Ciidamada Somaliland Oo Helay Jabkii Goojacadde Beddelkiisa Iyo Masar Oo Xasan Ka Aargoostay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии •

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День назад +2

    Maasha Allah waa kheyr badan iyo barwaaqo.

  • @FatumaIsmail-r6c
    @FatumaIsmail-r6c День назад +2

    Guulaysta Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asadcapdi1365
    @asadcapdi1365 День назад +1

    Guuuuuuuuul iyo gobonimo somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el День назад +1

    Mncha Allah Guul Somlnd. Guul president A raxmaan Ciro.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien День назад +2

    Wa 100 kiiba 250

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 15 часов назад +2

    Gurguurte godiyo buur iyo bohol meel walba wuujiidhay meel walibana way kasooxidhantay guri goodaaba ay qadaad wayn

  • @abdihafidali7595
    @abdihafidali7595 День назад +1

    Guugulow waa 250% inta ciidanka loo kordhiyay mushaharka ciidkan somaliland 🎉

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 День назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 День назад +1

    Xitaa Lacag buu ku bixiyey in la siiyo shaahado been ah yaa Allah ,Kiiska lacagta badan ee la dhacay waa u socotaa Odayga Gurguurte iyo Inta ku xeeran,Masaakiintiina ku Dulman yihiin.Muqdisho oo keliya isagoo xukumin siduu ku keenay in uu Xado waxaas oo lacag ah,Walee Aakhiro iyo in la dhimanayo dadbaa iloobay

  • @JaamacJamac-o9h
    @JaamacJamac-o9h День назад

    Hi my best friend guguule tv hadalkagu waxa u ixasuusiyay marki soomaliya iyo rushku iskuxumadeen aya waxajirtay in jaale siyaad barre tegey rushka idacadahii rushku maysheegin imatinka jale siyaad barre

  • @YusufHiirad
    @YusufHiirad День назад +1

    Boqolkiiba 250

  • @w410921
    @w410921 День назад +2

    Aad baan u qoslay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 16 часов назад

    Hassan Xabaale Qote iyo Dameer Fiqi waxey u shegeen in aaney amin karin

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b День назад +1

    RAWHEDHA GUGULE MIDIYE MA DIR KONFURBA

  • @nuurmaxamed141
    @nuurmaxamed141 День назад +1

    Qab yadii in uu dhames tiro ayuu rabaa ka yeeli meeyno

  • @geediali437
    @geediali437 День назад +2

    Waar cabdi nacas ciro taariikh madaw ayuu dhigay kkkkkk

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 День назад +1

    Haada. Laaga. Koobi. Garanayaan. Mj. Hadalay. Samanayaan. Xaasidiinati. Nacaabaka. U. Haayey. Ilahoow. Naaga. Qaabo

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 День назад

    Mala afduubay xasan sheekh masaarid waa yaab?!

  • @Sheikhwafi
    @Sheikhwafi День назад

    Nin hadii u xasan sheikh la shega m/weyne ku yahay nin rer somaliland ayu ku modayanaye bye bye

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День назад

    xashi iyo hirsi oo la shaqqaynayaay Ahmed silanayo ayaa cirona la shaqaynaya ciyaar mood walee rag ba wadanki helay geesiyaal guulaysta dowladena iyo dhaman siyasiyinte jecel inay dalkooda hor mariyan

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 День назад +1

    Nio maad beenta cad joojisid, adeey ku bahdileeysaa. Xasan iyo Elsisi waa shireen, Xasan iyo fiqi si yaab leh, heeso iyo buunko lagusoo dhaweeyay. Muqaladooda iyagoo isla socda oo heeshiisyihii saxiixa aa melwalba taala. Somalida waan la yaabaa, waxeey moodan hadeey been iska cad sheegaan ineey xaqiiqad noqoneeyso