sax waaye haykal hadalkisa 2 rag ah ayay noqonayaan ma adigaba la hadli kara naag shaqeysata ninka waa inuu u yimadaa nagtiisa oo farax gelinaysa maxaa keenay in ay galab iyo subax in lakala shaqo tago haduuba u awoodo waxkasta ma isaga dhahay I kaalmeey الرجال قوامون على النساء👍👍👍
Waxan meshan ka arka masulayada o ilahay idin saray ina dumarka ugu xog sheganaysan kaliya jeceshihin inay gabadhu maqbiyo guri kujira ahato naxariis malihidin gabadhad qabtana waxa ayrabto uma fulisin waxmsa ogaday quruxda quruxda qofka ina lagu qemayn e lafiriyo qofkan sidu korka oga qurxanyahy gudahana ma oga qurxanyahy o qof dumarka udhimriya o una naxarista mayahay on u awod shegan mudul kor kaqurxan lakin gudaha kafol xun wa lagu qaldama😢
Haykal Haykal, brother, shouldn't you think about that before you married a woman with a goal?period We understand that you want to work for your family, but understand that 2 hands are more than one. You talk about if your time comes, then your wife would benefit the kids by teaching them the rope of life right. But if she had a job and was working side by side with you, shouldn't that benefit the kids also? Isn't it more stressful when your wife and kids are always coming for more things? I work, and so do my husband, so when i want to do anything extra for me and the kids, I don't have to burden him. Second, by me working outside, I can come home and teach them the life out there. I am talking about the real world.
You did not get my point, and that is i am a woman who can work beside my husband and at a same time can take care of my household. It is called multitasking. All I said was Haykal should've thought that when he was marring a smart woman with her life ahead of her. So, when he was always saying that he supports her no matter what, was he laying? I see you are the kind of man that like for his wife to be at home waiting for your handout. What is wrong for me to contribute.
Ma qoladii riyada ku jirtay ee cadaan iyo madow kuu doono ha noqdee raadinaysay baad ku jirtaa huuno ee nolosha qalad fahmay raga somaliyeed ee aabahaa, walaalkaa, abtigaa iyo adeerkaa ka dhashayna xumaanta u yaqaana....maxaad ka taqaanaa raga kale? Nin waa nin uun waana mid xumaan iyo xaaraan ku raadsada iyo mid xalaal ku raadsada sida somalida.... dadka kale tay doonaan Bay raacaan xataa ta la shaqaysa. Haykalna ilaahay xayraanimo waa ka dheereeyay oo reer lacag leh buu ka dhashay isaguna waa caruur.... anaaba korka ka eeganaya😂😂😂😂😂
Qofku haduu rayigisa ka hadlo ma khaldana, mida kake haykal malinti horena wuu sheegay suasha lagu soo celiyay wuuxuu yidhi waa inay labada qof ee nolosha wadagayan ay rali isga yihiin marka haduu ka soo baxayo isagu masuliyadi illahay saray maxa loo diidi ileen hooyaduba hawl bay ka haysa guriga mar walba waxaa ku xukumaya durufaha kugu xeeran, kolay haday labada qof isla fahaman wax dhibi ma jirto
Hadiiba aad aaminsan tahay in gebedhu shaqeyneen daciif ayaa tahay gebdha reer baa ku soo tacbay oo laga yaabee in ay curad u tahay waxaan maqli jiray gebedhu markeey shaqeyso oo lacag hesho ninba weey iloowdaa halka ragga markeey lacag helaan dumar badan jeclaadaan in ay guursatay😂😂
Wlhi inanta boqorada wa Naag Adag malaha wxy kaga Tagtay Amar Taagleyn bu ku dhibay Kan camal wa xasad inta wuxu isleyahay her yeysan gadhin o dhaqaqin Mxd ka shaqeyni cmlkaduba wa social media io Game inad Reer ku bisho so Anaga niso qori jirnay kirada kuriga markad game ciyareysan😂😂
Abaayo boqorada jiingad Bay ku soo kortay oo nolol bay raadinaysay.... laakiin wiilkan yar guri barwaaqo ayuu ka soo baxay oo baahi ma haysee maxaa ka hadloosaa😂😂😂😂😂
@@AhlamHassan-f7o Runta un ban shegy wll Heat'ka yusan ku Garin oo jiingadii lagu kaftamayey so Adiga Run modey jiigdaduna dad baban Haysan ogow mogdisho magalo ka qurux bdn umalaynmayo inay jirto Nabad Allaha siyo ban leenahay Teda kle wlhi inantaas maria wa inan kolkolin Naxariis Barwaqo io Nolol Qurux bdn Qof ku so korty iney Tahay wey ka muqata wa la oga markay Guursaty inanti farxada badneyd si kle isku badashey ee wx kle mad heysa Taasi dhaliil Naqanmayse
