Kaftanka Siyaasada 543 oo aad u xiisa badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 233

  • @cheyyene
    @cheyyene День назад

    Yuusuf Dheeg Safiirkii ugu horeeyay Kuuba noqdey ilaa Xiriirka go''ay ka dibna Shiinaha iyo Taliyaha Ciidamada Cirka Cali Mataan Hashi ka dib Rahimahu Allah isaguna.

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 3 дня назад +3

    Ilaahey ha unaxristo amiin 😢

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 3 дня назад +4

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @احمدصلاح-ب7ل
    @احمدصلاح-ب7ل 4 дня назад +5

    اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين اللهم اغفر لهم وارحمهم برحمتك يارب العالمين

  • @OsmanMungani
    @OsmanMungani 4 дня назад +13

    Mr cali xaraare qof nool haddii la ziyaaran karo adiga ayaa istaahila ilahey haku xafido. wax walbo aad sadaaliso dhab bey u dhacaan, that is why i watch Somali Americsn TV

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 4 дня назад +5

    WCS, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Oo Ruugcadaaga Ah Legend Journalist , CALI XARAARE, Bahda SATV, Iyo La Daadihiyaha Barnaamijka YAASIIN ABUUKAR, Runtii Waa Kaftan Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanidin, Meel Fiican Baad Dhigteen, Guuleysta Inshaallah

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 4 дня назад +3

    🥺 🥺 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @askiaamiir
      @askiaamiir 3 дня назад

      Ilaahay haku caawiyo

    • @MohAmen-wt3ug
      @MohAmen-wt3ug 2 дня назад

      Walal ilahay haku caafiyo.
      Nastexo walalnimo ayan ku sinaya wll qli aduunka ilahay ayaa maamula marka hore sabir wll ta labaad hadad masajid joogto waxad tukata salaadu xaaja ilaahay bari walahi ilahay wuu ku aqbalaa dadkana isaga ayaa ku shakhiraya.

  • @umarali811
    @umarali811 4 дня назад +2

    Yuusuf dheeg asagaa ku dardaarmay in aan geeridisa la buunbuunin Allah ha u naxariiste

  • @kaahtv5423
    @kaahtv5423 4 дня назад +8

    Illahay haw naxariisto adeerkay yusuf dheeg aabahay eedadii baa dhashay

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 4 дня назад +2

    Waryaa Timihi ayuu soo Beertay Marxuun Foqal Marxuum Guul Guul Guul Axmed Islaam

    • @mr.ironmindset1973
      @mr.ironmindset1973 2 дня назад

      Sidii dumarka ayaad u caytamaysaa.

    • @MohAmen-wt3ug
      @MohAmen-wt3ug 2 дня назад

      ​@@IsraSafa-f1draisal wasaare xamse ayuu u jeeda cali maaha sidasan u fahmay

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 4 дня назад +3

    CALI HARARE Weriyeh cajib Runn sheek badaan somalidaa yackanna

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q 4 дня назад +3

    Cali iyo yasin wàn idin salameya saxbayal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 4 дня назад +3

    Kaftanka iyo Somali A ❤❤❤ kusoco waan idinka heynaa

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 4 дня назад +2

    Yasin we love you and Ali. Keep going inshallah

  • @mr.ironmindset1973
    @mr.ironmindset1973 2 дня назад

    I love how Ali xarare roasts Faysal cali warabe 😂😂😂

  • @MohamedMohamed-j3g
    @MohamedMohamed-j3g 4 дня назад +2

    Yaasin qosolki wuu soo gaabiyey that’s good

  • @Mohamedfarahayir
    @Mohamedfarahayir 4 дня назад +6

    Macalin baatahay ilaahay ha ku lajo caliyow

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 4 дня назад +1

    Allaha unaxaristo reer waqooyiga qabyalad w
    Lafa ka gashay

  • @SuadYasin-tb7ur
    @SuadYasin-tb7ur 2 дня назад

    Goosha isaaq isn’t easy Ali kafogow 😮😮😮

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 4 дня назад +1

    ILLAAHEY HAW NAXARIISTO MARXUUMKA ANBA CALIYOOW ADAAN GEERIDA YUUSUF DHEEG WAX SHEEGAYABA MAAN MAQAL JANADII FARADOWSA ILLAAHEY HY HAWGA DHIGO

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 дня назад +5

    😢Aniga waxaan ka baqayaa in Habar awal iyo Arab Buurta Sheekh galaan 👉 Please Feysal Cali waraabe iyo Buuni Xisbi cusub ha loo sameeyo 🤷‍♂️ Maxaa yeelay caydooda dad ayaa ku nool 😂

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 дня назад

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 4 дня назад +2

    Allha unaxareesta. Waan maglay..cali harare. .Tv Hargeysa.. waa laga soo daayay. .

