You mean Somaliland? Somali kale halkan wax kuma darsanin. Jileyaashoo dhan waa wada Somalilanders , meesha lagu jileyana waa Somaliland. Halkeey Somali kale ka soo gashey?
Intii reer hargaysa waxad iisheegtan beri magaaladu maxidhan tahay mise way furan tahay inaan is xaadiriyo 5subaxnimaan doonayaye happy 18may all somalilander❤💭💚
Happy 18 may all reer somalilnd meel walba ad joogtaan aduun ka farxad Ku dabaal daga ilaa majajilaystayaashan reer somalilnd waa idiin hanbalyo ayaa Viv somalilnd👈💪💪💪💪👈♥️💨💚 waan Ku faana wadan kayga hooyo maanta ama caawa farxadayda lama zoo koobi Karo xaqiiq lam very happy today 18 may 2019 sabti
Axyaa hees sida damal barwaaqa beri an miyiga joogi jiray ban aroosyada ka qaadi jiray allah ha unxristo sahra ahmed iyo ismail musue qalinle Allah yaa raxma waryaahe heesaha sahra ahmed naga daaya yaanu ku tuuran ramadaantaase
I can’t stop laughing walahii.. every episode is getting better and better keep going guys until the success comes inshallah one ☝️ love and one nation Somalia 🇸🇴...
Waligay ma odhan like isra somali maxamed maanta ii sara ilahayban idinku dharshe
Maanta maxaad ku aragtay liketa hadanad waliga dalban 👍👍👍
@Hodan wllo Qlli Subscribe IisaaR Please
Mxd ku fali markaa, ha inagu baran hno
Soomaalidu film ay samayso kii ugu fiicnaaaaa
Inta igu raacday like ta saar
You mean Somaliland? Somali kale halkan wax kuma darsanin. Jileyaashoo dhan waa wada Somalilanders , meesha lagu jileyana waa Somaliland.
Halkeey Somali kale ka soo gashey?
Halima Mumin Soomaalida marka aan dhaho Somaliland kuma jirto oo dibada ayay ka tahay miyaa?
@@halimamumin3643 oo ma somalilamd ma oromaa marka soo somali ma ahan
Qofki igu hor dawaday ahay pls waa bil ramadane haila dhafina like isara 😁😁
kkkkk reer waqooyi waa wada fanaaniin
Like maxaad kaheli szp?
Hooyo maxaladhaha
Kuu zaray pro
@@ahmedmaxamuud3518 huuuuhuu
Alle hakaa xoreeyo naarta laylatul khatriga hakula kulansiiyo Aamiin
Aamiin dhammanten
Amiin
@@idontcare6856 plz subscriber isaar
Amin
Amiin wll dhamnatenba
INTA AROOS BAADIYE KA QAYB GASHAY LIKE TA LA DHACA
Www
Kama qeyb kalin lkn wankusare
Waligay aroos miyi Kama qayb galin wnan jecelay
Anigu wligy maalintii baadiye iiguhoreysy aynba aroos u aaday
Wlhi qosol iguma hadhin musal salka dhan waxan udaawadaba waa
1 iskufilan
2 yuusuf ceegag
3 ikraan
4 hibaaq
Hdd ilamid thy like saar 😂😂😂
Yes best actors ❤️❤️👍👏
Ramadan iyo jumce isgalay weyane nabiga igula saliya like dhag igu siya
scw
scw
صل الله عليه وسلم
Scw
@@luckys.2287 plz subscriber isaar
Wlahi wanka helay inta jecel arooos miiga like igu igu taaabo🤣😃
samiir caydiid
samiir caydiid aniga xata 2 bo aaarooos oo miyan tagay xaarabe khatar cagadababan jecelay lootumo asal walahi
@@ayanfarhan5498 isku fac ayeynu nahay halkeen kaso qabtaa
Aroos miga aad soo qadayban awgiban kugu saray becouse of it's funy
Walee arooskii qarnigaa kadhacay dhaqankeenu sidaasuu uwanaagsanaa . Inta jecel dhaqankeena like iisaara subscribrkana ii raaciya guurka Allah inii fudaydiyo sidaas iskufilaneekk
