Allah ha u naxariisto, waa qisas iga qarsoonaa in fannaanaddaani u dhimatay jacayl awadi , oo ay wayday ruuxii ay jeclaatay. Runtii waa qiirooday jacaylku waa hilis geeri sababi karta haddii aad ku guuldaraysato inaad nolol lawadaagto qofka aad jeclaato.
AUN Marwo Maxamed, Dowlad iyo dadka ee ka dhaltay wax u qabawayeen qof xanuunka dhimlka la', ee ahayd fanaand tacab soo gelisay fanka soo gelisay ee ahayd
@@cabdifataaxcabdiqaadir3084 wll iyadu isaaq ayay ahayd lkn waxay jeclatay fanaan gabooye ah kadib waa loo diiday reer kooda ugu dhaartay inay dilayan haday guursato kadib xanuun maskaxda ah ayaa ku dhacay oo jacayl ku ku sababay kadibna way u dhimatay alle naxariistiisa ha ka warabiyo
@@hassanmire1452 Anigu waxaan hayaa in ay ku jirtay riwaayad uu Cabdillahi Cabdi Shube alifay hadaadse dood ka qabtid waxaa si fudud looga soo ogaan karaa qolalka kaydka ee idaacadaha Hargeysa iyo Muqdisho Arinta qabiilka anigu sooma qaadin meeshana ma keenin sabab aad u xustayna garan maayo sxb, hadiise aad ka dhawaajisay aan kuu saxee Shube, Tubeec iyo Xuseen Aw Faarax waa sadex nin oo Gabooye ah oo reer Berbera iyo Hargeysa kala ah laakiin fanaanada Marwo Maxamed (Gaasira) waa Isaaq, Habaryoonis, Badhulbahanto Allah yarxamu dhamaantood iyo maytideena kaleba
Too bad Iam second person markay tubeec noqoto number one ayaan jeclahay inaan noqdo Mida kale sawirada tubeec cid kale oo haysaa ma jirto intaad hayso Heestani waxay ku jirtaa kuwii aan ugu hor bartay ee tubeec walaahi ilaahay hakuu naxariisto
Somalidu way isku raacday in Maxamed Sulaymaan tubeec yahay boqorka codka lkn waxay nabsi ka galeen Marwo Maxamed oo aan dhihi karo waa gabadha keliya ee u qalanta inay Title ka la wadaagto Tubeec, Shakti Oo ku Nasanaya Marwo maxamed ❤
The lady is asking for forgivness and to rekindle their relationship after a betrayal.
As the singer alludes to, she wronged him and he finds it hard in himself to forgive her.
Linguistically, I am impressed how the singers incorporate regional suffixes to meet the
rythm of the song. aahayoo, aayee, ahaayee, haayee are all beautifully put in the song.
The Music its self well suits the song and everything is just absoultely fantastic.
Gaasira (AUN) was rumoured to be in love with a Somali artist of the era, however, she suffered a terrible fate with unrequited love. Ironically, She sang lyrics written by the same artist describing the pain of unrequited love.
**Gaasira**
*Dadku wuu isdiidahaayoo,*
*oo dabadeed heeshiiyahaayee,*
*oo iyagoo dan qudha wada baa,*
*midba door si moodahaaye,*
*ee ii dul qaado adigunaaye,*
People would disagree,
but then \[they\] reconcile,
and albiet they have the same intent,
each would perceive it differently.
Hence be patient with me.
**Tubeec**
*oo daacadaa la raacaahaayee,*
*aday dagay markii hore ee.*
one \[me\] would keep loyal company,
but you have betrayed me previously. (implying I can't keep your company)
*dumarna fiiro laga roonee,*
*waan se kaa digtoon nahayee,*
*waxba dulqaaado hay odhanee.*
Although women are \[generally\] unfortunate with choices,
But I am particularly wary of you,
don't bother telling me to be patient \[towards you\].
**Gaasira**
*Diiriyo waalaalnimo'ee,*
*Dadnimaan wadaagnahaaye,*
our creed and kinship,
and a culture we share.
*ee nin inaabti daacad ahoo,*
*oo damaqadaan ku moodahaayee,*
*waase laygu kaa dirahayee*
my dearest, I thought you were loyal too,
one that also feels my pain,
However, you only harbor animosity towards me.
