😏🤔🤔🤔 tagtaye miya lagu tabey utaal hdu baxo nin laiskuma jilciyo nolosha wa 2 inaa usamirtid nolosha adag inaa kasamirtid without man life is free no stress no more stress for man
@@nasiibcwali1594 🤔🤔🤔 sida go aan lo qaadanen jacelka shegi wu dhamadey wixi adiga lagu haaye qof kale lagu dorsadey qof kaa maarmey leskuma murjiyo lomana joojiyo hore usoco
Anaa kula mid ah abaayo ilmaha kukorso horaa looyiri nin gacalkaa maaha ee gacalkaa ayaa laga helaa inta badan nimanka qurbaha dhibkaan ayaa lagu arkay
Allah hainogargaro dhibatagasta.walagabaxaa.insha Allah qofkasto.oqoralkan.arka.isoboqo.ytb.kyg.maraka.igulasaliya.xabiibkena.scw scw scw scw scw ❤❤❤scw Allah ❤
nimco mahmed guurso inaa dhahdo ma aheyn lkn wixii kuu qoran kun sano ayey kaa weynyihiin. Qalbiga allaah kuu qaboojiyo allaaahne kuu soo jeediyo xaajigaaga.
Inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun oo ilaa waagii ragii miyaa nahaysta shookadoidii cilmi iyo cibaado iyo caqli kale majo miyaa soomaali women, adoon Allah abuurey nacdiisa iyo jacelkiisa granted ma ha kor iyo hoos,,,, Allah swt jacelkiisa a LA Doon doontaa, bal cilmiga deenta Barta iyo waxa Allah jacelkiisa kuu kordhinayo subha Allah, social media cudur nin baa ka dilaacey soomaali,
Manshallah sheikh waxan u biixiyay sheikh dajiye yaa igu raacasan
Haa abyo waa run ani hadaaa isku wa reero sheqaan ayan iskadaawadaa waxa kahellaa waxan ku farxo
That’s true really nin waxlesku jabiyo ma aha,
wlh kaftan maha
Mash allah wa saxixi
Masha allah mar walba waan ku dagä hadalkaga mahad sanid sheqow
Qofwalbo suu kula dhaqma loo laa dhaqmaa wlhi maba la iska waalo🤗
Mahadsanid anigu nin xun wankatashday iso duceya in inta idhiman ifududato😥
Aana wan ka tashan walee hadan dhiman allaah ha ku fududeyo huno inta ku dhiman inshllh
illaah hakuu fuduudeeyo qli
waxaan isu jilcinba nin baa jira hhhhhhh
Meel kasta naag unbaa calacalaysa war ragow dumarka dhibka kadhafa
Abaayo magaca kuu qoran waa maxay mise Anigaa siqaldan uaqriyay
Sheekhaan waa releationship expert mashallah waa wax larabo
Masha allh
Wlhy taasi Aanay Hada iHaysataa allow Qalbiga ii QaboJi isagaana nafsigaygu Haku dhaco Oo labadayda caqood alleh Ha so fadhisiyo isago bila awoda
Aamiin abayo samir wa aduun waxani😭😭😭
Aamin kkkkkkkk
Amiin
Wllo anba way i haysataa
Ha inkaranin lakin bisinka ragu wa is badalan waliga nin ha is lehey sin
Masha Allah wuxuu shegaayo idil waa sax I love him good advice thank you sheikh only I follow him every time ❤❤❤❤❤
(Halugala waasho wajib waaye kaliga waalo wareer waaye)sax sheikh jazakaAllah qeyr.
Waa mida aniga hada i heysato wlhi iso duceya inu alle qalbigeeyga iga bixiyo
Wayna waana heesataa
allaha kuu gargaaro
Haqiq wlhi wa arin jirta wlhi wn jeclahay dirigilintada ad uso ban digta dadka mansha alah sheikh
Maasha alah ilaahay ha ku xifdiyo shiiqow good advises wlhi aqliga kaa maqan Walaal kaa ayuu ku jiraa alaha ku dhowro
😏🤔🤔🤔 tagtaye miya lagu tabey utaal hdu baxo nin laiskuma jilciyo nolosha wa 2 inaa usamirtid nolosha adag inaa kasamirtid without man life is free no stress no more stress for man
Nin la'aan ayaa stress iyo cudur laga qaadaa!