  • @IsmaaiilAbdiFaarah71
    @IsmaaiilAbdiFaarah71 4 дня назад +4

    Kaftnku sidi bunka ayuu iiqabtaad dhacdoyinka kuso ururiya🙏

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 4 дня назад +6

    SSC khaatumo guulaysta

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 4 дня назад +2

    Waan sii ogaa horaan usiisheegay waansii sheegayaa.
    Waxaasi waa calaamadaha gabawga ama waayeelnimada cali

  • @nugaaltv5270
    @nugaaltv5270 4 дня назад +5

    Madaxwaynaha 7aad waa C/kariim Axmed Mooge

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 дня назад +2

    Ali xarare
    Abdirahman ciro wa inad wareysi 2ad wa inad kaso qada hadii u ku casimo ???
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 дня назад +1

    Cali waa awliyo xaga sadaasha ( il ka toogte)

  • @AbdirahmanMahad-s7m
    @AbdirahmanMahad-s7m 4 дня назад +1

    Caliyoow waxaan iswaydiinayaa, munaafaqadan noocan oo kale ah Soomalida yaa baray.?😮😮

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 4 дня назад +4

    Waar anigu waan wareeray xasan sheekh wuxuu doonayaa doorashada qof iyo cod waana murashax hadana umadii wuu baa biyay dhul boob, musuq, xabaalihii oo qoto, qaxootigii yurub oo yiraahdo ha la soo celiyo hadaba ma jin baa dooran xasan, ali xaraare waa runtii waa ila meereeso

  • @hassangassira5640
    @hassangassira5640 4 дня назад +1

    Muuse cidi m'a matador naagna halku ka taaganyahay waxa ku macalina wali ma arag nagihiisa nagna ma maqlo wanay dhamatay wixii laysku haystay vive somaliland❤❤❤❤❤ aduu ha u duqayn

  • @selfsufficientsomali
    @selfsufficientsomali 4 дня назад

    Xisbi ayaan sameyn lahaa la yiraahdo Garanwaa calaamada geedkaana leh 🌲...waa geed meelkasta ka taagan wadanka oo jirid dheer leh oo qodax sun ahna leh ...the tree is resilient,invasive,powerhouse, grows everywhere & hated all over the world...PROSOPIS JULIFLORA

  • @falisissahak
    @falisissahak 4 дня назад

    Asc
    Caloow wallahi waa xanuun san tay
    Subxanalah
    Waa aaqiro saban
    Haday ogaan lahayeen isku dirka aaqiro waxa lagu sameynayo
    Wallahi inaysan midio aysan ka jaq jaqleeyen
    War cadaabka kabaqa
    War alle kabaqa
    War waxba idinka danbeeya jooga

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 3 дня назад

    Goosha waa latoganaya runta ha ogato rag difacana malaha hargeysana way ka carari donta

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 дня назад +2

    Ali knows everything 😅

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 4 дня назад +1

    Doorashadu waxay ahayd mid transplant ah oo daahfuran. Xisbi iyo urur walba waxa ujoogay goobta codbixinta muraaqab.

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 4 дня назад

    🥺🥺 😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 4 дня назад

    Ali xaraare iyo Yassiin yare way mahadsan yihiin Allah ha idin barkeeyo .