**Tubeec**
*markii aan daadahaysaanee*
*een aawadaa u duubnahaayee*
*ee aan dareemay caashaqa'ee*
*waadigii ku diga yidhiyee,*
*ee nabsigii ma kula dagayee?.*
When I was in pain,
Was engulfed in passion \[for you\].
you left me in a bad state,
Did [Nabsi](www.reddit.com/r/Somalia/comments/tzpj5y/the_concept_of_nabsi_if_its_not_karma_then_what/?context=3) Finally get you?
Waxa aan akhriyay faallooyinka halkan lagu qoray qeybo kamida xaqiiqatan waan la ilmeeyay qisada murugada badan ee ku dhacday Marwo Gaasira, Waxa aan dareemay damqasho aad ayaan qalbiga uga tiiraanyooday waxa aan jeclaan lahaa in fanaanadan xogteeda bulshada lala wadaago si loogu baraarugo godobta ay reerkeeda iyo ninkii ay jeclayd ka galeen.
Magaalada harta sheekha layidhaahdo ayay ku noolayd iyadoo xanuunsanaysa markaa laa ii sheegay inay isgubtay daranyo ka muuqato dhamaanteen aynu u ducayno camalkeedii ale khayr ha ugu badalo
Asbuc ka hor bey ahed mrki iga yacday. "Dadku waa is diidayaho" "Oo kadipna waa hishiyahaye " Blse wali ilama ayna hishin🥺aneh wxn diyar u ahy inan iska ilobo
Waayo waayo maxaa idinku dhacay saxiibayalow codsi aan idiin sòo gud biyay ba masoo deysiine maxaa idinku dhacay ma qiimeyn la aan baa mise wax kale ayaa jira waasee xaal kiinu ankee qofka waa la qanciyaa walaalow hada ma fududa xiligaan ayaan soo galineynaa maheyno ama waaraadineynaa ee na sug mid mala idinka hayo ee waxka badala hawshaas) hada waa codasi hadaad awoodiin heestii aheyd dowlad hagaagsan jaale madooni haa haa haa duug & dhaxaleh jaale madooni haa haa haa. haadaa dooni ana waan doonayaa ana waan doonaya isku duubni ma dalbanaa mise hadalbaan dal dalnaa dadweynoow hoo) waxa aan u maleynaa in uu qaado c/qaadir jubo mana hubo waan idin ka sugayaa waayo waayo insha allaah py py
@@mohmedosman1895 Waa Maxamed Saleebaan waa hubaal waxaan hayaa Sawir walaalhii Hargeysa ay ku jiraan oo ay guruub yihiin 1962dii weeye Sawirkaas aan sheegayo aad bay u yar tar yihiin fanaaniintu markaa
waa fanaanintii qaaliga ahayd ilaahoow unaxariiso maxamed saleebaan iyo dhamaan muslimiintaba dhamaantood
HEESKAAN WAA CAJIIB ALLE HA WADA NAXARIISTO TUBEEC , MARWO IYO CABDILAHI CABDI SHUBE
Allah ha u naxariisto, waa qisas iga qarsoonaa in fannaanaddaani u dhimatay jacayl awadi , oo ay wayday ruuxii ay jeclaatay. Runtii waa qiirooday jacaylku waa hilis geeri sababi karta haddii aad ku guuldaraysato inaad nolol lawadaagto qofka aad jeclaato.
AUN labadoodaba aduunku macno malaha waa meel dhaxsin loodegay daarul duniya daarul barsaq ilaahayow dhamaantayo noonaxariiso Muslim
Allaahuma aamiin
Edaday Marwa maxamed iyo maxamed saleeban Alle haaw naxariisto
allah hawnaxariisto marwo maxamed cabdi gaasira iyo maxamed saleban tubeec allah hawnaxariisto labadaba waa mayd maanta allah hawnaxariisto
Marwa Gaasira waa fannaanad codkeedu taabto qalbigayga si gaar ah. Allow u naxariiso. Waxaan ka xumahay sida ay u dhimatay.
Allaha u naxariisto.
