Maanshallaah! Madaxweyne firdhiye, khudbad xaqiiqda taabanaysa weeye, Dadkeena ilaahay ha ku duwo, #Dulmi ma rabno, Dulmina qaadanmayno, Masiirkayagana cid u daba fadhiisanmayno. # didaaca deegaankayagu waa muqaddas diini ah, Dadka leh baana ka talinaya. Deegaama dad kalena uma socono, # reer weliba deegaankiisa ha aamino, Waa tan keliya ee lagu kala badbaadayo. *Nabadda ayaa cid walba u dan ah, # colaadduna ninna caana u shubimayso, Xaqiiqdu waa taas ! Al-xaqiiqa
Waxaan Rajeynayaa madaxweyne Abdirahman ciro uu nabad ku baaqo xal waaro Reer ssc siyaasadooda iyo dhulkooda ayaga ha utashtaan xabad dambe looma Baahno ciro waxaa laga Rabaa inuu Tuuro heshiiska Ethiopia muse lagashay Hadii ay somali kusoo Biirayaan welcome hadii ay go.aansadaan inay iska joogaan 33 sano kale waa ok ee Dhulbahante ha nabad galiyaan
Rabbi ha idin taageero walaalahayo reer Laascanod
Mashaa Allaah MD firidhiye ilaahaya haku xifitiyo yaa rabii 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
Mesha allaah MD firdhiye guul gobonimo
Maasha allah ❤❤❤
Maasha allah
Engineer Dalha waa ku salaamin Shurie igu salaan boowe😊
Guul in aha Allah Khatumo State ✌️❤️🇸🇴💪
Guuuul Guuuul SSC Khatoum ❤❤ ♥ ❤
Guul iyo gobanimo Ssc khaatumo state of Somalia ❤❤❤❤
Guulayso,madaxweynaha ssc khaatumo. 22.11.2024 cabdulqaadir axmed firdhiye
Maa shaa Allah. Guul SSC
Waa.sax
Guul guul SSC khaatumo horumar wacan inshaa Allaah❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🏇🏿🏇🏿🏇🏿👏🏻🇸🇴
Maan shaa allaah geesi geesi dhalay allaah farxad waynaa
Markaan arko dhulbahante suu isu dhisay sharaf tooda iyo masiirkooda
run badana madaxwene cadow firdhiye noolow
Guul Guul Guul ssc khaatumo.
Xaqiiqdu wataa cidii riyoonaysa iyada lee waaye
Ssc guull harti kombe power no more snm
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul
Madaxwayne waaruntaa guul ssc khaatumo ❤❤❤
Dadkan eedoorka ah waxay rabaan in aygoostaan ilaa iyo 1960, ee si ay ugaan baan jirin mana dhacayso intoo Daraad jiro.
Maanshallaah!
Madaxweyne firdhiye, khudbad xaqiiqda taabanaysa weeye,
Dadkeena ilaahay ha ku duwo,
#Dulmi ma rabno,
Dulmina qaadanmayno,
Masiirkayagana cid u daba fadhiisanmayno.
# didaaca deegaankayagu waa muqaddas diini ah,
Dadka leh baana ka talinaya.
Deegaama dad kalena uma socono,
# reer weliba deegaankiisa ha aamino,
Waa tan keliya ee lagu kala badbaadayo.
*Nabadda ayaa cid walba u dan ah,
# colaadduna ninna caana u shubimayso,
Xaqiiqdu waa taas !
Al-xaqiiqa
Guuul khantumo ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤
Maashallah GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO State of SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤
Firdhiye maalmahan masjidka ayoo kasoo dhax qaylinayaan sidii Xassan Sh maxamuud oo kale
Guulesta ilaaliya midnimada beelaha ccs wada daga iyo mida harti iyo mida kablalax iyo leelkade iyo yuusuf daarood isha allaa waad guulaysateen
Waa inuu qofwalbo kalmada layidahdo "NABAD" uu carabkisa kailaaliyaa ,amaan qori caradisa ayaa laguhelaa
Ma misajidkii ba lalla galay siyasad iyo qabiil !
Dadka miyeysan wax kala garanaynm Muusaa tagay Cirana wuuyimid
Sax waa isku mid wey ku ridaýaan
Muuse juudan iyo ciro waa isku midi kuwa u habalyeenaya waa mooroyan dhulubahantena maaha waa sidaa waa in muuse juudan iyo tiimikiisa in cadaallada la horo keena👁️
Wa runta mudane madaxweyne we don't care snm doorashadooda viva ssc khatumo state of Somalia
Waxaan Rajeynayaa madaxweyne Abdirahman ciro uu nabad ku baaqo xal waaro Reer ssc siyaasadooda iyo dhulkooda ayaga ha utashtaan xabad dambe looma Baahno ciro waxaa laga Rabaa inuu Tuuro heshiiska Ethiopia muse lagashay Hadii ay somali kusoo Biirayaan welcome hadii ay go.aansadaan inay iska joogaan 33 sano kale waa ok ee Dhulbahante ha nabad galiyaan
Anigu ma jecli inuu Firdhiye masjidka kaga qudbadeeyo arimaha siyaasada,dhibi kuma jirto wixii xaq ah oon dulmi & dambi aan lahayn,laakiin wuxuu u ekaanayaa Xassan dhiiqo beenta iyo munaafaqada uu masjidka ku yaala madaxtooyada Muqdisho uu ka akhriyo Jimce kasta !!
Sool waa Somaliland
Kkkkkkk. Yaa kugu yiri. Ma la socotaa wixii dhacay.
Kkkk ya kugu yiri
Hargaysa waa Somalia 🇸🇴
Usheeg kuwa 🧠❌️❌️❌️
Siideey uga baxeeysa xolayow
Intaad helayiso cidaad aakhiro udirto soo wad,, cida kumaqlayisaan layaabanahee,, cabdi madoobe inaadeerkii inuu kudilo weeye
Ninkii dhoof ku yimi bey geeridu dhibeysa
MAdaxwenha iyo saxaafaadda halkan codka madaxweynaha soo baahisaykkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkk
Firdhiye uguguceliya markale
Kkkkkk dhaqan xumada uu ka soo bartay xasan shiikh
Masaajid dad iyo deegaan lagu xamanayo kkkkk xasan buu ku indha dilaacsaday
Mashaqadaadaa boowe
Sow digi Somaliland ka tirsana ee mushaharo kaa qadanayey.
Goorma? Zxp
Buuhoodle maxa ku keenayi malagagiba yaala firdhiyoow
Nacsbayi meesha aad joogtaa waa togdheer hadaad diidayi inaad nabad ku joogto dalka somaalilaan ilaa kismayaad socon waxasi garkuu noqnmyiiso waxad adigu samyisayi ayaad kusoo rogayisaa dad aan denbi gelin
War wax Somaliland la yiraahdo ma jirto ee Hargaysa iyo Burco haku deeqaan hadii kale iyagaa xoog laguugu talinyaaa