Heestan waxaan ku soo xasuustaa qof Aan aad uga helay lakiin si yaroo fudud aan u waayay Adoo u uxiisay wada hadalkii, iska warhayntii iyo is weheshigii hadana waxaan xasuusataa inuu xidhiidhkiinii waa hore dhammaaday💔Aheey Ah waxaad igaga tagtay xasuus yaro aad u qurux badan "Ina Omar al wakhtigu cajiib sanaa waan jeclaan lahaa hadii ay dhacayso in samanku gadaal u soo noqdo" wallahi waan kuu xiisay i miss you
Intaan aamusnaayee, amakaagsanaabuu waqtiguna oradaayoo waayuhu I ootee😹 Aramidu isoo ridan Maad Iman agtaydoo Anna aan ku eegtee waa talan taali cajiiba. 2024
Birimo, Birimo, Birimo, waan salaamay adiga iyo hoobalada kula fadhia. In kasta oo aan u malaynayo Magool iyo Tubeec, Eebe labadaba ha u naxariistee, hadana ma hubo labada hoobal ee heestan talantaaliga u qaaday. Aqoonyaraantayda kasokow, heesan isha ayaad ka rideen, meeshii ay lahayd ayaad dhigteen. Aad ayaan uga helay. 15072
Jano gaaban aniga ii shidan tahay. Qaaciga daacad ma u tahay.Gabdhaha ma la jili taqaan Amore...Lacag ma haysataa gabadha jeceshahay lagu keenayaa. ....ma heestaa..gabdhaha ma la heestaa..
Yaslaam fartuun iyo gacan inaba caadi maha dayowga qaramiga jacelow wxaan idinka Soo salmayaa Angola iyo roob inaba caadi aheen
Sxb angoola ma soomaali baa ku nool weligay ismaan lahayn
Heestaan Ugu Yaraan 3sano xiriir ayaan daawnooyaa…muqdisho gaar ahaan boondheere, ugand kampala oo aan hdd joogo 2024 weli igama dhamaan xiisaheyda🫡
Heestan waxaan ku soo xasuustaa qof
Aan aad uga helay lakiin si yaroo fudud aan u waayay Adoo u uxiisay wada hadalkii, iska warhayntii iyo is weheshigii hadana waxaan xasuusataa inuu xidhiidhkiinii waa hore dhammaaday💔Aheey Ah waxaad igaga tagtay xasuus yaro aad u qurux badan "Ina Omar al wakhtigu cajiib sanaa waan jeclaan lahaa hadii ay dhacayso in samanku gadaal u soo noqdo" wallahi waan kuu xiisay i miss you
Fartuun birimo heestii magool alaha unaxariiste weykeentay codkeedii fartuun Ahmed sahal fananad aan aad utagero alaha ikaa daayo
Cawa iyo addis ababa 4:36 habeenimo
9/3/2024 sabti soo galayso iyo abdirixiim aadan faarax ciise aare😂❤
Aramudu isoorin aramidu isooridan Ax maad imaan agtaydoo Ana Aan Ana Aan kueegtee 👌👌👌👌
Intaan aamusnaayee, amakaagsanaabuu
waqtiguna oradaayoo waayuhu I ootee😹
Aramidu isoo ridan
Maad Iman agtaydoo
Anna aan ku eegtee
waa talan taali cajiiba. 2024
2021 yaa dawanayo
Arimadu... Aramidu isoo ridin
Maad imaan agteedo
Anna aan ku eegtee💔😭
Heesta aramidu waxa laha aun magool iyo tubeec lakin imika waxa qadaya cabdi gacan iyo birimo waxan leyey nolada sxbayal thanks
Alla yacisik a/qadir gacan , kaban aaduquruxbadan , gacan fadhida
2020 cida ila dawanaysa Like🖒
Yaa ilaahii, macaanaa heestu! Alle ha idin sharfo birimo iyo gacan.
Woow, wacade anigoo Soomaali ah inaan hees ajnabi dhegaysan, ilmahayga xataa waan baraa koley heeso kalay dhegaysanayaane, afkiina ku heesa MaashAlllaah, waayo waayo
My favourite song 🎵❤😁💯 watching December 2021 , it's almost 2022. Happy New year 🎉
Halkeedii maanshaAllah!!! Mahadsanid madaale
Intaan amusnaa ee amakagsanabu waqtiguna ordaaye waayuhu i ofsadeen😢😢😢😢
Birimo laguuma gali karo dumarka hda jiro warkoodba daa.aa
Birimo, Birimo, Birimo, waan salaamay adiga iyo hoobalada kula fadhia. In kasta oo aan u malaynayo Magool iyo Tubeec, Eebe labadaba ha u naxariistee, hadana ma hubo labada hoobal ee heestan talantaaliga u qaaday. Aqoonyaraantayda kasokow, heesan isha ayaad ka rideen, meeshii ay lahayd ayaad dhigteen. Aad ayaan uga helay. 15072
Jano gaaban aniga ii shidan tahay.
Qaaciga daacad ma u tahay.Gabdhaha ma la jili taqaan Amore...Lacag ma haysataa gabadha jeceshahay lagu keenayaa.
....ma heestaa..gabdhaha ma la heestaa..
Murqaaanoo Madaale Meel Cidla ku dhegayso waa tanoo kale aysh calaaa fan isku jaan goan xeebtii laasqoray ayaanu iska helnay
Beautiful song touches my heart ♥ even though I don't know somali
waah waah allah waxaas ayaa fanaan iyo la yiraahda
Ax waxana cod ladhaha masha allah 🫶👌
Hayay abdi gacan wiil ogaden
Aramiduu I soo ..........Halkeedad Dhigteen Eeshqiyazak
Musiga yeraya ma kabanka bas baa mise waxbaa raaca qalab badan baan maqlaya
Alayaacisak caawa marqaankaad isaxdeen
After 5years anay mirqaanka izaxdyy cwa.😂
waaaaaaaaaw madale wa mirqankayga
*_❤_**_#Who_**_ Is Watching #2020💚_*
Cгв Анмeт CαDe 2021🖤
Yaa Salaam. Wale wey dhan tahay, Kabanka iyo Keyboard ka iyo waliba codka ka. Waxaan soo xasuustay Sabriye iyo Daud Cali Masxaf. 😄😄
Who's watching in 2023?😊
Waaaw eshcalaa hees ✊✊✊👍👍👍❤❤❤❤❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌❤❤❤❤❤❤
Wow🎉❤
Cod magooley fartuun birimo
Alllah idin hanuunsho adinga iyo anagaba
Fartuun🥰
Gacan eesh qiyaasak
Mashaalah bby
Ax ax ax ayaa axsanu sawut
❤❤❤❤❤
👏👏👏👏👏👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
سميره والله الاغنيه حلوه زي ما انتي حلوه ايش حالج
Amoros Alonso تمام
@@سميرةالصومالي من وين انتي سموره
Amoros Alonso يعني ايش رايك
الاغنيه هذه من يغنيها اي دوله مثلا الهنود الحمر
Subxaanaalaah
waxbaa qab qab leh kan dhalooyinka isku garaacayaa ayaa qasay muuzigga
Abdullahi Ahmed 😁😁😁😂😂
Wllhy
😮
Axxxx
We don't forget or forgive leila
❤❤❤❤