Waa waxa aan Somali ugu cabsi qabo in ay ku dhacaan waxan lubnaan ku dhacayo dal xor ah oo hawadiisa laxirtay iyo badiisa waa sababta etoobiya badena u rabto
Aaska sheekh xasan nasrulah waa in si hoos ah oo qarsoodi ah loo aaso si aanay yuhuudaa naf la caariga ahi dad kale u ugu beegsan aaska waayo yuhuudi waa gun gunina waxba ma xeeriso
Maasha Allaha u fududeeyo xilka, waxaa ila fiican inay qariyaan mas’ulinta maxaa yeelay waa la Begsan karaa, kaliya dadka ka hoos shaqeynaya u diraan hawsha , si ay u jaha wareeriyaan yahuudda.
Isma lihi Iiraan baa wax soo wada , Iiraan hadii ay waxqabanayso nin dhexdooda lagu dilay bay wax kaqaban lahaayeen, taas oo dowlado badan u arkeen in Iiran xaq uleedahay in ay wax samayso.
Iiraan Haddii ay far dhaqaajiso wan Huba in dhulka lala simayo mar Hadoi iiran meesha ay ka baxdana Caranta inteeda kale waa lawasa israaiil nimanka iyo naagaha carried soo fiiri waxa kudhici doona❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😮😮😅😊😊😅😮😮😂❤❤❤❤😂😂😂
waxaa imaan doonta malin ay xisbulah nuklayer gacanta ku dhigto ilahay idamkiis taas aya dhici donta wixii nool insha allah ilahay gacanta ha u galiyo o ha ku halago yuhuuda
somalida waxaan ka yaabay shiico dhaleeceynayo shiicada wexey ka dhiig badan yihiin sunada walaalahood malin walbo agtooda lagu leynayo oo aamusan iyagoo awoodo iney cuno qabateen Saraan Israel iyo mareykan hadane waxbo aan sameyneen sunada qaarkood oo ey ka mid yihiin imaaraatka iyo sacuudiga urdun masar Qadar mexey sheegaayiin suno nimadooda walaalahooda lagu hor dilaayo malin walbo shiicada ayaa ka fiican dowladaha qaarkood muslimka qalbigooda allaha mideeyo oo kuwa is raacsan allaha ka dhigo sidaan si fiican ma ahanee
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
Goolayso
Allah ha u gargaaro muslimiinta meel jooganba Allah gacantooda ta sare haka dhigo🤲🏼🇵🇸☝️🕌
Aamiin yaa Allah
حسبنا الله ونعم الوكيل.
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
Ustaad nadaara macalinka weyn waa mahadsan tahay akhii 🎉🎉🎉
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Guul falastiin iyo dhamaan muslimiinta oo dhan
Illaahayoow islaamka midee uhiili yaa allaaaah 😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
Alaaahu...abar.
Ilaaahoow...ugarhaaar
Muslimiiinta
Wcs nadaara show❤❤❤❤ Guul shacabka falastiin❤❤❤❤.allaha unaxariito. Sheeqa nasrulaah
Rer qasa waa la iloobay😢😢 yaa rabi u gar gaar rer qasa iyo dhmn muslimiinta
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤
Maasha allaah walaahi waa murugoonay
Insha allaaaah guuul xusbullaah illaahay ha u wada muujiyo dabadhilifka ku dhex jira insha allaaah
حسبنا الله ونعم الوكيل
Guul x,laahi inshaalaah
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Illaahow uhiili muslimiinta
Ammin.allaha
Alaahayow xaasidka jaajuus ka ka dhex saar balse aysan ku guulaysan danta ay leedahay. yuhuuda oo jabkooda na maqashii yaa Alaah
ᴀᴀᴍɪɪɴ😢
Allow Amuuraha Sahal Dhariga dhexe masahlana🤲🤲🤲🤲
Shir badanaa go,aan ma lahan miyaa falastiin guul insha Alaah libnaan Alaaha unaxaristo inta dhimaty inta nool Alaaha badbaadiyo amiin guul insha Alaah
Wcs wrx wariye Nadaara show waan ku salamay waad ku mahadsan tahay wararka aad no tebiso
Inna Lillahi wa inna ILEEHI raajicuun.
Nabiil Faruuq, Rabbiyoow efih jinnaadda ku waraabih " gallin ku xaqdorrin oo caddowka ee iya dileenih".
Rabbiyoow niin gergaartey gergaarka niin ziyaadi. Amiin.
Naddaroow, Gallab feyllin. Asc. Meggin Allih.
