Heesaha illahey Raali kama ahan wuxu illahey Raali ka ehen in la sameyo ma fiicno Walalken illahey waxan ka barya inuka so hanuuniyo wllkan wax logu dhagan thy waa qalad abyo illahey ha unaxariisto
Abayo geeridu wacdi iyadu ku dhan yahay qofku geeridu waa inay cibro u noqoto murug cidna ka hadli mayso ee waxay ahyd inu xata nafta iyo shaydan la diriro bilo ka dib haba duufsado shaydankuye Hadase wuxu la mid yahay naagti xumaanta laga waniyey o tri i dhakhsada waa la i tagan yahay macnaha cibradi geerida maba qaadan 3week aad bay u yartahay Balse qofku inu qol isku xiro oo qofki is wada raaciyo waaba laga fican yahay ee fisqiga un inu ka nasto muhim ahyd Hadana illahay hanuuniyo waa wiil fican sidisa kale heesahaas un ba qaatay illahy baase hanuunka leh waan u ducaynayna anaga iyo asagaba in illahay khatumada khayr noogu khatimo
Gabdha dhimatay allaha unaxaristo ten kle dayax ma masjid bu ka adimi jiray mase macalin dugsi bu aha hesaha wa shaqadisi lagu yaqin waxa kaliya usameyay wa codsigi gabdha carusada ka cod satay caqliga ha shaqeyo
Qof weyn o iman ku danbeyana wad u egtahay siina wad u iman ladahay bal ciwankaga dib ugu nooqo o hadi dayax ka hadli rabtid kaligis bad video ka sameyn kartay xaskisi tagtay allah raxmo maxad qabriga ugaso kicin war views ka mel xun idinka galay dhamantin mid yar iyo weyn ba naga fadhista mel o meytada ha idinka aman heylan
Heesaha illahey Raali kama ahan wuxu illahey Raali ka ehen in la sameyo ma fiicno
Walalken illahey waxan ka barya inuka so hanuuniyo wllkan wax logu dhagan thy waa qalad abyo illahey ha unaxariisto
Waaruntaa Rumiyey, Dayax kuma qaldana inuu u yimaado asxaabtisa oo uu ka farxiyo Caruusadda.❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Masha Allah wall keep going
Walalo waxad shegeysid wlhi waa runtaaada ohin bey somalida kugu jeclyin
Abayo geeridu wacdi iyadu ku dhan yahay qofku geeridu waa inay cibro u noqoto murug cidna ka hadli mayso ee waxay ahyd inu xata nafta iyo shaydan la diriro bilo ka dib haba duufsado shaydankuye
Hadase wuxu la mid yahay naagti xumaanta laga waniyey o tri i dhakhsada waa la i tagan yahay macnaha cibradi geerida maba qaadan 3week aad bay u yartahay
Balse qofku inu qol isku xiro oo qofki is wada raaciyo waaba laga fican yahay ee fisqiga un inu ka nasto muhim ahyd
Hadana illahay hanuuniyo waa wiil fican sidisa kale heesahaas un ba qaatay illahy baase hanuunka leh waan u ducaynayna anaga iyo asagaba in illahay khatumada khayr noogu khatimo
Waa runtaa
Gabdha dhimatay allaha unaxaristo ten kle dayax ma masjid bu ka adimi jiray mase macalin dugsi bu aha hesaha wa shaqadisi lagu yaqin waxa kaliya usameyay wa codsigi gabdha carusada ka cod satay caqliga ha shaqeyo
Qof weyn o iman ku danbeyana wad u egtahay siina wad u iman ladahay bal ciwankaga dib ugu nooqo o hadi dayax ka hadli rabtid kaligis bad video ka sameyn kartay xaskisi tagtay allah raxmo maxad qabriga ugaso kicin war views ka mel xun idinka galay dhamantin mid yar iyo weyn ba naga fadhista mel o meytada ha idinka aman heylan
Absolutely sister that is right
Dayax nin adag waye farhiyana waa walshe ilahy ha unaxariis wlhi waa runta is ilowsiyaaa dadka waa warbadanyihiin
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Inuu nafiso qofka biladabkah wuu u baahanyahay murugo wuu dhamaystay maxaa lagaraba
Haday ruumina sidan u hadashay macnaatu 99℅ of somalis waa heartless waa ixtiraam daro inuu xaaskiisa oo laba usbuuc mootan xaflad aroos ka qaybqaato
Walal aniga lamayabin inu farxo umada daxgalo balse hesaha wa danbi dadka inta badhan iney iskukhaldayan lawadha arimod anibo hesaha madagesto ilkn gawada markey kageriyote wanfirsashe wana kaqirodhe hadane short uhesaya arke
Wa runtaaa abaayo dadku qalbi adagyihiin qofka waxaa larabaa geerida dhalinyarada kudhacay inay iyo qofkii ku agjiifay inaa kuwano qadato
Kudarso abaayo qofka muslimka marka laga dhinto 3 Bari ka badan in yu murigooda ilaa naagta ninkeeda kadhintay ee asayda u safran maahine
Ascwrwb abayo mcn sideetahy adiga iyo carurtada kawan runtaada waye dayax qofka dadnima qeemen ayu alle ku qumaneystay lkn walashena ilahy haunaxriisto wlhi dadka ku mashquulay
they’re mentally unstable somalida
Farxadda kamuuqata Nin tacsi kudhacay maba uekka markiihoreba inuu jacayl jilayay waay uekeed
Xaasid jecel in uu walalkisa muslimka murugodo hanoqon gudihisa kama warheysid
Arooska inu ka dhex oya rabtey miya qalbigisa sidu u murugsan yhy ma ogthy ma arki karta wa maya mrka iska amu adigu
@@suhur8794 dadka caqliga iyo qalbiga saliimka u saaxiibka ahi waa kula aragti