Hadal dublimaasiyaysan xiligii lagu hadli lahaa lama jooga xasan Wuxuu wado xal ma ahan aduunkana wax xoog lagu raadiyay ma hagaagan mana waaran Axmed waa la ogyahay xaladiisa Lakiin xasan waa Madaxweyna qaran in uu Hawadiisa raaco ma ahan Waa maxay ciidanka hada la gaynaya raaskanbooni ee aan sanad ka hor la gaynin waa la ogyahay xasan iyo waxa uu damacsan yahay Kolay somalia ilahay kagama cabsanaya xasan sh Ee ilahay ha ka qabto umada Axmed madowe waa shaydaan lakiin waxaa ka shaydansan xasan shiiqa jirjiroolaha ah ee ka shaqaynaya waxa umada dhibteeda ah
ALLAH INOO MA SOO DIRIN EE DADKAA MUTAYS TAY WAANA DHASHII IBLIIS DAD KA XUMAAN TA U BATANA ISAFA IYO OROMKAA IBTILO LOOGA DHIGAA IN SHA ALLAAH KALA DAN BAYN MAAYAAN SIDII ALLE LAGA AR KI JIREY
XAGEED DAWLAD KU ARAGTAA ❓️ DAWLADNIMADU MA IN XIIDAMADA DALKA IS DILA OO HUBKA LAYSUGU DHIIBAA ? CI8DANKA DALKU SE MA WAXAA LOO SAMEEYEY IN AY DALKA CADAWGA DIBADA KA DIFAACAAN MISE IN AY KUWA KA TIRSAN DALKA DAGAAL KU QAADAAN OO XASAN TUUG KU AMRO IN AY USOO QABTAAN QOFKAY IS FAHMI WAAYAAN OO KA ARAGTI DUWAN ISAGA ? WAR DADKU AQLI BAY LEEYIHIIN, XAQA IYO XAQDARADA NA WAA KALA YAQAANIIN. KOLBA INTA NOOCA XASAN CULUSOW U DHAQANTAA, MUWAADINKA SOOMALIYEED WAX MAKASOO QAADAAN, ILEEN WAA XAYAWAANE🥨😂. MIDA KALE, MEEYE CIIDANKUU XASAN U DIRAY RAASKAMBOONI ? XAGUU KU OGYAHAY RAGAAS MAANTA ? WAA CIIDAN CIDINA AY DAN KALAHAYN. XASAN KUWII UU HORAY ALSHABAAB UGU LOOGAY XATAA UMA TACSIYEYN. 4 TII NIN EE SUCUUDIGA KA DHIMATAYNA DHAAWACOODII UU BOOQDO , TACSI IYO TAALU U SAMEEYEY OO U DHISAY, BOOS GENERAL SOOMAALI LAHAANA UGA XAYUUBIYEY OO MIDKI CARABKA AHAA SIIYEY. SUBXAANALAAH😭. MAANTANA JABKA IYO CEEBTA SOO GARTAY CIIDANKAAS WAA MID AY KASOO WAAQSANAYN, SAA QAXOOTII BAY DAL KALE KA NOQDEENE❗️MAANTA MABA AHA MAALIN HADALKU U BANAAN YAHAY XASAN BAAHANE, XAMSE WASHMAN IYO INTA TALADA XUN SIISA. KOLBA KUWAAS CEEBI WAX KAMA DHINTO
Xassan Dhiiqo qorshe fog oo IRRIR SAMALE ayu wata. Ex-Somaliland should be only for ISAAQ. Ex- Somalia only for HAWIYE. 4.5 - 2 = 3.5. The rest of Somalis should be SUJECTS or immigrate to Ethiopia or Kenya. Laba Xisbi mid HAWIYE ah iyo mid ISAAQ ah oon ba Xassan Dhiiqo qorsha ugu jira.