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 4 дня назад

    Taa waad ku dhacday waxaa mar 2aad isasoo sharaxaya ciro isagaana soo baxaya mar 2aad waa saadaashayda insha allahu

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 3 дня назад +1

    Waxa laa yiri qabriga walaalka hadii aas qalocisa qabrigaga ayaa laa qalociina hassan sheikh Waxa haysta nabsigi farmaajo ka galay hassan asaga ayaa hor istaagay dorosho qof iyo cod ah xiligi farmaajo maantana tii shalay asaga aas sameeyay ayaa lugu sameyni hayaa

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 3 дня назад

    Sheekh ali ciyaal titoker kii baad ma qaaxida inoo gu shidaysaa

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 4 дня назад

    INSHALLAHU Jamal cali Hussain 2029

  • @khadramaxamed7964
    @khadramaxamed7964 4 дня назад +4

    ASC Cali Gabadhan Goosha La yidhaa Ninkii Qabey wuu Furey waxay Haysataa Dhowr Caruur ah Beesha Sacad Muuse Weeyi weliba Jilibka Suldaan Xasan Mar ay ina Mooge Haysatey waxaa u Jawaabtey Qadan Qaran waa Lays Caayey wax Af layska yidhaa oo Cay ah oo Af Layska ka yidhaa Lays kula ma Hadhin ka dib waa La soo xidhey waxaana loo sheegey in aaney mar dambe ka Hadal Mediyaha Laakiin Mid La Karayo maha Hay'adaha Sharciga ayey u Taalaa ileen way Arkayaane.

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 4 дня назад

    Caliyow intaa xamse waad ka dhici lahayd
    Waayi dad badan baa ibtaa sii qaatey😢😢😢

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh 3 дня назад

    Aliyow waxaad u fedhata side laga ronaysha e wa side ?

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 3 дня назад

    Xamze waa mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 4 дня назад +2

    Asc Somali américain TV Cali Xararee iyo yasin guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 4 дня назад

    Xaga murashixiinta madaxweyne ayey iska bedeli doonta insha allah.
    Kulmiye musharax kale ayaa ka soo bixi doona.
    Wadani in madaxweynuhu teram 2aad ayuu u tatami doona

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 4 дня назад

    Mr here,from Baardheere,waxa aad sheegaydid maba naqaano,laa Axmaq madoobe walaa Xasan Gurguurte.

    • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
      @HalihodanFaarahTimir-jz3zh 4 дня назад

      Jamhuuriya madax bannaan ayaa tihiin, labaxa Jamhuuriyadda Baardheere sidii Jamhuuriyadda Buuhoodle kkkkk Laaska ayaan idinka salaamayaa❤❤

  • @AliJama-k5s
    @AliJama-k5s 3 дня назад

    Hanbalyo Madaxweyne Abdriraxmaan Maxed beesha Adan Madoobee

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 4 дня назад

    Kkkkkkkkkkkkkk cali waa shaydaan walee

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 4 дня назад +1

      Waar ninyahow sheydaana Ka daran, ilaa qarnigii tegay mic ayuu watay?

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 дня назад +1

    Cali Xarare hadad dhiiqo run ah lugaha la gashay markaa tiri Beesha madhiban "idinma kala aqaane" taas waaba takoorkii oo qaawan. Adigaba ma ogolid in isaaq lagugu sheego adigoo warsangeli ah oi wrkiba isaaq reer abti kuu yahiin. Sidee u rabtaa inaad umad kale oo ka badan Isaaqa iyo Warsangeli u leedahay "idinma kala aqaan"

    • @BintMohamed-q5c
      @BintMohamed-q5c 3 дня назад

      Waa Beenti Wuu Kala Yaqaana Dadku Tirinayo Waa Abwaano Waaweyn Oo Caan Ah Iyo Hoboladi Waaweynaa Ma Surta Gal Ba Inu Dhaho Ma Aqaan Qabiilkooda Waan Wada Reer Waqooyi Ee Waa Laso Karbaashay Hadalkiisa Ka Garataa😂😂😂😂

  • @haydar378
    @haydar378 4 дня назад +1

    Somaliland wa democracy haduu three brothers qabsanayo waa sax

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 4 дня назад

      Dadku markay u codaynayeeeen ee ay one man vote ku sarayeeeen Waa la oga qoladooda😂😂😂😂 hunada iyo Arab oo an 1 xildhiban la hayn baaa hadlaya

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri 4 дня назад +4

    Caloow nagadaa barnaamijkan aad 02:00 Geeska Afrika noo soo daynayso. Hadda hurdadii bad iga kala yaacin anoo awalba dhafray. Kk

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 4 дня назад

    Yuusuf dheeg waa awoowgay Aun ayayday walaalkeed 😢

  • @AxmadYusufboy
    @AxmadYusufboy 4 дня назад

    Yaasin legend sare

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 дня назад

    Nabad gelyo

  • @ahmedcaalin9175
    @ahmedcaalin9175 3 дня назад

    Asc Cali xareere waan maqalnay waxba lagma jarin ee maxaad ka seexan waydaynoo sheeg kkkkkk yaasina wuxuu ku yidhi intaas baa dacwad lagaga dhigay

