Mansha allah dirisle abdi wa youtuberka kaliya e aan aheyn qabiiliste maxa yeelay asagu gobolka ka ma i maanin waxa baraha bulashada ka wada qelinayo waa from tuulo to America mar koodi hore na cuqdad qabiil ayey ku koreen
Sharmo boy waxa qalada muu samayan heestu waxa dhab aha iyo xaqiiqda ka hadalaysa hasan sheekh wuxuu dhulka ku jiiday qabkii iyo qarankii somaliyeed marak qabyalad hala iska dhaafo sharmo xaq buu u leyahay inuu mujiyo fartinta shacabka xaq buu u keyahay keep going sharmo boy 👊🏿👊🏿👊🏿❤️❤️✅✅💯💯💯🙏🙏🙏✅✅💯💯
Maradan waa iga gadanthy walhi sxb update aan adi eheen ma jiro nio horta big fan baan ku ahy waxana kugu tagera waxa tahy nin qab leh ❤😂 goat waxn ka salmaya somali gobalka gedo blaed hawo nolow sxb 🖤
Mudane dalxoreeye guul cey adan lhyn cid kuguma tiri karto waxa tahayna somali weyn wa ogtahay in yar o qabiil wado mahe insha alaah qabiilka iyo qurun iyo dad an madaxdoda cisaynen way dhamaan doonta
Yaa war reer muqdisho waji maleh, shaley baddeenu iib maaha bay lahaayeen, maantan kii iibinayay bay ku leeyihiin dal xoreeye, wlhi haddaan idinka yeelo ilaahaw mas iga dhig😂😂
Ciyal maushekenesa waxay waxan dalan war ninka Hassan dalxasuuqe mesha qabil kugeye nin camera man aha suu general unoqona waqtis yar gudihisa kac ciyal usheke odaygan walan ilahay hakaqabto umada dalxasuuqe 😂😂😂
Dirslow hawiye iyo darod ba ukala baxnay adi waxan dhax dhaxad ka ahaw wa arakta hestii shamso ina dhulka lagalnay hawiyaneh awodisa wa atakta baraha bulshada hesti sharma shalay wa so amantay wana ku qaldanthy in quf si tos ah lo caynayo ina amanto hestas kama yeleno mar kale wlh
Asc wlle dirisle Maasha Allaah caqliga iyo garashada allaha kuu barakeeyo dadka maangabyada qabyaalada la xanunsan shartoda umada allaha ka qabto
Waa runtaa dirisle
Xasan sheikh wala dhaliiili karaa lkn marnaba yeeeli mayno cay
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Scw❤
Scw scw scw scw
Scw scw scw scw
M A@@zakariamaki634
Scw scw scw scw
Adeerkeey Siyaad Bare aa fiican Adeerkaa Xasan aa xun. Layskama yeelayo Ciisoow
Siyaad bare hada wadanka ma xukumee Xassan godkuu nagu ridaayo hanaga daayo haduu illahay yaqaan wax walbo oo hanti ah haqaato basle wadanka lee hanoo daayo
@@doubleog2166 Madaxweynaha dhaliilo badan wuu leeyahay, waana la dhaliili kara lakin in la caayo qalad waaye.
Idris coming Soon ❤❤🎉🎉500k inshallah wllhka
Dalxoreeye is not easy🥰🥰🥰💪💪💪
Maxaa qiyaano ah runtood waye we are Hawiye we are together
Waa sax inuu yahay ninka diraarinaya qorshahaas sidoo kale xisabta ku darso inuu yahay ka diyaaarinaya qorshihii adiga Brazile lagaaga gadi lahaa😊
Dalxoreeye Cadowgaagu maqoslo mana ciilbaxo.
Mansha allah dirisle abdi wa youtuberka kaliya e aan aheyn qabiiliste maxa yeelay asagu gobolka ka ma i maanin waxa baraha bulashada ka wada qelinayo waa from tuulo to America mar koodi hore na cuqdad qabiil ayey ku koreen
Sharmo boy waxa qalada muu samayan heestu waxa dhab aha iyo xaqiiqda ka hadalaysa hasan sheekh wuxuu dhulka ku jiiday qabkii iyo qarankii somaliyeed marak qabyalad hala iska dhaafo sharmo xaq buu u leyahay inuu mujiyo fartinta shacabka xaq buu u keyahay keep going sharmo boy 👊🏿👊🏿👊🏿❤️❤️✅✅💯💯💯🙏🙏🙏✅✅💯💯
Maanshalah ciyaal reer xamar nabadiina ilaalsada caqlaayeelateen in gumaysi itopia ku dhashay tartan ma idinla galikaro
Maradan waa iga gadanthy walhi sxb update aan adi eheen ma jiro nio horta big fan baan ku ahy waxana kugu tagera waxa tahy nin qab leh ❤😂 goat waxn ka salmaya somali gobalka gedo blaed hawo nolow sxb 🖤
Bilaal bishaawi caqli xumuu labuuran yahay 😂😂😂😂😂😂😂 qof baa latagera buu baqlay marka suu wxaa modaaa labajir inuu wax ushegayo 😂😂😂😂😂😂😂😂 😂
Anaga laba jiraa oo dhageeysaneene adu iska soco kuma qasbanid in aad dhageeysato😅😅
Dadka masakiinta Germany kaamka ku jira hadana la celinaya dhibaato badan haysta muu qaabiil wax uu taro Somaliyey we need good leaders
Dirisle wllo waxan Ku jeclhya runu Taha wlhi❤❤
Anba aada ujeclahay❤😢
@@SaaroCali-xz4to ciyaarta kadhaf 😂😂
Waa Iska Qabiil difaac arrinku,Xitaal wax caqliga Gala laguma hadlayo yaa Og qofna inta uu noolaayo Acuudubillahi
Waa tuuuuug xaarmajo huwantaa xaarmajo xassan dhiiqo tuuuuuug tuuuuuug xaarmaajo
Wcz Wilkeniyow 🙏
Waa sax idirisle cabdi❤
Somaliyey abahey Madaxweyna ka dhigta wlhi nin wngsn wayo😂
Ader meesha hadey qoloqolo timado waxan ahay naag hawiyaa oo mudulood hiraba oo abgaal cismaana oo wacaysle cade ah ooo dalka magac iyo maa mus kuleh ooo sankaas ka hadasha 2024 soomaalinimadi qabil laga fiic ney siyay 😂🎉😂🎉
Haa Walaahi Somalia Madaxdeeda Waa Daneestayaal
@SuldanAxmed-p3p I now ani madaxweyna kasta waan taageraa lkn qabiil aa loo gadiyey yaab soomaali qabiil aa ka shaqeyo
@SaabiriinMacalin Haa Walaahi Waxaksta Qabiil Ayaa Lagusoodaraa Waana Meesha Ay Somali Katoosiweysay Aabihii Somalida Alaha Unaxariistee Number One Qabiil iyo Dib Usocod Ayuu Meesha Kasaaray Heer Qofkasta Uudhaha Qabiilkeyga Waa Somali Waadna Ogeed Dalkeena Meeshuu Gaaday Waagaas😥Marka Qabiil Oo Aan Lagataqalusin Hormar Magaaraayo Dalkeena🇸🇴
@@SuldanAxmed-p3p eebow aabihii soomaali aadan cade miyaa kawadaa
@SaabiriinMacalin Aabihii Somalida Qofkale Miyaa Ladhahaa Kaliya Waa Jaale Maxamed Siyaad Bare
Mj above the law ❤
😂😂legend 🙌🏻 👏 ❤️
Walahay runtaa ficane dirisle waa nin caqli badan dirisle aabo wax waynbaa kugu dhacjiro micnaha aqli ayad ledahy m.a
Sharmaboy guuleso ❤❤❤❤❤
Waa la mucaradi karaa Madaxwaynaha lakiin lama caayi karo
Qabiil baa daba maray kuwa caanka baaba iigu daran 😂😂😂😂
Caqli maba jiraa Subxanallaah
Waree idirisloow zxp mad walantay😅😅😅 wxay wxan buuqayaa wd naga nixisee 😂😂😂
Mj above the low all the time that's true
Low 😂😂😂 of course all mj is super low
The legend
You right bro
Camera man general noqday waa mid aan weligeed la maqlin..😂😂😂..