Walhi wan jeclahy dhaqankeena,maashallh
kkkkkkk wa qosly tlhi aroos knaa
Aad iyo aad ayaan dhaqankeena u jeclhy
saliga nabigu magalo ciyaar igo riwayad scw
Yaa ku ciyaaray waaba lagu salinooyaa waa wanaag, ma arag miyaa aroosyada carabta saliga waa wax fiican 💛
@@ayaan1027 haa wasax carabta waxey dhahdaa yaa xabiibalaah muxamaad iyo waxyabo kale osaliga nabiga kujiro marka waa ficantahay iblagu saliyo nabiga scw
لاأريد سواك ياإلهي scw scw scw scw scw ❤️❤️
Ninka heesta qaadaya inta ka heshay like isaar shaadh buluugle😂
waa bishii ajarka la laban laabayey ee bilaahi caleyk liketa😰😰😰😰😰😰😰😰😓iigu hiili👍🏽👍🏽👍🏽😓😰😓😰😓😰😓😰😭
Waa
@@fowziyoabdullahi2894 waa fowziyo Abdullahi bbe 😂
Suhayb aha halkan baad hawshaada ka wadata
fathi abdilahi hhh haa bro
Lova
Anaa u horeeyo manta liketa dhac iiga siiya dee
Happy 18 may to all somalilanders 💚💬🖤❤ reer abtigey guuleysta duriyad halala 🤗
Qaali Cadey war dalka hakalagooyn
@@garyare2010 mar hore kala go'een
No. 1
Like yaan laila dhaafin maalinwalba waad ila dhaaftaaye waa soone walaalkaa ku sadaqayso liketa
Wllo ani sadaqadii ramadaanka wn labaxy😂
@@ayandiamond4734 Allaha kaa aqbalo wlo😂😂😀😀
ku siinaye Lkn bal mxy kuu taraysaa Wllo 😊😁
Wllhi kooxdan majaajilaystayaasha ahi caadi maaha dhaqankii godka sii galayay badbaadsheen halkaa kala Wada universal tv haka daalina shaqada wacan aad haysaaan
Jacayl
Intii rabbi dartii u af xidhanaw like isaaara walaalkiin ahee
INTA IKRAN IYO ISKUFILAN KU HAYSATA LIKE ME
Pesos kisses,mxkspekdjiiuwjkaxmjxhw
kkkkkkkk
Englishkiba so adiga kufsady huno
Waa filin shidan dhaqanki hore ayuu hi saxuaiyey
18 may inta u dabaldagaysa bari liketa ku qabo
NWAA
Ramadaan iyo jemce
Kkkkkkk
Eebow soonkiyo salaada Naga aqbal🤲😭
aamiin wllo mcn
Aamiin yarabi Wll qali ah
aammmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnn
Amiin amiin amiin 🤲 yaa rabi
Reerkii makugu celiyaa 😍 ma rabo kulahaa kkkkkkkkk wan kahelay inta igu racsan like
inanta Shalmada madow xidhan ee heseysay waxay ledahay Asalkii midabka Somaliga Maasha Alaah
kuwa waxa is mar mariya adigaa iiga dahabsan wlhii😍😍
Xaqiiq weeyaan midabkii dahabka ahaa ayay leedahay
waa ila aragtay wlhii qof saan hada Original u ah miyaaba lahelaa
Abdalla Ahmed kkkk
@@abdallaahmed3078 hhhhh fake maa jiraa
@@fartunshariifasen4717 Haa wll mida suuqa ayaa jirto
WaLe Somali waxba isuma Quudho Hadan so DhacaYe iLa Gaadha liketa 😍
Azxaapey nabigana ku zaliya dhaman alle hanaga aqballo Bizhan barakayzan kheyrkeDa Hadii Aad aragto Aaamiin ta raaci Aaamiin
Aamiin
scw
Amiin
Kkkk
Amiin
NiNa WAA YAHAA XIRA
NAAGNA MER AYAA XIRA🙌🌹
inta maah maah yadaan horay
Umaqashay
LIKE isaara
GALAD AADAN SHIRE official nin qowlba xidha naagna maher baa xidha dheee bro
Ma maqalin so like ma saryo😂
🤣🤣🤣🤣🤣ana usoo horeeyo like dhac igu sii
Hppy 18 may somaliland ilahow qarankayga barakaaa ❤️🥰
Hadaad sooman tahy like isaar 😭😭😭
Aroska Abdiqani iyo iKran inta ka heshay 👍👍👍👍❤️ hay tuzan
Ramadaan kariim inta IgA danbeeysa o dhaan❤️✌🏻🌖
Inta Aroosyihii Layaqiinay soo xasuusatay, Halkaan Like Halagugu Arko.
