DOOD: Sadexda Musharax - Qaybta 1/3 -(Musuqa & Shaqo La’aanta ) Barnaamij -Copyright-BBC-Somali 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024
  • Maxaad Ku Dooranaysaa Madaxwaynaha 5ta Sano ee soo socota?

Комментарии • 75

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 3 дня назад +5

    Faysal Cali Waraabe ayaan u arkaa inaay Doodiisu wacantahay oo waxtar leedahay.
    Guul Faysal

    • @FardawsaAxmed-l6w
      @FardawsaAxmed-l6w День назад

      Masha allh hadalka ucid😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @FardawsaAxmed-l6w
      @FardawsaAxmed-l6w День назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 День назад +1

    MaSha'Allaah SomaliLand ha guuleysato,, SomaliWeyn dhamanted Allaah idankiis ha guuleysato. Aaammiin.

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 3 дня назад +4

    Maal Gashiga Shisheeye waa Gumaysi Qarsoon

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 дня назад +1

    Aamiin caleeg caalamiin cadiim 21.

    • @abdiahmed5719
      @abdiahmed5719 2 дня назад

      Eebbe ciro iyo xirsi iniguma keeno 21.

  • @museali8972
    @museali8972 3 дня назад +3

    MUUSE HE IS MAN HALA DOORTO MUUSE BIIXI NO ONE ❤❤❤

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 дня назад +2

    Muuse guuuul

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 4 дня назад +3

    CIRRO FAQASH WADANI FAQASH XISBIGA XASAN SHEKH WAXA UU QORSHEYSAN ISBADALKA XAMAR IYO SOMALIA DHIMATEY LAGU AADO. NO COD CIRRO

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 дня назад +1

    Aamiin macal aamiin ilaa Aamiin 21.

    • @abdiahmed5719
      @abdiahmed5719 2 дня назад

      Madaxweynaheena hadda iyo mustaqbalka maalin wacan oo dhaw 21.muse bixi abdi 21!

    • @abdiahmed5719
      @abdiahmed5719 2 дня назад

      Abshir caleeg caalamiin cadiim weeye somaliland sidaa 21.

  • @MonaOsman-k5t
    @MonaOsman-k5t 3 дня назад +1

    Muse iyo faysal good ciro no speaking

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 4 дня назад +5

    Muse iyo faysal

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 3 дня назад +1

    Muuse iyo faysal

  • @HooyoMuna
    @HooyoMuna 3 дня назад +1

    Shahado dugsi hoose iyo mid dugsi sare iyo mid xirfar electrycityba wan haysta shaqona ma hayo mesha waxba kuma haysan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 дня назад

    Cirro talked clearly and politely without condemning any one but faysal crossed the line

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 дня назад +1

    MUSUQ MAASUQA NINKII KUSIFOOBAY 40000MILYAN

  • @abdirisaaqalaale5361
    @abdirisaaqalaale5361 3 дня назад

    Xerada hadii waraabe Ku jiro adhiga laguma karo inlagu xereeyo xisbiga faysal waraabe xerada ugu jira dadkiina laguma karayo

  • @engorshe1068
    @engorshe1068 День назад

    Anoo 3 dooda la yaaban baaba wariyihii ku darsamay meeshiba buuq iyo qorshe la aan baa is qabsaday😊

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 17 часов назад +1

    Walee muse shaqo qaran wuu sameeyay

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 3 дня назад

    I like faysal Ali he is a honest man

  • @AadanCabdi-yj7pb
    @AadanCabdi-yj7pb 2 дня назад

    Sadexduba calankiibay xidheen

  • @OsmaanBoy007
    @OsmaanBoy007 4 дня назад +1

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 3 дня назад +1

    FEYSAL CALI WARAABE AYAA UGU FIICAN

  • @abdi661
    @abdi661 3 дня назад

    Reer Shiikh isxaaq masaasay qaran kuyihiin ayago sadexdaba isku hayb yihiin

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 3 дня назад

    Waxay gran la'yihiin In ay dhahaan war beel yar baan nahay suurto gal ma' aha waxad sheegayso in aan qabano lakiin waan dadaalaynaa .

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 дня назад +2

    This journalist is totally out of touch with what he is practicing. Imagine he is not giving the people he asking questions time to give a proper answer.

  • @abasbasher4675
    @abasbasher4675 2 дня назад

    😂😂😂waa ciro❤❤

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 дня назад +1

    Horta CIRRO HABA SOO HADAL QAADINA WAA MOOSER

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv 4 дня назад

      Madaxwehnaha Dalku waa Ciro 13 Nov wixii ka danbeeya insha allah looma baahna fulay goojacade kasoo cararay iyo xertiisa

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 2 дня назад

    Ogolaansho nafaan ahaynba ma isagaaa haya mr faaruq 😂😂😂

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 дня назад

    Raga guriyihii iibiyay way kula joogan ee qatay lacagtiina markay arken in muuse ogolayn musuq ayay ka dareereen

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 дня назад +1

    Faysal doorta kitaabkuu inagu dhaqayaaye

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 День назад

    Wariyuhu waa finish walaahi ma garanayo meesha laga keenay

  • @maxamedjaamac9464
    @maxamedjaamac9464 4 дня назад

    Asc.arintu markii ay soo gaadha natiijada mala aqbalayaa was goyseen. Maxay ku dhamaatay fadlan