This is my question for your brother are you believe Halal marriage or Contract marriage or the real marriage when the husband and wife support each other with love respect and they can face anything Islam they have each other which one you believe my brother that's the question# one or two or three let me know please💚🤍♥️
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤
Scw scw scw
Scw scw
Scw scw scw scw ♥️ 0:47
Sallallahu aleyhi wasallam
Salalaahu calayhi wasallam ❤
Walahi waa runteed mid ebera xageey geeyn afkaaga caano lagu qabey ❤❤❤
Hmada hiilea hableeda iyo haykal maxmeda muuse alle haadina Shaarfo sister my brother ❤❤
Dumar dacwo ayaan kanahay ee hamdaay ina adeer wax kadhe
Caawa waxaan dawaday 5 hablood oo bangado ayaan nin kugaraacay muqdisho
Kaa oo shukaansi ugu yimid
Marka dumarka hadii aan sharafnay oo aan gurigooda ugu nimid miyay nagaraacayaan
Haykal weriye ma aha. Sida Suaalo loo weydiiyo ma garanaayo. Hamda horay u soco walaale 💐
Geessi baatahay guulayso wll❤❤❤ qali wan ku jecalahay
Hore usocda
Haykal iyo Hamda
H$$H❤❤❤❤
Part 2 soo qabo walalo hamda wan jeclahee plz❤🎉
I duceya walalayal muraban layahy😢
Xamda waan iska
Jecel
Jecel ahay🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waxooga hadalka ma yaqaan wiilku lnanta si wacan u warayso
sax waaye haykal hadalkisa 2 rag ah ayay noqonayaan ma adigaba la hadli kara naag shaqeysata ninka waa inuu u yimadaa nagtiisa oo farax gelinaysa maxaa keenay in ay galab iyo subax in lakala shaqo tago haduuba u awoodo waxkasta ma isaga dhahay I kaalmeey
الرجال قوامون على النساء👍👍👍
Masha allh ilohow caqligeda ubarakee❤❤❤
Qoftu waa dumashida we suwalad haku badin qays
Aaway gabadhii xaaskaaga ahayd ee Mariya ahayd
1.M Ayuu Rabey inuu Tktok malintuu Gaarey ayuu katagey
Wow my good haykal iyo hamda keep going ❤❤
Shsraf iyo karaamo haykal and hamda
haykal lyo abayo keep going👍
Hakal iyo hamda.✋️❤
Sual waxa ka yabay ma raga oo keliya gur u Bahan mise waa loo wada Bahan? Maxa raga keliy loga dhiga inay Bahan yihiin ?
Masha allha guulayso wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤ haykal wan ku jeclahay
Alle ha idin sharFo haykaL iyo hamda❤
Keep going brother ❤
Masha Allah hore u soco ❤
Xamda.qalibi.qof.anjeclahy.hore.usoco
dumarnimo guul xamda hiil hableed❤
Hamda qof qaaliya❤🎉
Haykal iyo hamda dad qaaliya ❤❤❤❤❤❤❤
Inanti Family bay ledahe mad ubilaysa😂😏
😂❤ haay kal
Hakuulow Sanadahaa waxba maad so dhigine plz kuso Casuum Barnaamijka Apdala Jamall❤
mxay labadan isku soo baxayaa❤😊
Mariya ayad lahadlaysa laakiin ma fadhiinyso way shaqysansa
Team hamda ❤
Hil hablod alo hakudayo😊😊😊
Markaad rabto qays qaysar 😅😅
Waxan meshan ka arka masulayada o ilahay idin saray ina dumarka ugu xog sheganaysan kaliya jeceshihin inay gabadhu maqbiyo guri kujira ahato naxariis malihidin gabadhad qabtana waxa ayrabto uma fulisin waxmsa ogaday quruxda quruxda qofka ina lagu qemayn e lafiriyo qofkan sidu korka oga qurxanyahy gudahana ma oga qurxanyahy o qof dumarka udhimriya o una naxarista mayahay on u awod shegan mudul kor kaqurxan lakin gudaha kafol xun wa lagu qaldama😢
Haykal nosoo badi warysigan😂
Kawaran hadaanan ku rabin walaal😂😂😂
Hab laha dhan sanmayska noqda❤
Gabadh aaan tageero hiiil habl3ed keep going wll❤🎉❤🎉
Anigu runahati inmada wan jeclaha wayo waxa dunida lagu jogab wa iyaga ee markasda gulasda inaderyal welib haykal aan wan ku tager inader❤❤❤❤🎉
Hadii aad donetso habadh giriga kuu fadhida Miri ka raadi nedjagande ka Shafa la
Lacagtu waa lamahuraan via hilrageed
Haykal Haykal, brother, shouldn't you think about that before you married a woman with a goal?period We understand that you want to work for your family, but understand that 2 hands are more than one. You talk about if your time comes, then your wife would benefit the kids by teaching them the rope of life right. But if she had a job and was working side by side with you, shouldn't that benefit the kids also? Isn't it more stressful when your wife and kids are always coming for more things? I work, and so do my husband, so when i want to do anything extra for me and the kids, I don't have to burden him. Second, by me working outside, I can come home and teach them the life out there. I am talking about the real world.
