Masha allah waa qiso xikmado badan xambaarsan.waliba ay mudantahay in film laga sameeyo si ilaa jiilka dambe qisadaas ay ugu cibra qaataan xumaan walbana ay wanaag ugu gudaan si qofka xumaha falay loo baro wanaaga. Ustaad mahad aad ayaad ugu mahadsantahay soo jeedintaada qiimaha badan. Waxan kaa codsanaya hadii ay suura gal tahay in sawirada dadka aad ka hadlayso soo saarto inta marka aadmagacyadooda shegeyso hadii aad iyaga ogolaasho ka hesho waa hadba qofkaad qisadiisa soo qadanayso ee. Waayo xiisagaara ayeey u yeeleysaa barnaamijka iyo soo jiidasho gaara.
Qiso cajiib ah, wlhi amazing lessons mahad buraalow, ksep going up ,adeer, you are legend, qorax u soo baxday umad soomaaliyeed meel kastoy joogaan ayaad tahay wll, an other stuffs you will share with us inshlh next weeks, Ninkii jamaal iyo bile iyo xafadeenii oo dhan nagu salaan ,thnk you wll
OMG, wow It’s my ,privilege to watched your stories specially this story was very heartfelt and sad however very expressional thank you so much for sharing this story whit us 🙏😍!!
Jazaakalaah qeyr walaalkey waan kaaga mahadcelinaayaa barnaamijyadaada quruxda badan muqdisho maalintii aan garaadsaday ilaa maanta dulmi kama dhamaan weligey nabad ma arag inyaroo afrika iyo melesiya aan tagay mooye
Mansha allah xumaan waliba walaga hishiin karaa dadka wanaagsan aya ku yar soomaalida walal qisadan markan maqley wan ooyay wa qisad xasaasi ah lkin lawa nin waxa wanaagsan ninka cuuryaanka ah kaa aya booqor ah
Mahad weey i taabatay waxaan dhihilahaa waa mid qeybka qaadankarta dib u heshiisiinta iyo is cafinta. Waxeeyna dhiiro gelin u tahay in dhibanaha iyo dhibgeystaha is horfariistaan oo cuqdadu kabaxdo 2doodaba oo jaceyl iyo is aaminid umada ugu dhexfaaftaa. Mahad waankaaga mahadcelinayaa barnaamijyada qiimmahabadan ee aad bulshada u bandhigtid. Mahadsanid in badan
Asw turbashah waan kusalaamey walale waxaan talo kugu siin lahaa maadaama aad fursadaan qaaliga ah ilaahay kula kulansiiyay in ama film laga sameeyo ama book aan kaqorno sheekadaan cajiib ka ah maanta weynool yihiin laakiin bari manoolaandoonaan sidaas baa ilafiican si dadkeena ugu noqoto cibrah
Walaahi waa sheeko aad u qiiro iyo qaracanbdan balse farxadi aykadanbeysey soomaali meel makala jirtee sheydaanba ka kala dhex shaqeystey ilaahey xaqa hana fahansiiyo
beenale damiina baad tahay calanka blue talyaniga sameyeey wa na loo keenay wana calanka shaydanka ogow taas iyagaa hada iska tuuraya dad baa u ololanaya inay tuuran damiin calan barakaysan hadu yahay ma lagu liibaano intaanu ka tagnay baanu barakownee waan ku soo diri iyago iska tuuraya damiin yahow dunida ka hurda
Asc mahad ma anigaa qaldan mise sheekada waxaa ku jirtay inuu saciidna uu dili rabay laakin uu qorigii u xabada ku dili rabay aysan dhicin. Haday sidaa tahayna hadalkaaga is burinayo sax oo dheh asna wuh dili rabay laakin xabadii ayaa qoriga la dhici wayday. Inkastoo mar kii xigtay uu go aansaday inuusan dilin. Bal hadaa qaldanay waa kaa raali galinayaa
Mashalaah mahadsanid Mahad so gudbintaada. Reer Putlandna gobonimo badan ayaan ka arkay kana maqlay ii noolaada inta nololi jirto from Somaliland
Masha allah Mahad turbashash always talk good positive stories reer Qandala/Bosaso waa dad wanaagsan somalinimada jecel
Masha allah waa qiso xikmado badan xambaarsan.waliba ay mudantahay in film laga sameeyo si ilaa jiilka dambe qisadaas ay ugu cibra qaataan xumaan walbana ay wanaag ugu gudaan si qofka xumaha falay loo baro wanaaga.