Somaliland, Somali galbeed, iyo Aroos baadiye.❤🙏
Happy 18my all Somalilander
Dadkygi iyo dalkaygi i'llhay Sanadkan kisa haynagu gadhisiyo bash bash iyo barwaaqo amiiin🤲
Reer miyi wlhi Qofki Aroos kaso hesay like ,cidkale yaynaan isku mashqulin
Aniga kasooheesay bro😂😂😭😭
2017 baa iigu danbesay aroose mii Aan ka Hesho Wlhi Xaraabe weye 😂😂
Ar ani ka mid aah kuwa aroos badiyo waqti kuso qatay ❤ 2016 igu danbesay aroos badiiyo
She is from badiiyo 😆😆😆
wlee anigaa ka mid ahaa 2008 baa igu dambaysay wlee
Alle Inta Sooman Ha U Dambi dhaafo Inta Kalena Hasoo Hadeeyo Dhammaan Daawadayaasha Musalsalkan 👐👐
Aamiin.aamiin.wllo
@@zahraaabdinur4133 All the pest Wlloh
wlhi Universal Tv Shaqo wacan ayay bulshada ka Haysaa ❤️❤️ Guulaysta Waligiin Inbadan waa na Madadaaliseen❤️
Intii ilaheY dartiii uzooman please like
Allah soonta iyo salada haynaga aqbalo 🙏🏼🤲🏼🤲🏼
Aftur maxay ka walac tahay
Aroos baa ka dhacey wlhy hadan Somali nahey waxan nahey dad dhaqan wanagsan leh
Saxix abayo kuwi dhaqankoda iyo dalkoda ku fana allaah naga dhigo
@Shadiya wllo Qlli Subscribe IisaaR Please
@@cadceedmuhudiin6224 aamiin aamiin wll
Shadiya Abdirashid q
Xasuuus xasuus beri samaadkii baan soo xasuustay gaafkii baadiyaha inta soo aragtay aroosyada baadiyaha gaafkooda like isaara bilahi calayk ✌️✌️
Maxan inbadan guday aroos miyi oo lays dacareyay xasuus wlhy
Asxaabta Ku xidhan musalsalka wacdi iyo waano wan idin salamay.
Waan kaa qaaday wllo qaali
Wan kaa qaadnay wllo
FARSAN STUDIO
ASC wll subscribe isar
Wankaa qadanay
Happy 18 may all somalilanders 💚☁️❤️
Yulkhcsscv
RamadaN Muparak WaliGeY topan like ma HeLin like iGu HiiLi🙏🙏🙏🙏
Inta sariirta kudaawanayso like haiala dhaafina
Anniga☝️
Happy 18may to All my Somaliland people and happy Independence Day 💚⚪️❤️
Wallhi waan jeclahay walalahayaga jamhuuriyada somaliland.... 💕💕💕
Alla intaan garoonka xawaadle soo eeg eegayey layga soo hor maray War bal liketa iga daba geeyaa 😂😂😂
Intii reer hargaysa waxad iisheegtan beri magaaladu maxidhan tahay mise way furan tahay inaan is xaadiriyo 5subaxnimaan doonayaye happy 18may all somalilander❤💭💚
Galabta roobaa kada.ay garoowe inta igu raac San like isaaar
Abshir Dirir 😂😂😂😂😂
@@nageeb-mohamed tanks saaxiib mcn
Walee Rer Sh. Isaxaq waa Somali dhab ah oo waliba wada suugan iyo majajilo socoota
manta wxn ahay qofki 114 hadad iga dabaysi like i saar pls
hhhh anaa ugu horeyalee arki jireee cawa inta iga danbeesa maa ii kenta hh diyar waye like tda madama eray csb kensatay
@@shemunabeauty6534 ok
@@sihamdaud5441 thanks wllo
Like
Filimkii qarniga iga dheh waydhigeen siduu dhaqanku ahaa wallee
Heesaha cidii rabta 1: muuse ismaciil qalinle iyo sahra ahmed 2:sahra ahmed 3: xasan adan iyo sahra ahmed
Heesaha magcood
@@abdiwalibashiir2300 miyaan kuu sheegaa wll?
