ABDIRAHMAAN NASRI | UBAXYO DHAXAL GALA | HEES CUSUB 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 июл 2023
  • Our Social Media:-
    / karanyassin
    / karanyassin
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 553

  • @zubeerosman2120
    @zubeerosman2120 11 месяцев назад +14

    Fanaanka, miraha, iyo musiga uunbaa aad ii cajabiyay 🔥🥰❤
    " Show dhalintoo idol waa wada dhaawac🙆‍♂️😳😂 ".

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Год назад +110

    Heeskan waa Ku burqaamayba iyadoo taala 4saac kaliya daawanayaa cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin 🎉

  • @maryanabdiqadir1866
    @maryanabdiqadir1866 Год назад +164

    Haduu dhamac kulul dhexda u galaye🥺 nice songs ❤😢 14 July 2023 waa haben jimco baxeyso sabti so galeyso hestana 47 minute aye tala 🥰 hda iga dambeyso like 👍 isaar

    • @FaadumoAli-eo8bq
      @FaadumoAli-eo8bq Год назад +4

      Horta khiyaliga layskama dayo mia😅😅😅

    • @maryanabdiqadir1866
      @maryanabdiqadir1866 Год назад +1

      @@FaadumoAli-eo8bq maxey thy qiyaliga ad ka hadleyso 😏

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 Год назад +2

      Can someone translate... and whats the story of the song

    • @zaeetbarud7962
      @zaeetbarud7962 9 месяцев назад

      ​@@FaadumoAli-eo8bqk§

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 10 месяцев назад +21

    2030 ayaan dib ugu soo laaban doonaa heestaan insha alllah
    Caafimaad idin wada rajeeynaa asxaabta hablo iyo inamo🙌🙌🙌

  • @ishardek
    @ishardek Год назад +216

    WAA 14 JULY 2023 JIMCE WAXAY TAALAA HEESTU 13 DAQIIQO WAXANKA DAAWANAYAA WADANKA ETHIOPIA HADAAD IGA DAMBAYSO
    LIKE IISAAR

  • @ayannadiamond8306
    @ayannadiamond8306 11 месяцев назад +7

    Jah tani hees wey dhaaftaY
    💯CodkizaH waxkleH 💯
    Fanankeyga❤💋💋💋

  • @apdiaziizhassan9595
    @apdiaziizhassan9595 Год назад +4

    War heestan clraxmaan nasri cidaan ahayn kuma so baxayso wllhi❤

  • @mohan_officail_tube6260
    @mohan_officail_tube6260 Год назад +50

    Cawada❤jawikale kujiraa 3:32 ,habennimo❤ dawanaya war like isaara😂😂😂😂

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 11 месяцев назад +2

    Dharar ba qof dhinac kala soco heesti wxa ad modaa inay ay soo baxday markan xalad jacal dhex ku jiray maxa horta jacalku ragu ugu dhibtoodan oo ay dumerku ogaga baxan omg❤❤❤❤❤

    • @hafsayusuf1992
      @hafsayusuf1992 11 месяцев назад

      😢😢😢dumarka mogdika ayay ku ooyan raga meesha ee kacadeestan jaceyl kooda lkn dumarka marka qalad kagasho kabahaaka iska qaado 😢😢

  • @Najuuu-qt2zb
    @Najuuu-qt2zb Год назад +10

    2019 ilahada wallahi wajeclahy lkn manta rajo xagisa igamajiro Wan kamarmy LA,antisana wanolahy Alx lkn wahilmami LA,ahy I.a Malin un ilawaa Asna xanunku imarsii midkadaran Mara wuna iwedidonaa side xanunkan ugu adkesaty💔😭😭😭s

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Год назад +2

    Dhaqaaqa wadnuhu dhug I odhan😭😭🥺🥺❤️daliil Ha uga tudhin dhag kuu nugul intaas baa itaabtay 🥺

