HA SEEXAN 200 DOLLAR QAADO KANIINI HURDO AYAAN SIIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 июн 2023

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +206

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw 😍😍😍

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +241

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️👈🏻👈🏻

    • @munaahmed8357
      @munaahmed8357 Год назад +2

      asad wa qayamo

    • @maryamabdi9072
      @maryamabdi9072 Год назад

      Asd waaqiyantay wiilash kafega ayuu kanin idinkudaray asd car cumeer ubax gem kaan. Wan waqiyaantee Lakin cumeer shaxd aadageysi wuu faham Sanyahay😂😂😂❤❤❤

  • @_faatax
    @_faatax Год назад +138

    اللَّهُمَّ صَلِّ وسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍﷺ وَعَلَى آلِهِ وصَحْبِهِ وَسَلِّمْﷺ
    🌹❤️

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +61

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +428

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @faayhirabe3310
    @faayhirabe3310 Год назад +213

    Ilaahey waxaan kabarya in aad maalin un logahaaga ku istaagi doondid insha Allah 😔🥺

  • @user-tb8oh1bt7o
    @user-tb8oh1bt7o Год назад +19

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @drogolyris17
    @drogolyris17 Год назад +70

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad scw❤❤❤

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 Год назад +182

    Inta Baysi is dhafisay like isara😂

  • @Money-Maker942
    @Money-Maker942 Год назад +68

    ❤cawa waa jimco aanku salino nabi muxamad scw scw 🥰🎉

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Год назад +6

    The best Person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhamed ❤️❤️❤️

  • @cumer_bigfa
    @cumer_bigfa Год назад +71

    wall waqti wadhaysaa waa salada ku tukato wll salada hala ilaaliyo kusaliya nabiga scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +165

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤

  • @abdirizakjrali6377
    @abdirizakjrali6377 Год назад +50

    Cumeer cafimad taam ah Allah siiyo big Fan legend ❤

  • @Xafsa34
    @Xafsa34 Год назад +113

    Asadow Wallo Waxaad Sameysay Qiyaano Waxaasna Ciyaar lama dhihi karo waa Qiyaano Si Al,cadaala Udheela ama Iska dhaafa Waayo Balanta in la oofiyaa waa Xaq marka intaad isleedahy Lacagtaada dhacso qiyaano haku dhicin
    Mhdsnd Wlk🙏

  • @drshothman1432
    @drshothman1432 Год назад +27

    Asad waa qald inad medication aan qofka lo qorin siiso😢😢

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Год назад +197

    HADII MAGACAAN (الله ) KUUGU WEYN YAHAY LIKE SAAR ❤

  • @user-me7qu4nb8z
    @user-me7qu4nb8z Год назад +3

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all allah created prophet scw❤😢❤

  • @abdirahmanyussuf4667
    @abdirahmanyussuf4667 Год назад +160

    Game kaan qiyano ayaa kubadisee Taliyow ee lacagta ragaa sii adoo ralii aah 😂😂
    Ceyda dawada weey kabataay ruunti balse IMK jiimka aya yaar sacideh runtii
    Anyway it was amazing game 👌

  • @ahmedabdi8219
    @ahmedabdi8219 Год назад +21

    The start is hit today😊.
    Keep going team 27...

  • @mohamudqardhaawi5975
    @mohamudqardhaawi5975 Год назад +19

    Waa habeen jimce ah Ku saliya xabiibkeena mohamed صلى الله عليه وسلم

  • @xuseencusmaan2195
    @xuseencusmaan2195 Год назад +78

    Kusali xabiibkeena maxamed scw❤

  • @falastinahmed-dt2kv
    @falastinahmed-dt2kv Год назад +18

    🥺asad 2020 ilaa hada kuwadana walal ilahey dartis inaa kula hadlo rapaa🥺dhibato iheysato wlal waa halka mar aan sacidaad kaga bahanahy inte kaheli karaa😭😭😭

  • @Asmerboy-iv7hd
    @Asmerboy-iv7hd Год назад +11

    Kusali xabiibkeena muxamed scw🥰🥰

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 Год назад +8

    inta jiifka kudawaneysa veidogan waa idin salamay rag👨 &dumar 👩

  • @asensioasensio1439
    @asensioasensio1439 Год назад +27

    ALLAH KU CAAFIYO WLLKIE CUMEER BIG FUN 😢😢😢

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Год назад +9

    Caawo wa JAMCO saliga nabiga salalahu caleyhi wasalaam ankuso wadaa salino❤❤❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Год назад +6

