Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Inta Iskufilan iyo Xildhibaan cunaaye arintooda meesha ay mareyso la socotay idin mee😆
Iga daba gee
Ikraan shamaq iyo iskufilan waa laba cajiiba runtii isfahankoda kahelay
Meeshii ugu macaaney buu ku dhamaaday waxn sugnaaba waa part 12 iyo dhamaadka
Isku filan iyo ikran shamaakh waa lapa is fahmaya xitaa xalka qoyska wey is fahmi doonaan
Inta ikran iyo iskufilan jecel inay guuleystan like saar
Zxpayaal waqtiga nosoo badiya barnaamijka waa ku xiranahay
A/Karim Ali shaah Lama keenin wllo meesha waannu tabaynaa
Keep going sister ikran
War dad waa wayn miyeydan ahyn wuxu wa dhamaad bee mad isa so raacisan 😂😂
waar niyow dadkinan barnamijka watoow ama nagaso hagajiya ama aanu meesha iskaga tagno dhawr week bad la maqnanaysaan misad hada waxba meesh keenayn😏
Madadaalada maxaan loo arkayn
nio gumaysiga naga daaya wlhi 10 daqiiqo ayad soo galinaysan marlasad ka dhigeysan hal habeen 3 xalqo
Ikrn iyo isku filan xaalkooda cirka ayu isku sii shareerayaa 😉😉
War waxa daqiiqado caadi aH ka dhiga ama naga daaYa dabadaa kasoo xumaaTeeeN eh😏😏
ikraan😂😂
Asc horta wan idin salaamayaa niyow ma waxaad doonaysaan in aan la laabto subscribe-ta iyo view naga soo dhamaystira
Ilmadeerayaal waa mxy gumaysigu naga daaya wxn aad soo yar yareynasan wx cdiya zoo daaya
Walal xaasid sanidiinaa Maad Dhamays tirtaan
waar maxaad ka yar yarayseen
Abal ilmaderyaL barnamijku waa dhamade hanagu silcine soo wada daaya
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah📒✍️👩🎓👨🎓📕📔*
Macalin
Maxamed Dayax uiskabaynayaye🤪
Iran iyo isku filan
Kuwan haaye man laga badin mee yusuf io hibaq finalkii hala ciyarane 🙄🙄
Heesahan ay sheegaan meeyihiin
RaMaDanta LaGa Jaray
Sualaha waa maalaycni uff mahamed ilig pls sualaha boowe naga hagaji
Myadan tv dhan ahayn sida yaryarka youtubka arsaqada ka radsada u dhaqmaysaane 😂 marnamujyadina taxana ah waa inay hab ay usocdan leeyihiin waxan idinkala socday maxad araktay marna isagoo 30min bad soo daynasan marna 10min
RunTa wye wlh zhp kwani waY nagu carurobeen😏😆
Subscribe waaan kala noqonaya waxanay waaba ka daray tijaabanu ku jirnaaa
mayaydaan dad caadiya ahayn waxan aaad 10 ka daqiiqo ka dhigaysaan naga daaya
Waar wixuu silicbsdana maad ku dartaan takalena