Ustaad mahad aad ayaad ugu mahadsantahay soo jeedintaada qiimaha badan. Waxan kaa codsanaya hadii ay suura gal tahay in sawirada dadka aad ka hadlayso soo saarto inta marka aadmagacyadooda shegeyso hadii aad iyaga ogolaasho ka hesho waa hadba qofkaad qisadiisa soo qadanayso ee. Waayo xiisagaara ayeey u yeeleysaa barnaamijka iyo soo jiidasho gaara.
Maanshallh waalaba qof oo gobanimo udhashay ee shaydaan ka adeegay waana waxa waxlaguqaado Allahu AKBAR 😥😥😥
Inaba cadi ma aha sheekadan Mahad Cabdule thank you for sharing keep it up sheekoo yinka wanaagsan Wadaage.
Asc abayo subscribe ii saar adikoo mahad san
Waa qisa cajiib ah m.a ilaah qof udilay ayaa dilan qisadaas waxay nabarysaa cafiska qofka inaad cafis ufidiso m.a alaha kaa abaalmariyo qisa cajiib ah nala wadaagtay
Masha allaah cafiska sida ayuu muhiim u yahay xumaan wanaag ku badal sidaa ayay dhashaa dadkeenu waa in ay iscafiyaan waad mahadsantahay mahad.
Ilaahay waa Cadill marku u keeney alhu akbar
Allaah baa qalbiga gedgediya
Waa sheeko aad iyo aad ucajaayiba ilaahaay ninkaa samray iimaanka ha usiyaadiyo
" Alla dilaa dhinta".
Maansha habtuhu dhehe, kibirkiyo faduusha waa lagu lugo'aa.
Cajiiiib.
maasha allaah waa sheeki qiiro badan cafisna waa fiican yahay
ادْفَعْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ فَإِذَا الَّذِي بَيْنَكَ وَبَيْنَهُ عَدَاوَةٌ كَأَنَّهُ وَلِيٌّ حَمِيمٌ}
Wadaage waan ka helaa sheekoo yin kaga waa masha alaah noo badi sheekoo yinka wanaagsan thanks for sharing Wadaage.
Ma Sha Allah guul baan ku rajeynayaa.
maanshaa allh anaa u horeeyo nooloow adiga iyo familgada
Maasha allah tabarrakalaah Somali haday wada siciid ahaan lahayd walahay cafiska ilaahayow na bar
Masha Allah this was amazing unbelievable story thank you for sharing
Waa qiso tiiranyo leh,waxayna xanbaarsan tahay cashar ina tusaya Cafisku inuu yahay wax wayn Aduun & Aakhiraba.Mahadsanid wall Mahad
Maan shaa Allah wallahi wa wax lagu goyo
Maasha ALLAH waa sheeko aad cajiib u ah farxadna ku dhamatey
Mashallah brother mashallah your so mashallah keep going good like 👍 insha allah
Happy endiing walahi I was cooking and crying I had to watch over and over forgive and forget lesson for all of us
Al sabur jamil.
Waa qiso cibaaro qaadasho leh subxana Allh😢
Masha alaah waa qiso cajiib ah meel feecana kudhamaatay
Masha allah wa qiso qiiro iyo waxkuqadasho ku jirto waxn ad ugu faraxsanay wanaga ka dhexeya isasamuxu WA arin fcn hore u so Co my bro
Mashallah ilahoow kudaa walalkay mahaad waqiso naxdinlee
Waa qisso cajiib ah, 2 cashar" 1 aano ha galin! Aano inan la galin 2 wanaagu inuu yahay dhigaal/kayd! Qof walbow wanaag kaydso aakharo iyo adduunba asagaa ku anfacayee, hadduu dili lahaa walaalkiis maanta shallaytuu ku noolaan lahaa laakiin maanta daryeelna waa helay walaalna waa helay insha Allaah ajar fara badanna waa helay. Ilaahay dunuubta ha noo dhaafo.
