Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mahadsanid sky wali Dr Bayle wan ka sugayna
Ustaad Axmed Sky aad baad u mahadsantey barnaamijka in badan ayaan suganey ee hakadka ka daa ustaad.
Khibrad wadaag runtii waa meel wax ku ool ah oo wax badan laga faa'iidayo alle ha barakeeyo.
Masha allah ustaad craxmaan sxbaanu nahay waa nin runti qaaliya
Mansha Allah Hambalyo.
Mashaa Allaah khibrad wadaag
Masha Allah this podcast so amazing❤
Ustaad ahmed sky, waad mahadsantahey.Waxaan rajeynaya ustaad buraale inaad mar kale inoo soo qaban doontid.Waxaan aad ugu bogey talooyinkiisa.
Ustaad,Ahmad Waad mahad santahayAad baan uga faa,idnay Khabiirka.
Cajiib bogan wuxu u qalmmaa one million subscribe
Prof.buraale waa shakhsi aan xoog u aqaano, waa nin xoog u dedaalay oo codkar oo leh aqoon iyo khibrad badan oo shaqo leh.
Ahmed sky soo baro habka dadka loo wareysto gal kooras saxaafada ah intaadan dadka wareysan
Haa falhi hadalada qaar iyo suaal aha qaara dadaka sida loo waydiiyo ma yaqaano
Markasta oo wax dhalinyarta dheef uu leh aad aragto kaga qayb qaado faafintiisa
❤
Xage codka cilad ayaa ka jira
Waxa aan filayaa waa dhankaaga ciladu wllo Anaka codku waa sax
Mahadsanid sky wali Dr Bayle wan ka sugayna
Ustaad Axmed Sky aad baad u mahadsantey barnaamijka in badan ayaan suganey ee hakadka ka daa ustaad.
Khibrad wadaag runtii waa meel wax ku ool ah oo wax badan laga faa'iidayo alle ha barakeeyo.
Masha allah ustaad craxmaan sxbaanu nahay waa nin runti qaaliya
Mansha Allah Hambalyo.
Mashaa Allaah khibrad wadaag
Masha Allah this podcast so amazing❤
Ustaad ahmed sky, waad mahadsantahey.
Waxaan rajeynaya ustaad buraale inaad mar kale inoo soo qaban doontid.
Waxaan aad ugu bogey talooyinkiisa.
Ustaad,Ahmad
Waad mahad santahay
Aad baan uga faa,idnay
Khabiirka.