Really mcnto
@@abshiroabdimohamed2534 Allah ku sahlo
Nin ama naag kala lahan marba hadii aad jeceshahay adiga go an kaa rabto ma qaadan karrid
@@nasiibcwali1594 🤔🤔🤔 sida go aan lo qaadanen jacelka shegi wu dhamadey wixi adiga lagu haaye qof kale lagu dorsadey qof kaa maarmey leskuma murjiyo lomana joojiyo hore usoco
Thanks sheikh may Allah give whatever u need in ur life👍👍👍🙏🙏🙏💞💞💞
Ghdb
Vbbnv
Bbbnn
Gjmm
Masha allah shekh waa runtaa shekh ninka ragka ah hadaa isku wareriso adiga ayaa ku warerayo ma isku wareriyo haduu ka mashquulo waa lamashqulaa haduu ku baahnyn waa la iska dhafaa hadaa iska dhaafto meel fcn ayaa kaareysaa naag alag ayaa noqoneysaa iyo gabadhaha xariirta laleyihiin wiilasha waligaa haisku maskiinin qof rag ah gabadhaha xariirta laleyihiin wiilasha waxan leyahy gabadhaha melkastah jogtaan wiilasha haisku maskinin iyo hadalka mcn iska dhaafa gabadhaha dhalinyarada because hadaa hada isku dhamesataan hadalo macn marka isku guursataan maxaa isletihiin because hadalihii macaana hore ayaa isku isticmaashyn soma aha qofka waxa hore somary ayuu lawaniyaa walalkiis muslimka ah inta ku dhicin dhibaatada hno
Saas weyan abyo
Aisha Moha1 soma aha hno qli
Masha Allah sheikh wax badan ayaa kafaiday wana arin hada ihaysato waxan sameyo intan garan wayey baan iska aamusay wlhi jazaakallahu kheyr.
Iskumid Ayan nahay abayo ilahey amuraha sahal
Illaah haku so hanuuniyo xabiibti
Anaa kula mid ah abaayo ilmaha kukorso horaa looyiri nin gacalkaa maaha ee gacalkaa ayaa laga helaa inta badan nimanka qurbaha dhibkaan ayaa lagu arkay
@@hassancade1251 aamiin wll.
@@rahmoibrahim2477 aamiin quruxey.
Allow towfiqxa nawafaji rag u samir ama ka samir weyan wllhi lkn marnaba stress la. Aan ma jirto wllhi waxaa ugu daran waa ragga kaa maqan 😱😭🤔🤔🤔🤔🤔🤐
shiekh karamesan allah haku sharfo aduun iyo aqiro ba awlaadada haku barakeeyo bulshada indhahoodi tahay wax kasta laga hortagi karo na bartay
first baan ahay walaalo ii soo duceeya muraad baan leeyahay ducadiina waa ii muhiim
Ilahey haku sahlo muradkaga abayo
Ilahay ha ku sahlo muradkaga okhayra
@@زهرةحسان-ع1ن aamin abaayo mahadsanid😍😍😍
@@muniroshafici5315 aamin abayo mahadsanid😍😍😍
Allah kuu sahlo muraadkaga iyo muraadka muslimiintoo dhan
Wlloyaal Isoo Ducee Muraad Ayaan Leyahy illahy Jano Fardowso Allaha Idinku Abaal Mariyo Plz❤
Waxaa rajeeyneyso hadeey qeeyr jihiin allaha ku fududeeyo
Allaw ufudude walaashay muraadkeda
Ani ayuu inacywalaah
Sidaah daah
Aad sheegty
Wcs Mansh Allah sheikh Jazakallah khyr
Sheikh runta ka hadashay nin hada ku mashqusho wow is cajabinaaa maba kala. Jecli maqnashadisa .iyo joogistiisa
Shekh runta iyo cafalad ayuu uhadla wlhi wax mar walbo dhaco waye wlhi jaza kalaqer ❤️
Tnx wllhi sida abahey ayaan ugo kalsonahay taladada❤❤ Allh haku xafido
Saxiix walaahi 😭 😢masha alah hadalkah jisakal qeer anah arkay 😢😢
Adaamudan shiiqoy.baarakalaahu Laka.fii ahlika wamaalika
Waxasoo dhan uu ka sheekeyay shiikhu way igu dheceen lkn hada alxamdulilah ninkay ku hadhay hawli haysaa🤣🤥😢