The nature of work is changed now, so the ladies can work at home remotely while doing other stuff in the house.
The fact that you said, quote " by me working outside, I can teach them the live out there" is a joke...... try again abaayo😂😂😂😂😂😂
You did not get my point, and that is i am a woman who can work beside my husband and at a same time can take care of my household. It is called multitasking. All I said was Haykal should've thought that when he was marring a smart woman with her life ahead of her. So, when he was always saying that he supports her no matter what, was he laying? I see you are the kind of man that like for his wife to be at home waiting for your handout. What is wrong for me to contribute.
hooyo carurteda ka shaqo tagtay yaa tarbiyenayo imisa sacadood ayay ka maqantahay duruuf hadii ninkeda haynin why u shaqaynayso waa qalad naagta wuxuu u guursaday raysalwasaraha gudaha gurigeda inay ka shaqayo ninkana waa raysalwasaraha kharajiga bananka inuu kaaoo shaqeyo
HomDaH HiiL ragEeeD😂👋♥️
Hamda ❤
Haykal wan kusalamay❤
Xamda Qurux❤
Maasha. Allha bisiinka
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wooooow waa isku soo baxaysaan
Dumarland ❤
Somali uun baa laga helaa nin naag labad radiya tii kobadana qabi kari wayay oo waliba asagoo xayraana oo busaarad qiiqaya sida Haykal 😂😂😂
Ma qoladii riyada ku jirtay ee cadaan iyo madow kuu doono ha noqdee raadinaysay baad ku jirtaa huuno ee nolosha qalad fahmay raga somaliyeed ee aabahaa, walaalkaa, abtigaa iyo adeerkaa ka dhashayna xumaanta u yaqaana....maxaad ka taqaanaa raga kale? Nin waa nin uun waana mid xumaan iyo xaaraan ku raadsada iyo mid xalaal ku raadsada sida somalida.... dadka kale tay doonaan Bay raacaan xataa ta la shaqaysa. Haykalna ilaahay xayraanimo waa ka dheereeyay oo reer lacag leh buu ka dhashay isaguna waa caruur.... anaaba korka ka eeganaya😂😂😂😂😂
HaykaL Legend
Mrka la idhaa gabdhuhu 80% nagative ayay u fikiran shaw waba run 😂😂😂
ninku haduu Gabar kale guursado maxaa dhiba oo ku jiro 🤔?
