Falanqayn: Buundooyinka Gedo: Jahwareerka Dowlada & shirka Garoowe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 185

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 8 месяцев назад

    Talo wacan ayaad dhiibtay buundoonyinka Masha Allah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 8 месяцев назад +7

    Tani dowlad qaran oo Soomaaliyeed maahane, waa xarun qabyaalad iyo qoys ku ururtay. Allow naga qabo CIYAALASUUQYADAAN MOORYAANTA ah.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 8 месяцев назад +3

    Mashaaa Allhaa Allhaa hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shankaroon56
    @shankaroon56 8 месяцев назад +3

    Warkaagu waa sax haddii aan maanta arita Soalia Somali wax ka qaban Rabbi ha unaxariisto 🇸🇴

  • @tjam6568
    @tjam6568 8 месяцев назад

    Masha'Allah Husienoow si fiican baad u falanqeysey ku soco ha u joojin cidna. Baaraka Allah fiik. Guul iyo Gobanimo.

  • @luulsharib
    @luulsharib 8 месяцев назад +1

    Walahi Ciidankii waa la baabiiyay wllky oo xiligii Farmaajo iyo waliba xassan Sheekh
    Gaalkacyo meeshii u dhawayd buu ku dhintay KHADAR Allah ha unaxariisto

  • @Fifamanunited
    @Fifamanunited 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤ wsnadi dhab you are the amazing person the country needs hussein jama

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 8 месяцев назад +2

    I would like to to see the Puntland STAAT of SOMALIA 🇸🇴 lead the country forward peacefully that is My Hope of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 INSHA ALLAH 💯🤝🤝🤝 Guul Iyo GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿✅🇸🇴🙏👍

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 8 месяцев назад

    Maallaha uuwebigu kadhubanyahay oo ah meel lasarikaro buundo haladoono

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 8 месяцев назад +1

    Xasbiyaa Allaah waa nicmal wakiil ilaahayow dalkeena noo badbaadi Aamiin yaarabi

  • @ifrahmohamed8722
    @ifrahmohamed8722 8 месяцев назад +6

    Maashaa allah allah ha,ku guuleeyo

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 8 месяцев назад +3

    Feriga imisa culeys ayu qaadi kara yaan la ogolaan ee hala dhiso bundoyinkii rasmiga aha🇸🇴🇪🇷🇰🇼🇹🇷🇶🇦

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 8 месяцев назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn
    Dalkeena

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 8 месяцев назад

    Hussan walaal feeri mambasa ayu ka shaqeya ma fiicno waan riski badan yahay walaal buundo u dhis

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 8 месяцев назад +3

    Shirka Garoowe soo socda reerka MR ka faa iideysta oo u dirsada rag cilmi iyo wadani ah si aad xaqiina u heshaan. Reer Gedo buundo dhista wey idin anfacee. Walaalow lacag aan kuu hayaa waan kaa war sugi meesha inshaallah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 месяцев назад +1

    Xasan sh dal Dan kaaleh waa dalaal shisheeye usujuuda.

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 8 месяцев назад +1

    Waa sax Ganacsi , hadhow buundada hor istaagay keenaysaa.95%
    Darwiish

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 8 месяцев назад +1

    Insha Allah kheir badan iyan u rajeynaya umada somalied

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 8 месяцев назад +3

    wcs wllo illaahay haku xifdiyo yaarabi wadankana dhibtaan maalin iyo habeyan taagan illaahay hanaga dulqaado yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️💞💖❤🥰💜💚❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 8 месяцев назад +6

    Reer Gedo dad dhintay 1991 kii ayaa wali hogaamiya, war hurdada ka kaca, gobolka Somali ugu barwaaqo badan haddana ugu liita ayaan nahay, Liinta aad beeraysaan joojiya, cunto beera.oo isku filaada, laba wabi ayaan haysanaa.

    • @Saydika101
      @Saydika101 8 месяцев назад

      Waa dad laga soo rarsy cabudwaaq waagii dawladii diktaatoorka lana soo dajiyay gabolka gedo dhul aysan laheen

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 8 месяцев назад +1

      ​@@Saydika101Maxaad ka beddeli kartaa 100 sano haddii aad gunuunacda?!