Exactly 💯 👏 wa runta zxp odayga weyne Ismail Omar gelle aya la og in wadanka lakala gosto Idoor xoog ku hayztan warsangali & Dhulbahante qeybtan kalana hawiye xoog ku hayzto iyago madaxda Alshabab la shaqenayan inay qarxiyan deganada darood qazatan putland & Jubaland wad aragta waxa la kenay Ethiopian fara badan argagaxiza ah putland wayna jogan Jubaland headquarter Jillib alshabab inla laayo darood la qaxiyo, la gumeeyo qarna la sixro sida Hamza barre u sixran yahy cml. Hassan sheikh neceybka u qabo darood wa mid aad u xun inlaga zaaro Somalia ayu jecel yahay
Jubbada hoose, waan la soconnaa, laakiin, dhammaan dadka ku dagaalamaya, waa dulmi, doqomahan hadlàya wax tixgelin ah maleh.dhammàn waa in laga wada saaraa. Inshallah waana laga saari doonnaa.
Zxp adigana ka ahow abgal ninkan wa mulkilaha JUBALAND ISAGA ISKALEH WA LANDHERE KUMADE AH. HASSAN NAMA MATALO SHAQANA KUMA LIHIN MADAXWEYNAHENA WA AHMED MOHAMED ISLAM
Xasan Sheekh Maxamuud. Waxuu Qabaa Xanuun .Waayo Siro Badan Ayaa Laga Hayaa. .ikhtiyaar Ma Leh.Waa La Amraa. Waa Tii Wajiga Laga Tuma Ee Waliba Gacanta Laga Jebiyay....Soaamaalaay Ka Tashada Xasana Sheekh Maxamuud
@@axmedaxmed5455 eeyaha wajiyaha badan sida faarax macalin wuxuu waayay cid xirta oo cashir udhigta , isaga kaliya ma aha kuwo badan u ubaahan in shaqo laga qabto, hadey ogaan lahaayeen in lala xisaabtamayo waxey rabaan masameeyeen
Farah asaga eyey tahay in umada lagaqabto. Kenya waxba kama dhexdhihinkaro oo xataa marka ow kahadlaayo luqada owkuhadlo waa iska qurxiyaa lkn umada somaliyey in ey isku dhamaato ayow rabaa
Farax macin wa qabiileyste marka hore marka 2 baad farax hadii u yahey nin wadani o ah qof wax qabanaya waxa u mp ka ahaa 20 sano ku dhwad maxuu ka qabtey xitaa ceel biyoole uma qodin marka farax maxuu ka fahmi karaa xalada somalia somaliyey wa suaaale qof in qabiilkisa la qanciyo miyaa qarinmo
SOMALDU WAX MA DHAADO XASAN BERI HORUU IDIIN SHEEGAY SOLI CIIDAN XOG LEH INAANAY U BAAH NAYN QOF WALOWBA SAARABTO U QAADO RUNTU HOR TAADAY TAAL XASAN AXMED MADOBEE WALAA CID KALUU LA DAGAALA MAYAA SHALAY BUU LA JOOGEY XAMAR CIDANKA BAQIGII HADHUU GEBA GEBAY NAYAA AMA GARO AMA YEEL KADAA
Indhahay leedahay Waxa ii muuqata somalia oo Gaacanta u gasha Al - shabaab Yaanay wax qariiba beri idinla noqqon sababtoo ah ciidankii loo diyaariyey inay shabaab la dahalamaan ay Iyagii iskusoo jeest3en shabaabna Fursad halkaa ka sugayso, Walee weji kala soo socda
Raysalwasaare Xamsa ha af lagaadeeyn waa .uwaadin Soomaaliyeed oo aad adiga oo kale qabiil uu ku gatab is taagin ee dalkiisa atuu ravaa xuduudyada dalka Soomaaliyeed uu rabo in ay ilaaliyaan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.
Abdajaliil show amay in aa dhacdooyinka Ka sheekaysto kuu roonthy saaxiibkeeyow hawlagaan siyaasadda faraha Hala galiye haddi kale sida professaro badan wareeereee
Marki hassan sheikh madaxweyna ka noqday ayey rajada dalnima god ku dhacday. Hassan baraf umadda ilahay ha dhaafiya. Siyaasadda gudaha iyo dibaddaba wa ku fashilintay dowladda
Masha Allah . Faraah Macalin waa Libaaxa 🦁he’s telling the truth 👏👏👏👏👍.
Illhay xasan dulmi dalka ha Ka badbaadiyo si dhaqso ah allahumaa Aamiin
Viva farax.m.