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 4 дня назад +1

    Anigoo rerkaa Ahayn se reer Somaliland ha habarjeclo reernimo laguma dooran sadexda nin se waa la tartamay waanay Soo baxeen

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 4 дня назад +1

    Yaab!!! Cali Xaraare 24 hrs Soomaaliland ayuu ka sheekaynayaa!
    Adeer wax kale oo macna leh dadka uga sheekeeya liibaane.

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 4 дня назад

      Maxaa kale macna lahaan lahaa

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 4 дня назад

      @, Soomaaliland macna ay noo leedahay ma jirto.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 4 дня назад

      Ali xaraare meel aan ahayn Somaliland maba yaqaano saa wuu ku dhashay oo ku koray

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 4 дня назад +1

    Hhhhh ucid alle kuuma naxariisto 😂😂😂

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q 4 дня назад

    Cali xarare iyo yasin ducal 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 4 дня назад

    Kuwii hore markey dorashadu dhaceyso sidan imika ay usii horumartey technology may jirin

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 4 дня назад +3

    Gabilay Waxaa ku nool 5kun o qof iyo 2 sacaad,,markasaay ku leeyihin 80,000kun qof ayaa ku nool Gabilay, ,, habar awal been badana nacala oromo da aad tihiin ku yaal

  • @MaxamedCabdigabow
    @MaxamedCabdigabow 3 дня назад

    Asc Kaftanka Siyaasada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 4 дня назад

    Somali amirca tv mr yasin duca hargesa ha u dadka bidartale
    Ha ku matalo

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 3 дня назад

    Hilaac😂😂😂halmar buu biriq yidhi 😅kulaha cali xaraari walahi caadi ma ahan kan😭😭dadka qalbada lama jabiyo caliyow cali

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 4 дня назад

    Mujaahid SNM ah baanu ahayn dee caliyoow Hargeysa lanftuba sidaasey u shaqaysaa markaa dee Yusuf Dheeg waa Taariikh Faqash

  • @saakow4882
    @saakow4882 4 дня назад

    Bisinka iyo burdaha waa shirki

  • @Runsheeg4404
    @Runsheeg4404 4 дня назад +1

    See Camal Cali xaraare shooli u egatayaa markaad shaaribka Iska xiirtay😂😂😂😂

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 4 дня назад

      Dhalinyarada ayuu ku deyda, copy gareeya 😂

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 3 дня назад

    Waa odanki xassan 😂😂 xamze mounafaq Mounafaq dhaley

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 4 дня назад

    Hadda waa la kala tegey.
    SSC- Khaatumo wey dhaqaaqdey.
    Ha la isnabadgelyo keliya.

  • @abdirahmanahmed9466
    @abdirahmanahmed9466 3 дня назад

    Wlhi geerida ninka odayga maba maqal wd ku mahadsan tahy indr caliyow

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 дня назад +1

    Dumar hala xiiro Afka xuun

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 4 дня назад

    Naagtaan hala dilo, maslaxo ahaan in loo dilo ayaa sax ah

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 4 дня назад

      Waxay waddanwaa fitno. In la xidho ayaa fiican . Diintu hadday qabto in la dilona Hala dilo

  • @AbdaleXasa
    @AbdaleXasa 3 дня назад

    Alaya raxma Yusuf dheeg miyaa dhintay walaahi cali mamaqlin adiga kahor mamaqlin

  • @AbdaleXasa
    @AbdaleXasa 3 дня назад

    Asc caliyow markan sadashu ma ciro kankuxigaa naga daa caliyow musaad sowadaa,malaha

  • @hanadahmed6810
    @hanadahmed6810 3 дня назад

    Horta somaliyey Ali harare walalkeey maxaa ka qaldan ma doqamo aan wax fahmeyn Munamoday ma isqilafsana ee sifican u dhuuxa intii hore uu ku hadlay waxaa ka dambeyay heshiisyo kale oo la wada saxiixday jubalana waa ku jireen saxiixayaasha

