Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mw. Shiikh shariif waa mahadsayahay.
Xassan dhiiqo awalba qof caqli badan mahayn WA qof diciif ah ok liita dowlad nimadii Qabiil ayu Ka doorbiday
Ma fududa in aqoon loo yeesho sida wariye lagu noqdo. Aqoon dheer ayey u baahan tahay.
Dadow Waxaan waa qormayaan, maceeb aad siyaasi uqabto ama qabiil yey sana kuu qormin taariikh xun
Hasan illaaheey jimca weeye na dhaafi
Waayaa.tuug.itoobiyaan.qarsoon
Xiligaan inuu wax cambareyo uu rer konfur galbeed ku dreen noqdo sheikh shariif waa qorshe xassan sheikh maxamuud u wato oo larabo in lagusoo xiro geliyo Laftagareen lkn taas uma soconeyso
Asc warsqme
XASAN DHIIQO WAA KIBIRSANYAHAY LAAKIIN WAA LA KIBIRJEBINAYAA K.GALBEED AYUU KA ADAGYAHAY ADEER MUXUU WAX UGA QABANWAAYEY MUUSE SHAANIGII S.N.M. EE KA IIBIYEY BAD IYO BERRIBA ITOOBIYA. INTUU KU SII ORDAAYO K.GALBEED. MISE IYAGUU NAXARIIS BIDAY.
War dadka iyo dalka ka aamusa afka alle idin gooye lafliqa ilaahbaa laidiin baryaye
Laf haliqaan inta dalkii iyo dadkii kala dirtay ee qabyaalada ku shaqay sanaysa caqli iyo cilmi ay wax ku hogaa miyaana haysan
War hadii xasan uu joojin waayo ficiladan guracan ee uu wado dawladana uu ku bur burinayo waa in ay reer maylaan iyo daarood dawlad kamadax banaan muqdisho ay samaystaan oo horay looga socdo iska daba wareega iyo qabyaalada foosha xun ee dalka iyo dadka dib ulahadhaysa cadawguna kusoo dhex dhuumanayo laguma jirikaro ilaa goormaa la,is daawanayaa oo aduunkii kahadhnay adeer horaa loosoconayaa reer maylaan+daarood waa qaran ilaahay mooyee cidkale ubaahnayn