DOORKA HAWEENKA Qiso Naxdin Leh SOO SAARISTII AMAL KAYSE 27 04 2014

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2024

Комментарии • 13

  • @sabarinaomar4649
    @sabarinaomar4649 10 лет назад +2

    allaah talo saaro quraan ka aqriskiisa badi quraanka qalbiga ayuu dajiyaa. guurso wllo mid kaqer badan ku ilowsiiyo dhibkaas insha allah kula kulansinayaa allah.

  • @cumarwiish4278
    @cumarwiish4278 10 лет назад +9

    ilaah waxaan kaaga baryaa mid ku hilmaamsiiyo oo lugaha kuumeyro alaha kusiiyo niyadaadana qeyr usheeg walaal danbigaga allaha dhaafo aduun iyo aaqiro alaha ku dhowro

  • @qalanjo1989
    @qalanjo1989 10 лет назад +2

    Illaahay gabadhaa walasheena oo akhlaqda iyo adabta iyo dhaqanka wanagsan kamuqdo ilahay dhibatadii gartay samir iyo iiman haka siiyo. maalin la is xisabinaya danbaysa, oo ilahay la hortagayo. Allaah ayaana idiin kala garqadi doona adiga iyo ninkaas. wallaley ilaahay wiilkaga wiil bariya ha kaagadhigo. ilaahay wiilkaga boqol karone hakagadhigo. walaley aduunka wax walba waadhacan. marba hadadan adigu qof bilow aadana dulmin oo adiga lagu dulmiyey adaa guusha iyo libtu kugu danbayn aduun iyo aakhiraba. walaley noloshada furfur. ninkana dhibtuu kuugaystay noloshada inay muqdi galiso ha u ogolan. ilahay talasaro bulshadadana dhexgal, wixii calafana wiil wanagsan oo soomaliya oo ehlu diina, wixii dhibo aa somartana ku ilowsiya, oo xajka kusoo dawafsiya ban ilahay kaaga baryey. walaley waxaa ogaataa kuwa sarirta aan ka kici karin inay adunkan nala nolyihin iyo kuwa aan musqusha gali karin. marka insha allaah kor isuqad cuqdadna ha isgalin. masajidka iyo dadka wan wanagsana waligaa ehel kadhigo iyo illaahay. guul ban kuurajayn adiyo wiilkaga iyo intiidanboo noloshina kuso birta.

  • @ahlamdheman2191
    @ahlamdheman2191 10 лет назад

    Subxanallah wa qiso runti ad u naxdin badan qofkasta oo damirkisu nolyahayna samaynaysa rag iyo dumar ku rabo ha ahado Allah swt waxan uga baryaya adonta islamed e dhibka jidh ahan iyo maskax ahanba la gaadhsiyey inu dambi dhaaf uga dhigo ninka sida ku sameyayna akhiro iyo adunba Allah swt ku ciqabo o anu uga tagin

  • @abdijaliilhaaji5772
    @abdijaliilhaaji5772 10 лет назад +1

    Waa arin argagax leh laakin ma u maleynayo qof miir qaba qof caruur u dhashay bilaa sabab in uuu dhibaato u geysanayo koleey wax uunbaa sababay dhibatada ku dhacday gabadhaas hablaha somaliyed marka hore haka fogaadeen wax yaabaha sababaya dhibaato ceenkaa ah yeeynan calaancalin marka dambe gabadhaan hadey qaldantayna ala ha u towbo keento hadii laga qaldananaa haka cafiso koleey wax wanagsan maaha in la is dilo raga somaliyed waxaan leeyahay hadilina gabdhaha hadad is fahmi weydaan ilaah arladiisa waasac ayuu ka dhigay nikaaxa furiin ayaa lagu xijiyay marka qofka intaad dhibaato ceynkaa ah u geysan laheyden iska fura iyadana nafteeda ha bad baado adigna mid aad is fahamten baad heli iyadana mid ey is fahmayan ha hesho dilku waa dambi qofka dhiigiisa waa xaraam alana kaa cafin maayo ilaa qofkii kaa cafiyo maahee teeda kale caruurtaada hooyadood dil ceynkaa ah looma quuro wabilaahi towfiiq

  • @saciidbaashi628
    @saciidbaashi628 10 лет назад +2

    Ilahey ha ku cafiyo walaal isagana sabar lkn fursad sameyso walaal macaan

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 10 лет назад

    Waa naxdin walhi Allha xafido gabadhan maskiinta😥

  • @colonelGeelle
    @colonelGeelle 10 лет назад +2

    waxaan aad iyo aad uga xumahay waxa ku dhacay gabadhan muslimada ah ee soomaaliyeed, waxaan rabaa inaan cadeeyo inaysan macquul ahayn ama aysanba dhici karin denbi ay gashay in sidaas ninkeedu ugu galo waayo inay naf goyso maahee ma garanayo sababta kale ee sidas loogu dilo, waan uga tacsiyeynayaa waxa ku dhacay waxaana kula talin lahaa inay ilaahay barito cibaadana badsato waxa ku dhacayna ilaahay denbi dhaaf uga dhigo bedel khayr qaba iyo nin wanaagsana ilaahay siiyo waa jiraan rag badan oo naagohooda dila waxaan aqaan kuwo gacmaha ka jebiyey naagohooda oo aan markhaati ka ahaa anigu.
    raga waxaan kula talin lahaa ilaahay inay uga cabsadaan masuuliyadda uusaaray ninka naagtiisa waxaas ku samaynayaa miyuusan ka cabsi qabin in ilaahay sabab uga dhigo oo ay iyana sidaas oo kale ku samayso hanuunka allaah baa iska leh lkn dedaal baa loo baahan yahay Wasalaamu calaykum

  • @cumarwiish4278
    @cumarwiish4278 10 лет назад +2

    waa cadaw ninkaas lakiin abaayo waxaan kugulatalinaa inaad rabiso mid ku fiican diinta waayo waxaan nahay dad muslim ah sidaa darteed raadinaqo oo iska cafi waayo waxaad tihiin 2 qof oo dad kadhaxeeyo fiiri aaqiro iyo aduun kala badan

  • @nimoali9964
    @nimoali9964 10 лет назад +5

    somali man ..subhanallah...

  • @Fifa.champion-abdi
    @Fifa.champion-abdi 10 лет назад

    Allaah ku gaar gaaro dhiibkagana dheef allaah kaga dhiigo

  • @guledadan6229
    @guledadan6229 10 лет назад +4

    war waxaaan maxuuu ahaaa ninkaas waaa ku dayaya walaal nin fiican guurso walaal ha dhihin nin danbe ma aaminayo