WAR DEG DEGA:CEERIGABO TALIYE XAMSE OO HADA GUDAHA UGALAY|GABADHI ISAAQU AY DILEEN OO KOOMO KUJIRTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 27

  • @AboudiM
    @AboudiM 43 минуты назад +1

    War umadaa xanuunka kaa daaf 😊

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 часа назад +2

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan, Legend Journalist , DARWISH , DALXA, Bahda SC TV Iyo Ummadda Soomaaliyeed Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan SCTV, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 23 минуты назад +2

    Habar maxbuus gunta guntu dhashay waxa ay dilayan dumarkii ay qabeen WA cadow

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 часа назад +1

    Ceerigaabo harti iyo iidoor waa in mid ka guuraa oo warkii kale ee laga sheeg sheegaa waa nacnac iyo sheeko naageed.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 часа назад +1

    Dee ha dileen haday doonto ha dhimato yay wax utaraysay awelba iidoor bay korinaysaye waalni yaa kala jecel awelna midgay ahaayeene war xitaa jar jara

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 часа назад

    Ceerigaabo: hartiga leh waa in ceerigaabo nabad lagu wada daganaadaa oo nabad baa naas la nuugo leh waa siileey sidoo kale iidoorta nabad iyo wada joog ceerigaabo ka doonaysaa waa labo siileey oo xaajo rag waa ceerigaab waa guri harti oo undisputable ah oo qooro buurbuuran harti lagu dagan yahay amase guri iidoor xiniinyo dheer oo iidoor lagu dagan yahay. Intaas wixii ka soo haraa waa futo daloosha oo qoomuluut muuse biixi cabdi dhalfo ku hayo.

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Час назад

    SUBXAANALAAHwariyahu MAXUU YIDHI LAGA CABSI QABO YAA KA CABSI QABA ❗️HADAK AAN LAGA FIIRSAN❓❓❓❓MAXAY tahay CABSI du yaa cabsanaya❓❓

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Час назад

    Wixiisu waa calaacal 😂😂😂😂

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 часа назад

    Aduunka miyaad aragtay kashmiir xora haka yaabin kashmiir waa kashmiir uun

  • @Suheila22
    @Suheila22 13 минут назад

    leskuma hayo in argagaxiso yihiin dalka oo dhan weerar iib ku hayaan al shabab yaa dhalay sow isaqa maaha maxaa ka hor istaagaya in dumarka gowracaan u dhaxday.

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 часа назад

    guntih idor mah sidah bay u dhaqmen waxan u shegayah nagah lef lefayah idor sidah bah u danbaysah markad guntah carur u dhashid o aad u korisoh carur cadowgah hartih sidah bay ku dilayan way istahilan in lah diloh markih horaybah carur idor bay korinaysay

  • @bby6
    @bby6 Час назад

    Wale iidor wa gun an diin iyo dhaqan midna laheyn brother

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Час назад +2

    Beenaale,dhulbahante ceergaabo ma joogo wuuna ka waxay,haddii Aydin beenta joojin weydaan inta hadhay maatidiinana waanu ka Soo saari doona,hantidiinana waanu la wareegi hadaydin afxumada joojin weydaan.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 часа назад +1

    War dalxa afkaa la idiin kala qabtaye iska aamusa idinkaaba sheegaya oo baahinaya meeshuu joogo ibtaad isleedihiin war uun sheega waayo iyagaa ciidankoodu ku jiraaye cerigabo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 минуты назад

    Doqon Waalanow Ceerigaabo Waa
    Guri Isaaq 4Kunee Naaleye Axamed
    2 Waaqaxen Laba Kalena Wayeka
    Baxayan Balan Weeye Laascaanood
    Xamar kudar

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 часа назад +1

    Kooxdan garasho somaliyeed ma wadaan waxa dhexyeedhaya waad maqlaysan iyo qaabka macamilkooda koofur galbeed waxa lagu hayo waa iskuday tijaabin ninkii dareemaya iyo ninkii kaleba somali aykabaxeen majirto lkn waa war iska cad aniga idhi amar qaado waxa lagu hadaqayo waa kudayid cidii doonta ha iska hadasho

  • @hodanisfarah
    @hodanisfarah 2 часа назад +2

    War beenta iska daya dhulbahantow

  • @Cawaalegaadh
    @Cawaalegaadh 2 часа назад +1

    Hooyadaa.anaa
    Wasa.beenaale.beenaale.dhalay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 38 минут назад

    idoor wa xawaayan cawaana dhinac kasta way kajaben

  • @AxmedkadawoXasan
    @AxmedkadawoXasan 2 часа назад +1

    BEENTU WAA XAARAN EE ISKA DAA

  • @AxmedkadawoXasan
    @AxmedkadawoXasan 2 часа назад +1

    BEENYU WAA XAARAN WAANA LAGUGU
    CADAABAYAA AAKHIRO

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 часа назад

    Baac Baac. Laan gaab . Noocaaga ayaa tagi kara Ceerigaabo. Codka Somali Land.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Час назад

    aan gadano guriga qaramadamadoowe

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 часа назад

    Dadkan ilaahay wuxuu dhul iyo deegaan hagaagsan u siin waayey waa noocan oo miidhan subxaanalaah bal wuxuu been shubayo eega 😅😅😅😅😅😅

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Час назад

    Isaaqa wey gumooben, waagii
    hore waxay ahayen dad
    Bulshada kamuuqday, Gabar
    ilmo idiin dhashay sidee u
    dileysaan?? Haddana waxa
    dilayna waa rag, uf-uf isaaqow
    waad naceebeysen, ee dadow
    yaalaguursan Isaaq.!!!!