin leeyahay qariya dad ka wax fasahaadinaya oo hasoo ban dhigina
Asc. Lkn nagah. Nin. Anaka sanin raacay. Aqaladan. Iyo. Kuwa talefonka dhibay. Dhamanto. Way qaladan yihin may. Dhahan. Walalsha labar. Mataqano niiy. Nin anan kasenin. Isaka dhafe waxanan. Racenan kuana. Kaasayo. Wayo. Waxad kuxisab taanata. Xiilig lamaroyo.
Dowlad bad lagaqado mesha majogto
Tuug
Scw ninkaan waa in ladillaa tuug,mooryaan,kufisi geestey waa sheeydaan. Film waa jilid run maha.
Yaab
Allah nama fitneeyo
🤭🤭🤭
Hadaa la siideyn ee beenta naga dhaafa,
Taliye shuute 10 sano waa kubadantahay macalinka quraanka fadligiisa ha lagu tixgaliyo.
War bax warya. Loma naxarisanayo argixisadan shayadintan ah.
@@gabrielabdul8372 Kkkk ... Maxaa loogu naxariisanaynina dad ma uusan laynine ... Telefoonna unbuu gabdho kafurtaye ...
Ballaayo idinla midowdey waxey rabaan iney alshabaab iyo qaraxyo nagu soo hogaamiyaan. Somalia waligeed daahiri meyso.
Naga aamus axmaqyahow.
alpha female@ Adiga yaaku yidhi ka hadal arinatan Oromada ayaa hargaysa kugu dhacda habeenkii mana sooxidhi kartid ilee IToobiyaanka waad kabaqataane reer afka Nool orodoo gaalkii Gunteer u yeedho hablaha filimo wasmo haka duubee waar Gun baa thiiin Duufloow
Kan intaadan xukumina sh rusheeye haloo geeyo Sidaa kuma fayoobee
Ninkani waa nin macalin aha oo la yaqaano illahay qatumada ha noo sugo
سبحان الله يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
MashaAllaah Gul iyo Gobonimo hakuqusqatan kuwa lamidka ah
Subxaanallaah bal suu uqurux badan yahay sheydaan baa ka qaalib noqday.
Quruxda halka laga eego wa qalbiga
Kan intaan kabadan ayuu wadaye hala weydiiyo
Flim aaaaa daawashada flimada dhibkan inee keenayso waa sbbta diinteena suuban uxarimtay ☠️
Allow ha na ceebayn. Subhannallah, quruxda ka muuqata waa lagu qatalmaayaa.
Cajiiiib shekh xudayfa so ma aha ninkan
Film 🎞 hindi aan daawaday Aaa ??
Subxanalaah walhi illahey haduu ku dugaayowaa sidaan maclin kadibne tuug
Qof la aaminaayo majirto samankaan
Aaminaadii wee sii adkaatay.
Wallahi aniga waxan jeclaan laha qof kasto oo katirsan Alshabaab ha la togto. shayadinta argixisada waa dad maangab ah oo bila naxariis ah.
Waxaad ku ducaystaan اللهم إنا نسألك العافيه ilaahy in badan ayuu dadka astura
Ninkaaan aflaanta ayaan jilayaa buu tagan yahay waaa mid warersan run buu moday barina xabsiga inuu ka so baxsado filo wali filmkisu madhamaan 😂
Ataxaadka Umul ciyaalkiisa shaqo wacan
Sheekh umal Allah ha xafido aduun iyo aakhiro , Allah ka baq oo culumada cayda ka daa , oo Allah adoo madiisa u daa
Wllhi caadi maahan tuugan wxii filimiinta uu kasoodaabto uu practical datka ugusameynaaya
Tuuga waqtigiisa waa 40 afartankii aya so dhamaatay
Waa Lebannin.50jiroah
Ninkan shalay Aya turki ku arkay wuxu idhahay lacag Aya leygu sodaayay somalia cadaalad mataalo
hhhhhhhhhhhh Filin dartiis ma tuug u noqotay wlle dhibka ma yaro
Heesta araash kan aa loo wadaa u maleena (sidaad u fiirsaneesay film senidol wxaa is moodaa baby doll
subxanallah
qofkn wa xanuunsanyhy
Cajiib cajiib waligay tuug kaxariifsan ma arag lkn halmid buuku ficna dadka madilijirin wan yaabay walahi
Kani waa qalbi caruur
Hhhhhh waligay qof ka khaainzan marag balo salxanyo dheer
Habloow raga zalxanyada dhaadheer iska jira was iga talo😂😅
😀😀😀😀 walasheey ayaa kula eg kulaha inkaar kugu dhacday
Ninkaas Uma qalmo 10 sano waxaas waa cadaalad daro
Ninkaan filin ayuu jilayay ee tuug wax dila ma ahayn
Ooh sorry wuu fitnooway
Hhhh war ninka waa mucjiso walaashey ayaa kula ek iyo filim cusub yaah kaaley iska arak😂😂😂😂
⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
FLIM HINDIA KULHAA 🤣😂
Tobanka atoore iyo maska haduu daawan lahaa see noqon lahaa ninkaan hhh wixii ku qaata kuma dhigaan.
Kan shaqo tuugnimo kaweynaa jirto racfaan aa kan talo kale ha weydinina dadka Ka qabta
war heedhe caqli mahaysane dad badan oo kale ayaad baraysan qaabka wax loo xadigare idinkoo iskeh wax xaliya wax hafasahaadi nina wax ma gartayaal miyaa tihiin ninkan waxu idin leeyahay filin aan fiirsaday ayaan ku lumay isna hada miyaanu qarbadan oo kale luminay markay fiir sadan kaartoyinka uu sheegayo aduunkiiba kadhigteen wax lasoo wada bandhigo oo lacag lagu raadiyo waxan idin leeyahay qariya dad ka wax fasahaadinaya oo hasoo ban dhigina
Asc. Lkn nagah. Nin. Anaka sanin raacay. Aqaladan. Iyo. Kuwa talefonka dhibay. Dhamanto. Way qaladan yihin may. Dhahan. Walalsha labar. Mataqano niiy. Nin anan kasenin. Isaka dhafe waxanan. Racenan kuana. Kaasayo. Wayo. Waxad kuxisab taanata. Xiilig lamaroyo.
Dowlad bad lagaqado mesha majogto
Tuug
Scw ninkaan waa in ladillaa tuug,mooryaan,kufisi geestey waa sheeydaan. Film waa jilid run maha.
Yaab
Allah nama fitneeyo
🤭🤭🤭
Hadaa la siideyn ee beenta naga dhaafa,
Taliye shuute 10 sano waa kubadantahay macalinka quraanka fadligiisa ha lagu tixgaliyo.
War bax warya. Loma naxarisanayo argixisadan shayadintan ah.
@@gabrielabdul8372
Kkkk ... Maxaa loogu naxariisanaynina dad ma uusan laynine ... Telefoonna unbuu gabdho kafurtaye ...