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS 11 месяцев назад +7

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏❤

  • @user-zt3gs6pc4u
    @user-zt3gs6pc4u 10 месяцев назад +5

    Haduu dhamac kulul dhexda ugalay❤

  • @user-ng8lj5mz8b
    @user-ng8lj5mz8b 11 месяцев назад +2

    qamarka duula laxamaystaha ugu cudoon
    aya saray

  • @xuseendaahir9195
    @xuseendaahir9195 11 месяцев назад +5

    Inta heestaan tiktook kusoo arag tay like ii saara ❤

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Год назад +3

    Qaarkeen gudaha waxay ka yihiin tuulo dudusan🥺 banaanka qasri qurux badan✅

  • @user-qi2xf8mz9r
    @user-qi2xf8mz9r 11 месяцев назад +1

    Rooxaantii fanka qamarka🎉

  • @faysalmahamuud
    @faysalmahamuud Год назад +140

    Waxan Salamayaa QoF Walpa oo Qoraalkaygan Akhrinaya ee Like 👍 saara😢

  • @cabdirahmaancabduqadir
    @cabdirahmaancabduqadir 11 месяцев назад +2

    Waa 21 July 2023 sacada 10:54 barqanimo hesta wxan kadawanaya somalia hiran bledweyne hda iga dambaYso salaaman😘

  • @user-jj4my2mf3u
    @user-jj4my2mf3u 11 месяцев назад +2

    Hees iyo badh😢

  • @IqraMustafe
    @IqraMustafe 10 месяцев назад +3

    Dhaawaca i keenay halkan hadu ku keenay repley😢🥺📿

    • @mohanuur4844
      @mohanuur4844 9 месяцев назад

      isku mid baan nahay ee lambarkaaga ii sheeg

  • @najmamohamedomer4432
    @najmamohamedomer4432 Год назад +2

    Jcylow Abahaa was walhi muxuu dhibatiyo dhawac iso gaadhsiyey muxu ibarey Nin aan jcylka io qimihisa garanayy jcylku wxuu qalbigeyga ka sameystey boog aan dhaymihiisa aan inbdan la daaalaa dhacay jcylka heer wxan marayaa aaan ka xanaqo goobaha lagu hadal hayo aan ka fogaado 💔😢

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 11 месяцев назад +11

    dhaxanta axdigaaan Dharkaga dadey
    ubaxyo dhaxal galaan dhir uga jaraY
    haduu dhamac kulul dhaxda u galaY
    ..
    maxaan u dhafriyo dhib uga mudan 😢❤
    dhalaan siduu yahay dhab igu sidaN 😢❤
    dhaqaaqa wadnuhu dhug ii o dhan 😢❤
    only love Girl soomali ❤😢

  • @user-gx6rs7sg4s
    @user-gx6rs7sg4s Год назад +8

    Waxan dawanaya wakhti aan ubahna heestan 16july 2023 4:35GALAPNIMO rabiH Qulupta haino qabojiyo😢💔