Allhum Aamiin Siday uu Dhimatay wllo
@@farxiyaquruxsan9425 Waxay is jecladeen Fananki Xusen Yusuf Tarabi waanaloo Diiday wanala Dili Gadhay waxa lagu yidhi isma Gayno Kadiib Jacayiil Darti Waxaku Dhacay Xanuun Xaga Maskaxda sidiibanay ku Dhimatay AHN insha allah
Dad waa dadki hore hesana kuwi hore Allah yarahma 😥😥😥🤲🤲
Waxan codsan lahaaa fananad gaasira
In tarikhdeeda noo soo gubisaan
Wali waxa nool jamac saleben tubeec iyo
Axmed saleban bidhe iyo cabdi qeys iyo Maxamed adan dacar iyo mandeeq iyo seynab cige iyo amino cabdulahi iyo khadra dahir koley intass aan soo xusay in aqoon u leehiin ayaan rajenaya wll intee nol yihiin tarikhda fanka hala aruuriyo waa inoo mu hiim
Absolutely 💯 %
Anaaa kula qaba innaba caadi may ahayn gabadhaasi
Marwo Maxamed Cabdi taariikh adag bay kagatagtay jacayl ay ugeeriyootay xaaladiisa
Gabdhan tariikhdeedu waa murugo waa dhamaysn kari wayey
@@Nasiib724 Asma awoowe xageed ka dhagstey allaya raxmaa waan jaclaan lahaa inaan dhagsto awoowo
Salamucalaykum allah haw naxaristo dhamanthin thank
Tubeec iyo Gaasira Waa labada cod ee ugu macaan heesaha Soomaalida. AUN! 🙏💙🙏
Rabbi ha u naxariisto saddexdoodaba
Mohamed Suleiman tubeec
Gaasira/marwo mohamed abdi
Abwaan Abdullahi abdi shube
Marwo/Gaasira Maxamed Cabdi Ducaale Alle ha janneeyo , laxanka Shube ayaan u maqlay Alle ha u naxariisto maxay sheeko murugo leh lahayd Marwo , si gaar ah waxaan jeclaan lahaa inay heestan ila dhagaystaan asxaabtayda qiimaha badan , Bashiir Maxamuud Weheliye, Sahra-bilan Xasan Jimcaale iyo Ifraax Cabdi Cali,
Curasho mahadsanid sidaad magaca fanaanada aad u saxday daraadeed
Marwo Mohamed Abdi Doualeh Buubaal
AHUN 2doodaba iyo dhamaantood
Sxbow cid kaaga wanaagsan tariikh u ruurinta fanaaniinta majirtee maad noo Soo gudbisid tariikhda fanaanada Marwo Abdi
Mr Cumar Seerbiya 🙏❤️💯
Waa Hees meel ku taabaneysa Dareenbaa ku Lamaan 🥰🥰🥰💕🙏
Marwo Mohamed ( Gaasira) the best Somali female singer. AHU iyo Mohamed S.Tubeec. AHN.
AHN Marwo Maxmed Waxay is jecladeen Fananki Xusen Yusuf Tarabi waanaloo Diiday wanala Dili Gadhay waxa lagu yidhi isma Gayno Kadiib Jacayiil Darti Waxaku Dhacay Xanuun Xaga Maskaxda sidiibanay ku Dhimatay AHN insha allah
Sxbow ma isaga ayaa beelaha la dulmiyay ahaa mise gaasira axey ax waan ka xumahay
@@hungryman1738 isaga Gabooye aha
Sorry ninkaa wakhti bdn ayaan raadiyay
@@hungryman1738 iyaddu Habaryoonis bay ahayd AHUN
Waxaan maqlay waxay kudhimatay Belayelay iyo Harta sheekha dhexdooda iyada oo Dawarsata.
Waxakale oo aan maqlay Aabaheed waxa uu kudardaarmay in aan dhaxalka laga qayb,gelin .
Waxakle oo aan maqlay Aabaheed in uu kulaahaa Dhisme (Suuqa Heegada .
