Labada team ma lakala saaro maxa videoga la dhamaynysay isago 20second Io wax Ka naqanpa ah caadi iska dhiga ama seconds ka no yareya de wl hadl io heesbay ku dhameeyen
Timahan barna la asturaayo barna la qariinaayo rasuulka scw sii sheegay dumar nocaas u xiranaya xijaabka inay iman doona waana caariyaadka janadda allaah ma uriyaan inay galaan iska dhaafe
Inta diidan in iyadoo ramadaan ah fanaaniin loo yeedho heesana la qaado is muujiya🤔
Rabadaanta ka hor ayaa la duubay
RAMADAAN KA HOR AYAA LA DUUBAY
beri hore weeye barnaamijku😂
Dadak waxa garka ah
Niow ramadaan ka hor laduubay fahan
Team isku filan iyo ikraan viva like
ilig been maaha hibaaq gobaad waa gabadh ilaahey miisan iyo dadnimo siiyey mnsha allah
Team ikraan iyo abdiqani🙄🏃♂️😁😂
Wow waxaan wataa ikraan & Abdikani❤❤
1 ilaa10 Yaa nala socdY 😂
✌
Aniga
Nio malin walpansaa like kugu saarayey waa dale
@@zidinoofficial5023 Wll mcn mhadznid anba wan ku tagera ma OgthY 🧔🏻😁✌
@@xamdiitoibrahim8723 haday satahay malin walpa replay gaga iga eeg😉👸
Me😃
Fadlan inta bisha barakaysan lagu jiro, heesaha naga daa faadumo yaraaneey.
Inta Dayax ila aragty like ta dhashuuq kusiiyA
Manshallah waad jarteen heesti waan idin wataa #mmtv
Walahi Sida Aad isugu Taxluujisey inan Heestabka Jartaan Barnaamijka Wad ku mahadsaitihii MMT
Guri barwaaqo barnaamijka halagu so casuuumo
Faadumo waalo timaha asturo aduunka waa ayaamo waxba yaany Ku hodin dhaleelkeedu
Tvga maan tv waa tv socday oo wxba laga qaban karin iyo gudoomiye ilig hormar balaadhan idiin rajeynayaa
Mansha alllaah
Hore uu socda
in tadiidan Ramadan ta heeso loo waayo leki ii saara zhp ilaahay dartii
Waxaa aad ugu mahadsantahay sidad heesaha uga jartay waayo waa ramadaan
MM-TV walalyaal barnamijkan aadbuu uficanyahy m.a lkn talda aan wado wxy thy faadumo riyaad inlga saxo salaanta maha asalamu caleykun wxa saxa asalamu caleykum thnks
Kum iyo kun waa isla halkii midi waa jamaca rag midina waa jamaca dumar; kum:rag, kun: dumar.
@@khalidrashid8148 wll wxa lasalmyo dumar mha mrka waxa la adegsdaa kum
M. A WA barnamij qurux bdn wana ku mahadsantihin
dadkeyga iyo dalkeyga Somaliland allow ii dhawr💚🗯️♥️🌎🇭🇺💪
*Ceegaag baa ka maqan*
Horumar wacan Team MmSomali tv 😍😍😍😍😍😍Barnaamijku waa mid qiimo badan kan kuwo kasii wacana waan sugeynaa from Boorama
Qali ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
Please badh jarka joojiya waa naga codsi qofka su'aasha ka jawaabayana mikirifoon fiisan u dhiiba thank team mm tv
Abwanki ugu maahmaahda xuma maare hh ma barnamijku caayay mise wu amanay hhh🤣🤣🤣🤣
Team ikran &c.qani isku filan
A/KaNi $ iKraN aYan Wata aNu😋
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah
Waa Ku soo boqdey Drs
@@trk2463 mahdsanid wllo Anne wankusaray
Inta ila aaragata inay tahay Fadumo Riyad wariyo xag gar Ah keep gion wllo qaali ismujiya Tea Fadumo Riyad
Barnamijka ranadaanka Kahorbaa laduubay dadka heesta layaabanoow
dee wall iimaankiiba waad naga soo rideenee😂😂😂😂kolba inyar soo daaya waa balan waan dhamysn😂😂😂😂
Nagdda wll hal mr hanosoo siidayeene ma sugta qabnaye hh
wad ku mahadsantihiin sidaad heesta noga boodsiseen🥰
Fadumo riyaad
Waxa tageertay
Isku filan iyo ikraan
Fadumo
Ma noqon karto
Garsoor
Waa goorma xafladu
Teammaygii is muujiya Poqortooyo❤❤❤❤
Isku filan salan sare
Hargeysa uma bahna hadal kkkk
Labada team ma lakala saaro maxa videoga la dhamaynysay isago 20second Io wax Ka naqanpa ah caadi iska dhiga ama seconds ka no yareya de wl hadl io heesbay ku dhameeyen
Misaa leha nogu soo ceshaan barnaamishaka inta ramdaantu dhamaanyso me👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Team abdiqani and ikran🥰
Barnaamijkani waa fani
Keep going hibaaq gobaad
Galay iyo hadhuudh halkay iska galan halay fahansiiyo?