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 8 месяцев назад

      @@Saydika101 3 awoowe ayaan joogaa Gedo, qaxbaddii kau dhashay wase

  • @hassanaliaisha5756
    @hassanaliaisha5756 8 месяцев назад

    Meshshan dawlad ka majirtoo oo somaliya 15 /5/2023, ciiqiilaab baa lagu qaabsaday

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад +1

    Xaday masha kubatan ayka iskale

  • @lulm6983
    @lulm6983 8 месяцев назад +1

    MashaAllah wll. Husein Waa had dhab ah hadalkaagu. Wadanka ha loo istaago. Somaali ha israacdo❤❤❤

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 8 месяцев назад +1

    Xuseenoow yaadoortay xasab soo baarlamaanka maaha

  • @OmerAli-n1m
    @OmerAli-n1m 7 месяцев назад

    asc.aqliga.alahakuu.daayo.adeer.horay.usoco.adeer

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 8 месяцев назад +1

    Waa talo maan gal ah.

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 8 месяцев назад +1

    Qaran ma jiro

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 8 месяцев назад +1

    Lama dulqaadan kara waa buundooyinka in la sameeyo ha loo guntadi

  • @xawadiiriye9680
    @xawadiiriye9680 8 месяцев назад +1

    Ascwrwb
    Xuseen waan ku salaamay
    Aniga aragtidayda ha ka tanaasulin dhisidii boondooyinka
    Waxa dadka iyo dalkaba waa u muhiim waa lagula shaqaynaa
    Dadka aad leedahay si gaar ah bay wax u ururinayaan la hadal dhaqaalahana in la mideeyo bay ku fiicantahay.

  • @MohamedXanaf
    @MohamedXanaf 8 месяцев назад +1

    Wcs. Xuseen. Jaamac

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 8 месяцев назад

    Sida Xasan Sh. Isleeyahay waa in aan laga qoreyn sabaabto wuxuu ilaaway Xisaabta Ilaah.

  • @luulsharib
    @luulsharib 8 месяцев назад +1

    Fadeexad weeye Subxaanallah 4 is dhalay miyaa laga dhigayw

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +2

    Asc buundo asala oo adag halasameeyo hadaan awoodi saamixi waayin xuseinow 😮😮😮

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 8 месяцев назад +1

    Garoowe ayaan gogal dhigayaa, macnaheeda dowlad majiro weeyaaan

    • @Puntland1
      @Puntland1 8 месяцев назад

      Dawlad majirto Hasan #dhiiqo iyo Villa Family wa fashil.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 8 месяцев назад +1

    Feeriga Marmar bu halawa Mombasa feeri anigo ila gadomi gaaray maalin walba naa shidal bu raba shacabka naa lacag baa loga qaadi marka marnaba ma fiicno feeriga

  • @MohamedAli-wo1rk
    @MohamedAli-wo1rk 8 месяцев назад +1

    Feeriga hala joojiyo oo buundo haloo dhiso magaalada, Feerigu dhibta ka imaaneysa ayaa ka badan faaiidadiisa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 месяцев назад +1

    Ninkas wasir TikTok raxaween mataladoda kuma iman aa wuxu kujogaa mesha sarirtisa oky from reer wajid

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 месяцев назад +1

    Husen 15)5)2022 ayaad sheegtay indalkeeni ceeldheer kudhacday
    Waa midmaanta taagan

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 8 месяцев назад

    ferry waa doon ganacsi oo qaali ah wax kabixi karo oo awooda maleh! waa isbaara tii ugu xumeydee abid la iskudayo. lacagaha aad bixinaysaan shirkad dhismaha qaabilsan ama ciidanka xabashida qandaraaska siiya. xabashidu biya xireena badan by dhiseen waadad khibrad leh. waana rakhiis.

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 8 месяцев назад

    Ha la joojiyo

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 8 месяцев назад +1

    adigu xasan shiikh a dharka ayaa u feeraysaaa

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 8 месяцев назад +2

    waxaan leenahay wadan qaniah dadkiisuna ka baahanyahay waxaana ku dulfadhiya hogaamiyayaal tuugo ah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 месяцев назад +1

    Boondooyinka inla dhiso waa muhiim vary looma baahna xiligaan

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 8 месяцев назад +1

    That’s right dalku waa. Baade yaa u maqan dallkan Somali’ye dumaljadeed waa Hyena ama dhurwaa

  • @aacaska
    @aacaska 8 месяцев назад

    Gedo waxay u Baahan tahay gurmad n

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    Mayadana habdnado

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    Aya itobiyan ogalin

  • @AbdullahiMohamud-o9u
    @AbdullahiMohamud-o9u 8 месяцев назад +1

    Dawladee? Ma Dawlad ayaad aragtaa?