Mirihii c.c.shube laxankii m.s.tubeec codka marwo maxamed iyo m.s.tubeec
Ee kii aanaa doonayn wuu isii dulmara,aye axyaa hees iga dheh m.sallebaN tuPeec📖🖤✨🎬
AUN Marwo Maxamed, Dowlad iyo dadka ee ka dhaltay wax u qabawayeen qof xanuunka dhimlka la', ee ahayd fanaand tacab soo gelisay fanka soo gelisay ee ahayd
Qabiilkeed walal bal wax noooga sheeg tarikhdeeda
Waa la hagradey 😥😥😥
@@cabdifataaxcabdiqaadir3084 wll iyadu isaaq ayay ahayd lkn waxay jeclatay fanaan gabooye ah kadib waa loo diiday reer kooda ugu dhaartay inay dilayan haday guursato kadib xanuun maskaxda ah ayaa ku dhacay oo jacayl ku ku sababay kadibna way u dhimatay alle naxariistiisa ha ka warabiyo
@@naajmasalah4436 indr qisada si kalaa ku naqlay waxaa maqlay inay Axmee Mooge ahaa ni kay jeclaatay asaguna uu iska dìday
Alaah unaxariisto gaasiro maxamad iyo boqorka codka
Marwo maxamad alaah unaxristo
عمالقة الفن والطرب الأصيل علي الزمن الجميل إلا يرحمهم ويغفر لهم جميعا
آمين اللهم اغفر لهما و ارحمها واغفرلهما آمين
Waaw hees wacan oo macaan dheh. Ahun labadoodaba. Aamiin.
Marwo Maxamed Cabdi "Gaasira" waagey yarayd codkeedu caadi ma ahayn waxaan u heysan jiray heestan inay qaado Aamina Feer. Mahadsanid WWW
I wish in ay heeso kale isla qaadi lahayeen Gazira iyo Tubec .
Erayadii abwaan Cabdillaahi Cabdi Shube oo caan ku sii ahaa maada iyo jacburka iyo codkii Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Marwo Maxamed Cabdi (Gaasira)
Gaasiri waxay ahayd xidigta Hargeysa waqtigeedii markii ay yara xanuunsatayna waxaa kaalinteedii gashay Sahra Axmed Jaamac oo lagu naanaysi jiray Xiddigta Hargeysa weligeedna aan aqbalin in Xamar loo bedelo
Anigu sideetanaadkii ayaan Marwo Maxamed Cabdi (Gaasira) ku bartay gudaha Hargeysa ayadoo runtii iska darxumaysan oo dhibaato badan qabta
Allah yarxamu dhamaantood iyo inagaba
Miyey is gubtey sida la sheego
Heestan waxaa curiyey oo erayada iska leh AUN Suugaan-yahankii (Waddanigii) Xuseen Ow Faarax Dubbed. Waa hees si weyn caan uga ahayd guud ahaan meel kasta oo Soomaali joogto, Abwaanka curiyey, iyo labada Hobal ee ku luqeeyaba.
Xuseen Ow Faarax, heestan wuxuu ka sameeyey caashaq uu u hayey gabadh waayihiisii dhallinta uu ahaa, balse ay iyadu ka dooratay wiilkey caashaqsanayd oo markaa waxbarasho u joogay dalka Ingiriiska. Xuseen Ow Faarax, gabadha, iyo ninka ay
guursatay waa isku reer.
Fadlan, heesaha haddii aadan aqoon qofkii curiyey erayada, qof aadan hubin ha iskaga magacaabin uun.