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 11 месяцев назад +1

    Waw hees Cajiiib ah

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 11 месяцев назад +2

    Wiilka Habar jeclo ❤🎉

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 11 месяцев назад +2

    Hees way dhaftay wllhi❤😢

  • @user-cc9hc4ot6l
    @user-cc9hc4ot6l Год назад +1

    WlaHay heestan waan ka helaY keep going apdyrahman apdy nasir❤❤❤

  • @khadrazuhaana1145
    @khadrazuhaana1145 Год назад +2

    Adoon dhugan waxan dhulkuu maray😢
    Dhantaalay noloshaan dhis kaa rabey
    💔😢

  • @samiirkinglove732
    @samiirkinglove732 Год назад +8

    14 Jul 2023 10:20am Fri Ma Jeclayn Inaan Xasuuso Hore Faadho Balse Aademe Ayaan nahay Dunidana Wax walba Hadaa iska Indho tirto Ma waynaysid wax Dib Kuu jaleecsiiya Maalmihii Aad Ka Timiday Qiso yar.
    Waxaan ahayn Laba Qof oo aad isugu wayn Aad isu jeclaa Aadna Isugu kalsoonaa Waxan soo Maray Nolol Aad U macaan Aadna U qadhaadha Balse markii danbe kusoo dhamaatay Ilowsho iyo kala fogaan dheer Jacaylku Wuxuu Noqdaa Mid guulaysta iyo Mid guuldaraysta Lamana Diidikaro Guul darada Waayo waa Wax qoran Hase ahaatee wxaa jira Guuldaro La Aqbali Karo iyo mid aan La aqbali Karin Sideedaba Labada qof ee wakhtiga Shukaansiga kujirana Mid unbuu jacaylku kuwaynyahay Waxan Soo maray nolol aad U liidata Marka Laga Hadlayo Jacayl Waxaan ismoodsiiyay Inaan Haysto Qofkii Nolosha Igu haboonaa Oomarkaa isagu ahaa Waxa Kaliya Eeloo baahnaaba Inaan Noloshayda Ka Fogeeyo Waxaan Ka dhigtay wehelkayga Waxaan Usamayn jiray Wax Kasta Oo dalabkiisa Ah Waxaan Aad ugu dhiirin jiray Hadba Sida Uu hormar ku gaadhi lahaa Balse Intaas oo dhan Wuxuu U arkayyy Khayaali Iyo Nolol kumeel gaadha Aakhirkiina Qofkii saas dhan Loo koolkolin jiray Wuu iska Baxay Waliba Aniga Oo aad Ula Murugaysnaa Sida Uu iiga Tagay iyo qaabka Uu iila dhaqmay Balse waaba Halka ay Ka Bilaaban Lahayd Noloshayda Farxadeedu Maqnaan shiiyahiiso Mana Ogayn ani Habeen Habeenada kamida Ileen qof aad Jeceshahay Kama ahaan Kartid Inta Aad ka Fahmayso Nolosha Saxda Ahe Wuxu ahaa Qof aad Ujeesjees badnaa U khayaali iyo beenba Badnaa lkn Habeen Unbaan La Kulmay khayr lugaynaya Waxaan Aaday Kubad Waa 9 habeenimo Waxaan dhahay Waan kusoo wici Waxaa Lay dhahay waan seexanayaa Ee haben wanaagsan Haye Ayaan dhahay ee habeen Lamida Waxaan soo rawaxay 12:30 Meelahaas waxaan Furtay WhatsApp kii Saa waba Qofkii dhahay Waan seexanayaa Oo Online ah qaracan Codbaa Uduubay Waa la dhagaystay Layma Jawaabin Qoraalbaa diray anoo aad ugubanay Adu wax Marmarsiiyo ah Ayaa la iisheegay Wakhtigaas Habeenkii waan iska Seexday taleefankii waan iska Dansaday 3 habeen Baa Kor ubixin Anoo aad isku adkaynaya Habeenkii 4aad Goaan Saxa Ayaan Naftayda Kasoo saaray Waxaan Daystay Inaan Ka hadho Qofkan Iyo Noloshiisaba Waxaa tuuray kaadhkii Aan Isticmaalayy Iyo dhamaan Xasuusihii Mobilka Kujiray Taleefankiina Waan iska dhigay Mudo 3 bil ah Waxaan Galay Nolol muudh ah Oo aad U madow xasuusana Kujiraan Alxh Hada waxaan Ahay Qof Dhamays tiran Farxad Badan Kunool Fahmayna Nolosha Dhabta Ah waxa Ay tahay Qofkiina 24h Wuu isoo wacaa Qoraalo Ayuu iireeba Simcard Cusub hadaa qaato asoo Haya Ayuu isoo wacaa Waan Dareemayaa Nolosha Uu kujiro Lkn Maaha Wakhti aan Wax Uqaban Karo Qof Ani Iga khayr badan kujecel Kuna Dareema alle Haku siiyo 💔👏
    Adaan dhugan Maxaan Dhool Kuumaray
    Dhantaalay Noloshaan dhis Kula Rabay
    😢🙏

  • @Apdinzirmohamet
    @Apdinzirmohamet 11 месяцев назад +2

    Waxan dawanaya heestan waqti wax wlbo ku sabsan ay aniga iga hadlayan maxan udhafriye dhib ugu mudan xalad wlbo ad kujirto garo qiimahaga❤

    • @MaryamFaandhe-wd9xe
      @MaryamFaandhe-wd9xe 9 месяцев назад

      Waxn xnun bdn u mrya qiimaha nftyda xita hdn dhimashada u dhow nhy waa inn qimahena garna 😮

  • @deeqahmed3507
    @deeqahmed3507 11 месяцев назад +3

    waxan Dawanaya waqti Aan daremayo Marxalada ay Hestan ka shekaynayso😢

  • @amiinmohomuud9214
    @amiinmohomuud9214 11 месяцев назад +1

    Laxanka qamar waxkale ayuu kadhigay heesta

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 11 месяцев назад +2

    Dhaxanta axdiga dhar kaga daday🎧❤️hees iyo bar

  • @ikranhassan4060
    @ikranhassan4060 11 месяцев назад +1

    Waaw

  • @nuur6011
    @nuur6011 11 месяцев назад +7

    Dhaxanta Axdigaan dhar kaga daday 😢
    ubaxyuu dhaxalgala dhir uga jaray 🎉
    haduu dhamac kulul dhexda u galayee❤😢😢😢😢

