DHAQANKAN REER SOMALILAND MAAY LAHAAN JIRIN INTEU QOF BEEN KA SHEEGAAN CAAYANO KA BACDI NIDHANO RAALI NOQO MARKA HORE HA CAAYTAMIJ BEEN HA KA SHEEGIN QOFKA
DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA DIB U DHACA JAMHUURIYADA KUSOO KORDHAY AMA KU SOO SOCDAA MAAHA CIRRO OO M/WENE NOQDAY DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA DIB U DHACA JAMHUURIYADA KU SOO KORDHAY EE KU SOO SOCDA EE AANAY KA TALAABSAN DOONINI WAA MASASKA QOORTA KAGA MARAN CIRRO EE MADAXDA ICTISAAM XIRSI-HABAAR IYO INA XAASHI EE FAHAD IYO MUUQDILA KA AMAR QAATA 1- IN AAN GACANTA LOO GELIN MADAXDA ICTISAAM 1-DIPLOMAASIYADA 2- SIRDOONKA JAMHUURIYADA . CIRRO JAMHUURIYADA MA U DAMAANAD QAADI KARAA WAXAA LOO YAQAAN 2- IS-DHEXGALKA IYO ISKU SOCODKA JAMHUURIYADA IYO CADAWGA JAMHUURIYADA MA XAKAMAYN KARAA CIRRO? MAXAA XAL AH?????
Biixi laga guuleysan e komishanka ayaa la lasluushey oo kaadhankii biixii ayaa lala ,wareegay, taarr TV de was huwanta argagixisada, yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran wuu tanaasulay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
ma tanaasuli waa laga adkaday muuse xayran.
tanasuul waxaa la dhaha hadusan tartamin.
@OmarMohamed-db3iy tuugnimada waa caadadiina kase faa,iidi maysaan subxanallaah illaahay umada idinka qabay reer baahane ooyaaye
Kan iyo tanaasul kala dheer
@ashaabdullahi4659 tuug inuu jawaabo waaba khalad islaantaa huruda markay seexato ayaa war jiraa
@@QueenCawo-b2q tanaasul maxay ah?😂 walaga adkaaday dhagaagu wax ma maqlaan miyaa
AXMED s/laanyo allé ha u naxariisto
Guusha Somaliland baaleh🟩⬜️🟥✊️💪💪
Illahay haw naxariisto aamiin yaarabiy
Madaxweyne muse alle cimri dher iyo cafimad tam ah hasiyo mar naba kuma Labayno e alle haku xiftiyo adun iyo akhiroba
Guul iyo Gobanimo Somaliland
Abwaan waxanu kaa rabnaa taariikhda muuse biixi iyo tii siiraanyo iyo waxay dalkan kasoo qabteen inaad noo diiwaan geliso insha allaa💚💚🤍❤️❤️✅️✅️✅️✅️✅️
Muuse raganimada wuu udhashay ciro 2017 muuse aqbalin raganimada waa loo dhashaa
Intii hore muyuu ku mergaday oo huguriga dhaafi wayday maanta ayey ka degtay
Alle ha u naxaristo isaga iyo wixii islamba
Wararkii qabyalada ku doo dhawada
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤
Alla arabna ma ciraa ku soo diry ogaadeen ilayn Harti bay isla ahaayeene
Waarmaxaad tiri soo daa warka taartv xaqiiqada ah taar tv thank
Guuuul guuuul somaaliand guuuuuuuuul guuuuuuuul
Viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva somaliland use
Warkaa jir taarow
DHAQANKAN REER SOMALILAND MAAY LAHAAN JIRIN INTEU QOF BEEN KA SHEEGAAN CAAYANO KA BACDI NIDHANO RAALI NOQO
MARKA HORE HA CAAYTAMIJ BEEN HA KA SHEEGIN QOFKA
Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuulayso
Subxanallah ilhayow dadka maskiintah u gargaar, iyagii oo duruufaysan bay rali gelinayaan ragan dherga ee kibray 😢
Arabkii Ma CagdheerTii ayay ku Cadha-burbureen😂😂Adayg waar Laaya wixii aa Layn Kartaanba From SSB
😅😮😢
Huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo xaarmajo xaarmajo xaarmajo xaarmajo buuuufi xaarmajo
Guudderrada ugu Wayn ee
cirro
Horrtaagen dibta waa mexakamada somaaliland'
Dulmigga ugu weyn ee shabka
Somaliland hesitate waa legta
Laggu Bobby maxkamda
Meelkasta daalka u xun ee
Shabka haystaa oo daal ka dhicidoon waa.maxamadda
Lacagta lagu booboo iyo caddaaled derradda ka taagen
Waxaan ku talinaya mr faysal cali warabe inu xisbigisi dhacay inu xamar ula guuro o halkas salka dhigto
MADAXWAYNE BIIXI
WAAYO-ARAG MUDO-BADAN SOO JIRAY OO MADAXU BOOSAYSTAY,
NINKII INAN RAG MAAMULI YAQAAN WAA KU MAAN-GARAN.