@@hassanmire1452 Anigu waxaan hayaa in ay ku jirtay riwaayad uu Cabdillahi Cabdi Shube alifay hadaadse dood ka qabtid waxaa si fudud looga soo ogaan karaa qolalka kaydka ee idaacadaha Hargeysa iyo Muqdisho
Arinta qabiilka anigu sooma qaadin meeshana ma keenin sabab aad u xustayna garan maayo sxb, hadiise aad ka dhawaajisay aan kuu saxee Shube, Tubeec iyo Xuseen Aw Faarax waa sadex nin oo Gabooye ah oo reer Berbera iyo Hargeysa kala ah laakiin fanaanada Marwo Maxamed (Gaasira) waa Isaaq, Habaryoonis, Badhulbahanto
Allah yarxamu dhamaantood iyo maytideena kaleba
@@nellyglittery356 /SCW ENAADER ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE 1926-1978 WAA AWOOWGEY WUXU KASOO HOOR JEEDA UU KA DHASHAY BEESHA SHEEKH MUUSE-DIREED AMA DADKO AAY UU YAQANAN (MUUSE DHARIYE) WAA NIN (DIR) AH ISAGA IYO ABWAAN XUSEEN AW FARAH DUBBAD MARKA LAMA YIARAAHDO QABEEL KOODA (GABOOYE)
MAGACA (GABOOYE) WAA MAGAC (URUR) SIYASADIID UU QUDHA MAHA MAGAC BEEL IYO QABEEL. MAHADSANID
Marwa Maxamed cod macana alow ku raxmo
Codad aad u Macaan iyo Waqtiyo Hore
AUN dhamaantod M.S.Tubeec Marwo Mohamed iyo Abwan Shube
Abwaan Shube wuu nool yahay waana maareeyaha tiyaatarka Muqdisho
Ilaahey naxriis iyo jana ha siiyo aamiin
Walaal waa Marwo Maxamed Cabdi inanta Illaahay haw uwada naxariisto🤲
Naanaysteeda weeye marwo magaceeda runta ah waa gaasira thanks
Too bad Iam second person markay tubeec noqoto number one ayaan jeclahay inaan noqdo
Mida kale sawirada tubeec cid kale oo haysaa ma jirto intaad hayso
Heestani waxay ku jirtaa kuwii aan ugu hor bartay ee tubeec walaahi ilaahay hakuu naxariisto
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba
somali waqoyi music waayo waayihii wacnaa
Somalidu way isku raacday in Maxamed Sulaymaan tubeec yahay boqorka codka lkn waxay nabsi ka galeen Marwo Maxamed oo aan dhihi karo waa gabadha keliya ee u qalanta inay Title ka la wadaagto Tubeec,
Shakti Oo ku Nasanaya Marwo maxamed ❤
Absolutely gabadha marwa Mohamed waxay ahayd gabadha uu Mohamed saleban heesaha badankooda la qaaday. Waxanay ahayd gabadh cod halasiya oo Tolman leh. Runtii Waxay u qalanta In la xuso.
Jaacle maxaad ka garanaysaa fan waad ciyaysaaye
Cod dabiici ah bay marwo lahayd oo aan isk keenkeen ahayn AHUN
Yaa la tartami kara marwo,cid saafi ah,luxdan oo macaan oo nadiif ah.
Waa xaqiiq gaasira aad bay u cod macaanayd looma cadaalad falin
Ilaahay janadii hageeyo 3daba
C/lahi cabdi shube
Gaasira maxmed
M. Saleebaan tubeec
Shube wuu nool yahay
@@ismailalihasan9519 / ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978) MA, NOOLA KA NOOL WAA ABWAAN CADILQADER CABDI SHUBE.
WAA LABA ABWAAN
Alla💔😭
Fanaanadaan waxaa ragaadiyay ee nafteeda galaaftay jacaylka ay u qaaday fanaan soomaaliyeed oo caan Ah oo wax la qaban waayay Ilaahay haw naxariisto
Allow idiin naxariiso😢🤲
Dadkii fanka ehelka u ahaa, MaashaAllaahu
Hestaan waa 1964/1963 Xilgaas Abahay habeenkii, inuu Radiyaha noo daaro dhageysan jirnay, Magaalada Muqdisho inta qabto Radiyo way yariid hees xasuus mudan
Masha allah waqti wacan waad u soo joogtay🙏🙏
Allah Yarhamuh Raheem Gaasira 💔💔
Ilahow ku naxariisto labadaba cod bay la god galeen wan la kulmay labadaba oo aad usheekaysanay
Ilaahay haw naxriisto
Mohamed sulieman iyo Marwo
Maxamed
Greatest maasha allah
ABSOLUTELY TOP SONG
HAATS OFF WAAYO WAAYO
Maasha allah
Dadnimo waatii hore
Wa tubeec oo yar sawirkaasi ku mahadanid #www
Cawa ayaa igu horeyso heestan aan maqlo
Aĺle ha kuu naxariisto maamo gaasira taariikha ku xusi doonta 🥺😥
Aamin
ERIYGA ABWAAN SUGAAN YAQAN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MURTIDA AUN ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE 1926-1978
Allow idiin naxariiso!
aamiin
Ilaahow u wada naxariiso.