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 8 месяцев назад

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    Reer Gade that is long term benefit

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    Guuuuuuuuul

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 8 месяцев назад +1

    Sidani dawladnimo maahee
    Maxaa loo eeganayaa?????

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад +1

    Masba kajirta ❤❤ lakin masibkasto nasowajado wan kabaxayna

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    When the bridge that we are waiting for??!

  • @DblockDarwish-vb8df
    @DblockDarwish-vb8df 8 месяцев назад

    Keep up the good work.

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 8 месяцев назад +1

    Asc xuseenoow soomaaliya dowladu kama jirto ee waxaa ka jira maafiyo dad iyo dal aan dan kaleheyn illaaheey hana dhaafiyo tuugada allaahuma aamiin yaa rabi aamiin inshaa allaah

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 8 месяцев назад

    Reer Gedo iyo Soomaaliyeey Buundo la’aan ma’anfacayso. Sidaa daraadeed Buundada dhista oo weliba halagu dhaqsado insha Allah. Mahadsanidiin🙏.

  • @AmonaSalih-hm6pe
    @AmonaSalih-hm6pe 8 месяцев назад +1

    Waxa igu daran ninka ku suka resal wasare ku fadhiya dowlad reer kaliya fadhiya xassan sheikh waan naqanay intas iyo inkbdan waan sugeynay

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 8 месяцев назад

    Qabiil uf qabiil hadhaco soomaali guul yaarab qaran manoqdoo qabiil soomaali haka horoowdoo iska qabtaa ismaail imaraat qayloo wax mataridoontaaan hadaad isdiideen gumeysi udiyaargarow soomaali 34 sano kadib maxaa sugeysaan soomaali uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin uyeertaa turkey turkey soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab

  • @Fariid
    @Fariid 8 месяцев назад +1

    ninkii aniga iga dheerow kaalay aniga iga dul bood hadal waxba ma taro

  • @mahadmohammed1645
    @mahadmohammed1645 8 месяцев назад +2

    Meesha reer mahan ee waa n
    qololo is fahantay oo lagu shaqeysto imaarat oo maafiya ah ushaqeya ee naga daaya inaga yaa kor nagala saarin

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    Itobiyanka sikasta ayay kusokli karta

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад +1

    Walalanaxay iska daya biya intay kusgarin aya likamosa

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 8 месяцев назад

    That’s right

  • @Hbs-c4m
    @Hbs-c4m 8 месяцев назад

    Buundada ya dhiseya 🗣️🤳🏾😤♻️👁️👁️🌚🇸🇴✍🏿⤴️🔰💰💰💰💰🗣️📜🫵🏿 🫸🏿wa la Yiri joojiya jaalle⏰ 4:23

  • @AhmedAli-tf2jz
    @AhmedAli-tf2jz 8 месяцев назад +1

    Arintan waa in aad looga hadlaa

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 8 месяцев назад +1

    Qoys qaran ma matali karo meesha dowlad kama jirto dalka halaga qabto

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 8 месяцев назад

    Dowlad tabaryar soo ma dhaanto dowlad la.aan.
    Aan ducayno khilaafkana joojino

  • @ikacasenin7063
    @ikacasenin7063 8 месяцев назад

    Somaliyeey hurdada katosi.

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 8 месяцев назад

    Thank you very much for the update, brother. Xassan dhiiqo kama dhexbaxo nolashiisa miyaa .xassan socdaal Waa nin qabiil iyo iimaan la'aan haraysay. Reer Gedo inay gobalada kale kahoos maraan maamulxumo iyo dad qariban oon horumarka gobalka rabin ayaa hormuud u ah. Xuseen walal Gedo madaxweyne unoqo fadlan oo mareexaan midaya, bal garawe eeg,galmudug eeg,koofur galbeed eega, qaatumoo State oo curduna . Maxaa reer Gedo toowfiiq iyo horumar udiiday ?. Waa yaab.