GEESI SHACABKU CODCOODII SIIYEY OO LA KHIYAAMEEYEY,
GEESI WAAYEY DAACAD LA SHAQAYSA.
( XIL-BAAA KAA WAREEGEEE
NABSAAN XAYNKA U SUDHNAY
IYAGAA GODOB XANBAARTEE
QOFKII LIBINTA XAASIDA XAASHA E MA FIICNEE!!!!!!!
ADIGU WAAJIB KAAGII GUDATAY OO LAGUMA EERSADO E
KU HOYO NABAD MADAXWEYNE DAACAD AHAW!!!!!!!
!!!!!!!
DHIBKA JAMHUURIYADA IYO
KHASAARAHA DIB U DHACA
JAMHUURIYADA KUSOO KORDHAY
AMA KU SOO SOCDAA
MAAHA CIRRO OO M/WENE NOQDAY
DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA
DIB U DHACA JAMHUURIYADA KU SOO KORDHAY EE KU SOO SOCDA EE AANAY KA TALAABSAN DOONINI
WAA MASASKA QOORTA KAGA MARAN CIRRO
EE MADAXDA ICTISAAM XIRSI-HABAAR
IYO INA XAASHI EE FAHAD IYO MUUQDILA
KA AMAR QAATA
1- IN AAN GACANTA LOO GELIN MADAXDA ICTISAAM
1-DIPLOMAASIYADA 2- SIRDOONKA JAMHUURIYADA .
CIRRO JAMHUURIYADA MA U DAMAANAD QAADI KARAA
WAXAA LOO YAQAAN
2- IS-DHEXGALKA IYO ISKU SOCODKA
JAMHUURIYADA IYO CADAWGA JAMHUURIYADA
MA XAKAMAYN KARAA CIRRO?
MAXAA XAL AH?????
Alle hadamiyo colada
Waxanumalaynaya jaamac galad basodiray cagdheeeeeeeta
😅
Biixi laga guuleysan e komishanka ayaa la lasluushey oo kaadhankii biixii ayaa lala ,wareegay, taarr TV de was huwanta argagixisada, yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu
Lagama guulaysana?😂 inta laga guulaystaa waliba afka ciida loodaray e calaacalka yarayso
Arab iyo ogaadeen ma huwnatii ayaa isku dirty marki uu ay Somaliland kudhici kariwaayeen
Mw Muse bixi Cabdi taarikhda ayàa xusi doonta markii uu doorshado fcn qabty natijadina. Sfcn ayuu aqbalay
Masaakiinta Miyaa loo hanjabay
Tani raali ka Badane😭😭
Ftyj
Beenaale
Waxan maqli jiray sidi arab iyo ciida gale ma u jabay
Talaw barigaas ya jabiyay
Koonfurta somalia 🇸🇴 ayuu leeyahay iyo jamhuuriyada somaliland. Hadii xamar tahay koofor hargeisana waa waqooyi. 😆
Kkkk.adbaa is s amaan.
𝑇𝑎𝑎𝑟𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️𝑚💯 𝑑𝑎𝑔𝑎𝑎𝑙𝑘𝑎 𝑎𝑟𝑎𝑏 𝑖𝑦𝑜 𝑜𝑔𝑎𝑎𝑑𝑒𝑛 𝑚𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑏𝑎