Bal Gogashaa .. Oromada iyo Amxaarada Badeena dhacaysa ha laynaga qabto , waliba jaadka iyo diyaaradaha Xabashida ha la joojiyo ,Amisom iyo ciidanka shisheeyana dalka ha laga saaro !
Muqdisho Kawiye ayaa joogaa Ninkii ciidamadii gorgor iyo haramacad liqey weerarey hotel kii beesha mw hore Kuna bilaawey shaqadiisa ayada laga aarsanaayo mw hore ku xijiyey hotel kii Beeshii raizul hore ciidankii 14 October na cagta mariyey teliye farxaan qoroole na alah ha u naxriistee uu ku maqan yahay teliyaha ciidankii cawusweeyne diirtey oo ilaa hada teliye shaah ma cabe aan lagu haaynin nolal iyo geeri Teliyaha isku deyey dilka madaxweeynaha gelmudug sidoo kale genaral sheegoow intaas iyo ka badan oo denbi ah ayada oo la galey hadana aan la isweeydiin karin waa kumaa siyaasigaa naftiisa ku aamini karo Muqdisho
Balwaanow wn kutaagera isku dirka dhaaf markaad leedahay wuuka naxay muxu uga naxaya axmed islam iyo dani waa wll siyasada uunba kala fogaysay mana ka nixin ee qofka go aan wuugaari karaa markuu dani lahaa uma qalmo Rw wuxu ku xad gudbay beel dhan aqon yahano duqay shacab intaba way isku raacen wsyna is qaban waayen waxraali galin ahna mayna kabixinin ilaa hadana xumantii yay wadan marka waa la ogan dona biyo sare tagay
Adeer, arinta kusabsan gogasha u sacid dani dhigay Garoowe-puntlandi, xasanna u ka'aqbalay waxa lagu mashquul san yahay, sidii loo baajin lahaa!!waayo? beesha Habargidir dani ugumajirto shir kaas, Xasan Sheekh iyo madax tooyadaba iyaga Atoore ku'ah!. Waxa lagayaba in hadda isku dhacyo lasameyo(majeerteen iyo Habargidir) laiskudhufto,!!!. xilligii hore ee xasan sheekh sidan oo kale ayu madaxa isku galiyey oona dhacay dagaal la guhoobtay!!Rumeyso ama haru meysan dad kusaf raayey gaari aya dabley lagasoodiray Galin- soor e galmudug ku xasuuqen dhinaca puntland,waxana ku dhintay (aun,)5qof o rakab ah. Haddii shacabka puntland aar gutaan waa sidey rabeen Habargidir!!!hadday aamusana tijabo kale aya lagudayidona!!.! Ee allow sharwade ,shartisa ku celi, Aamiin.
Alla mexey miino asosa horta ragan hawiye ku sheega ah ee aqli maxmud saleeban marne an fahmeynin mexey ahayen , balwaanow adiga inad iska amusto ayad kuficnan lehed kuwa an sheegayo oo aqliga an lehen kamid thy kulma yabayi kiliga mahan nio qabil dhan waye nacala waxad tihin kuyal 😂
Abdullahi balwaanow waa runtaa midnimada Somalia waa muqadis dhab ah puntland waa hooyada Federaalka Somalia wna inan wada ilaalinaa dadka caqliga leh oo wax garanaaya oo Somali Wayne ah....inshaallaah
Mr balwaanow thank you so much ... your do so great job midnimada Somalia 🇸🇴👏❤💙💖.... mashaallah......
Maasha alaa balwaan walaal xasaan gurguurtaa xamar cadeey fashiliyay waayo waxuu ka dhigay guri qos leeyahay ee aan soomaali caasumad u ahayn
Ku soco
mashaAllah ماشاء الله
Guul iyo Gobanimo ❤
ان شاء الله خيرا 🤲🤲🤲
Dani is not easy, thanks aboowe Guul soomliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Sifiican
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhasha calasey halkan rig leedahay 24/7 cay abgaal ey kadhaman ladahay macal qabilkis oo dhan mixishotad
HAYEEY DAHIR CALASOW
Run badanaa
Al XAQIIQA
ASC, Cabdulaahi Balwaan
Salaan kadib: Caasimadu waxay kuwanaagsantahay Magaalada Gaalcyo. Waayo waa badhtamihii Soomaaliya.
ASC WLLE MUQDISHO WAA BOHOLO HALAQYO MAREEN WAA GURI MOORYAN MAHAD FIRCON IYO AL SHEYDAN LAMA AAMINI KARO GAROWE AYAA KA AMAAANSAN
❤❤❤❤❤❤ jecliya balwan walaal soomaliyed mansha Allah ❤❤❤❤from MJ
Pour le moment on n'a assez problème ,maintenant c'est mieux occuper le pays 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xamar nabad ma aj
Casimada waxay bahalo galeen qof naftiisa nacey baa casimada ada😮😮😮
Wan jeclan lahen in Garowe,lakin Hassan Sheikh waa ku dhaqaqey in Tasturka Barlamanka ay ku dhaqaqan in la dhameyo
Bal Gogashaa .. Oromada iyo Amxaarada Badeena dhacaysa ha laynaga qabto , waliba jaadka iyo diyaaradaha Xabashida ha la joojiyo ,Amisom iyo ciidanka shisheeyana dalka ha laga saaro !