XIZBULLAAH KULIGOOD WAA JAWAASIIS
Ilaahow.guulee.falastiin.iyo.saaxiibadeeda.la.shaqaynaysa.sida.xuutiga.iyo.soomalida.aadkaugu.ducaysa
Intay ruufiyaan ku dhex nool yahay xabad xabad ayaa loo siibayaa ❤❤❤❤❤
Waa waxa aan Somali ugu cabsi qabo in ay ku dhacaan waxan lubnaan ku dhacayo dal xor ah oo hawadiisa laxirtay iyo badiisa waa sababta etoobiya badena u rabto
Hafeyna heysana xata ayada mamusha wadanka
❤wcs ❤ eran dagalka deg deg ah w in qimeysà xlda. Jirtaa ❤
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Allaha guuleyo muqawamada haday lubnaan rabto iney guuleysato faransiiska ha iska soo baxiyaano sida aljeriya maxaa yelay ayageey amineen saa nagta laga suray Allow cadawgeena cadow u baxi Amiin Amiin Amiin
❤❤wcs galab wanaagsan ❤❤#Sabaax
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Asc maasha allaah go.anka barlamana iiraan
Allaha u gargaaro muslamiinta.
Waa la dhameeyey xisbigii😢😢😢
Ac
Odeygii Iran ugu weyna Aya LA qariyay
Caruurtii iran wa agomen
Kkk
Barika dhexe ayaa agoontooday waa xaqiiq, yahuuda, muslim iyo shiico waa u laba shilin shiicada hadeey ka adkaat waxaa ku xigo mulimka qofkaa noow adigaa xagee adeeysa.
Sunigi oo monafeqen noqday oo minada wadada ka bixinaya dronadana qarxinaya si ey udifacayan yahuda leynesa mislimnta iyo masajidoda
Shicadina naf iyo dhig uhureyn sunigi xaga Ilah lagala xisab tamidono bayt aqsana iyo adomadisa Allah kufilan
@@Dhaqandahir yahuda iyo iran ha isku bababa'an mid yo ka harin,waxa Musliminta xasuuqa wa ayaga
ᴀᴀᴍɪɪɴ
wcs
Xisbul Allah Musiiba Haysato
Wcs wlc Brother 👍👍
Wcs wr wbr akhii
Xisbulahi awood badan balaha si muuqata
Aaska sheekh xasan nasrulah waa in si hoos ah oo qarsoodi ah loo aaso si aanay yuhuudaa naf la caariga ahi dad kale u ugu beegsan aaska waayo yuhuudi waa gun gunina waxba ma xeeriso
Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil Iyo dhamaan Xulufadooda
Illaahay Hagallo garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah illaahay ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
yaarabi allow u gargar muqaawada dalalkas ee dakaalka kujira 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maasha Allaha u fududeeyo xilka, waxaa ila fiican inay qariyaan mas’ulinta maxaa yeelay waa la Begsan karaa, kaliya dadka ka hoos shaqeynaya u diraan hawsha , si ay u jaha wareeriyaan yahuudda.
Marhoore ayeey dadku dhex beerteen israail aad ayeey ugu dhex jiraan
𝐀𝐬𝐜 𝐧𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐰
Isma lihi Iiraan baa wax soo wada , Iiraan hadii ay waxqabanayso nin dhexdooda lagu dilay bay wax kaqaban lahaayeen, taas oo dowlado badan u arkeen in Iiran xaq uleedahay in ay wax samayso.
Mac sokor soo ma dilin sheekhii
Wcs
Iiraan Haddii ay far dhaqaajiso wan Huba in dhulka lala simayo mar Hadoi iiran meesha ay ka baxdana Caranta inteeda kale waa lawasa israaiil nimanka iyo naagaha carried soo fiiri waxa kudhici doona❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😮😮😅😊😊😅😮😮😂❤❤❤❤😂😂😂
Allahawakbar
Alaha yahuuda garabkooda ha ka baxo
Wcs wll w
Wcs wrxm nadaara
Hadaba kaabandooneynade❤
Wax awlaad la yiraah majiraan hadeed. Sida carabta ayay isdhiibayaan
haniyah
Madaxweynaha iiraan balaayo ugama horen xisbulaah
Jaajuusku waa m/w iran mascuud basaktiyan yaa iran & awlaadeedaba mijo xaabinaya
First comment
First comment❤
Xisbulah iygaa ba yuuhuud baa ba dhex fadhida war male
Xisbullaah waa lagu dhaxjiraa mid mid ha u sooqabtaan caadaqaatashaasha
waxaa imaan doonta malin ay xisbulah nuklayer gacanta ku dhigto ilahay idamkiis taas aya dhici donta wixii nool insha allah ilahay gacanta ha u galiyo o ha ku halago yuhuuda
Galab wangsan Nadaara.
Soo daaa awlaadii Iiraan updatekoda.
àwlaada iiraan waashiicoo dhan saas u ogaada
❤😂
Xayaysiinta badan nagadaaya
Madaxda xzblaah waaba iska biil joogta ah yaab anagaa argnay !!!
