WAREYSI:-Xog Xasaasi ah oo kasoo korortay Haweeneey uu ninkeedii ku Gowracay Magaalada Muqdisho.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 49

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded 21 день назад +6

    Somali dhaqan lee sheegaan war mar gabar hadi lagaa jirdilo ninkaa haku celin ee xornimadeeda u daaya meeqo gabar baa sidaa cml noftooda ku waayay ax gabarey ninka marba hadu gacan kuu qaado naftaada unax oo hakusoban balaayada ninka raga waa kii xushmeeya xaskiisa 😢😢

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 19 дней назад

    Inaalillaah wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto

  • @MahadHassanMohamed-q9d
    @MahadHassanMohamed-q9d 19 дней назад +1

    Subxaaanlh. Waa arin qadar aha illah haunxristo lakin xumaantas halkaagardy magaranayo walee waa aqiro samen

  • @siradm
    @siradm 21 день назад +1

    Xaasidnimada intaas ka'eg waxa uu ugu qaaday ban la yaabay. Allaha u naxariisto maskiinta. Waa idiin tacsiyaynaa walaal. Ilaahay qalbiga ha idiin qaboojiyo

  • @HRU20256
    @HRU20256 18 дней назад

    إنا لله وإنا إليه راجعون..
    رجال مقديشو اصبحوا وحوش البشر بلا رحمة...

  • @SacdioUsmaan
    @SacdioUsmaan 21 день назад +2

    Inalilah waa inahu rajicun😢😢😢😢

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 20 дней назад +1

    Gurigaa ba dheh sidee jirkeeda sidee bir ugu quuray qof 6 caruur ah alle ka siiyey

  • @saynabxirsi1813
    @saynabxirsi1813 21 день назад +1

    Alle haw naxariisto marxuumadaas ilaahay inkaar haku rido muqdisho wax wacan kama dhacayaan nimankii somaliyeed waxayba noqdeen bahallo ilaahay sharkoda hanaga badbaadsho

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 21 день назад

    Yaa Allah yaarabbi Alloow u naxriiso qabrigana u waasici ugana dhig beer ka mid ah beeraha jannada innsha Allah Aamiin 😭😭😭

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 20 дней назад +1

    allaha unaxaristo

  • @Qaali-ts4ke
    @Qaali-ts4ke 20 дней назад

    Allah yarxamhaa wa yagfir lahaa,fowsiyo cali shirwac gabdhii abtigeey ilaahaa naga jeclaaday.

  • @UbaxAyax
    @UbaxAyax 21 день назад +1

    Alle hanaxariisto wlsheen aammmmiiiiinnn yaarabi

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 19 дней назад

    Subxaanallaah

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 21 день назад

    Allaha u naxriisto walaasheeena innsha Allah Aamiin

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 19 дней назад

    aniga aqoonteyda yar waxaan ku qiyaasay in dhibka uu kayimid maseyr hadaan qaldaneyn.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 19 дней назад

      Waxaadan ogeyn haba ka hadlin waa mala awaal waana denbi Allah ayaa og wixii dhacay

  • @OsmanisackSugow
    @OsmanisackSugow 20 дней назад

    Illahow u naxariiso

  • @MahadHassanMohamed-q9d
    @MahadHassanMohamed-q9d 19 дней назад

    Arinkaaan maladhihikaraa wakamaseray
    Subxaanlh

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 21 день назад

    Waa nin xanuunsan alaha unaxariisto 😢😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 21 день назад

    Alaha unaxariisto janadii alaha kawaraabiyo

  • @FatumaIbrahimAdan
    @FatumaIbrahimAdan 21 день назад

    Wadacda naxdin badan allah unaxaristo walashen

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 21 день назад

    Inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun, naxariistii jano Allah haka waraabiyo marxuumada Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo. Waa in la fuliyaa Qisaas ninbaa hada ka hor gubay gabar kale walina Qisaateedii la fulinin, Kitaabka Quranka halagu dhaqmo.

  • @FadumaGedu
    @FadumaGedu 21 день назад

    Subhana allah 😢😢😢😢arhan darana balayada kaas hala dilo balayada

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 21 день назад

    Inalilaahi waina ilayhi rajicuun alle haw naxariisto marxumada

  • @AbdirahmanGahnuug
    @AbdirahmanGahnuug 21 день назад

    Allah ha u naxariizto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 день назад

    Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 21 день назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 21 день назад

    Allaha unaxaristo

  • @omarhussein3425
    @omarhussein3425 22 дня назад

    Waligaa khilaaf ha xalin kala dira

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 21 день назад

    Subxaanalaah Subxaanalaah ax

  • @dwladmofarah9372
    @dwladmofarah9372 21 день назад

    Alle hanxariisto

  • @sahrociise
    @sahrociise 22 дня назад

    Allaah unaxeresato

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 20 дней назад

    Amarkii kugu dhacaayo 1000 sano ayuu kaa weyn yahay. Laakiin ninkaa waa dilaa hala tookto.

  • @Cherry_Sooyaa0
    @Cherry_Sooyaa0 21 день назад

    Dumarka soomaalida meel ay u dacwoodaan maleh aabaha iyo walaalka u jeeda in la jidh dilay ayaa ku celinaya

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 21 день назад +1

    Wa bahan nin maha

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 21 день назад

    Runtii waa murugo 😭

  • @mahaddiyaanodiyaano9827
    @mahaddiyaanodiyaano9827 22 дня назад

    subxana lahaa

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 21 день назад

    Haday ka soo carootay. Maxaad. Ugu. Celiseen ? Somali. Waxan ku nacay. Gabdhaha waa jandaduuban. Reer. Kaada. Dhaqo. Ayeey. Yirahdan. Gabdha ama wiilka hadba kii dhiban ayey. Qasban 😢. Ax ax ax😢😢

    • @asmafarax7311
      @asmafarax7311 21 день назад

      Yagu Waxay islahaayen Reeka Ha Dumonina Lkn Tan Waa.Naxdin😢

    • @siradm
      @siradm 21 день назад

      Reerka in la dumiyo way bannaan tahay, gabadhu haddey dhib sheegato sida ay rabto in loo yeelo ayaa fiicane Allaha u naxariisto

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 21 день назад

    Haday,gacan dhacdo Dib celis,ma,jiro,ilaahay ma qoro,waxa,xun,waxa,fiscan,buu,qoraa,nin,waalan iga dheh,.gacan,hady,dhacdo,

  • @AxmedSisib-t9m
    @AxmedSisib-t9m 21 день назад +1

    😢😢😢😢

  • @Maxamedibraahinbuule
    @Maxamedibraahinbuule 20 дней назад

    Allaha unaxaristo

  • @Abdikadir7777
    @Abdikadir7777 21 день назад

    😢😢😢

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 21 день назад

    😭😭😭

  • @FatumaIbrahimAdan
    @FatumaIbrahimAdan 21 день назад

    Wadacda naxdin badan allah
    unaxaristo walashen

  • @FatumaIbrahimAdan
    @FatumaIbrahimAdan 21 день назад

    Wadacda naxdin badan allah
    unaxaristo walashen