masha allah shiiq allah haku xafido runbaad sheegtay de dhiiri giliyeheeni baatahay rubri
Thanks sheekh alle haku xafido❤❤
Masha allaah jazakallaah khayr sheikh
igu helee shiiqaw isma bahdilo dono insha alaah
Allah hainogargaro dhibatagasta.walagabaxaa.insha Allah qofkasto.oqoralkan.arka.isoboqo.ytb.kyg.maraka.igulasaliya.xabiibkena.scw scw scw scw scw ❤❤❤scw Allah ❤
Shekh mahadsanid
Maashaa Allah runtaa ka hadashay Allah ku barakeyo 🙇♂️
Masha allah sheikh Allaha ku barakeyo runta ayaad ka hadeshay jazaakallah kheyr
Waa xaqiiq taas
walhi runta ayaad shegtay sheikh Jazakallah
Sheekh shukran waa runtaa arintaas alle waxanka beryaayaa inuu ilaahey nasiiyo mid daacad ah aniga iyo intii muslim ah jeceylku wuu dhibadan yahay qofku markuu hayo niyadeenu alaha noo qaboojiyo ilaahow aamiin yaarabi
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka sheekh nooloow
Masha Allah جزاك الله خيرا
Maanta casharka mn u baahna Thnkz u so much sheekh wlhi❤️❤️
M.a jazakallah qeyr shekh🙏🙏
Masha Allah tabarakallah jazaaka laahu kheyran cilmi aad umug weyn ayan kaa faaideysanaa rabi haku xifdiyo proud of you sheikh
ilaahay ajar iyo xadanad ha ka siiyo aamiin aamiin
Maasha Allah sheeqow xaqiiqaad sheekty anigaaba arkay arinkaas ilaahey hana xifdiyo
Shukran ya sh marwalba xaqiiqadaad ka hadashaa jazakallah
Masha Allah Alle hakuxiftiyo
Masha allaah shiekh waa sax wan qaatay wanadada jazakumullah
Macha allah mantana qorka ugu horeya ayan ahay cilmiba buxa zxpkay insha allah hormar wacan ku rajaynaya wllky
Wallhi shiqan aniga inu iga hadlayo a u moda ninka su u jogay u is badalay lkn allaxamdulillah uma jawo
Mansha Allah shiikh Allah haku xafido
Masha allh sheikh allh haku xafido
Jazakallah kheyr ustaad👍❤
Walee aniga iheysataa tas balse umajojinayo
Hassan Cade adigu ragbaa tahay taa lanoolan weydo wad iska furaysa ee anaga noosoo ooy oonaloo fureenin nalana dhaqaneynin allow amuuraha noowada saqir intii dhiban
@@maalmihiiwacna4723 abayo magaca ayaa rag eh lkn aniga dumar ban kulaahay
Hassan Cade sory abayo magacas uunban kugu xukmiyey illaah dhibta hakaqado
same here walaahi may Allah help all us going through the same shiit
Hassan Cade caloosha cesho
asc sheekh waa mahadsan tahay qeyr allaha ku siyo aduun iyo akhiro waxan rabay su al ninkeyga mar walbo uu iga shakiyaa ilaa heer uu inaco ama uu wax yaabo xun igu tilmaamo maxan sameya mase jirta duco tilmaameso aniga cadaladeyda
Masha Allah shiiq allaha kuxiftiyo wax badan ayaa ka faideysanay
Shiiq badbaado malihit EE raxmada qalbiga dumarka udajiyo ayaatahay ee kheyr alaha kusiiyo
Masha Allah whli sheqan waxan ka fa iday waxayabo badan💯👍
sheekh jisa kalaahu qeer walaahi arintaan wey igu dhacday lakiin. allah mahad iskaleh marka taladada dhageystay waan halay jiwaab
Masha Allah Masha Allah Jazakallah
Masha Allaah
Jazakallaahu khayr
Alleh haku xiftiyo Sheekh after one year ayaan dawayanayaa. Muqalkan.
Sheekh jisaalaah khyr ilaahay swt haku xafido Insha Allah
Mansha allaah sheekh waxaad tahay runbadane allaah haku barakeeyo sheekh xagee kaala soo xidhiidhaa qiso cajiib ah ayaan hayaa.