  • @jabirmohamed5895
    @jabirmohamed5895 11 месяцев назад +2

    Ubaxya dhaxal galaa dhir uga jaray 🌹🖐

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 9 месяцев назад

    11 October subax arbaco ah ayaan daawaday heestan miisaanka culus ah wa hees dareen cajiib ah ka hadleeyso runtii waxa jiro dhaawacyo badan oo soo gaaray dhalinta maanta jaceelkii waxa uu noqday waxa aan afka baarkiisa dhaaafsiisneen warhooy dhalinyaro jaceelka wa sheey qaali ah ee ciyaarta halaga daaayo
    Inta wax jecel Allaha u sahlo qof nolosha la qeebsado oo daacad ah
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fk8di4en4d
    @user-fk8di4en4d Год назад +1

    Jah hestan laxankeeda waxa kle 😮 another level wayahe❤

  • @kingqubi7780
    @kingqubi7780 11 месяцев назад +1

    Maanshaa allah waa hees aad umacaan

  • @saladomar5704
    @saladomar5704 11 месяцев назад +1

    What a song adan dhagan wxn dhul ku maraye dhatalay noloshan dhistan rabaye ❤

  • @mohammedwarsame7399
    @mohammedwarsame7399 Год назад +5

    Hees wey dhaaftey waxaan nasri go forward bro 👏

  • @naciimadamx3912
    @naciimadamx3912 11 месяцев назад +2

    Hadu dhawac kulul dhexda u galaay 😢💔

  • @BaakirBaakir-kc7td
    @BaakirBaakir-kc7td 11 месяцев назад +3

    DhaxanTaan AxDigaan dhar kaga DaDay🥲❤️
    UbaxayO Dhaxal gala Dhir uga jara🌹👑

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid Год назад +11

    Dhaxanta Axdigan Dhar Kaga Daday!!
    Ubaxyo Dhaxal Gala Dhir Uga Jaray!!
    Hadu Dhamacyo Kulul Dhexda Ugalay!!
    Maxaan Udhafriye Dhib Ugu Mudan!!
    Dhalaan Siduu Yahay Dhab Uga Sidan!!
    Dhaqaaqa Wadnuhu Dhug Idhon!!😢

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 Год назад +1

      Heesta maxeey ka hadleysa.. simple somali

    • @Aminayuusuf-jh5sw
      @Aminayuusuf-jh5sw 11 месяцев назад +1

      ​@@theosantana7750qofa jacayl bdan siisaY kdibna ka dhaqaqaY maxan dhib dartii u mudan oo kle weYe

    • @fankasoomaalida5028
      @fankasoomaalida5028 11 месяцев назад

      3:08

  • @nimcohunle4760
    @nimcohunle4760 11 месяцев назад +1

    Dhaqaaqa wadnuhu dhug ii odhan
    17.7.2023
    Xanuuun weye
    Rabbiw qalbiga noo qabooji😭😭😭😭💔💔😭💔😭💔😭💔😭

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 11 месяцев назад +1

    Axsan hees iga dheh wllka 😂❤❤❤

  • @samiasulub1
    @samiasulub1 11 месяцев назад +1

    Halka dhime. Dheeh. Kugu hadhay😢😢😢

  • @yartasandkauushidan5895
    @yartasandkauushidan5895 Год назад +2

    Waxan salmay Inta xlda igula sugan heestan😢😢😢

  • @MawlIIdTeygaMawlIIdTeyga
    @MawlIIdTeygaMawlIIdTeyga 10 месяцев назад +1

    Songa🎉🎉

  • @zalmiinapea930
    @zalmiinapea930 11 месяцев назад +1

    Hadu dhamc kulul dhexda u galaey 😢
    ℚ𝕒𝕝𝕡𝕚 jab 💔😢

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 11 месяцев назад +1

    Hees iyo badh

  • @mohayare9752
    @mohayare9752 Год назад +31

    Waa 15 July 2023 Waxaan ka daawanayaa Muqdisho Waliba Anigoo Darjiin Gurigeenna Dhexdiisa ah Fadhiya inta Muqdisho Ka daawanaysa like Dhac Ku siiya🎉😊