Viva jubaland
Hassan Sheekh should be held accountable for deploying SNA on this abandoned island without any clear political or military objective in place.
Alle Ha.Sahlo Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Afkaaga caano lagu qabay faarah macalin ❤❤
Jubaland guuuul❤
FARAX MACALIN HOGAMIYE GEESKA AFRICA AYAAD TAHAY ADAA WADAN KAAGA MASUUL KA AH INTAAD NOOSHA HAY MAALIN AAN DHEERAYNA IN SHA ALLAAH WADANI OO DHAMI WUU GUULAYSAN DABA DHILIF WUU GUUL DARAYSAN ADIGANA TARIIKHDA DAHABIGA AH BAA LAGUGU XARDHI INTA DUNIDU TAAGAN TAHAY
FAARAX MACALLIM WA SHEYDAAN QABYAALISTE AH, CODADKAAGA TARIIKHDA YEEY GELI DONAAN, INSHAA ALLAAH.
Xasan shiikh na kawaran 😂
Faarax macalim Naftisa wa tuug waxba Hassan Shek uu eedeynin . Galki Ahmed madoobe ahay jubbaland waxba umaqabto
Asc farax macalim wadani qof kasta oo somali xalaali waa ku ogyahay
Hadal dublimaasiyaysan xiligii lagu hadli lahaa lama jooga xasan Wuxuu wado xal ma ahan aduunkana wax xoog lagu raadiyay ma hagaagan mana waaran
Axmed waa la ogyahay xaladiisa
Lakiin xasan waa Madaxweyna qaran in uu Hawadiisa raaco ma ahan
Waa maxay ciidanka hada la gaynaya raaskanbooni ee aan sanad ka hor la gaynin waa la ogyahay xasan iyo waxa uu damacsan yahay
Kolay somalia ilahay kagama cabsanaya xasan sh
Ee ilahay ha ka qabto umada
Axmed madowe waa shaydaan lakiin waxaa ka shaydansan xasan shiiqa jirjiroolaha ah ee ka shaqaynaya waxa umada dhibteeda ah
Subscribed Abdijalil Show
Guul jubland ❤🎉🎉🎉🔥🔥💪💪💪🙏🙏
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
Farah waa hero
Cabdi jaliil sheydaan baa tahy xasan hadda waxa uu wado maahan wax saxa wana run ciidada dawlada federaalka somaaliyeed meel walba wa ay tegi karaan lkn tan hadda socota maahaan mid saxa sxb iska daa sheydaan nimada
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
Asc faraxmackin adiga Allah hanaga Qabto carabkaaga wayo waxaad tabay cadowga umada somaliyeed iyo Dowlada umada somaliyeed yaa xayyu yaa Qayuun naga Qabo Qabyaaliste Farax maclin adigaa musubo ah xasbunAllah wanicmalwakiil sharap you are Qabyaaliste aan xur aheen.afkaaga uraayo ka leexi xasan sheekh Xamasa Cabdi bare .xasbunAllah wanicmalwakiil
faarax macalinow dalkaan ragii lahaa wey dhinteen mucaaradna hanjabaad ayey ka bixi layihiin inta hartey xasan ayaa loogu soo dhiibey doolar inuu xaniinyaha kaga tumo iyo kursi waa meyd wada socda oon aduunyo iyo aakhiro midna joogen soomwali ma jiro nin walba dowlada uu jaasuuska u yahay ayuu baasaboorkiisa heystaa kana tirsan yahay xasan wax uu rabo okn lacag aheyn ma jiro ee aduunkii oo dhan ayuu u shaqeeyaa suu lacag badan u helo
Musiiba adiga faraax macalin Aya ah oo qayaaliista ah
Faarax waa khiyaanole walahi ilaahay calaamad haka soo saaro yarab 🤲🏼
War iska amus farax Macalim waa geesi Somaliyeed ❤❤❤❤
Xasan sheekh dalka iyo dadka halaga badbaadsho xasan dhiiqo😂😂😂😂😂 ilahay baa jabiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ilahaw Xsan dhiiqo jabi😂😂😂😂
ALLAH INOO MA SOO DIRIN EE DADKAA MUTAYS TAY WAANA DHASHII IBLIIS DAD KA XUMAAN TA U BATANA ISAFA IYO OROMKAA IBTILO LOOGA DHIGAA IN SHA ALLAAH KALA DAN BAYN MAAYAAN SIDII ALLE LAGA AR KI JIREY
Mudane farax macalim dadaab mahan
Faarax Macalin Viiva Sonaliland hooyadaa wase.