Walal mahad waad mahadsantahay waa qiso aan lailmeeyey aad baan uga helaa qisooyinka aad noo soo gudbisid.
Waa cajiib waanka ooyay inkastsy guul ku gabagabowday mahadsanid wlle
Wow waa sheeko cajiiba. Thanks mahad
Wooow qisaa cajibaa masha Allah
Thanks for sharing brother. Xafidaka Allah
Allaahu Akbar wax loo baahanyahay ayaad soo gudbisaa halkaa ka wad
Qiso cajiib ah, wlhi amazing lessons mahad buraalow, ksep going up ,adeer, you are legend, qorax u soo baxday umad soomaaliyeed meel kastoy joogaan ayaad tahay wll, an other stuffs you will share with us inshlh next weeks,
Ninkii jamaal iyo bile iyo xafadeenii oo dhan nagu salaan ,thnk you wll
This story is amazing to share. Thanks walahi.
Masha Allah. That was a thrilling story
Waa tusaale wanagsan waxey sameyen tags hanunka alla Iska leh Masha Allah war soomaliyey sida isku cafiya inti wax Kala tabaneysa
Maansha allaah sifiican uu sameeyey
Wow very interesting story thanks 😊 👍
Incredible story❤️thanks for sharing
OMG, wow It’s my ,privilege to watched your stories specially this story was very heartfelt and sad however very expressional thank you so much for sharing this story whit us 🙏😍!!
Maashaa .Alaah
Jazaakalaah qeyr walaalkey waan kaaga mahadcelinaayaa barnaamijyadaada quruxda badan muqdisho maalintii aan garaadsaday ilaa maanta dulmi kama dhamaan weligey nabad ma arag inyaroo afrika iyo melesiya aan tagay mooye
Insha Alla , maalmihiin wacnaa way soo noqon. Zamzam niyada khayr u sheeg insha Alla.
Waan ku salamay walaalkeey mahad
Cafisku waa wax wanaagsan
This could be a best seller... wild story with a happy ending.. they should a book 👍🏾💪🏽🇸🇴
Mansha allah xumaan waliba walaga hishiin karaa dadka wanaagsan aya ku yar soomaalida walal qisadan markan maqley wan ooyay wa qisad xasaasi ah lkin lawa nin waxa wanaagsan ninka cuuryaanka ah kaa aya booqor ah
Masha Allah baraka Allah
Saaxiinadaa iyo jaarkaaga aad soo wada korteen cidkasta way kaa xigaan. Waa nabigu (CSW) yiri jaarku wuxu u dhiwaaday inuu ku dhaxlo (Okq)
Oh " .......my good it is a scary story but happy ending thanks u olways telling us a beautiful story Jazaka'Allah
Mahad weey i taabatay waxaan dhihilahaa waa mid qeybka qaadankarta dib u heshiisiinta iyo is cafinta. Waxeeyna dhiiro gelin u tahay in dhibanaha iyo dhibgeystaha is horfariistaan oo cuqdadu kabaxdo 2doodaba oo jaceyl iyo is aaminid umada ugu dhexfaaftaa.
Mahad waankaaga mahadcelinayaa barnaamijyada qiimmahabadan ee aad bulshada u bandhigtid. Mahadsanid in badan
Masha Allah
maa shaa allah
Asc. Walaal. Waa. Sheeko. Fiican. Balse aniguba waxan arkayi kuwii hoyad. Macaan dilay 1991 waan. Martiqaday waan. Cafiy. Waxayi. Ahayeen usc an waxan aha mareexan waxay. Dilen hoyo macaan iyo Abe macaan iyo abaayo .waxan ahayin. Daris isjecal waxayi. Noqdeen mooryan. Waxan ku arkey keeyo. Waxan. Kawrestay. Sidii ayhoyaday. Udilen. Waan cafiye waan Marti waadayi.