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @HiboMaxamed-cy7gy
    @HiboMaxamed-cy7gy Год назад +5

    Horta yaa ila arky asad wxy is badanyiin king ceyda iyo cumeer wixii ila arky comment gyga like saara

  • @NAJO_Films
    @NAJO_Films Год назад +29

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️😞😓😓💔

  • @asadahmed8936
    @asadahmed8936 Год назад +46

    Waxaan wa qiyaano lama dhihi karo guul waana ka xumahay midaas wan tageera iamk 😊

  • @hibaaqahmed9331
    @hibaaqahmed9331 Год назад +6

    Wan ku taageera cumeer ee alle ha ku cafiyo wll mcn 🤲

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +46

    Three legends always asad hajio and king ceyda and iamk another's levels program's nights hard work 💪💯👍❤🌹

  • @shamisdahir4142
    @shamisdahir4142 Год назад +17

    kusali subanahena mahamed
    scw

  • @marryme4690
    @marryme4690 Год назад +74

    Asad Saas Aabah Dhafarka Maku Noqonesid Waa Qiyaantay Wiilsha😂Kanini Siisay
    Still Cumeer is Father Of DHAFAR❤😂

  • @nastehomohamed419
    @nastehomohamed419 Год назад

    Mansha allah asad waxuu ku hormarey dadka ceebahoda mada wagalo sida kuwa kale alle haku xafitho

  • @LakiMaxamed-is2bk
    @LakiMaxamed-is2bk Год назад +28

    The legend asad hagio ❤illhay Haku cafiyo cumeer illhay Haka dulqado xanuunka ku haya amiin amiin ado cafimad qaba sotos bari inshalla

  • @maryamaabdinasirali
    @maryamaabdinasirali Год назад +44

    Taliye game caawo wa qiyaano Marka wa inaada markle kucelisaa 😔😔 aniga dadkas aya caawo is dhihi karaa wey guleysan leyahay siba IMK💪🏻 tan wa fikirkeyga❤😊

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Год назад +1

    Asad Hagio Thanks Sxb, Go Forward Sxb 💯💯💯👏👏👏🙏🙏🙏🔥🔥🔥

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +6

    The legend is here Asad hagio ❤ 👍🏿

  • @wazayepoi591
    @wazayepoi591 Год назад +76

    ᴀsᴀᴅ ᴛᴜᴜɢɴɪᴍᴏ ᴋᴜ ʙᴀᴅɪsᴀʏ ᴛʟɪʏᴏᴡ❤

  • @abdirahmanabdullahi5750
    @abdirahmanabdullahi5750 Год назад +6

    Asad legendary 😂wankuwataa yq Allah kucafiyo I.a

  • @Nasramoha2007Mohamed-mq9rq
    @Nasramoha2007Mohamed-mq9rq Год назад

    Masha Allah abti alle waxaan kaaga bariyaa in uu lugahaagu kuu caafi in Shaa Allah shukran

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 Год назад +3

    Cumeer caflmad taam ah Allah siiyo big fan legend ❤❤❤

  • @maryanmaxamed5095
    @maryanmaxamed5095 Год назад +12

    Asad geemkaan qiyaano ku jirty wlhida sax maaha 😢
    Hory usoco bro🎉❤

  • @abdiweli5468
    @abdiweli5468 Год назад +10

    Aan kuwada sallino nebi maxamed scw

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Год назад +37

    Isoo happayey kulahaa 😂😂 Asad taliye gemka qayano ku dartey 😂😂😂 wa gadey wiilasha 😂😂 lks happalyo 🎉🥰♥️

  • @user-ne3lz2ux8t
    @user-ne3lz2ux8t Год назад +12

    asadoow Alle aha iduuso adigoo logahaga ku socodo amiin yarabi wallhi waan jecelaha adigoo lugahaga ku sodo ina arkow insha Allah waan dhacay saa❤❤❤😊

