Kulanka Qarsoodiya Deni & Aadan Madobe,Xasan sh oo afwerki fariin xasasiya la wadaagay, Weerarkii...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 20

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +8

    imaaraad hadeey faaido leedahy falaastiin ayeey lacagatan ayasinlahed

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +5

    imaarada waa yahuud kalkal lacagta ay rabto inow wadan keena hoore usocon

  • @MooAmiin
    @MooAmiin День назад +1

    woow❤

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j День назад +1

    Suldaanka tv waa nr 1 from qandala beesha cali saleebaan... xasan waa nin somali ku jiifan karta..
    Saciid barar SICIR BARAR PUNTLAAN KU DHAQAAYA..
    LAFTA NAGA HA NOO DHIBIN

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 День назад +2

    xasan shiikh waxa uu rabaa afgembi baaralamankana hadii ay mooshin keenaan wuu kala diri doonaa waana talada asias ofiwerki siiyey

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 20 часов назад +1

    Waxaa la yiri umad hadeey ku dheeraato dhibaatada caadi beey iska noqdaan
    Sidii qoomkii fircoon
    Fircoon wuxuu yiraahdaba wanaag iyo xumaan ba weey iska aqbalaan
    Maanta Soomaalida weey u jeedaan madaxda ineey wanaag u wadin ruux kastaba jeebkiisi iyo caloo shiisi u shaqeeynaya
    Hadana dadkii weey iska difaacayaan kuwa madaxda isku sheegayaa
    Tusaale Saciid Dani weligii hal Shilin ma siin Reer Budland
    Sidaasi oo kale Ahmed Islaam weligii Reer Jubland mid ka mid ah Shilin masiin hadana weey jecel yihiin
    Sababtoo ah 34 sanadood dadkii sidii dilka loogu hayey wexeey iska noqdeen rabaayad
    Dadku ma dhihi karaan waryaada tuugo daneeystayaal baad tihiin ee anaga dano nooma heeysaan na dhaafa

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 19 часов назад +1

    Nin Emarads ka u gacan galay shacab Ka somaliyeed ma doonayaan wuuna Ka dhintay sida xasan sh iyo muuse Handaraab iyo deni fool xumeey ee sidaas la soco sxb

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 21 час назад

    Cumer Finish waa dagaalamayaa...Da'udna qaar kamid ahna way dagaalii.
    Haleys delo...

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 День назад

    DENI INUU ISKU XIDHO MAAHA MADOOBE IYO UAE.!!!

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 18 часов назад

    Saciid waa madaxwaynaha xiga xasan waxaana la filayaa shaqada horayso oo uu qabanayo waa in caasimada laga badalaa muqdisho loona badalo baraawe ama boosaaso.

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 21 час назад

    Xasan Shiekh Etoobiyo ha raali geliyo...

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад +2

    waxas waa nabar iyo naxdin masharuuc aywadato cuumar finish iyo axmad daaci kaligod maheestan hadoow dhaco weerar nabr iyo naxdina ababuleso

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 День назад

    nMoqdisho Hasan sheikh asigaa iskale Cid oga,adkaan karto malahan ayaga,uunbaa iswaalaayo maahan bal maxay kaqaadi ksraan war Hasan waa Libaabxa moqdisho usugaa iskaleh dowladiisuna qay guulaysanaysaa yaanan loo baqin Domalia Hodon ayey dhankasta kanoqonaysaa in Hasan noolyahay meelkasta Shidaalka kujiro waa lasoo saarayaa

  • @tifowcalixasan8544
    @tifowcalixasan8544 11 часов назад

    Assis afwerki waa nin dadkiisa daacad u ah.amaanka wadankiisa waa xaqiijiyey .mana u jixinjixo Abiy axmed iyadoo weliba ereteriya ey aad uga yartahey soomaaliya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 22 часа назад

    Xasan gurguurte wuxuu doonayaa in uu xamar dadka ugu hanjabo oo ugu caga jugleeyo

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 10 часов назад

    Been wa daidaaya dani jooji 😂😂😂😂😂😂

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 21 час назад

    Daniyow hadaad dalka aad iibiso.. adiga intaad ku danbeyn doontaa.. majeerteen xagey ku danbeyn doonaan....

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад

    Imaaraad lacagaha nooga soo qaada wahay ladahye mooshiin lagu duminayo wadanken marabane wasaqda anrabin inan nabad noqono wadankena lacagta noga sooqada