Wooow. Amina Cabdile. Alla ha uwada naxariisto waalidkaa. Samir iyo cafiskuba waa dawo. Maansha Alla.
😭😭😭
Masha Allah tabarkhallah
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysoننننننننننن
WAA IDIN SALAAMEY IQYAARTA
Alaa garan,siiyey in uu Saamaxo kii wax la yeelay kii wax yeelay .
Sheekooyinka cml film movie halaga sameeyo 😃😭😭
Axmed nin ficn buu aahaa ee dalka burburkiisa ayaa keeenay dhibka
Asw turbashah waan kusalaamey walale waxaan talo kugu siin lahaa maadaama aad fursadaan qaaliga ah ilaahay kula kulansiiyay in ama film laga sameeyo ama book aan kaqorno sheekadaan cajiib ka ah maanta weynool yihiin laakiin bari manoolaandoonaan sidaas baa ilafiican si dadkeena ugu noqoto cibrah
walal waa qiso anfaceysa dadka.is dulmiyey.haday.is cafiyaan.waa la.liibanayaa
Masha allah lkn shekadan waa sheeka qaali ah hadaad qorto oo diyaariyo Hollywood film waa laga matalai kaaraa wlhi, sheeko aad u mucjiso ah weeye.
Mashallah
Walaahi waa sheeko aad u qiiro iyo qaracanbdan balse farxadi aykadanbeysey soomaali meel makala jirtee sheydaanba ka kala dhex shaqeystey ilaahey xaqa hana fahansiiyo
waa sheeko aad u naxdin badan hadana farxad ku dhamatay qof ilahay qoray inu reerkiisa ka mid noqdo ayuu dilayaay shaydan baa ka faaiidaysta ilama adam dhamantood qofka yidhahda laa ilaaha ilaaahu maxamedow raasuululaha dhiigiisa wa ka xaran kan aaan wax kuuu gaysan ee binu adamka odhan qof ka bilaa denbiga ah hada disho ilahay waxay uga dhigan thaay adoo dilay wuxu ilahay abuuray odhan hada qof badbadisona waxay ilahay uga dhigan tahay adoo wixi ilahay abuuray odhan badbadiyaay markaa ahmed waa inu in badan ilahay baryaa inu samaaxo insha Allaah ilahay waa saamixi karaa siadna ha iska cafiyo walaalkii kolay mar hore cafiyay oo kii ka dayaay sheekdan ilahay somalida wax buu ku baraya
Adna Isla cafi calanka baluuga we iska saar cuqdada oo dadkaaga Somalida dhinac la raac
qayri shamuur adiga cuqdad qaba oo xanuusan adaa calanka magacii ilahay xanbarsan ka xanaqasan cuqdada ku haysa darteed oo dooonaya calanka shaydanka calanka blue waa shaydanka calankiisa walahay oo bilahay dadka shaydanka cabuda leh calanka somalia rumayso ama ha rumaysan in la bedelo ayaa la doonaya insha allah wa iska bedli doontan waxa barako u wayden waaa calankaas urayaa
calankan somaliland ilahay baa karaameeyey oo qadarkiisa magaciisa loogu qoray waayo ilahay wuu jecel yahay umada somaliland runtii calankan somaliland kun iyo shanboqol oo duqyo dhaliyaro aan qaan gaadhin iyo in yar oo sarakiil aha ayaa ilahay ku quweeyey oo calankaan ku dagalamay kagama guulaystay 30 thousand troops aakhiro ugu diray mid ganbo iyo googarad ku baxsaday mooye cidi kama baxsan iyagoo ooyaya oo muraraara dilaca watay is dhiibeen waatii la siiyaay cafis hadnu cuqadad qabno kuwii dhulkayaga dumiyay dadkayaga laayeey manu fasaxneed dulmiga inaad iska difacdo hadi maalkaga iyo naftaada lagugu yimado taasi wa xalaal walahay waana xaq waana ilahay mid uu kugu gargarayo siduu ilahay yidhi labatan xaq ku dagalama ana maaliko ku xoodhin snm malaaiko ilahay baa cawinayay ilahay soo diray rumayso ama iska daa guul iyo gobanimo calanka qofka neceb wa necebahay waana khaaayimin ilahay ka furtay kuwa nacaya calanka somaliland ee magacii ilahay kor yeelay
@@sidrasirad9475 kkk doqon aan aqoon taariiqda.