Alla qabiil xanun badana, farax daware aya maanta leh ciidan qaran majiro ee wa abgaal. Qabyaaladu qaraaraa!
Waarun de ciidanki qaranka ahaa hassan intu burburiye bu maleeshiyo beeleed sameyste
Wa runti waxa kuso dulay Raskamboni waxay ahayen Abgal
Faarax Maclin somalia waxba kaama quseeyeen xeryahaga ka qaraabo 😂😂
Markii hore halyey soomaaliyeed baan uheysanay, iminkana waxuu difaacaya axmed geeda naar, he is no more than a corrupt politician
OGAADEEN REER CABDILLE AYAA QARIBEY. BEESHA MAJEERTEEN MARNABA YEELI MEYSO IN AXMAD MADOOBE SII JOOGO
@@Yusufxasann mahadsanid geesi soomaaliyeed, inoo daa kuwaan xabashida iyo oromada walaale mooda, anagaa shaqo ka qabaneyna, hawaarto soomaalinimo
Somaliya ma hooyadaa baa leh neef fooqal neef
@@Yusufxasannmagaca mj inta iska deyso magacaaga urursamaale ku hadal
RW Xamza wuxuu yiri Xasan SH M dhagoolkeyga ii dhafa qof dhagool kuugu yeerayo💔💔💔💔💔💔💔
CIIDANKA XASAN SOO DIRAY WAA QAAN GAAR❗️ HADAY DHINTAAN OO DIIDI WAAYAAN IN AY DAGAAL QAADAAN, WIXII KU DHACA IYAGA DOORTAY😊
Wa qaangar maxa ladhaha? ciidanka wa ciidan dowladeed wana kuqasbanyihiin inay amarka qatan inkasta oo kuwan meel qaldan loodiray
XAGEED DAWLAD KU ARAGTAA ❓️ DAWLADNIMADU MA IN XIIDAMADA DALKA IS DILA OO HUBKA LAYSUGU DHIIBAA ? CI8DANKA DALKU SE MA WAXAA LOO SAMEEYEY IN AY DALKA CADAWGA DIBADA KA DIFAACAAN MISE IN AY KUWA KA TIRSAN DALKA DAGAAL KU QAADAAN OO XASAN TUUG KU AMRO IN AY USOO QABTAAN QOFKAY IS FAHMI WAAYAAN OO KA ARAGTI DUWAN ISAGA ? WAR DADKU AQLI BAY LEEYIHIIN, XAQA IYO XAQDARADA NA WAA KALA YAQAANIIN. KOLBA INTA NOOCA XASAN CULUSOW U DHAQANTAA, MUWAADINKA SOOMALIYEED WAX MAKASOO QAADAAN, ILEEN WAA XAYAWAANE🥨😂. MIDA KALE, MEEYE CIIDANKUU XASAN U DIRAY RAASKAMBOONI ? XAGUU KU OGYAHAY RAGAAS MAANTA ? WAA CIIDAN CIDINA AY DAN KALAHAYN. XASAN KUWII UU HORAY ALSHABAAB UGU LOOGAY XATAA UMA TACSIYEYN. 4 TII NIN EE SUCUUDIGA KA DHIMATAYNA DHAAWACOODII UU BOOQDO , TACSI IYO TAALU U SAMEEYEY OO U DHISAY, BOOS GENERAL SOOMAALI LAHAANA UGA XAYUUBIYEY OO MIDKI CARABKA AHAA SIIYEY. SUBXAANALAAH😭. MAANTANA JABKA IYO CEEBTA SOO GARTAY CIIDANKAAS WAA MID AY KASOO WAAQSANAYN, SAA QAXOOTII BAY DAL KALE KA NOQDEENE❗️MAANTA MABA AHA MAALIN HADALKU U BANAAN YAHAY XASAN BAAHANE, XAMSE WASHMAN IYO INTA TALADA XUN SIISA. KOLBA KUWAAS CEEBI WAX KAMA DHINTO
Qofka qaan gaarka ah waa qof weyn oo masuul ah. Ciidan hadii layahay, wax la yeelo iyo wax la diidi karo iyaa jira. Dagaalku xeeraru yaalaa jira. Tusaalo. Beri hadii lagu dhaho soco madhfac ku garaac inta soo shaqa tagtay ee baarlamaanka joogta, ma yeeli lahayd ? Ogow amarada noocaas ah waa kuwa argagaxisadu dhiibtu. Qusuusan marka dilkaas laguu diray uu ka dhacaayo dalkaaga aad difaaciisa u dhaaratay.
