DEG DEG Itobiya oo xadka somalia keenta diyaarado dagaal ciidamo&hub,Abiye oo dagaal isku diyaariyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 33

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 27 дней назад +3

    Adeer Ethiopia anagaa joogney oo ku dhalaney Ethiopia maanta ayey ugu jilicsan tahay mano leh ciidan tayo leh waa Oromo kaliya oo fulayo ah.
    Axmaaro iyo Tigrey iyo eratrea oo iswata ayaa dhaber jebin isu diyaariyey inay Adidas ababa gadaal kaga yomaadaan.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 27 дней назад +2

    Dowlada soomaali ineyna u noqon wada hadal danbe itoobiyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 27 дней назад +2

    MD. XASSAN SHEKH LAGAMA YEELAYO WAN CABSANAYA, MISE WUXU QARIN RABA HESHIISKI UU ITOBIYA U SOO SAXIIXAY, WASIIRKIISA TIKTOK.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 27 дней назад +2

    TURKI HADDU LUGHAYE KEENAY, CIIDANKIISA BADDA , MARKABKII DAGAALKA EE TURKI NA FADHIYA DJIBUUTI, MD. ORDAGAN WARKIISA WAA CAD YAHAY.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 27 дней назад +1

    Xasan shiiq ha iscalilo nin difaaci kara ayaa filada soo fadhisanayaa iskaa bax filada ma difaaci kartid bada soomaaliyeed

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 27 дней назад +3

    Itoobiya waan isnaqanaa car tilaab haqaado

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 27 дней назад +1

    CAGJAR WA ITOOBIYAN WALIBA BEESHA AXMAARO AYU KA TIRSAN YAHAY, NINKAAS YAAN SOMALI LA MOODIN.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Diyaarad bad iyo dhul somaliyed hadii eey etoobiya qaadan karto ma anagaaba saacaadaan soo gaari leheeyn

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Etoobiya wixi eey heli leheedba usheega ineey naga weeyday waxaad heeyso soo daay dheh itoobiya anaga indhacaddeeys iyo ismaqiiq waxba nalookama qaadee bax ku dheh itoobiya

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Turki iyo itoobiya ha israacaano soomaaliya waa xor waana sodon milyan oo wada hubeeysan cidna taageera ugama baahnine ha iskeena siiso itoobiya

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 27 дней назад

    xasanbay ka arken lkn bulshoy hakutashanina masul xun ee isku tashada wadanka samabixiya masarna qadaca Eletariya inodhanta masar ee meelkasta jahad uistaga diyar garoba ilahay talasarta sumcadina difaca cidna umabahnine midoba guul insha allah🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 27 дней назад

    Siyaasada madaxweyne xasan sheekh o noqotey gabaldaye hadba gees u jeedsada.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Godeey soomaali waa laga yaqaan oo meeshi eey isku miidaamiyeen sooma jeestayaashi hore ee cxds 1977 1978 ayeey soomaalidu ismiidaamineeysay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Doowladda federaalka soomaaliyed maadaxda xukunta hadeey itoobiya gogol 3 lagalaan gabadhoodu guurmale wasaqda bootada badan leh

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Raadiya Taariikhda dagaalki 1977

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 дней назад

    Laakiin kale doowladana umataal badeena anagaa leh bad siin meeyno lana macaamili meeyno itoobiya cidi nagu qasbi kartana hasoo garab istaagto itoobiya sheekooy ku nacay

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 27 дней назад

    😂😂😂😂😂sorry somaliland mahaa somalia thanks

  • @AbuyaIbrahim
    @AbuyaIbrahim 25 дней назад

    Q1

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 27 дней назад

    TURKIGA WAA LABA WAJIILE. WUXUU RABAA INNUU BADDENA SIIYO ETHIOPIA HADDANA WUXUU KA IIBIYEY ETHIOPIA DIYAARADO DRONES FARO BADA ASAGOO OG IN ETHIOPIA AY TAHAY CADOWGA SOMALIA E KOWAAD.TURKIGA WAA DANEESTE BADDEENA O DHAN ASAGA AYAA HAYSTA HADDAN ETHIOPIA AYUU LAJIRAA. SOMALIA WAA IN AY ISKADAAFTA TURKIGA HABAXAAN WAAN IN RUSSIA IYO CHINA IYO KOREA NORTH LAKEENA SOMALIA SI DEG DEG AH HADDI KALE SOMALIA WAXAA KALA QEEBSAN DOONA TURKI ETHIOPIA IYO ISRAEL. ETHIOPIA WAA PROXY GA YAHUUDA. Abdul shiikhal Nairobi kenya

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 27 дней назад

    Ethiopia dabada umayda isaaqow qoodhe billaa biyo adigu haysku jabi xumaani yay kudhaxal wareejin😅😅😅😅😅

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 27 дней назад

    IDIINKA FUUTADINE LAAGA ILLASHE SHABABA😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 27 дней назад

    DDS aayo katashi intii walaladen lainaga horgayn laha tashada waa fursad aan kuxotowno ee dhaman ninkii hdl nasked gadhow diyar garow gudaha waxba kama bilabi karno ee kismayo kaso difactama soomaliya kasoo dagsl gala hadad halkan fadhidan way inagumadayan oo qasab walalka kudil baimane soomaliyey iskutashada ciidanka liyuuga ONLF jahada saldhigu waino soomaliya midnimo guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁💪🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏

  • @Yuusufosman-ls7nf
    @Yuusufosman-ls7nf 27 дней назад

    Kkkkk

  • @NourMohamoudFarah-mp7ke
    @NourMohamoudFarah-mp7ke 27 дней назад +3

    Somaliyeey anigo ah nin somali ah gaar ahan beesha ciise fadlan kakaca jiifka aan dhacsano dhuulkeena

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 27 дней назад

    Turki bada soomaaliya mabixin karo oromana maqa san karto kuwii kadagaal yahansaa.ayaaa kaquustay bada soomaaliya. Tigree& amxaaro marka hadey yimaadaan waa ninkii caana lagacabaa.

  • @abdilahimohamud7399
    @abdilahimohamud7399 27 дней назад

    Futadaada ku celi

  • @user-bt6jk9ne1z
    @user-bt6jk9ne1z 27 дней назад

    Beenlow war waxaad ku hadle iska hubbe wariness matihid

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 27 дней назад

    Guul Ethiopia 🇪🇹 from Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd waa dagaal xamar iyo Masar anu la galno wanu u diyaar garownay

    • @SomaliLand-p7t
      @SomaliLand-p7t 27 дней назад +1

      Oromoy wad is ceebaynaysan un waxba qabsan maysanee somali unbad midaynaysan markasa ila adis ababa la idin eryan ceebtiina markaa kibirka waa lagu kufaa oromoy 😢😢😢😢😢

    • @user-hj9yd1fq4o
      @user-hj9yd1fq4o 27 дней назад

      Ogow markii hablahaada la wada kufsado; Aabe Siyad Barre wax yar ayuu nigu sameeyay laakiin tan Itoobiya aya ka dari-doonto kkkk