Soomaalida sharci laáanta ee wadanka Holland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 июл 2024
  • Somali4all Tv oo soo wareysatey Soomaali qaxooti oo ku dhibaateysan xerooyinka wadanka Netherland

Комментарии • 23

  • @hanatosman6075
    @hanatosman6075 8 лет назад +2

    wariyaha wad mahadsantahay wanka helay sida hadalka dadka isku dhaxwado thanks marlabad sxb

  • @ilyeesbeey6421
    @ilyeesbeey6421 Год назад

    hooyo mcn waa kabaxeysaa insha Allah mar kasto Ale ayaa kulo jiro

  • @zuaadsaed4677
    @zuaadsaed4677 Год назад +2

    11 sano kadip 🤚🏽

  • @TheZuidholland
    @TheZuidholland 11 лет назад +3

    odayga waxba maka qaldane ee waxee ku tusesaa in sharci laanta dhib weeyn ee tahay bishi marco 1900 2006 hollanderka dadka xusuusta ee tireen ilahey ha u wada sahlo inta sharciga ku dhiban

  • @yare448
    @yare448 12 лет назад +1

    looooooooool Alloow qaxootinimo naga saar

  • @abdirisaaqyusuf3582
    @abdirisaaqyusuf3582 8 месяцев назад

    Tolow dadkaasi Hada halkay ku danbeeyen maanta bishu Waa 14.11.2023 , ma noolyihiib mise Allah dhibkii qaabka saray noloshooda ayay watan

  • @liinahajiliina5874
    @liinahajiliina5874 3 года назад

    Anoo somali ah iyo adoo somali ah hadii aad icadeen weyso koleey somali nimo majarto

  • @Zamzam-f6m
    @Zamzam-f6m Месяц назад

    Vediogan hada ayaa dawanayaa anigoo nederland kusugan alxm sharci qatay anigoo bilal jogo ayaa sharci qatay hadane sanad ayaa jogaa dronton kaamkan 6bil kahor baa kabar kuso booqday wlhi ad buu mel baadiyo kuyala ilaa hada supermarket iyo magalo uma dhawa wxaa rajeynaya dadkan inee sharciyo iyo nolol helaan 13 sano kadib

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 3 месяца назад

    1900 2006 😂😂

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 10 месяцев назад

    Dadka waayeelka ee tahriiba ayan la yaabaa

  • @samcj9022
    @samcj9022 11 лет назад

    waa runtiis yakaan hadda hadlaaya somalida holland iskuma xirun dhibka ugu weyna waa midnimo la'aaanta somalida holand ku nool,waxaaan kula talinayaa inay sidan iska bedelaaan(Somaaliyeed Toosoo Toosoo Isku Tiirsada Hadba Kiina Taagdaran Taageera Weligiin) Somaliya Hanoolaato

  • @ugaasawale3826
    @ugaasawale3826 11 лет назад +1

    ahhhhhhhhhhhh 1900 iyo 2006 see camal sharci darada maa ladawakhyna

  • @aliabdul8770
    @aliabdul8770 11 лет назад

    wadamada afghanstanka ciraaqiyiinti burundiga jaaliyado sooomaali ayaa ku leeyiih dalka holland.

  • @HeartLess961
    @HeartLess961 12 лет назад +1

    hhahaha waxan so galaykun iyo sagaal boqol iyo labada kun iyo lixdii 192006 hahhaa xisaab cusub miyaa mise holand aa saas laga yaqaana rabi u gargaar umada somaliyed

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 4 месяца назад

    Daskan hadda waa u kala kacday sidan filaayo 12sano ka hor kadib ayaan dawanoya videogan😂

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 3 месяца назад

      Odayga u horeeya dhagyso, kulahaa “Meeshan waxan soo galay Kun sagaal boqol labadii kun iyo lixdii” 😂

  • @jaela005
    @jaela005 11 лет назад

    ninki ugu horeyey o hadley 19 2006 aaa maxa ka qaldaan tarikhdaas

    • @amirabdihafid5517
      @amirabdihafid5517 7 лет назад

      ani ana lix bil jooge ma Ku guursada camal aan shariciga ii qadide

  • @jaela005
    @jaela005 11 лет назад

    loool ma aragtey

  • @jesto12
    @jesto12 13 лет назад

    kkkkkkkkkkkk waryaa libaan wa hadle cadi ma tahid ya war kugu garbo hadaba jariyadahi somalida wasaqeyse hada sharciye ku siyeen fila hadene ku siin kale ana ku guursaye igu qado ileen somali isma cawisa dhahde kkk lakiin ogoow 3sano le is qabeynab kabacdi bacda qado wiil yara tahay xamalo cml loooooooooooooool walsha jamad waye kusje

    • @amirabdihafid5517
      @amirabdihafid5517 7 лет назад

      hhhhhh ana rali taa ka ahe diyaar ma tahay wax noolna wan Ku hayaye