Ax ax ax ax ax meel bay iga taabatay
Khamisa ma jacaylkii baay ku xasuusiey kkkkkk waa cadi cad iska dhig wa adooonyo waa la moodaa
Ustaad halkaasi waa markii aan dadeysnaa een aawadaa u duubnaa. Dadeysnaa waxay ka dhigantahay dednaa oo kale.
Abdilahi abdi shube aun wuxu ahaa waabari abwanka shube 2 waa nool yahay wuxu ahaa horseed
Copied off reddit
Duet by Somali legends
Year : 1968
Lyrics ; A A Shube
Voices ; M S Tubeec, Marwo Maxamed (Gaasira)
The lady is asking for forgivness and to rekindle their relationship after a betrayal.
As the singer alludes to, she wronged him and he finds it hard in himself to forgive her.
Linguistically, I am impressed how the singers incorporate regional suffixes to meet the
rythm of the song. aahayoo, aayee, ahaayee, haayee are all beautifully put in the song.
The Music its self well suits the song and everything is just absoultely fantastic.
Gaasira (AUN) was rumoured to be in love with a Somali artist of the era, however, she suffered
a terrible fate with unrequited love. Ironically, She sang lyrics written by the same artist
describing the pain of unrequited love.
**Gaasira**
*Dadku wuu isdiidahaayoo,*
*oo dabadeed heeshiiyahaayee,*
*oo iyagoo dan qudha wada baa,*
*midba door si moodahaaye,*
*ee ii dul qaado adigunaaye,*
People would disagree,
but then \[they\] reconcile,
and albiet they have the same intent,
each would perceive it differently.
Hence be patient with me.
**Tubeec**
*oo daacadaa la raacaahaayee,*
*aday dagay markii hore ee.*
one \[me\] would keep loyal company,
but you have betrayed me previously. (implying I can't keep your company)
*dumarna fiiro laga roonee,*
*waan se kaa digtoon nahayee,*
*waxba dulqaaado hay odhanee.*
Although women are \[generally\] unfortunate with choices,
But I am particularly wary of you,
don't bother telling me to be patient \[towards you\].
**Gaasira**
*Diiriyo waalaalnimo'ee,*
*Dadnimaan wadaagnahaaye,*
our creed and kinship,
and a culture we share.
*ee nin inaabti daacad ahoo,*
*oo damaqadaan ku moodahaayee,*
*waase laygu kaa dirahayee*
my dearest, I thought you were loyal too,
one that also feels my pain,
However, you only harbor animosity towards me.
**Tubeec**
*markii aan daadahaysaanee*
*een aawadaa u duubnahaayee*
*ee aan dareemay caashaqa'ee*
*waadigii ku diga yidhiyee,*
*ee nabsigii ma kula dagayee?.*
When I was in pain,
Was engulfed in passion \[for you\].
you left me in a bad state,
Did [Nabsi](www.reddit.com/r/Somalia/comments/tzpj5y/the_concept_of_nabsi_if_its_not_karma_then_what/?context=3) Finally get you?
**Gaasira**
*Sida dhidiibka buurahayee,*
*ama dhagax duleed yaalahaaye,*
*dundumaad malaha tahayoo*
*hadalna kaama daadaagayee*
*waad i daalinahayaase*
As a big empty mountain,
or a lifeless rock in a desert,
or termite mounds you are! \[your heart is\]
and no words can get through to you,
my effort is wasted. \[to woo you back\]
**Tubeec**
*nin dabeecad lahaan ahayee,*
*hadalku uu ka daadago'ee.*
*ee kii aanan doonahaynee,*
*wuu is ii dulmarahaayee,*
*ee dib dibmaysa ha ii odhanee,*
I am a man of good manners,
and I am good listener too,
But only to that I want,
Any other talk just passes me by.
Final repeats....