Masha alllah sheekheena qaaaaliga ah ilaahay hku xafido aduun iyo aaakhirba kaalin muhiimaad noogu jirtaa waxaa cajiiiba saad ufhmayso dreemada bulsha da bulshadeena iyo saad usiiinay xal kuhaboon masha alllah rayigaa waan kula qabaa aaad iyo aaad samo ku waaar abid 💞💞💞💞💞💞💞💞💞👈
Mashaallah sheikh❤
Asc SH mansha Allaah Tabarka Allaah Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
Waa run walaahi jazakalah kheeyr sheikh
Masha allaah aad iyo aad beenta maaha alle swt haku siiyo cfmd taam aamiiiiiin
4:09 😁🤣wan kuku racsnhy aney igu dhacy walahi sheekh caddi ma tihid
wll bh wn lakulmy
Anig xita kkkk
Alaahu akbar ilaahow ku dhowr runta aadka hadashee 🥛🥛🥛🥛
Mashallah sheikh jazakallah kher 💖💖
شكرا خاس بك على كلامك الحلو جزاك الله خير❤❤❤❤❤
Masha allah شكرا
Maasha allaah illaahay Khayr badan hakusiyo sh abdalla
Waad mahadsantahy sheekh shukran
Masha allah allaha kubarakayo
Jasaa kalaah sheikh chanlkan runtii wax badan oo noloshayda kaga badaly wax badn ayan ka faaidaystay
Sheikh badbaado allaha ku barakeyo
Masha allah jazaakalaahu khayr wlhi intaan kuxirnaa channelka waxbadan baankafaaiiday shekh
Sheikh Masha allah allh kaa abaal mariyo waxyaabaha wanagsan ee aad noo soo gudbiso
Wallhi qalbigeyga wuu fududaa saan qof uga jaro lkn kan waan ka jari la ahy illhyow qalbigeyga allow iga saar
Walahi aniga iheysaa kala dalba jogna wuxu idhahey madam moqan tahay haas kala gursna gurso aya dhahey wu gursdey anigba qadka iga sarey😭
nimco official Walaahi waa Xanuun Qalbiga Allaha ku qaboojiyo Go.aan fiican gaar Naftaada ha dhibin
@@umumaxamed2471 ❤️❤️ tahnkz abayo
nimco mahmed guurso inaa dhahdo ma aheyn lkn wixii kuu qoran kun sano ayey kaa weynyihiin. Qalbiga allaah kuu qaboojiyo allaaahne kuu soo jeediyo xaajigaaga.
Mnsh allah shkh illahay hakuxifdiyo wlhi waadhab waxyaabahaasoodhami ilahay khyrbadan hakusiiyo shkh sifiican ayaad ufaahfaahisa waxaa
Shukran wallh wilfican ayatahay Allah kusharfo wankufaraxsanahy dhirigalintada
Masha allaah sh allaah kuxifdiyo arinta magarin kuwa kujiro allaah isku sojediyo
Masha allah jazakalah yaa sheyq alow kuxafid waxa kahadashaa kan laislanolyahay madaba kanmaqan kahadashay tusalo ninka ilanol marku kunicirabo kasohadal qeyr alaha kusiyo 🤲🙏🙋♀️❤❤❣
Masha alh shkh alha ku xfido
Mashallah sheikh
Jaskalhu khayr kheekh🌹🥰🙏
Inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun oo ilaa waagii ragii miyaa nahaysta shookadoidii cilmi iyo cibaado iyo caqli kale majo miyaa soomaali women, adoon Allah abuurey nacdiisa iyo jacelkiisa granted ma ha kor iyo hoos,,,, Allah swt jacelkiisa a LA Doon doontaa, bal cilmiga deenta Barta iyo waxa Allah jacelkiisa kuu kordhinayo subha Allah, social media cudur nin baa ka dilaacey soomaali,
masha allh allh haku xafiido
Hadaa ayay midas i haysataaaaaaaaaa walhy allh jacaylow maxaa ikaaa baray allow qalbigayga ka tir tir
Wll nin waji ma leh marku ku guursado bu wajiga ku badiln
Wlhi tan mid lamid ah ayaa iitagan sh, allha kubarakeeyo
Jasakalah sheekh
maansha allaah sheekhow maxad ufiirsatay
Thanks shiikh
JazaakAllahu khair sheikh
Midi is the best man
Mahdsanid wll channel kaga waxa uu i yahay madarasad an ka barto marxaladaha is badbadalaya ee dadka iyo sidi an ula dhaqmi laha
Masha allaha
Wallhi wansoomaray lakiin samirka ayaa igadhamaady waan kukalatgnay anigoo cunug yar heesto xaamilana ah alxmdulilaah maskaxdeyda wey iidagty
Mcha allh shekh
advisor ayanotahy sheikh Abdallah
Mnsha Allah alle haku xiftiyo