Generalnimooy alla maxaad derejadaadii lagu ciyaaray..
Shamso wee shidan tahay lkn trum ee ukala kacinoosaaaaa😂😂😂😂
Mudane dalxoreeye guul cey adan lhyn cid kuguma tiri karto waxa tahayna somali weyn wa ogtahay in yar o qabiil wado mahe insha alaah qabiilka iyo qurun iyo dad an madaxdoda cisaynen way dhamaan doonta
Waraa dirisle abdi channalkaan haduu 900k gaaro isii wallalo
😂😂😂😂😂 reaction ka bariiseysa bye
Hawiye tashay daaroodne ooyin😢😂😂
Darislow markii horaba wa is radsaneynay😂😂😂
Doqon Buuran kulahaa xasan 2060 buu maraayaa waakaas caqli dameerleyda
Hawiyo dabaali dameriyaasha
Xasan shikh marko umadaa wada aaso mo soo noleen karaa waxe no sheegayaan arag war mara xeera iyo fadhal kala dhacaan wax inoma tareeso 100sano
😂😂😂😂😂 gacanta gatagty 😂
Yaa war reer muqdisho waji maleh, shaley baddeenu iib maaha bay lahaayeen, maantan kii iibinayay bay ku leeyihiin dal xoreeye, wlhi haddaan idinka yeelo ilaahaw mas iga dhig😂😂
😂😂😂😂
Runbaad sheegtay, anigu markii horana waa diidanaaa hadana waan diidanahay
Fanaaninta dhib ma heysatee hadab xaldeey tagan tahay aheey ka turjumaan🎉 sharma aqligisuu hadlaa
Horaa lodhahy Somali diintiisu waa qabyaalad
Waligiin cuqdad ku jira Madax weyne HASAN SHEIKH ma gareysaan e hadalo u dhihin bad bala waa ciilan tihiin waliba qaxootinimo idin sii dheer
Hada Bilaal ma caayey mise wuu amaanay 😂 nagama xishoon Bilaal,
Adaa dabaal ah sababta usku bibadalayaan w waqtiga marwalbo waxaa ka hadlayaan wa🇦🇶
🎉
3:40 hal saxan ku mawado cunj karno hawiye calooley dadkaa maskaxada cunaya oo oo xiidamaha cunaya oo weliba 90ka digirta cunaya no no hal saxan cooooc
Wuxu Ma Xaraan Baad kudiiday Mise Waa Tookh Ama Faan Adeero
Digirta pizza kartonkeeda ku soo qata inkira na
@@SaidMuhidin-z1t weligay maan cunin hay naban dee iyada iyo taad muuska iyo suugada ku dartaan ood faraha ku burburisaan
@ hhhh darood inta cunan aa biyo pasto bananka ku dadiyan maqli jiray tii wada sxbey
Faqash iyo Qadaadwayn dirisloo ka dhexbax 😂😂😂
Mangaab. Somali is in ruins because of 🤡 like you. Wake up.