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 4 дня назад +2

    Cirowaafaaruqsoomaaliweyn

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 3 дня назад

    😂😂😂 THREE GUYS FROM ONE FAMILY WHAT KIND DEMOCRATIC IS THAT

  • @Burco20007
    @Burco20007 4 дня назад +1

    I am deeply disappointed in Mr. Circo’s inability to articulate a clear plan for Somaliland. His failure to present a coherent vision makes it evident that he has no real plan for the future of our nation. It is frustrating to see that the fate of Somaliland lies in the hands of individuals like him-old men who seem to have no real understanding of what is needed for progress. Instead, their focus appears to be solely on achieving personal power and wealth. Somaliland deserves better leadership, not people who simply want to be president for personal gain. We need leaders who genuinely care about the future and are ready to work for the prosperity of our people.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 дня назад

    Afwaajan ciro

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 3 дня назад

    Waa beri hore

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 4 дня назад +1

    Waxad qabanaysaan sheega wixii hore dhaafa

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 дня назад +1

    Eebbe naguma kaa keeno ciraw

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 3 дня назад

    Waa 6sano kahor doodani

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 дня назад

    Down Ehlunaar Muuse biixi iyo QUDHMIYE Viva Wadani iyo Ciro

  • @siciidmagaalo1268
    @siciidmagaalo1268 4 дня назад

    Maxaad u weydiinweydey kaabayasha dhaqalaha iyo adeega bulshada ganacsatada ayaa xoog ku hayasata waxba gacanta laguna hayo

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 дня назад

    Eebbe magantii ci

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 дня назад

    hhhhh kkkkkkkkk oo wax doodba maahan waa faan un

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 дня назад

    Ero he is the master of corruption master😢😮😅

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 4 дня назад

    dolwadaan 6 qof aa comments u qortey 4 kun aa veiw ah abbaar aa ka dhacdey dowladaan nuucee waaye

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 дня назад

    Faysal hala doorto

  • @cabdirashiidyuusuf-r5u
    @cabdirashiidyuusuf-r5u 3 дня назад

    Asc duqaydan tartamayaw midkii salaatul xaajaha badiya ayaa guulalaysan midna kudarsadaoo cimri balisaadeed ayaad jogtaan

  • @Salah-g9i
    @Salah-g9i 6 дней назад +1

    Ciro

  • @nevergiveupallahwithyou9646
    @nevergiveupallahwithyou9646 День назад

    Somali sideed ku qancinaysaan inay maalgashtaan somaliland marka aad somalinimo diidan tihiin.

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 3 дня назад

    😂😂😂wa to trump

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 3 дня назад

    Ninkan waxa waraysanayaa in uu xishoodo weeyey muse waa tuuga xoolahii umada cunay cashuurtii umada waydii xagee geeyay waataa baabuurka uu riixayee hantidii umada iyo dhqaalihiiba nin xaday waxa aanu dhagaysan karno maah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 дня назад

    Way dhacday MUUSE ANOO KULMIYE AH BAA KU LEH WAXAAD KA MOD NOQOTAY 10 NIN EE SOMALILI IGU TAAJIRSAN COYAALKII AAD XILKA U WADA DHIIBTAY BAA WADA TAAJIRAY OO NGO LEH REERKII II BAAD KU TAXDAY XILALKII QARANKA WWAR NAGA DAA FAUSAL MOOYEE DADKANI WAA FOOR

  • @Mubarak-w4r
    @Mubarak-w4r 6 дней назад

    Odoyshii maxa.kaqaldan wawada buluug

  • @mursalaskar9854
    @mursalaskar9854 3 дня назад

    Waar maad xishutaan sadex nin uu isku reera ayaa dartamaya waxay basho xisu lahan lahayeed markay sadex nin uu Kala reer tartamayaan

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 дня назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa arrintani waxay tahay ta kursiga lagu fuulayo.
    2.0. Marka kursiga la fuulo waxay nillaabayaan lacag urursiga iyo guryaha laga iibsado waddamada yurub iyo carabaha.
    3.0. Kitaabka la marayaa wuxuu yahay been been iyo waxa kelliyaatta kursiga lagu fuullayo. 4.0. BBC du waa idaacadda maskax ka gumeysiga iyo imberiayadda calamiga ah.
    5.0. Waxay ku shaqaystaan maskax ka gumeysiga iyo neo-colonialismka.
    6.0. BBC du waa idaacad gumeysiga hore iyo gumeysiga cusub ku shaqaysata.
    7.0. Waxan dhahayaa waxba laga dhegeysan maayo labadan kalleetto faysal cali waraabe mooyaane.
    8.0. Kuwa kalleetto waxbaba laga dhegeysan maayo.

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 дня назад

    Fasal and Musa Bihi r honest 100% somalilanders but Ero he is not honest to somaliland people Ero have no agenda to lead un recognised country?

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 20 часов назад

    Snm sadex ilmo adeer.
    I fiirso aqligooda iyo siday u hadlayaan.
    Allow daalimiinta naga qabo wax khayr qaba noogu bedel.
    Aamiin yarabi

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 День назад

    Faysal ha la doorto waayo xuska alla afkisa kama qalalo

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l День назад

    Cirro hala doorto dad yahow

  • @aliabdurahman2204
    @aliabdurahman2204 День назад

    Muse good answer

  • @GadgetGalaxy-hq5ix
    @GadgetGalaxy-hq5ix 15 часов назад

    doodii 2017 weeyaan mahan u malaynaya 2024

    • @AlladiPodcast
      @AlladiPodcast  2 часа назад

      @@GadgetGalaxy-hq5ix qoralka si fiican u wada akhri