Calanka baluuga nin reer waqooyi ayaa alifay huuno
beenale damiina baad tahay calanka blue talyaniga sameyeey wa na loo keenay wana calanka shaydanka ogow taas iyagaa hada iska tuuraya dad baa u ololanaya inay tuuran damiin calan barakaysan hadu yahay ma lagu liibaano intaanu ka tagnay baanu barakownee waan ku soo diri iyago iska tuuraya damiin yahow dunida ka hurda
wa qiso cajiib ah
It's good to forgive
Mahad
Waad ku mahad santahay
Waa qiso aad u xanuun badan waxna laga barran karo😢
MadhaAllh inlais csgiyo wey wanagsantahay ilahow kuwo iscafiyo nagadhig
🤔🤔🤔❤️
Amazing store 🦋🌿👏👏💕❤️👑💪🏻🖐
Ooyin ayaa iska Oyey shekadan
Bilawgeda baddings ah lkn farxada
Ku dhamatey😢
Waaqiso cajiiba walaahay cafisku waafiicanyahay
Qiso wax lagu qaato weeye
Dhibaatada soomaali Kala dhex gashay meekaha qaarna weli kataagan waamid wayn illahay quluubta dadkeena haysu hagaajiyo
Mashalla😍😍😍
Asc mahadow
Wll qaali xageen kala soo xiriiraa
mahadabdule60@gmail.com
BOSASO KUWA BADANOO DAD EY DADKOODII LAAYEEN BAA YIMID CIDNA WAX MA ORAN GOBANIMADU WAA UDHALASHO SABURAA SED HELA
Mama aasiyo naga ciyaarta kkkk reer ku waa ficil badan yahaye
العفو عند المقدرة cafinta adoo awooda qofkasta ma samayn karo.
Waa tusaale wanaagsan
Waxay istaahisha in lakaydiyo si loogu gudbiyo jiilasha soo koraya
Waa cibro in wax lagu qaato mudan
cafisku waa waxa kaliya oo wax badala
Asc mahad ma anigaa qaldan mise sheekada waxaa ku jirtay inuu saciidna uu dili rabay laakin uu qorigii u xabada ku dili rabay aysan dhicin. Haday sidaa tahayna hadalkaaga is burinayo sax oo dheh asna wuh dili rabay laakin xabadii ayaa qoriga la dhici wayday. Inkastoo mar kii xigtay uu go aansaday inuusan dilin.
Bal hadaa qaldanay waa kaa raali galinayaa
Walaal wuu isku dayay, laakiin wuu kadaayay. Daramada yar anaa ku daray. Ku dhufuu islahaa, maskaxduna way diidaysay. Wadnaha iyo gacmuhuba way gariirayeen.
Qisadan way iga oohisay wllhi 😢
HELLO HELLO HELLO 👋 TURBASHAASH
Tanaasulka xaga alle ayaa wax looga helaa kani farxad ayuu ku noolyahay kan kalena calool xumo
So sad and so happy xxx thank you walaala.
Siciid wuxu noqdey bila aadmi kii ugu ficnaa axmadna wuxu noqde nin dib iska wanajiyay dhibatadana waxa keney burbduka wadanka
beenaleh
Masha allaah
Masha Allah tabarkhallah
Mansha Allah