Qeyr lee kujiro ❤
War ma somalind joogta boqortoiyo❤
Tanaasul badan ❤😂😊
So badiyo adiga iyo hamda
Asc asxaabta nasoo booqda waxaad naga helaysan sheekooyin qurux badan
Legend waaad iskeentee
Waarata ❤❤❤ wallo
Mya lama jiro lkn haykal wixiisu wax wey dhaaftey inuu raga dhamaantood dhalay camel udifaacayaaba 😏😏😅😅
Abti wixinu mashukansi baa kkk waiga kaftan
Shukansi update ah😂😂😂
Wxey suurahan tirada bdn 😩😂
Masha allha 🎉
Mshllh keep going aby iyo abowe ❤❤❤❤
Adu sowdigii xaas laha boqorada awey
Haa awey
Hpaykal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaan qosolkiisa waa been waa nimanka neceb in ay naag nolol kasareeso ku noolaato jana wax barasho badan yaahuu kanoo kale
Qofku haduu rayigisa ka hadlo ma khaldana, mida kake haykal malinti horena wuu sheegay suasha lagu soo celiyay wuuxuu yidhi waa inay labada qof ee nolosha wadagayan ay rali isga yihiin marka haduu ka soo baxayo isagu masuliyadi illahay saray maxa loo diidi ileen hooyaduba hawl bay ka haysa guriga mar walba waxaa ku xukumaya durufaha kugu xeeran, kolay haday labada qof isla fahaman wax dhibi ma jirto
ILAHAY marka aad dedasho wx ku siinaya niyada ku qaadaya
Xamda hiilhableed and haykal
Gezi gulayso😂🔝🐐
Anuu labadaba la jiraa
Guulsyta
Gabdhba ku heshay
Waar xaaskaagii mee haykal Boqoradii istaalku meeday awal miyaanay xaaskaaga ahayn mise pranbuu ahaa
❤❤❤❤
M.a❤️❤️
Hamda
Hiil
Rageed
Ma ogolin anagu naag kale
Haykaloow horta marka aad dadka waraysanayso kursiga ku xasil wayo wayu walagu dawkhaya Mise be marya aya aya ku hortimid jacaylkii ayad xasuusatay
😂😂😂
So dawo marku habon nura warsanyo wan ka yabay lugah su u ruxayo 😂😂😂😂
Haykal👑
ina maxed qani nagada xag jiraka sida abaha dadka haku sinadan
Nin qurxon ino gurso xamday❤
Niyow caadi u hadal
Hadiiba aad aaminsan tahay in gebedhu shaqeyneen daciif ayaa tahay gebdha reer baa ku soo tacbay oo laga yaabee in ay curad u tahay waxaan maqli jiray gebedhu markeey shaqeyso oo lacag hesho ninba weey iloowdaa halka ragga markeey lacag helaan dumar badan jeclaadaan in ay guursatay😂😂
Nin nag lexna ma rabo Kan calaf ku helana uma gurinayo noooooooo wxas waa afka noooo
Hamda hiil habled🎉❤❤
Mansha alaah
Boqoradu😅 wey fakaraysa
Maxay ku fakaree ma ayadaa rabto waa gabadhaas iska shaqeesaneeso maxay ka falee
War naga fududee sheekada
🎉😊😊
Kawaran hada wada shaqeyno oo isu melkashaqeyso😂
Woow haykal ❤
Raga Ayan laa jiraa
😮😮😮😅
Wlhi inanta boqorada wa Naag Adag malaha wxy kaga Tagtay Amar Taagleyn bu ku dhibay Kan camal wa xasad inta wuxu isleyahay her yeysan gadhin o dhaqaqin Mxd ka shaqeyni cmlkaduba wa social media io Game inad Reer ku bisho so Anaga niso qori jirnay kirada kuriga markad game ciyareysan😂😂
Hadal ka an radinayay wa kan😅
Abaayo boqorada jiingad Bay ku soo kortay oo nolol bay raadinaysay.... laakiin wiilkan yar guri barwaaqo ayuu ka soo baxay oo baahi ma haysee maxaa ka hadloosaa😂😂😂😂😂
@@AhlamHassan-f7o Runta un ban shegy wll Heat'ka yusan ku Garin oo jiingadii lagu kaftamayey so Adiga Run modey jiigdaduna dad baban Haysan ogow mogdisho magalo ka qurux bdn umalaynmayo inay jirto Nabad Allaha siyo ban leenahay Teda kle wlhi inantaas maria wa inan kolkolin Naxariis Barwaqo io Nolol Qurux bdn Qof ku so korty iney Tahay wey ka muqata wa la oga markay Guursaty inanti farxada badneyd si kle isku badashey ee wx kle mad heysa Taasi dhaliil Naqanmayse
This is my question for your brother are you believe Halal marriage or Contract marriage or the real marriage when the husband and wife support each other with love respect and they can face anything Islam they have each other which one you believe my brother that's the question# one or two or three let me know please💚🤍♥️
Alaylahe waad wastay bahashii wax kale kuma garatide😂😂😂😂😂😂😂
War taliyow ma wariyaad noqotay
🖐️🖐️🖐️🖐️❤️💓❤💚💞👌👌👌💋💋💋💋💋💋
😂😂😂😂😂