Awlaada Maanta Xitaa Nin Kale Ayaa Laga Dilay Caravtaan Iyaga Is Rufiyaano
Warkan wa war hore
Iran iyo xulufadeeda waa shiico shiicadu iyo yahuudana waa isku mid waxba ma is dooriyaan masraxiyad ayay u jilayaan caalam Al silaami
Sunni ayaa maanta ceeb leh iyo cambaarayn
Ikaahy yuhuuda iyo maraykanka
Haku saludo guuldaro iyo bur bur
Iyo daba dhilifyada sunniga ah
Sunida ka xaaran san
somalida waxaan ka yaabay shiico dhaleeceynayo shiicada wexey ka dhiig badan yihiin sunada walaalahood malin walbo agtooda lagu leynayo oo aamusan iyagoo awoodo iney cuno qabateen Saraan Israel iyo mareykan hadane waxbo aan sameyneen sunada qaarkood oo ey ka mid yihiin imaaraatka iyo sacuudiga urdun masar Qadar mexey sheegaayiin suno nimadooda walaalahooda lagu hor dilaayo malin walbo shiicada ayaa ka fiican dowladaha qaarkood muslimka qalbigooda allaha mideeyo oo kuwa is raacsan allaha ka dhigo sidaan si fiican ma ahanee
@@fatimafatxiomar3416Abaayo mid an ku fahansiiyo shiico haday wanaagsan tahy maxay ugumaaday suniyiinta reer suuriya maxay ciraaq uburburisay maxay yaman ukala qaybisay maxay lubnaan uga dhigtay dawlad awood lahayn mida kale shiicada iyadaa danaheeda siyaasadeed wadata yuhuudna dagaal soojireena baa ka dhexeeya maaha muslim jacayl saas ula soco
Hadaan kaaga jawaabo ta carabta carabtu waa lahaystayaal urdun biyaha iyo korontada waxaa siiya israil , masar maraykanka biiliya , khaliijka hubkay kaystaan maraykanka iyo yurup baa maamula marka xaalada saa ula soco
@farduusmohmud975 wax qaladan ayad aminsantahay tariikhda si fiican u baar siyaasdana waxbadan ka baar waa hubaa in fikirkaaga wax ka badalmi doono
Is laalaya xisbu shaydaan iyo yuhuud bagah is madhiyaa
iraan hadeer dagaal maqaadi karto sababto ah ayada lagu dhex jiraa
Aduunka idiil waa la gu dhax jiraa mxaa ka sugeeyee somalia xita waa la gu dhax jiraa 😂😂😂
Irain waa in Taalbi cad ka qadaan haday run shegayaan
Aaar kuwan Boota Ayay hayaan.
Waxba kasoo bixi maayaan kulanka baarlamaanka iiraan!!
Carab iyo Muslimiinta waxeey u dhamaatay marki sadamaam iyo qadafi ladilay iyo Cali
Nadara sxb waxan u maleeya ciidanka xisbulah dhaman waa sarakiil waxan caadi maha
xisbulaah birtu ruuban okaah waa wax jilicsan farakucun ah xaniinyaha la idin qabay
Waa sugeynaa lee iday ku jiraan ayaa eber laga dhigi toonaa 😂😂
Asc nadaaara shaw ka markay jiraaan warar xasaaasiya ka saaar Meeesha xaysiiiiska ( safaari rimidkan ma wax dhamaaanbaaa ?
Asc nadaara xisbullaah booto lay haysay maxaa u haray waaba dhamaadeene, yahuud hada way ugu jirtaa goor 🏋♂️
QOFKASTA LAGA SHAKIYO WAA LA KHAARAJIYAA IYADA OON LA HUBSANIN
Wcs iran waxaba iskuma hayso waxana la rabaa carabta dhan in meesha laga sifeeyo waa sida la larabo somalida hada
War xiiso bdn leh Nadaara
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐭𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐤𝐡𝐮𝐦𝐞𝐲𝐝𝐢
Asc, sh.Nadaara doowlada Iiraan inteey atombom ka kadhameeyso ilama, ahan ineey dagaal toos galeeyso balse sida macalinka ween beey si dadban ciidan ugu diree lubnaan thanks bro
Hakudaalin iiraan israa iil ma ujawaabeyso waayoo dadkooda ayey madaxa ugafadhidaa
Waa bina wxaba kamo so baxayana iraan waa hadal mila wayay wan lisa bartaya
Nadaara waxba hanoo fanin shiicada maxayeelay hogaamiyayaashi balaga dhameyey pro😊
2 bilood gudaheeda nin xil yaha kuma harin hadaba xagee laga helayaa ma gidaaraday taagan yihiin
Adero nadar wan kusalamy waxan kugu dhahay kuwan madaxdoda isreal waxay u noqden qado iyo qurec way daycanyihin
Iran baalashaa laga Rifooyaa dhibkajira waa diyaaradahaan iyo hiil iyo hoo diyaaradahaan wax duqeynaayo waa macalinka weyn laakin shatigi israel aa lagishanyahay ilaahey hajabiyo cadawga gumeystaha iyo xulufadiisa
Wlh Carabtu dad maahan (waxaalayiri waraabaha,hooyadii.cunay habaryar tii ugamareeyo )maladaynaayaa carabtakale??illhaw umadakaqabo galadan isurursatay
wa kadaroo dibi dhal yahuuda libaaxyo ayeey isku kiciyeen wllahi
Armay dilaan madaxda iraan
Wa side sidey wax u jiran ragan madaxda ah ee xibulah mxay baylah u noqden.
Barlamanka Iran 🇮🇷 ay sugayan,hamaa asaga laftiisa laduqeeya 😁😁