Garow iyo hadhuudh weeyi wll galy maaha
Acwrwb waad salaaman tihiinbdhamaan tiin waxan ka cod sanayaa maxamed cabdi illig aniga oo maga caygu yahay xasan karraani inaad marnaa mijka maxaad aragtay magaca ka badasho una bixiso maskac daada la kaasho si uu u noqdo mid dadka soo jiita waad mahad san tahay agaa sime illig
Marnaajijka MASKAX daada la kaasho haloo bixiyo mahad aanid
Barnaamishka wllo xagiidanbe ee aanusugaynay baad kaxumayseen yusuf ceegaag iyo hibaaq gobaad inlasugay ahyd kadib fiinal looqabto lakin hore usoco ayaankuleeyahy mansha alaah
Mansha alaah
War saxiibky maarre wan ku salamay❤🙏
Timahan barna la asturaayo barna la qariinaayo rasuulka scw sii sheegay dumar nocaas u xiranaya xijaabka inay iman doona waana caariyaadka janadda allaah ma uriyaan inay galaan iska dhaafe
Dhobo dhobo legend🙏🙏🙏🙏fadumo rayan🙏🙏🙏
Ala boqortoyadi baa cawa jogta hibaq iyo ikran iyo wali abdiqani isku filan
Inta guuleystay isku filan iyo ikraan shamaaq
Fikir aahaantayda sualaha dadka la waydinaya suali maha faadumo riyad fadlan wll qofku hadu chance kisa mar lumiyo kada marlabaad pls dadkana si cadalada ukala reeb khaladadkisi ba batay wadne kaabe dugsi marku dhigan jiray cheeting kisa badna naga da waxan ciyaar mahe
Ikraan iyo isku filan wan wataa inma cadi maha
Martida maad mid uga soo saartid..ama tartamsyaasha ikraan raacisid mar marna isku filan
wad nagu badh jarteen noso dadajiya qaybta kale
Alaahu akbar waar ilaahay halaga baqo oo dhaqankaa xun halayska day.
Inta ila jecel ikraan iyo iskufilan like 👍
❤❤
Manshallh wad mahad santhy
Tan wariyahaa ma iskufilan baa lug kuqaba si bay ula jirtaa teamkaas
isku filan iyo ikraan
barnaamujka nooso celiya asxaaabeeey
Nio isku filan wataa anigu💪💪💪💪💋
Waxay saasi halkay mareen hibaaq iyo yuusuf wayo iyaga final joogay barnamijki way ku ciyaren
Dadka kalena kuso dara ka daaya dadka caanka oo kaliya
Ok I don’t have a good game to go with the game play again but ya ya got to play the song name is the song and the song I luv luv ya wanna luv
Barnamijku wuxu ku macana igran iyo isku filan hibaq iyo cegaag mad iska yar sugtan caruuska wad nagu laqden wlhy
faadumo riyaadey salaanta iska sax ma jaahilad baad tahay wllo
1 ilaa10 😍
Reer mudug
Wixii amaan iwm hadal uun baad kadhigteen waa idinsidee barnaamijka caajiska kadayaa fadlan
Ala wll fadumoy maxad la ragaysa lkn
𝐵𝑎𝑟𝑛𝑎𝑎𝑚𝑖𝑗𝑘𝑎 𝐷ℎ𝑎𝑔𝑜𝑜𝑙𝑎𝑦𝑎𝑎𝑠ℎ𝑎 𝑙𝑢𝑞𝑎𝑑𝑜𝑜𝑑𝑎 𝑚𝑎𝑎 𝑙𝑎𝑔𝑢 𝑚𝑎𝑡𝑎𝑙𝑎𝑦𝑎𝑎
𝑠𝑏𝑠𝑡𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑐 𝑑ℎ𝑒
Khaalid heestiisi meeday mmTV
Waa Ramadaane Si Khaasa U Dhagayso😅😅
Fadumo si xun uso dibirtay waabay daacaday😂😂😂😂#5:45
wariyadu aftahan maha
Uiii
Vedio kasta asaga oo dhaman ayuun buu iga go,ayaa ciladu ma adinkaa oo aan soo dhamaystin mise waa ani
Horay usoco
Maxaaa Siya
Soobadihabadanina
Qeybta kle noso galiya
La soo geli ee daawo 😎😎
Heestu meedey
Hipaaq wan tagera
Fadumo Riyaad Wariyad Cod kar aHi BarrakallaaaH
Hhhhhhhhhh
Mid aan iidnka codzano muzic ka zara zj aan u maqalno wxa la shegayo
Baraamijka hala balaariyo
Heesta khaalid meeday
Waa Laga Jaray Ramadanta Awgeed
Halkee lagu qabtaa Horta barnamijka
Hargiesa
@@rahmamahamoud9257 waan ogahay inay hargaysa tahay lakin goobta ayaan shegayaa
Chh
Heee
Kkkk
Idinkay idinku koopanty ee pladhiya
Regin
Ggg
Manshallh wad mahad santhy