waa in wax lagah qabtah moryantah xamar hadi lagu dawadoh moryantah xamar xasan dhiqoh iyo villa family iyo Adan moryan wadankah waxay raban inay leqan intah kah hartay wadankah
Mashaa Allaah guul guul umada soomaaliyed viva deni waa in xasan dhiiqo iyo keligii taliyahay jabuuti ku shaqeeyesanayo waa in dhuluka lagu jiida runuta loo sheega😳
Problem is Mahad salad the mafia
❤❤❤❤❤ 🇸🇴 ❤❤❤❤
Muqdisho
Kawiye ayaa joogaa
Ninkii ciidamadii gorgor iyo haramacad liqey weerarey hotel kii beesha mw hore
Kuna bilaawey shaqadiisa ayada laga aarsanaayo mw hore ku xijiyey hotel kii
Beeshii raizul hore ciidankii 14 October na cagta mariyey teliye farxaan qoroole na alah ha u naxriistee uu ku maqan yahay teliyaha ciidankii cawusweeyne diirtey oo ilaa hada teliye shaah ma cabe aan lagu haaynin nolal iyo geeri
Teliyaha isku deyey dilka madaxweeynaha gelmudug sidoo kale genaral sheegoow intaas iyo ka badan oo denbi ah ayada oo la galey hadana aan la isweeydiin karin waa kumaa siyaasigaa naftiisa ku aamini karo Muqdisho
Dee garoowe waa amni lakin xamar lama hubo inta badan qaraxyo ayaa ka dhaca
Sax waa in layidhaado istob wax adaa wadidi
alle somali sharka ha ka saaro
Puntland Jubaland iyo konfur galbeed yaanan lagu kalifin in eey go aan sidi Somaliland hawiyow bahasha aqli kudara
XASAN WAXBA MAQABAN CEEB SYUU SOMALIYA DILAY
Sababtu waxaa weey oo garoowe loo aadayo,xamar waxeey noqotay unugaa leh😂
Shirkalena hala qabto caadimada in laga bedelo oo Bosaaso laga dhigo sma Hargeysa
Shirka garawe gogosha laqabanayo 2026 wixii laqahadlayo socelinta farmajo miya balwaan runtada wad kumad santahy
Balwaanow wn kutaagera isku dirka dhaaf markaad leedahay wuuka naxay muxu uga naxaya axmed islam iyo dani waa wll siyasada uunba kala fogaysay mana ka nixin ee qofka go aan wuugaari karaa markuu dani lahaa uma qalmo Rw wuxu ku xad gudbay beel dhan aqon yahano duqay shacab intaba way isku raacen wsyna is qaban waayen waxraali galin ahna mayna kabixinin ilaa hadana xumantii yay wadan marka waa la ogan dona biyo sare tagay
Madaama Hassan iyo xamza waxba qaban waayeen Garoowe 1 iyo Garoowe 2 ayaa looqabanaya si ay wax u bartaan
Hooyada Federalka
Hooyo!
Hooyo warkeda hala maqlo
BALWAAN CIDINA MUQDISHO MADIIDI KARTO EE DENI AYAA KAGA DHAWAAQEY INUU GOGOL DHIGSYO MARDHOW LSGUWADA HADLO TAAS BAA DADKEY QUSEYSEYNA OGOLAADEEN MUQDISHO DHOW JEER WAA LEYSUGU YIMID DHIB MAAHAN
Adeer, arinta kusabsan gogasha u sacid dani dhigay
Garoowe-puntlandi, xasanna u ka'aqbalay waxa lagu mashquul san yahay, sidii loo
baajin lahaa!!waayo? beesha
Habargidir dani ugumajirto shir
kaas, Xasan Sheekh iyo madax
tooyadaba iyaga Atoore ku'ah!.
Waxa lagayaba in hadda isku
dhacyo lasameyo(majeerteen iyo Habargidir) laiskudhufto,!!!.
xilligii hore ee xasan sheekh sidan oo kale ayu madaxa isku
galiyey oona dhacay dagaal la
guhoobtay!!Rumeyso ama haru
meysan dad kusaf raayey gaari
aya dabley lagasoodiray Galin-
soor e galmudug ku xasuuqen
dhinaca puntland,waxana ku
dhintay (aun,)5qof o rakab ah.
Haddii shacabka puntland aar
gutaan waa sidey rabeen Habargidir!!!hadday aamusana
tijabo kale aya lagudayidona!!.!
Ee allow sharwade ,shartisa ku
celi, Aamiin.
Guuul putalaan
Lawada gobal waynu no nawad balse sacid dani aya sharaf iyo ilin tirir loga dhigihaya ilatahay
Alla mexey miino asosa horta ragan hawiye ku sheega ah ee aqli maxmud saleeban marne an fahmeynin mexey ahayen , balwaanow adiga inad iska amusto ayad kuficnan lehed kuwa an sheegayo oo aqliga an lehen kamid thy kulma yabayi kiliga mahan nio qabil dhan waye nacala waxad tihin kuyal 😂
Axmed madobe waa keligii taliye wuxuu kabaqayaa in la afgambiyo meeshiba lala wareego intuu ka maqanyahay😂😂😂
Wsrcusub
DANI DIBIRO MANTA ASAGA AYA UBAHAN FEDERALKA EE FADARAL KA UMA BAHNO DANI DIBIRO
Horgal miyaa thy mise hiraab
Balwaan.Puntland waligeedba niicda ma dayso
Hahahahah adigana caaa caaa ma daysiiid xayawaaaan
Adna Ma Dey'sid biliqo iyo isbaaro mooryan
Adna Ma Dey'sid biliqo iyo isbaaro mooryan
Adna Ma Dey'sid biliqo iyo isbaaro mooryan
Adna Ma Dey'sid biliqo iyo isbaaro mooryan