Muusibo qaran waa xasan shiikh bahane bakhti quute xasan shiikh maxamuud
😢😢😢 xasan sheikh dalka halaga badbaadiyo
Waa runtii Xasan sheekh waa Duli daneyste ah .
Danguud iyo Dangaar mid uu reebayo malaha Xitaa uu Xabaalihii buu gatay !!
hada ayuu xasan sheekh Dhowyahay hadii kale Xamar waa lagu kala tagi doona
Caasimada soomaaliyedna ma noqon doonto.
XASAN IYO XAMSE MARKAY ARKEEN CAALAMKII OO DODAN DAGAALKA JUBALAND BAY SI DEG DEG AH DAGAAL USOO QAADEEN. WAA IS MAQIIQ IYO SI RAGA SOOMALIYEED ISUGU DHAMAADAAN😢. XASAN DAN KAMA LAHA WIILASHA DHIMANAYA😢.
Ilaahayow qabyaalada naga madoobee.
bal halka ay marayso eega
Alloow noo siyaai qabyaalada waa taan wa kunoqone ilaa siyaadbare
Hassan wa hogamiye koxeed Kaso haray USC bililiqo boob iyo burburka dawladnimo ee Somalia
Subscribed Cabdijaliil Show
Xassan Dhiiqo qorshe fog oo IRRIR SAMALE ayu wata. Ex-Somaliland should be only for ISAAQ. Ex- Somalia only for HAWIYE. 4.5 - 2 = 3.5. The rest of Somalis should be SUJECTS or immigrate to Ethiopia or Kenya. Laba Xisbi mid HAWIYE ah iyo mid ISAAQ ah oon ba Xassan Dhiiqo qorsha ugu jira.
Darood waa beesha Somali ugu balaadhan uguna dhulka wayn uguna qurba joogta badan. Maaha beel la qarin karo. Isaaqa aad sheegayso iyo Dhulbahante ayaa isku miisaan ah. Dhulbahante oo 9 oday hoos uga daga Darood.
Ahmed madoobe waa aabaha argagixisada cagdheer qaxooti daarood faqash
Exactly 💯 👏 wa runta zxp odayga weyne Ismail Omar gelle aya la og in wadanka lakala gosto Idoor xoog ku hayztan warsangali & Dhulbahante qeybtan kalana hawiye xoog ku hayzto iyago madaxda Alshabab la shaqenayan inay qarxiyan deganada darood qazatan putland & Jubaland wad aragta waxa la kenay Ethiopian fara badan argagaxiza ah putland wayna jogan Jubaland headquarter Jillib alshabab inla laayo darood la qaxiyo, la gumeeyo qarna la sixro sida Hamza barre u sixran yahy cml. Hassan sheikh neceybka u qabo darood wa mid aad u xun inlaga zaaro Somalia ayu jecel yahay
RW adeer xamse waa sharable xassan sh maaha RWReerkiisa meesh ujooga RW somaliyedna maaha inta xumaha jecel iyo xassan sh buu usha qeyaayaa
Jubbada hoose, waan la soconnaa, laakiin, dhammaan dadka ku dagaalamaya, waa dulmi, doqomahan hadlàya wax tixgelin ah maleh.dhammàn waa in laga wada saaraa. Inshallah waana laga saari doonnaa.
