XABSIGA SAYIDNAYA OO NOQDAY CADAABTII SUURIYA | WIIL TURKIGA U DHASHAY OO XABSIGA KA SHEEKAYNAYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 36

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 15 дней назад +5

    اللهم صلي و سلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه اجمعين

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 16 дней назад +16

    Caawa aaway dadkii meesha seexan jirey anigaa ugu soo horeeye

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 15 дней назад +4

      Hanablyo wad naga soo dheereysey hhh kabo dheereynaya ayad soo xidhatay hhh

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 16 дней назад +7

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 15 дней назад +2

    Mahadsanid wax badan ban rabay inaan ka ogaado

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 15 дней назад +1

    Allaha ugargaaro muslimiinta meelwalba ey joogaan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 16 дней назад +5

    Bishar Al-assad carada Alle ayay dusha kaga soo degtay! Ummad illahey lama ciqaabo Muslim iyo gaal wax ka badbaaday Majiraan daalimkaasi.

  • @sadam1318
    @sadam1318 12 дней назад +1

    wuxuu ahaa jaajuus yahuud ah

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 15 дней назад +2

    🥺..🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Nasse4E
    @Nasse4E 15 дней назад +1

    Wa ciqaabti jeel Ogaden oo kale

  • @YuusufMaxamad-jo4fx
    @YuusufMaxamad-jo4fx 15 дней назад +1

    Allah miyeey Baadi Goobayaan Inteeysan Raadin Maxeey Ubaran Waayeen Oo Aay U Ogaan Waayeen Meesha Uu Ilaaheey Jiro Arraxmaanu Calal Carshi Istawaa Marka Dhulka Miyeey Karaadinaayaan Yaab Badanaa

  • @SiblingsK
    @SiblingsK 16 дней назад +7

    Brother waad iga qoslisay wallahi marka tiri ilaahay maqan oo labaadi goobaayo cidana laga haya 😂😂😂😂

    • @Somalestine
      @Somalestine 15 дней назад

      Haa wllh 😂😂😂😂

  • @yusufquresh9805
    @yusufquresh9805 15 дней назад +1

    Asalaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatu , walaalkeeyo waad iga qoslisay ilaah labaadi goobaayo kuwaan baan ugu imid baa tiri,laakin mafahmi karno waayo anaga ilaah baa noohiiliyay oo Muslim nagadhigay Allahamdulillaah ,ayagane ilaahey baadi goobaayaan , Allaah macbuudka ah haku ilhaamiyo xaqa 🥰

  • @Junanilll
    @Junanilll 15 дней назад +3

    Lakin warka madan dameystirin oo madan shegin qaabka ninkan marekanka ah xabsiga loogeyay

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 15 дней назад +2

    Wll xasan cuthmaaan kasoo haddal heshiislii turkiga 😢 eee baaddda

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 16 дней назад +2

    Xaqii ayaa feeraha ka dilaacay
    Bishaar alkinsiir meesha yahuuda iyo mareykanka ayaa ku haayey oo u shaqeenaayey

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 16 дней назад +1

    Alle ha ugargaaro

  • @tamadtamadcolaad7552
    @tamadtamadcolaad7552 12 дней назад

    Scw

  • @drcabdifataaxcali7955
    @drcabdifataaxcali7955 15 дней назад +1

    Sxb sheekada wiilashan dib noogu soo baadh sababto oo ah qisadadooda was qabyo

  • @SahroCismaan-x5v
    @SahroCismaan-x5v 11 дней назад

    Subxanallah

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 15 дней назад +1

    Xabsigaan dadki ku jiray oo dhan malaga soo saaray. ?

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 13 дней назад +1

    Wiilka Turkiga u dhashay maxaa Suuriya geeyay?

  • @Junanilll
    @Junanilll 15 дней назад +2

    Marka miyay helan illahigoda ay baadi goobayan😂😂😂

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 15 дней назад +1

    Bashaar Al Assad iyo Israa'iil ayaa wada shaqaysan jiraydee markay ogaadeen inuu Qaza usocdo ayay qabteen oo ay is dhaheen yaanu gaadhin Falastiin

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 15 дней назад +1

    Carabtu waa jaahilliin, nin aan dukaan wax ka iibsan karrin bey jaajuus ku tuhmayaan, ma turkidaa waayey dad carabiga ayaga ka badiya.

  • @CosobleMasuud
    @CosobleMasuud 15 дней назад +1

    Xabsiyada esrael ayaa kaxumaan Doona kuwaas jla ogaada midaas

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 13 дней назад

    Xassan waa afhayeenka Sunniga

  • @SafiilPnotarychannel
    @SafiilPnotarychannel 15 дней назад +1

    أول حبس عالم سيداناي،اكبر،عقاب.

  • @Iiihbb
    @Iiihbb 15 дней назад +1

    Ilahow so celi Bishar al asad

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 15 дней назад +1

    Ninkaan waxba kuma dhicina ayaa la dhihi karaa marka loo eego dadkaana ree suuriya waxa ku dhacay

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 15 дней назад

    Alla labaadi goobaayo lol xusen

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 16 дней назад +1

    45

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 15 дней назад +1

    Nimanyohow soomaaliyeed waad dhoohan hantihiin dameerku intuu cidabaran dhusada ayuu bartaa idinka ayaa kamida caalamka ugu d'Aran batanaamo sidoo kale maraykanku Markus Iraq Galay jeelaka qoray maxaa ka dhacay ' jeelasha yuhuuda ma ogyihiin waa ka koobaad balse idinku waxaad taqanaan maraykan iyo yuhuuudu waxay caalamka marshaan waa indhi hiina

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 16 дней назад +1

    3ŕd