Third person ❤😂
Sharma boy ❤❤❤❤ runloow ❤❤❤ xasan beenale xasan tuug xasan tuugsade xasan madharge ha is casiilo
Xasan sheikh waa xaaaar caaadiyaaaaaaaaa
Firiktaas waan Ku racsan dirisle
Y’a ciise C12 oo xakaan jogaa ? 👍🏾 like sar . 2️⃣ niinkaan @Dirisle ha lasoo baroo please 😮 why xeer ciise uka so hadli wayaay
Oo anaga intuu noga tagay madaxweynaha Bisinkee🤔🤣
🤔Dalka laxoreeyey ma Suria ayuu ku yaalah mise ma anagaa waalan mise cadan ayaa laga hesayaah
Kabaxba ayaan kuudirsaday adi nijaasyahawow
206 ayuu raysalwasaruhu kawaday halmaan hadalka kuma jiro
Waa xoolo Kuwait xassan Qabiila ku tageersan
Niyow aniga wax iiga galay malaha qabiil baa waalay dadkii anyway illahay wixii dhib umada ku wada hakaqabtoo cidee doonto hanoqotee
3:23 No, my friend, Somalis today are not capable of that. Why do you know why? 😂😂😂😂🎉😂🎉
Mj above the low😂❤
Dadkani qabiil bay u waasheen 2060 ma noolaanayaa hortaa???
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaaliyey Suaal basiid ah:
xaguu xureerey dalxureeye please si degan iigu jawaaba dalkuu xureeyey 😊
Dameerahan abgaal e ciyaya wa runtud.xasan abglow.bahahin iyaga unbu hogamiya only karaan
Wcs dirislow lkn sawirka u danbeya ed noga tagtaya mxa ka wada
Ciyal maushekenesa waxay waxan dalan war ninka Hassan dalxasuuqe mesha qabil kugeye nin camera man aha suu general unoqona waqtis yar gudihisa kac ciyal usheke odaygan walan ilahay hakaqabto umada dalxasuuqe 😂😂😂
Xasan waa dalxaraashe waa qaa'in
War bax jerkiis lahyeste jiirda kamaqoslo aadigaba qaabiyalediste wenatahyee
scw scw scw scw❤❤❤❤
Sharma boy waa reer Djibouti 🇩🇯
YAA KUU SHEEGAY😂
Guskiisa maa kaa dhadhiciyey in oo joogo 2060😅
Idirisle waa u raaysaa qanius baatahaay in aad caayso qanius shar booy qaniusyo baastar baatahaay
Waxbaa isku qasan walee 😂😂😂😂
Dalxoreeye haladhaliilo laakiin caayid maya
Qadaad weyntu waa munaafiqiin 😂😂😅😅
Alle idin cadaab 😂😅
Shuluq caqli leh xagee ku aragtay 😂😂😂
Xasan garguurte badii wuu iibiyey
Minaad minaad minaad dameer dameer dhalay oo caana dameerad kukoray
Dirisle 1
Viva sharma boy 😂😂😂😂😂😂😊
Adiga cuqdad baa ku heeso 😂😂😂😂soowada bax
Right 👍 Put You wait one day he Coming full. Ouside
First 😂
Siilka hoyada dirislow madaxweyne inla aflagadeyo waku faraxsan tahay
Aad cayowhe😂
Heesti hore ee sharma boy xiligas xasan shiiq dhibato mana guhiinin lkn hada hoyoyin badan aya kubaba ayo
Dirslow hawiye iyo darod ba ukala baxnay adi waxan dhax dhaxad ka ahaw wa arakta hestii shamso ina dhulka lagalnay hawiyaneh awodisa wa atakta baraha bulshada hesti sharma shalay wa so amantay wana ku qaldanthy in quf si tos ah lo caynayo ina amanto hestas kama yeleno mar kale wlh
Hhhh heesta dhulka la gasheen ma jiroo alshabaabka isla xoreeya
cay waa qalad
KUWAAN BILILIQADA KU KOREEY
Wcs
Shalay markuu amaanayey wuxuu ahaa ciyaal xamar miyaa manta markuu soo karbaashayna waa darood miyaa caqliga Hawiye😂😂
Bilaal qabiilkii ku qaaday kuma dhigo
Mj Oil Wacelo Asn Xishoon
adiga may dabada kuu mariyeen😊
Hassan dawarsade haduusan rabin aan lasoo hadal qaadin caaqil reerood ha noqdo mida kale haduu macno leeyahay gurigiisa ayay ka muuqan lahayd oo ah xarun argagixiso sidoo kale haduu macno leeyahay askari shisheeye ah futadiisa ma ilaaliyeen
❤❤❤❤