Adiga kenyati ka ahaaw
Maalinta dadka kle laqawanaayo muxaafid malinka walaalka laqawanayana qeyli
Tani waa mustaqbalkeena hdi aanu nahay dhalinta somaliyed
Wlahi axmed madoowana qaraabo ayn nahay somalia 🇸🇴 guul
Mustaqbalke? Ma in Hsm dastuurki ku meel gadhka ahaa baabiyo oo dalka iska fadhiyad mustaqbalkaga ka dhex aragtay? Dameer dameer dhalay ayd tahy anaga wasayna mustaqbalkaga hadaba dameeryaw
Zxp adigana ka ahow abgal ninkan wa mulkilaha JUBALAND ISAGA ISKALEH WA LANDHERE KUMADE AH. HASSAN NAMA MATALO SHAQANA KUMA LIHIN MADAXWEYNAHENA WA AHMED MOHAMED ISLAM
Xasan Sheekh Maxamuud. Waxuu Qabaa Xanuun .Waayo Siro Badan Ayaa Laga Hayaa. .ikhtiyaar Ma Leh.Waa La Amraa. Waa Tii Wajiga Laga Tuma Ee Waliba Gacanta Laga Jebiyay....Soaamaalaay Ka Tashada Xasana Sheekh Maxamuud
Adigaaba xog badan hayo ee gacanta yaa ka jabiyay odayga😮 wajigana ka tumay
@ahmedmohamedfarah3067 Waa Markii Uu Tegay Wadanka Tinlaha.Waxaana ka Danbeeyay Emaraadka. Ku Xasuuso Waje La Tumay Iyo Gacan Haban
It's true
Bodowga la yidhado farax maclin nigiska sawaxilaga daaroodnimo ayuu u hadlaa af qadhmuune
Guul Jubbaland.waa la iska dhicinayaa Xasan Gurguurte.
Masiibo faarax igu shubo ka weyn majirto
Somali yaa fadaraal kadhigay
Alle hakala qaboojiyo
Faarax macalin Waakenyan Arimaha soomasliya soomaali ayey utaal Sorry faarax Booskuuma banaana
Haduuba Somalia imaado waa xarig, waa eey gaboobaay oo isqarinaya, waa ugaarsaneynaa meeshuu katagaba somalia
Ninkii ciidanka xooga cadaw u arko walaahi inaan ugaarsaneyno sida deerta
@@Geesiga1Somalia wax jira miya waayo cida imaan 😂😂
@@axmedaxmed5455 eeyaha wajiyaha badan sida faarax macalin wuxuu waayay cid xirta oo cashir udhigta , isaga kaliya ma aha kuwo badan u ubaahan in shaqo laga qabto, hadey ogaan lahaayeen in lala xisaabtamayo waxey rabaan masameeyeen
G21 wakuwaaa hadlay faarax kenya miyaa mise xamar wali mafahmin
RAG WALAALOW WAXAAD UGA WEYDEY WARAN̈ IYO COLAAD LOOGAMA HELO
Caawa waxaa madaxa laga gurayaa daaroodka muqdisho jooga
Faarax jaajuus cagdheer kuukuuyo
Ciidan qaran oo lagu heshiiyay kama jiro somalia xaafad waxay xaafad ugu duushaa waa xasarad
Munafaqaas ilahay haka qabto umada
😂 13:27 Daqiiqo 👍 waa run laakiin runtii lacag ayaa kasoo socota Haamaha Shidaalka Ogadenia & Qabiilka Ogaadeniya ayaa leh dhismayaasha ugu badan Kenya hadda 😂
Hassan sheekh waa munaafuq musiibo umada somaliyeed loo soo diray
Raasgabooni waxii kadhacay waxaa masuuliyadeeda qaadaya Madaxwaayne Hassan Shikh oo si bareer ah ugu duulay Deegaano aay Maamul iyo Amni la’isku halaan karo kajirto. Shaqsi aan siyaasad isku haayno baan ladirirsanahay darted baan intaas oo dhiig ah u daadinayaa waa nasiib daro ween.
