"Itoobiya kama mid noqon doonto Howlgalka cusub hadii aysan..."Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

Комментарии • 12

  • @DjMüllar
    @DjMüllar День назад

    Masha Allah Guul dowlada Somalia gob iyo gobanimo CADOWKANE Allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 День назад

    Allah hA Xafido Qaranka Soomaaliya iyo Inta Jecel Amiin

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy День назад

    Masha Allah , malimihi wacnaay wee soo sucdan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    itoobiya waxay uhadlaysa sidi inay iyadu iskaleedahay wadanka soomaaliye ee xata haday kalaabato heshiiski snm kama noqonkarto ciidanka cusub

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 22 часа назад

    Somalia dadkii oogu xuma oo oogu musuq badna oogu tuugsanaa ba madex u ah

  • @DjMüllar
    @DjMüllar День назад

    Kana saara Amxaarta iyo oromada qurunka ah waba cadow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    heedhe itoobiya xata haday kalaabto heshiiski xadgudubka ah kama noqoneyso ciidanka ilaaliya soomaliya wayo itoobiya warkedu wuu cadyahay wa dhul raadis

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    War heedhe ninka hala dhegeysiyo itoobiya suday uhadleyo waxba ma ogee ileen itoobiya inay soomaliya qabsatay rabta dee maxay dowladu iskudhoohineysa

  • @fosiali263
    @fosiali263 День назад

    Itoobiya iyo jamuuriyada somaliland ayay wax ka dhexeeyaan bada hoyadaa malaha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    itoobiya xoog iyo xeelad ba way cadeysatay inay soomaali qabsato ee nac nacda jooji mise adigaba itoobiya wata wa yaabe war itoobiya wain xidhiidka loo jaro weliged iyo abid

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 День назад

    Galmudug Dantiina Garta kuwii Cadawga u shaqeynayay ayaa dagaaal qabiileed idinku bilaabaya

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 22 часа назад

    Somalia dadkii oogu xuma oo oogu musuq badna oogu tuugsanaa ba madex u ah