Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Cabdi tahliil warsame Allaah ha u naxariisto fanan an codkiisa dad somali anay kadaali donin jilba jiil buu uga danbaynayaa
Abwaankii waynaa Xuseen Aw Farax iyo Fanaankii Cabdi Tahliil, ilaahay haw naxariisto.
Laba hees oo garaa bidhan layirahdo ayaa jira dadku waa isu qaldaan heesna waatan aad aragtaan oo waxaa curinteeda Lahaa xuseen Aaw faarax dubad jumbuqtaaniMida kalena wxaa lahaa jaamac daad oo ku magac dheeraa jaamac Suleiman tubeec waxaana qaado heestaas xassan diiriye faarax
Alla yaaraxmu
Markuu iga horbooda.Bawnaha salaamaa.Ee maaha Boholaha .mahadsanid
Bawnaha waa maxay saxib?
Mirihii :Xuseen Aw Faarax (Dubbad)Laxankii : Cabditahliil WarsameQabasho :1978Waxu i baday jacaylkuWaxu i baray ka sii daran bil labaad dhacaysiyoBiligtaa hilaaciyoKaara bidhaan kaaKugu baadi doonaa👀💘💯💘💯💘💯💘💯💘
Gaaraabidhaan☝🏽
Ereyada waxa leh jaamac daad waa abwaanka heesaha cabdi tahliil inta badan leh. Gaarabidhaan, yax yax iyo xishood, saaqa, quruxdii bilayd, intaaba jaamac daad baa sameyey iqk.
Thank you walalo taa salam
Wuxuu i baday jacaylkuWuxuuuu i baray ka sii daranBil labaad dhacaysiyoBiligtaa hillaaciyoGaaraabidhaankaan kugu baadigoobaaFG:- Gaaraabidhaan waa xayayaan yar yar oo marka ama xilliga barwaaqada ah habeenkii duula oo iftiin yar sameeya.
Erayadda Abwaan Jaamac Daad baa leh heesta Gaaraabidhaan. Ee Cabdi tahliil
Cod wanaagsane Aun
War heestan qaar baaleh Kaariye ayaa leh
Boholaha ma aha waa bawnaha
Bownaha maxa waye?
@@abdirisakhjeesto8103 waa bahal yar oo buuraha kunool.dabagaalaha ayuu xooga ka yaryahay.lkn
Erayga buwnaha macnihiisa soo sheega
bawnuhu wa bahal yaro jiirka u eeg ama dooliga sidad u taqanan dhulka buuraha ayu ku nol yahay dhagaxanta ayu hos gala garanayow garanaye
Cabdi tahliil warsame Allaah ha u naxariisto fanan an codkiisa dad somali anay kadaali donin jilba jiil buu uga danbaynayaa
Abwaankii waynaa Xuseen Aw Farax iyo Fanaankii Cabdi Tahliil, ilaahay haw naxariisto.
Laba hees oo garaa bidhan layirahdo ayaa jira dadku waa isu qaldaan heesna waatan aad aragtaan oo waxaa curinteeda Lahaa xuseen Aaw faarax dubad jumbuqtaani
Mida kalena wxaa lahaa jaamac daad oo ku magac dheeraa jaamac Suleiman tubeec waxaana qaado heestaas xassan diiriye faarax
Alla yaaraxmu
Markuu iga horbooda.
Bawnaha salaamaa.
Ee maaha Boholaha .mahadsanid
Bawnaha waa maxay saxib?
Mirihii :Xuseen Aw Faarax (Dubbad)
Laxankii : Cabditahliil Warsame
Qabasho :1978
Waxu i baday jacaylku
Waxu i baray ka sii daran
bil labaad dhacaysiyo
Biligtaa hilaaciyo
Kaara bidhaan kaa
Kugu baadi doonaa👀
💘💯💘💯💘💯💘💯💘
Gaaraabidhaan☝🏽
Ereyada waxa leh jaamac daad waa abwaanka heesaha cabdi tahliil inta badan leh.
Gaarabidhaan, yax yax iyo xishood, saaqa, quruxdii bilayd, intaaba jaamac daad baa sameyey iqk.
Thank you walalo taa salam
Wuxuu i baday jacaylku
Wuxuuuu i baray ka sii daran
Bil labaad dhacaysiyo
Biligtaa hillaaciyo
Gaaraabidhaankaan kugu baadigoobaa
FG:- Gaaraabidhaan waa xayayaan yar yar oo marka ama xilliga barwaaqada ah habeenkii duula oo iftiin yar sameeya.
Erayadda Abwaan Jaamac Daad baa leh heesta Gaaraabidhaan. Ee Cabdi tahliil
Cod wanaagsane Aun
War heestan qaar baaleh
Kaariye ayaa leh
Boholaha ma aha waa bawnaha
Bownaha maxa waye?
@@abdirisakhjeesto8103 waa bahal yar oo buuraha kunool.dabagaalaha ayuu xooga ka yaryahay.lkn
Erayga buwnaha macnihiisa soo sheega
bawnuhu wa bahal yaro jiirka u eeg ama dooliga sidad u taqanan dhulka buuraha ayu ku nol yahay dhagaxanta ayu hos gala garanayow garanaye