Maxaa ka dhigay ruushka dalka ugu dhulka wayn aduunka? 26 jeer ayuu ka wayn yahay somaliya!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Maxaa ka dhigay ruushka dalka ugu dhulka wayn aduunka? 26 jeer ayuu ka wayn yahay somaliya!

Комментарии • 49

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +3

    🥺🥺
    🥺🥺🥺...ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад +1

    ASC Abdiraxman cumar

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @Iqra_Warzame
    @Iqra_Warzame Год назад +4

    Mahadsanid wll ❤ Alle cilmiga haku parakeeyo😊

  • @maxamedxasan5383
    @maxamedxasan5383 Год назад +2

    Saxip Aada bab ku tageraa ❤

  • @cabdixakiim1527
    @cabdixakiim1527 Год назад +1

    Ustad waxad kuso xijasi farqiga udhaxeya oblast krai state republic😮❤

  • @abdimalikabdi6991
    @abdimalikabdi6991 Год назад +5

    Asc walalkey Abdiraxmaan🤝 salaan kadib walal wxan si gaar ah kaaga codsanaya inad kasoohadasho bisha labaad ee adunku yeelanayo ee ladahqaaday ee magaceda layirahdo 2023FW13 ma run ba mise wa been? Fadlan walalkey aad ban ujecelnahay geographyga hadan soomali nahay🇸🇴🤝

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Год назад +4

    Nio maraykana maxaad noogu keeni la adahay isagaan rabnaa inaan kala barano kadibna qabsanee😂😂😂😂😂😂

    • @Iqra_Warzame
      @Iqra_Warzame Год назад

      Inder kan laguu shegayba qabso😂😂

    • @mohakobrachannel2594
      @mohakobrachannel2594 Год назад

      @@Iqra_Warzame Dee ruushka dad badan baa isku dayey weyna qabsanwaayeen lakiin maraykanka ingiriiska qabsaday qofka labaad ee qabsanayaan rabaa inaan noqdo🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Iqra_Warzame
      @Iqra_Warzame Год назад

      @@mohakobrachannel2594 lapadaba isku dar alle hakula garab galee😎

    • @mohakobrachannel2594
      @mohakobrachannel2594 Год назад

      @@Iqra_Warzame Ninkii labo faras isku fuula futo qarar buu ka qaadaaye maad naga deysid boqortooyo🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Год назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Asadofficial100
    @Asadofficial100 Год назад +1

    Legend

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад

    waku salamay walalkay

  • @Ayuubbuxdhafshe
    @Ayuubbuxdhafshe Год назад +1

    Waxaa soo cunaqabatayn ah oo saaran mxaa weli sii taagay oo weli wuxuu la loolamin maraykanka iyo reer yurub

  • @Ravitmarco1
    @Ravitmarco1 Год назад +1

    Coverka Quality-giisa Naga cun

  • @jerry_4710
    @jerry_4710 Год назад +2

    📍 First 📍 legend

  • @alifarai8722
    @alifarai8722 Год назад +2

    First comment today😅

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 Год назад

    Maclin nosobadi geographyga wadamaha mxsn

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Год назад

    Zxp waxaad kasoo hadashaa suuriya iyo ruushka mxaa ka dhexeeya fadlan

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa Год назад +2

    Waberi media

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar Год назад

    Rusia iigama sokeeyo reer galbeedka waxaan wali maan keeyga ka goin siduu ugalay muslimiinta shiishaan iyo kuwo kaloo badan

  • @merzaanlii6209
    @merzaanlii6209 Год назад +1

    Cidadama ruushka kuwa shiishka amuudin kashka

  • @RabiaHassanMoussa-li9se
    @RabiaHassanMoussa-li9se Год назад

    Cv jsuis Djibouti

  • @user-mn2nc8nn3j
    @user-mn2nc8nn3j Год назад +1

    Sharafi korkaaga ha ahaato

  • @user-nh6gi7vb8w
    @user-nh6gi7vb8w Год назад +1

    Cabdi raxaman waxad ka soo hadasha itoobiya tarikhadeda adigo rali ah

  • @najxciise8687
    @najxciise8687 Год назад +1

  • @caamiridiris7793
    @caamiridiris7793 Год назад +1

    Sxb Abdirahman wxn ka baryaa hadad awoodo in aad mobile Samsung A54 ii gado waa codsi wllka ka yar ku waydiste 🙏🙏

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z Год назад +1

    Frist view today❤

  • @user-nh6gi7vb8w
    @user-nh6gi7vb8w Год назад +1

    Maanta anigu igu soo hor gadhay video yogu ugas

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 Год назад

    Ruushka milaadiga kahor (ama ciise csw hortiisa) maxa ka hadli weysey bro?

  • @user-pn1wb3hp9d
    @user-pn1wb3hp9d Год назад +2

    Soomaaliye hanoolato

  • @LiibaanCrisaaq-ef6iz
    @LiibaanCrisaaq-ef6iz Год назад +1

    اتقوا الله

  • @niciimaarab1449
    @niciimaarab1449 Год назад

    Channel kii carabiga ahaa maagciisii I xasuusiya bal

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 Год назад

    Hindiyaa nosoo sheekee

  • @ridwanabdalla4679
    @ridwanabdalla4679 Год назад +1

    First

  • @mohameddaauud1106
    @mohameddaauud1106 Год назад

    Ustaad ithopian bal kaso hadal dalkeda waxay ku tirsantahy san u ogaano ileen cadawgeena ina wuxu yhy barano weye san hadhow asaga dhan ola waregno sida rushku ugalay dawladaha yar yar ee udhow 😅😅

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Год назад

      Ethiopia sida la saadaalinayo waxa lagu leeyahay ma sii jirayso oromadu waxay doonayaan inay dal samaystaan canfarta , soomaalida iyo amxaarada iyo tigray ga oo iyaguna dalal u gaar ah raba

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Год назад

    Maxaa soo maalidu kabarankartaa
    Ruushka.dhanka isku hayanta dad
    Kala duwan diin ahaan iyo dhaqn ahaanba 147 million dad ah

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Месяц назад

    Ruushku wixiiba xoogbuu kuqaatay😂

  • @Altrass423
    @Altrass423 Год назад +2

    Nacala ku taal russia waa ki ka dambeyay inaay somalia ku jabto dagaalki 1977

  • @sudaysisudaysi100
    @sudaysisudaysi100 Год назад +1

    Mar dambe hadad map ka somaliland ku darto map ka somalia wllhi wixii kugu dhaca adaa isku gaystay imikaba ka jar vedeoga dambee aad ka soo sameenayso dhulka somalida🤬🤬😡

  • @huukerboy
    @huukerboy 7 месяцев назад

    👏

  • @MaxamedxasanMaxamed-gt7mu
    @MaxamedxasanMaxamed-gt7mu Год назад