*Dadku wuu is diidahayoo*
*oo dabadeed heshiiyahaayee*
*ee iyagoo dan qudha wada baa*
*midba door si moodahaaye*
*ee i dulqaado adigunayee*
*oo daacadaa la raacahaaye*
*aday dagay markii hore ee*
*dumarna fiiro laga rooneee*
*waan se kaa digtonahayee*
*waxba dulaqaado hay odhanee*
Thank you ❤️
Thanks brother 😊
Ya salaam👏
Jacaylkii idaareey sanadkii 2008 ee hargaysa iga sooraacay heestii kusoo baxaysay lkn nasiib wanag cawo iyadoo reer ah ubadna haysta u imaaday intaan jaamacada kumaanaa ducaan ku ogahay ilaa hada kama samrin
Iska sug waad heli kolkii la soo furo
@@ismailalihasan9519 walaalnimo kaqaalisan uhayaa ana caruurtaydaa dhulka ordaysa
DIIR IYO WALAALNIMO weeyi ee ma aha diiriyoow
رحمة الله عليهما ويجمع موت مسلمون
Kuwa maanta heesa mid keliya oo heestan qaadi kaaraa ma jiro.
Heestan waxaa iigu dambaysay waayo waayo. Mahadsanid
Alaha unaxariisto dadkaan
waayo waayo old is gold
Waxa aan akhriyay faallooyinka halkan lagu qoray qeybo kamida xaqiiqatan waan la ilmeeyay qisada murugada badan ee ku dhacday Marwo Gaasira, Waxa aan dareemay damqasho aad ayaan qalbiga uga tiiraanyooday waxa aan jeclaan lahaa in fanaanadan xogteeda bulshada lala wadaago si loogu baraarugo godobta ay reerkeeda iyo ninkii ay jeclayd ka galeen.
Wah wah❤
Waxaan u malaynayaa marwo inaan ku bartay qaxoontigii dulcad ayadoo xanuusanaysa maskaxda ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo hadaanan qaldanayn iyo boqrkii codka
Magaalada harta sheekha layidhaahdo ayay ku noolayd iyadoo xanuunsanaysa markaa laa ii sheegay inay isgubtay daranyo ka muuqato dhamaanteen aynu u ducayno camalkeedii ale khayr ha ugu badalo
@@khadarcasar8664
Sax sidaasay ahayd ayadoo is gubtay oo wajiga aad u gubtay oo hadana dadka heesaheedi u qaada oo dadkuna lacago yar siiyaan ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo waad ii ssxaday mahadsanid wll
From hargaysa hadhwanaag somaliland
haa waa run anigiba waxan ku arkay qaxootigii dulcad ayadoo xanuun sanaysa
ɪʟᴏᴠᴇ ᴍʏ ꜱᴏᴍᴀʟɪᴀɴ ᴘᴇᴏᴘʟᴇ ᴀʟᴡᴀʏꜱ
cabdi Maxamed
Asbuc ka hor bey ahed mrki iga yacday.
"Dadku waa is diidayaho"
"Oo kadipna waa hishiyahaye "
Blse wali ilama ayna hishin🥺aneh wxn diyar u ahy inan iska ilobo
Qof ka tagay Janis labad ha isku siinin intas Waa talo
Sorry 😭😭😭
Waayo waayo maxaa idinku dhacay saxiibayalow codsi aan idiin sòo gud biyay ba masoo deysiine maxaa idinku dhacay ma qiimeyn la aan baa mise wax kale ayaa jira waasee xaal kiinu ankee qofka waa la qanciyaa walaalow hada ma fududa xiligaan ayaan soo galineynaa maheyno ama waaraadineynaa ee na sug mid mala idinka hayo ee waxka badala hawshaas) hada waa codasi hadaad awoodiin heestii aheyd dowlad hagaagsan jaale madooni haa haa haa duug & dhaxaleh jaale madooni haa haa haa. haadaa dooni ana waan doonayaa ana waan doonaya isku duubni ma dalbanaa mise hadalbaan dal dalnaa dadweynoow hoo) waxa aan u maleynaa in uu qaado c/qaadir jubo mana hubo waan idin ka sugayaa waayo waayo insha allaah py py
Hadad Magaced garanayso Iyo Qofka Qaday RUclips Ka radi
Heestan midhaha waxa is iskaleh mohamed saleban bidde
waa hees mcne halse ogaada shube waa ool yahay
Saxiib maha kanool
Waa Shubihi Hore
Cabdillahi Cabdi Shuube
Anoolna waa
Cabdiqadi Cabdi Shuube
Ereyada waxa is kale ciise warsame dhan - cade
Asc sawirkaasu ma sawirkii marwo baa plze iiga soo jawaab waayo marwo sawirkeeda ilaa hada maan arag
af caleeg waayo waayo
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo dhamaantood. Waa hees caqiibo leh, waad ku mahadsantay wadaaga aad nala wadaagtay. Sawirka saaran ma Maxamed Saleebaan baa? Eegay oo iilama eka.