    • @walalakofficialchennal6493
      @walalakofficialchennal6493 Год назад

      Waqti kadib baa inoo balan ah 😅😅😅😅😅😅

    • @najiibabdi5846
      @najiibabdi5846 Год назад

      Insha Allah 17 jul /7/2023 habeen isniin soogalayso ❤

    • @AdnoCsamed
      @AdnoCsamed 11 месяцев назад +1

      Waa 17 July 2023 waxaana ka daawana magalada bosaaaso wixi reer puntland like 👍

    • @casaancade001
      @casaancade001 11 месяцев назад +1

      ​@@AdnoCsamedkuleykiii iyo adi yaa adkaaday😂😂

    • @AdnoCsamed
      @AdnoCsamed 11 месяцев назад

      @@casaancade001 😅😅Ani

  • @caziizohanuun3883
    @caziizohanuun3883 11 месяцев назад +3

    Jcylka hada iska dhaafno maxa dhacaya somaliyey oo dadka qalbiyadooda dhawac la gaarsiin alx qofna dhawac uma gaysan ❤

  • @user-zt3gs6pc4u
    @user-zt3gs6pc4u 10 месяцев назад +1

    Haduu dhamac kulul dhexda ugalay

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Год назад +4

    Abdurahman nasri best s0ng❤❤

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Год назад +2

    Ayyy Heest😭😭😭

  • @bakakingston2992
    @bakakingston2992 Год назад +5

    Qofkaaz Oo is dawanaya Waxn Oo so Qabtay Everyday broken 💔💔💔

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 11 месяцев назад

    Waxaan ku dhageystey maalinti ugu horeysey adis Ababa oo aad uqabow❤❤

  • @daherhamda-2023
    @daherhamda-2023 10 месяцев назад +2

    My fav song 😢😢😢😢😢

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg 9 месяцев назад +5

    Insha allah heesta waxan soon Bookhan doona 2025 aniga oo zaxdii ah😢❤

  • @user-zg8nn1bh8w
    @user-zg8nn1bh8w 10 месяцев назад +1

    😢😢😢❤ hees murogo😅😢❤

  • @aamina864
    @aamina864 11 месяцев назад +1

    Habeen Arbaca 19 July 203 20:28 from somalia 🇸🇴

  • @xafsougaas6622
    @xafsougaas6622 11 месяцев назад +1

    Waxana dhagaysanaya 17/7/2023
    Sacadane waa 1saac maqribkii nimo jigjiga ayankula dhagaysanaya
    Intan qalbiga Jaban allaha udhayo

  • @Nimca490
    @Nimca490 11 месяцев назад +1

    Tik tok kusoo arkay Hestan RUclips ka usoo doonay finally wn helay 6 bari ka dib ❤❤❤❤❤❤ adan dhaxanta hee

  • @user-zn9el8xe5k
    @user-zn9el8xe5k 11 месяцев назад +1

    😊

  • @abdifatahgang5307
    @abdifatahgang5307 11 месяцев назад +1

    Waa marki igu horeysay ee aan af Somaliga fahmi wyo 😭😭😂😂😂

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 Год назад +1

    Woow legendry abdirahman nasri

  • @Mumtaz1928
    @Mumtaz1928 11 месяцев назад +1

    Haduu dhamac kulul dhaxda u galay😭💔🥺

  • @dochwaa3944
    @dochwaa3944 11 месяцев назад +1

    Man the best song 2024

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 11 месяцев назад +2

    Holac. 🔥🔥🔥🔥 🔥🔥🔥🔥🔥
    Dhaxanta axdigan dhar kaga daday
    Ubaxya dhaxal gala dhir uga jaray

  • @ayaantartan6540
    @ayaantartan6540 11 месяцев назад +4

    HEESTAAN QALPIGAY KA HADASHAY😢😅

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 месяцев назад +2

    Yaa salaam.