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 4 дня назад

    Inantan waa in la xidho meeye doqonkii dabagale

  • @axmedcilmiyuusf9391
    @axmedcilmiyuusf9391 4 дня назад

    ALI MUNAAFAQ ALE AAN WAXBA KU LAHAYN

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 4 дня назад +1

    Qof soomaaliya oo aan ogayn in ciro guulaysanayo mairin

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 3 дня назад

    Cilaajbaa la geeynayaa

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 дня назад +1

    Wadani cirro mar labaad u sharaxan 😅😅😅 gudoomiye iyo musharax waa kala labo 😅

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 дня назад

    Gabadhaa Goosha la dhaho hadaan la qabin wiil garxajisa ha loo guuriyo, waayo xiligii siinlaayo habarjeclo ilaa carmalkii may dhaafin, waa iga talo garxajisow hadaad rabtaan iney dowladu idiin shaqeyso.waa in meherku bataa.

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 4 дня назад +6

    Goosha isaaq naagta la yidha ama laa baxday waa naag oromo ah lkn nin habar awal ayaa qaba,, waa sharmuuto waynaatay

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 4 дня назад

      Ceeb xata haday run tahay gabadh sida ina u caydo maha sharaf sxb

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 4 дня назад

      Halkan Looga ma baahna ,Ceyda Hablaha Soomaaliyeed, Si xun Baad U Xanuunsa nysaaa😅

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 4 дня назад

      @@MohamedHassan-nw4yo soomali mahaa naagtu ee waa oromo ,, waa inaad intaa fahanto ,Camuu,

  • @somfunsays8617
    @somfunsays8617 4 дня назад

    Aliyow 3da ee HJ hal nin ayaa 5 sano Ka bcdi tartamaya
    Ina kaahun habar AWAL way Ka eryey kulmiye
    Xirsi waa laga bedeli Dona gudomiyaha waddani
    Commentkayga xasuuso❤

    • @june6206
      @june6206 4 дня назад

      Last wuuba asaasaqaya 5sano kadib ina xaashi ba u qalma

    • @somfunsays8617
      @somfunsays8617 4 дня назад

      @june6206 ina kaahin waxa U qurxoon in uu Pension aado xisbigaa kulmiye nimanka Reer gebiley Ana samaroon Laga sharaxo
      Waddani in harti Ana samaroon Laga sharaxo after 5 years
      Kaah maxanuud xaashi oo maxaned abiib Ku xigeen u yahay

  • @axmedmaxamed3275
    @axmedmaxamed3275 4 дня назад

    Barnaamijka waxaa shida yaasiin Ducale please maalin dhaaf uga dhig malina yasin ducale malina yasin yare Ali hararow

  • @SaleebaanMaxamuud-c5j
    @SaleebaanMaxamuud-c5j 4 дня назад

    Adeer kadhamoow inanta

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 4 дня назад

    War caliyo sxb
    Yaa wax kuusheega
    Waaba yaabay

  • @dulcad6854
    @dulcad6854 3 дня назад

    yaasiin gooshii wuu supscripe geeyay

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 4 дня назад

    Ragani cod shacab ayey ku yimadeen ciday xoog wax kaga qaaden ma jirto beelaha darafyada ci um dividin in ay xisbi la soo baxan ama tartaman.

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 4 дня назад

    CALI XASAN CADE MARKUU XALIIMA YAREY WAREYSANAYO MAAD DHEGEYSATEY XAMSE INUU UGU DHAARTEY HADII EY KISMAAYO TIMAADO INUU SUJUUDA KA TOOGANAYO

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 4 дня назад

    FEYSAL INTUU LACAG KA QAATEY OO UU WAREEJIYEY AYUU HADANA YIRI KAMAAN IIBIN CALOOW SAA INEY AHAYD BAAN ISLEEYAHAY XUSUUSTEYDA

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 4 дня назад +2

    😂😂yasiin ma ku jiraa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 4 дня назад

    Please coffee iska daaya marka aad camerada hor fadhidaan dad baddan baa idin daawanaaya ku dayda maraykanka aad dhex hoogtaan kuma cabaan in from of camera

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 3 дня назад

    CAILI XARAARE. DIUF BADANAA WAXAAN 😂😂😂😂😂

  • @CimranOday
    @CimranOday 4 дня назад +1

    Ali harare ,,,the legend

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 дня назад

    Yaaa

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah 4 дня назад

    😂😂 safar miyuu galayaa . Diyaargarow😂😂😂