Sawirkaaz isoo Dir Sxb
Diir iyo walaalnimaan wadaagnaayeey
Super song thank you guys
Sawirkan ma md saleebaan baa mis qof kale yaa kale ee sheegi kara heesaha kale oo hoobaladani ay ku luuqeyso iyo aakhirkii nolosheedii?
Gabadhaan waxaan maqlay in aay jaceyl dartiisa u dhimatay markii uu ku gacan seeray kii aay dooratay oo ka tirsanaa fanaaniinta waaweyn
Maya wll kuma gacan seerin ee qabiil dartiis ayaa lo diiday oo loo qariyaa ila hada 😰🥲
Erayo Aad U Macaan Cajiib Tolow Sanadka La qaadey waa xilima
1968
Maya 1963
Thanks
Jah hees
❤❤❤❤❤
Cid aliftay ma aqoon waagaas
Comments waxaan ka fahmay inuu sameeyey Abwaankeena weyn ilaahay cimri iyo caafimaad hasiiyee c/qaadir C/llaahi Cabdi Shube.Maxamed S tubeec iyo Gaasira AUN
Maaha Cabdiqaadir ee waa aabbihii baan filayaa oo waa hore geeriyooday ahun intii inaga dhimatey ee.
Cabdilaahi Cabdi Shube Abwaan wayn oo qaybta Mijaajilada u badan buu ahaa isaga iyo Dhoodaan iyo jacburka iyo gabayada qosolka ah bay caan ku ahaayeen
😢😥😥😢😥😢😥😢
😭😭😭😭😭😭
Raaxo nafeed..
😩
"Dumana fiiro laga roon" maxa awbaanku uga jeeda
Fikirka macnaha
@@happymedia8499 Waa fikirka iyo aragtida dheer macnuhu
Erey bixin daadeysana sheega soomaliyey=
@@yahyajama8319 Hagoognaa oo kale weeyaan ama Dadnaa oo kale
Caawa waa Axad waxaana rajeynaa inaa qofka Aa jecelahay Aa helo heestaan waa dhageestaa malin walibo (31)12 (2022) 10 26 pm
@@maxamedwasiirka8915 zxb ma heshay qofkad jecled
𝗟𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗮𝘄𝗶𝗿 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗻𝗼𝗼 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮 𝗺𝗮 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝘂𝗹𝗲𝘆𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗧𝘂𝗯𝗲𝗲𝗰 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗮 𝗔𝗯𝗱𝗶 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 (𝗚𝗮𝘀𝗶𝗿𝗮)
𝗺𝗶𝘆𝗮𝗮 𝘁𝗼𝗹𝗮𝘄 𝗺𝗮 𝗵𝘂𝗯𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆
𝗚𝗮𝗮𝘀𝗶𝗿𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗰𝗼𝗱 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗯𝗮𝘆 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗰𝗮𝗷𝗶𝗶𝗯 𝘄𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝘂𝘂 𝘂 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮 𝗵𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 💯❤️🙏
𝗕𝗼𝗾𝗼𝗿𝗸𝗮 𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮𝗯𝗮 𝗱𝗮𝗮
𝗶𝗹𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗾𝗮𝗯𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮 𝘂 𝗻𝘂𝘂𝗿𝗶 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wa tubeec iyo marwo
Maya ma aha Maxamed
@@mohmedosman1895 Waa Maxamed Saleebaan waa hubaal waxaan hayaa Sawir walaalhii Hargeysa ay ku jiraan oo ay guruub yihiin 1962dii weeye Sawirkaas aan sheegayo aad bay u yar tar yihiin fanaaniintu markaa
Mahadsanid waan kaa qaatay inuu maxamed yahay dhammantoodna allaha u naxariisto
@@mohmedosman1895 aamiin sxb