Faarax Macalin warka waa soo koobay waa masiibo lanagu saladay Allow na dhaafi ayay taagan tahay
Adi dalkee kahadaleysaa adiguse yaatahay ino cadeey Kenyan mise somalian
Faarax macalin waxaan moodaayay inuu soomaali dhisaayo laakiin waa daarood taageere
Adiguna reerkada ayaad u hadashaa
@@nasriina12345😂😂😂
Faarax Kenyan kulbilow Kenya ayee ka mid noqone iyo farmaajo inoo dilo aheed laba million oo hawiya ah lacalaa Kenyan cabudka aheed
Ninkaani Abdullahi yuusuf ilaaaa midka hada jooga wuukutaagnaa mcnaheeda soomaliyay fahma cadowgiiina ,
Ogadenow wa idinkiyo hawiye wax iska celiya.
Guuul Jubaland from somaliland.
Farah asaga eyey tahay in umada lagaqabto. Kenya waxba kama dhexdhihinkaro oo xataa marka ow kahadlaayo luqada owkuhadlo waa iska qurxiyaa lkn umada somaliyey in ey isku dhamaato ayow rabaa
Mooryaanta waa in la dhameeyaa kuligood . Qof yaanu ka baxsan Hawiyaha meesha ku soo duulay.
Farah noolow run bad sheegtay
Farah macalin shalay muxuu lahaa waa isaga hada leh xasan dalka halaga qabto, runta ma hada ayey u cadaatay cajiib 😂😂😂
Lama geyn karo hadddanay dagaankaasi raallli ka ahayn
X
Hadddan xassn joogin haa waa la geyn karaa laakiin hadda maya xaasn sheekh usc lagama yeelayao wuxuu wadaa qabyaalad waad ogeyd hubkii looga qabsaday caabudwaq iyo intuu raadinayey
Intuu xabaalo qufayey
Farax macin wa qabiileyste marka hore marka 2 baad farax hadii u yahey nin wadani o ah qof wax qabanaya waxa u mp ka ahaa 20 sano ku dhwad maxuu ka qabtey xitaa ceel biyoole uma qodin marka farax maxuu ka fahmi karaa xalada somalia somaliyey wa suaaale qof in qabiilkisa la qanciyo miyaa qarinmo
Benta jooji farax waxa laga so dortay dadab waxa kasto wu qabtay cafimad iyo biyo wax barasho wu qabtay farax
SOMALDU WAX MA DHAADO XASAN BERI HORUU IDIIN SHEEGAY SOLI CIIDAN XOG LEH INAANAY U BAAH NAYN QOF WALOWBA SAARABTO U QAADO RUNTU HOR TAADAY TAAL XASAN AXMED MADOBEE WALAA CID KALUU LA DAGAALA MAYAA SHALAY BUU LA JOOGEY XAMAR CIDANKA BAQIGII HADHUU GEBA GEBAY NAYAA AMA GARO AMA YEEL KADAA
Faarax macalin Waa run sheeg dowlad somaliyed haday jirto Waa in xassan dhiiqo mooryaan la soo qabto
Indhahay leedahay Waxa ii muuqata somalia oo Gaacanta u gasha Al - shabaab
Yaanay wax qariiba beri idinla noqqon sababtoo ah ciidankii loo diyaariyey inay shabaab la dahalamaan ay Iyagii iskusoo jeest3en shabaabna Fursad halkaa ka sugayso, Walee weji kala soo socda
Waxaan oo kale baa dhaca marka aad mooryaan qabyaalad dilootay madaxweyne ka dhigato
I disappointed what's going on in Somalia.
Wiilal Soomaaliyeed ayaa hubka la iskugu dhiibey,islamarkaana waan u jeednaa waxa dhacaya waana nasiib darro weyn .Xasan Cali kheyre, Sheikh Shariif iyo C C Warsame >>>>> iyaa keeney Villa Somalia Xasan Sheikh, waxba ma sameyneyso Oohinta Yaxaaska " Tear Crocodile ".