  • @user-dt3nc2kd1y
    @user-dt3nc2kd1y Год назад +3

    Waad khiyaamteyn ceyda iyo lamk❤❤❤❤❤❤

  • @sulthanterry7620
    @sulthanterry7620 Год назад +5

    Asad hagio best youtuber in Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️ I can't wait road to 2M subscribe ✌️♥️

  • @cabdifataaxcagafaras1251
    @cabdifataaxcagafaras1251 Год назад

    Marka hore waan idin salaamay dhamaan Asxaabta Qiimaha Badanow
    Asad ciyarta caawa Khiyaano ayad samaysay wanna ku celis ciyaartu

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Год назад +7

    Saliga hala baadsado caawa ❤❤❤INSHALLAH ❤

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 Год назад +7

    Am waitin ur vedio nio muqalk hadub iso dhaco aniga dhan happy 😂

  • @ifraxifka8152
    @ifraxifka8152 Год назад +7

    Number one somali youtuber❤️‍🔥👍🙈

  • @samonaqrux1630
    @samonaqrux1630 Год назад +3

    Anigo hada RUclips soo galo waa ina aan fiirsda asad haduwa video soo dhigina xita waa suga wlh keep going wallkey🥰❤️🤴🏽🫶🏻

  • @luulabdiaxmed2656
    @luulabdiaxmed2656 Год назад +1

    Cumeer Allah ha cafiyo aamiin

  • @lavaniya8044
    @lavaniya8044 Год назад +29

    Jah team 27 isn't easy ❤Asad next time no talk challenge noso samee plzzz lkn Asad qiyaana ku badisay markan 😂

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Год назад +6

    Keep Going Asad Hagio 💯💯💯🔥

  • @neima837
    @neima837 29 дней назад

    Mabrouk mabrouk asad hagio ❤❤❤❤

  • @nafisofarah297
    @nafisofarah297 Год назад +10

    Qiyaano Waye Abaaha Dhafarka Waa Big Fun😂😂😂

  • @abdelasisadam1836
    @abdelasisadam1836 Год назад +3

    Unfortunately the world has been a very good place to go for the first two years of our journey and we have been fighting to find out where it in our lives and the world of things that are the most powerful in us 😊

  • @tiriiboyofficlal
    @tiriiboyofficlal Год назад +6

    Wllyal ankusali nonabiga SCW ❤❤

  • @mucadinaahmed
    @mucadinaahmed Год назад

    Ilahay ha cafiyo cumar big fan

  • @liyoowbubggemr1064
    @liyoowbubggemr1064 Год назад +4

    Asadoow zxp ceyda suaa Shaan weydii dadiisa inta saacd uu waxa Barto xiiirika maleeyhay iitixgali zxp my fanis kiina ahay big fan dheh amiiro kudheh love you adiga kooko ku dheh mais guursanaa LMK suun kutun faadil biyo kushu lamiga dhax diisa zaki somaali biyo cusbo ugudar 😢😢😢 ceyda 3 wareeg jaran Jordan ku orad dhe LMK sidokle adigane baldi biyo kushubo 1daqiiqo madaxa Gali zxp iisamee video xiga magecgu waa liyoow ali

  • @maryanibraaham2738
    @maryanibraaham2738 Год назад +14

    Asad aabaha dhafarka matihid geemkaan qiyaano aaku badisay hadaa runta sheykeysid geemka xiko soo samee adoo dad qayaameynin doogtaan afartiin noosoo samee hadaa sisax usameyso aakuu qireynaa aabaha dhafarka lkn hada makuu qirno inaa aabaha dhafarka tahay❤😢

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Год назад +4

    Maasha allaha ❤️❤️👍❤️

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад

    waa qalad caafimaad ahaan inaa kaniini💊 aan Dr qorin waliba mid murqaha adiga lagu talagalay ina siiso qof aan u baahneen waana qiyaano guusha aad gaartay

  • @SamatarMaxamett
    @SamatarMaxamett Год назад

    Wllky asad keep going for ever

  • @issackyerrow6502
    @issackyerrow6502 Год назад +8

    Asad .....❤❤❤❤very smart the opening of video ❤❤

  • @naciimomaxamed6548
    @naciimomaxamed6548 Год назад +6

    Cumeerkena allah caafiyo la aantis nuur maleh barnaamijka😢

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 7 месяцев назад

    Asadow luuqadii bad naga kufsatay 3deeyanada gar iigardaro waanku wadanaa❤❤❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад

    Azad hagio number one somali youtuber

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +16

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @phatimadaher4745
    @phatimadaher4745 Год назад +28

    1m 280 qofood inta IGA danbeeso salaaman 😂

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Год назад

      Intas dhan kuma jiri karan qarkood ine dhinten laga yaba 😢

  • @NusayboAbdi-in5ks
    @NusayboAbdi-in5ks Год назад +1

    Waa khalad ciyaartaani saas kumaadanbadine raga waad iskaseexisay lacagta waad sooceshatay

  • @Nasirkaise
    @Nasirkaise Год назад

    Asad tani guul maha ee wa khiyaano

  • @Gabarmagalo
    @Gabarmagalo Год назад +19

    Hhhhh asadow prank aa idinku samenayy lee dheh hdii ee vdeoga ka arkan qiyaandada 😂😂😂😂

  • @samsammohamoud5882
    @samsammohamoud5882 Год назад +5

    Challenge aan jecliyaa😁🙌

  • @caliak5722
    @caliak5722 Год назад

    Asad hagio qabatin ayuu igu naqday sicend sikin usoo buuqdaa ciwaankaaga 🎉🎉❤

  • @user-qk4yx5qc3l
    @user-qk4yx5qc3l Год назад +1

    Asc walaalayaal asadkeena allaah hanoo caafiyo usoo duceeya

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Год назад +9

    Inta xaley live ka iamk ku aragte wan salamaya😂😂😂

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Год назад +4

    Allaahumma salli ‘ala Muhammad;
    Wa-ala aali Muhammad;
    Kama sal'layta ala-Ibraaheem;
    Wa-ala aali Ibraaheem;
    Innaka hamee dum-majeed

  • @idilmawliiddagen9427
    @idilmawliiddagen9427 Год назад

    Alle ha cafiyo cumeer🤲

  • @ifrahaxmed
    @ifrahaxmed Год назад +2

    Inta xayeesinta ceyda ku ceshaty❤☝️

  • @SALMAANBOOBE
    @SALMAANBOOBE Год назад +10

    legendary shit waa ku salaamay😂😂

  • @axmedciiltire
    @axmedciiltire Год назад +5

    Kusalli suubaneheena❤❤

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Год назад

    My team All the best ❤

  • @IfrahHussein-lk3nm
    @IfrahHussein-lk3nm Год назад +1

    Allah cafiyo Inshallah😢

  • @bisharoyussuf2399
    @bisharoyussuf2399 Год назад +3

    Waad qaaldantahayi asaad waayo.kiini ayad cabasisayi no😊😊😊

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie Год назад +17

    Cumeer Allah hacaafiyo.Uso duceeya😢❤❤ I.a wu cafimathaya Mardow ❤❤😊

  • @FaadumoMaxamed-vd3bc
    @FaadumoMaxamed-vd3bc Год назад

    Allah kucafiyo wll cumeer

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Год назад

    Alla cumeer aa xanuun san aa allaha cafiyo cumeer bigfan

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Год назад +65

    TEAM 27 ISNOT EASY ❤
    LEGENDS❤
    KINGS❤
    QUEANS❤

  • @FartuunAli-yv1gc
    @FartuunAli-yv1gc Год назад +4

    Faraxd waaarta my team ❤🎉 asad ❤ cayda ❤ amk❤🎉

  • @Niita________Ppe
    @Niita________Ppe Год назад

    Allah cafiyo big fan

  • @Naciimodheeman
    @Naciimodheeman Год назад +1

    Aaaamiiira Ku soo daraaa brnamijkan🙋🙋🙋

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 Год назад +4

    Khiyaano wayeh geme kaan ku celis waayeh asad dhibka dhaaf yarow😂😂

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 Год назад +5

    Asad hagio Game kan waa khiyaano wana cancel ragga caadi ugu badheedh dee cumer big fun iska ilaali asad hagio game ka danbe waxba haka cabin hadu ku siiyo 😂😂😂😂😂

  • @user-me1mg9oz5r
    @user-me1mg9oz5r Год назад +1

    alle ha caafiyo insha alla😢

  • @Khalidsharif-jc8zl
    @Khalidsharif-jc8zl Год назад

    Keep going pro asad