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад +2

    Waxaba nakmaglen ningan ningan lakin goblka naga itobiyan masogle karn

  • @Tamadyarey-y7u
    @Tamadyarey-y7u 8 месяцев назад

    Duulaad majorto

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 8 месяцев назад

    😊

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 8 месяцев назад +1

    Dad ay kashaqaystaan ayay rabaan ee yaan laga yeelin buundadana hala dhiso

  • @abdullahiomar7003
    @abdullahiomar7003 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 месяцев назад +2

    Waxbadan ayuu xasan qabiil kudagalamay waana intuu rebay inkoox qaas ah oqabiilesan uudalka kuqabsado

  • @glatglat6252
    @glatglat6252 8 месяцев назад

    Xaday raban cankakay hiranayn walqadba iyo bain dariqkast ay kuqadani karan aya smanayn

  • @bby6
    @bby6 8 месяцев назад

    Bro meshan dowlad majirto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    How is that working

  • @dekakhalif1504
    @dekakhalif1504 8 месяцев назад +1

    Asc. Xuseeow. Feeri. Waxuu isticmaalaa. Biyo. Joogta. Ah. Waxaan. Ognahay. In. Wabiyada. Gobolku. Ay. Mararka. Qaarkood. Guraan. Teasina. waxay. Keening. Kartaa kala. Go

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 8 месяцев назад

    Waxaan yaan la dhisin buundada dhisideeda bay hor istaagaysaa

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 8 месяцев назад +1

    Wcs

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 8 месяцев назад +1

    Khayr ha ku siiyo Xusein Xasan raja dowladnimo laga sugi maayo mana laha ififaakaheeda sababto ah uma Dhalan.

  • @SalahAdaan
    @SalahAdaan 8 месяцев назад

    Wax la'aqbalikaro mahan in Feer waxa lagu Sheegayo Oo ay dad Gaari Kushaqeystan in lagu hor istaago Dibu dhiska Buundooyinka Burburtay

  • @alijama6723
    @alijama6723 8 месяцев назад +1

    HORE WAXAN IDIINKU SHEEGAY QIYAKII DAWLAD NIMO XASAN DHIIQO DAASAD LAGU DEWER SADUU KA DHIGTAY TIKTOK NA DINBIISHA LAGU TUUGSANA YUU WASIIR GAASHAAN DHIG KAYAHAY

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 8 месяцев назад +1

    Hassan iyo kooxdisa qabileysan ma xishoodan ee haliska qabto

  • @barlin1622
    @barlin1622 8 месяцев назад

    Walaal Caqligu ha shaqeeyo maxa kudhacay dadka Geedo dagen neey waxqabtaan

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 8 месяцев назад +2

    Dowladi waa wareertay hada dowlad ma jirto waa in hada wax walba la saxo

  • @Tamadyarey-y7u
    @Tamadyarey-y7u 8 месяцев назад

    13:12

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 8 месяцев назад

    Rer gedo sas ma subinayaan buundada ha la dhiso sida ugu dhaqso badan plz

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 8 месяцев назад

    Qolo ma afdubankaro danguud kumeelgar dhiigjooji backup

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 8 месяцев назад +1

    Sax runta waa inla isku sheegaa haba la dhibsadee, ha joojin. Tankale Xassan kas buu usamaynayaa waxaan si Soomaali ukala tagto, dawlado imaaraadku ka midyahay baa gadaal ka riixaya.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 8 месяцев назад

    Xasan sh dowladnimadii family Government buu kadhigay, xilalkii 4.5 loo qaybsanlahaa hal reer buu kukoobay , ummadii somaliyeed na dowladaan banaankey ka joogaan oo daawadayaal baanu kanahay.

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад

    Asc salaan sare dheh

  • @massmass8300
    @massmass8300 8 месяцев назад

    xasan shiikh wxn uu wado waa indho
    sarcaadin muuse biixi wada shaqaynayaa ciidankii ubadnaa wxaa
    uu uraray muuse xeebaha saylac si shcabka loogu cabudhiyo

  • @MaxamedCabdi-f2d
    @MaxamedCabdi-f2d 8 месяцев назад +1

    Xusen lacgati aad aruuray aaway

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 8 месяцев назад

      Wuu hayaa hawshuna way socota qaabkii loo dhisi lahaa ayaa wali laysku haystaa

    • @Abdirahman31
      @Abdirahman31 8 месяцев назад

      Waxe ka baxdey lacagtii hada kahor farmaajo loo uruurinayey meesha ka baxdey.
      Buundo mahad salad ogeen wataas dhisa. 😂

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    Waxaan mashaqaynayo

  • @adonallah
    @adonallah 8 месяцев назад

    Veriga halo isTicmaalo kumel Gaar Hana Laga dhigo mid rer gedo leeyihiin veriga ila iyo hada Mombasa waa Laga isTicmaalaa

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад

    What is going