KUWA KIKUYU GUMEYSATA MAXA GALAU ARIMAHA SOMALA
Faarax Macalin waa labo wajiilo
xiligii Farmaajo wuxuu lahaay Axmed Madoowe meesha haa la dhaafiyo maantana haa joogo ayuu taagan yahay shalay wuxuu taageerayey Dowlada Soomaaliya xiligii Farmaajo maantana Dowlada ayuu kasoo horjeedaa Axmed Madoowe ayuu garabsiinaa lakiin wadanka masalaxad uma laho hadalkiisa Faraax Macalin lakiin marar qaar waxuu iska dhigaa wadani qaranka haa la garab istaago ayuu dhahaa waa markii uu ka dhax arko qof iska isku fakar ay yihiin waa wadani
Farah Moalim xaq ayu u leyahy markad kuso dusheen degankisa
Xasan waji noocee Baa kuyaala asaga ahmed jubalan inta ogu tagay lahaa WA dorasho xaqe
Mida kle Xasan waxa looga Soo horjeedo dasturkii Buu jebka gashaday
Xasan ayax maaha madaxweyne waa burcad warlord ah reer jubaland saqiir iyo kabiir qoriga qaata oo dhagaha jara maleeshiya beeleedka axmaqa ma dhargaha ah soo marin habaabiyay
Faarahaan inaad gasho wllo. Meel u go' ama siyaasad ama arimaha dhalinyaradda
Kenyaati somalia 🇸🇴 maxaa ka galay mase waa jaajuus 🇰🇪 kenya ujooga ushqeeya.
Jubaland ogaden aya leh ,kadax bax tuug yahow
Kkkk aniga idhagayso waa qabiili ninkan aad waraysanayso ee fataal macalin ladhaho
Qabiileyste weyn waaye kan, asaga ayaa u baahan in la xoreeyo.
Raysalwasaare Xamsa ha af lagaadeeyn waa .uwaadin Soomaaliyeed oo aad adiga oo kale qabiil uu ku gatab is taagin ee dalkiisa atuu ravaa xuduudyada dalka Soomaaliyeed uu rabo in ay ilaaliyaan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.
Abdajaliil show amay in aa dhacdooyinka Ka sheekaysto kuu roonthy saaxiibkeeyow hawlagaan siyaasadda faraha Hala galiye haddi kale sida professaro badan wareeereee
Odi duq ah oo cimrigaan sheydaan qabiiliste ku noqday cadaab ayaa u danbeya. Somalia dubkaada qalbigaada Jaajus ethiopian ah
Kuwaan Oromadan abal malaha waa doqomo qaxootigii Ogadenki caano boorihii In. Lagu celiyo waaye
XAMZE BARRE MA OGTIHIIN WAXAY XASSAN MUNAAFAQ ISUYIHIIN,XAMZE XAWAYAAN WAA XASSAN SEEDIGII ER OGAAADA
Sory waxaan ka xumahay noday soomaaliyeed ee sidaan u hadlaya
Macalin maansuukh maxa ka khuseeya arrimaha somaliya ilaan isagu waa reer sawaaxili
af somali keliya ku hadlee
Ciidanka dawladu wuu jabay e xika haa laka qaado xamse
Ninkan waa 2 wajiile
xassanow waxaad isku leyneysaa dhalnyartii ama caskartii loogu talagalay inay la dagaalamaan argagaxisada dhibaateynayaa shacabka soomaaliyeed, waa nasiib darro allow ka qabbo shacbka soomaaliyeed waxa dhibaateynayaa
Marki hassan sheikh madaxweyna ka noqday ayey rajada dalnima god ku dhacday.
Hassan baraf umadda ilahay ha dhaafiya.
Siyaasadda gudaha iyo dibaddaba wa ku fashilintay dowladda
Adeer be kenyan ka ahaaw arintaan
Xamse waa lanacay😂
Faarax macalin musiibo aan adiga eheyn reer garisa maqabaan musiibo rabi usoo direy reer garissa ayaad tahay
Faarax waad iskahadashay
Hawiye waa iney sida Somaliland noqotaa oo daarood meel uu joogaaba Dhulkooda ka xoreysta waa mad la korsanaayo nacalada abaal malaha xitaa hadii la siiyey Raisul wazaare
Silka hooyada farah qabyaliste ba tahay.
Odaygaan nijaaska ah naceybka Hawiye wu la baqtinayaa runtii wa wasaq wasaqi dhashay Xasan Sheekh yuusan ku wasin
Haa maserba doqonyahow keenya adeeyku gumeysa no soomaaliya ninka farah laleeyahay waa doqon lax ah nacas yaahuuu uflagu yiri
Odogaan😂😂😂mey ayuu qaatay qeebta qabiilka ayaa shaqeyay