  • @mohamedaden-cz2lw
    @mohamedaden-cz2lw 11 месяцев назад +1

    Another song waye whli 👊👊👊

  • @waqalwstudio1967
    @waqalwstudio1967 11 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @MunaDahir-dv1tz
    @MunaDahir-dv1tz 11 месяцев назад +1

    Jecliya inanka heesihisa

  • @abdiqaniofficial4163
    @abdiqaniofficial4163 11 месяцев назад +1

    Mxn udhafriye dhib ugu mudan
    Dhalan sidu yahy dhab ugu sidn
    Dhaqaqa wdnuhu dhug ii odhn😢

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania 11 месяцев назад

    Soo soco sxb c-rxmn nasriga ❤🎉

  • @Positivity2817
    @Positivity2817 11 месяцев назад

    Hees wey dafte 😍Codka another level 😍😍

  • @siciiduk7362
    @siciiduk7362 11 месяцев назад

    Somali QooQ iyo jacayl yaa u kala saara sida dawlad la aanta u nahay jacayl la aan baa nagaga daran 👌✌🏻✌️✌🏻

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim6070 11 месяцев назад +4

    Cajiib, 23 Julay Baan Daawanaya, Hadaad Iga Danbeyso Like Iisaar❤

  • @awoaziz6342
    @awoaziz6342 Год назад +1

    Wllhi hees way dhaftay ❤ax yaa jacayl😢

  • @MohamedIbrahim22193
    @MohamedIbrahim22193 11 месяцев назад +1

    Another level 18 july 😮❤❤❤

  • @samsamahmet
    @samsamahmet 11 месяцев назад

    Laaptan kugu dhigay dhac kula maqan 💔😢

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 11 месяцев назад +2

    Saacada america 3:49 habeenimo daawanaa markii 4 raad ku ceshtay ❤❤❤

  • @user-yq3sh9bf7m
    @user-yq3sh9bf7m 10 месяцев назад +1

    Waaw😢😮❤😂😮

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 4 месяца назад

    Hore u soco

  • @user-dm3gq2ts6p
    @user-dm3gq2ts6p Год назад +4

    Heestaan. Waanka. Helay. Walahi. ❤️🥺✌️

  • @ahmedsaleban3629
    @ahmedsaleban3629 6 месяцев назад +1

    Kashan aad dhilate dhay kugu idhi haday haka dhixin dhib kugu tahay naftan aad dhibsade dhib kula fudud dhaliil haku tudhin dhag ku nugul qalbiga kugu dhagay dhab ku jecel hadalka wax ku dhime dhag ku hadhay adaan dhugan waxan dhul ku maray dhantaali noloshaan dhis ka rabay laabtan kugu dhigay dhac kula maqan dharaarba qof dhinac kale kala soco'ee dhaxanta axdigan dhar kagah daday ubaxyo dhaxal gala dhir uga jaray haduu dhamac kulul dhexda u galayee maxaan u dhafriyee dhib uga mudan dhalaan siduu yahay dhab ugu sidan dhaqaaqa wadnuhu dhug ii odhan😢❤

  • @asmaahmed6635
    @asmaahmed6635 Год назад +1

    Dareen😢

  • @MuabsudFarxan
    @MuabsudFarxan 11 месяцев назад +1

    mabsuud ❤😂

    • @MuabsudFarxan
      @MuabsudFarxan 11 месяцев назад

      𝐍𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐲𝐝𝐢 𝐦𝐜𝐧 ❤😂𝐦𝐜𝐧𝐭𝐨😊

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 11 месяцев назад

    Subax bey ithy 18/7/2023 talado jcl ima hayo mana dhawacni codkiisa ka helay ❤

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 11 месяцев назад +1

    HadaY haka dhixin dhib kugu tahaY😢💔
    Hees waqtigedi kaso dib dhacde😕

  • @zmartfilmsvlogs8947
    @zmartfilmsvlogs8947 11 месяцев назад

    Wxn He3z way Dhavtay❤

  • @ayuphaji5942
    @ayuphaji5942 11 месяцев назад

    Heesahan danbe heesta ugu ereyada macnaha mcaan

  • @scarface1182
    @scarface1182 11 месяцев назад +1

    Dhaxnta axdign dhar kga daday ubxyoh dhxl gala dhiir kga jary😢

  • @ANAS__JOKER12
    @ANAS__JOKER12 Год назад +2

    Tan iyo marki aan Ku heley waxan is weydiyeye waa maxay camalka wanagsan een sameyey ee u ilahey adiga igu Ka siyeye. Waaa marku Alle kugu deqo qoF qiimo wayn leh qlbi wngsn ❤❤❤❤❤ bahja

  • @maykal746
    @maykal746 11 месяцев назад +1

    Habeen jimce soo galayo 20/7/2023❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mr5xo7xo8e
    @user-mr5xo7xo8e 11 месяцев назад +1

    Sxp heso ayaa hayaa iso qabataa Lee ❤😢

  • @subna.Ahmed8763
    @subna.Ahmed8763 Год назад +2

    😢