Ramadanka dartii 2000 like saara
walashina ina leh ramdan kariim all muslmis😍
Ramadaan mubaarik xbbti quruxeey
ramadan kariim Apaayo
@@mahadoyuusuf1768 ramadan mubaarik xbbti
Ramadan mubark wll mcn
اميره صابرينا
Ramadaan Kariin wll
I lOve this gaME hhhh musLzal jiRa 🙏🤣🤣 Wlee taaGeeRO buuXda U hayaa 👍
INTA NABIKA Jecel plz like iisar wll
Indii comment aqris usoo kashay like😂
Wallee wax aroos u eeg baa ka dhacay halkaa
Lkn inanta arooska ka heesay baan ka helyba mnchllah
Hablihi hore u eegtay
maad caashaqday wll aan kuu guurinee
@@lapl6566
Tol hdaa tihiin iidona inanta
Wow wlhi xalqadan caadi maaha wan ka helay weliba qayba arooska cajiib wlhi i wish inan mar uun aroos miyi arko❤
Happy 18 may all reer somalilnd meel walba ad joogtaan aduun ka farxad Ku dabaal daga ilaa majajilaystayaashan reer somalilnd waa idiin hanbalyo ayaa Viv somalilnd👈💪💪💪💪👈♥️💨💚 waan Ku faana wadan kayga hooyo maanta ama caawa farxadayda lama zoo koobi Karo xaqiiq lam very happy today 18 may 2019 sabti
C/qani izkufilan nin culus wlhi waa tageraa ninkaas👏
Annaa kaadaran wlhi
Hhhhhhhh isku filan tiihore ayaa laga guur saday tan uu ku dhajistay
Ceerigabo.....😂
Wow Wow Waxaasaa Riwaayadda Hambalyo Agaasime Maxamed Caabi Digaale.Wax Qalbiyada Quluubta Dadka Soomaaliyeed Taabtay baad Samaysay.
Alle ACmaasha haynaga aqbalo waa bil ramadaane like iigu qabta😗😗😍😍Dadkygii
inta aan kahor daawaday fadlan waa ramdaane like ha iladhaafinapls
Happy 18may all reer somaliland 💚❤
Wow, wale khatar aad tihin dadkaygow happy 18 may lovely somalilanders
Ramadaan kaRiim ilahayow khayra Naa wafaji Ameeeen
Yarkan matalaya riwayada afsomaliga dadka waaaweyn hakula hadliin waaad ilka ladahay iyo iyosodahday xawadle ceeeeb
Axyaa hees sida damal barwaaqa beri an miyiga joogi jiray ban aroosyada ka qaadi jiray allah ha unxristo sahra ahmed iyo ismail musue qalinle Allah yaa raxma waryaahe heesaha sahra ahmed naga daaya yaanu ku tuuran ramadaantaase
Aroos shidan❤magaalka na xiijiye 🗯miyigu waa khatar miyga ogaada✋dhalineey👏👏👏
Kkk wadadkii wax maheriyay sokaa ku tuurtay like igu sharaf inta fahantay riwaayadu inay is daba marsantahayy😂😂😂
Hibaaq is a talented Actress MASHAALLAAH 😍😍😍😍😍😍
oo shaykhii guuriyayna uu jaasayaaye
ruwayadan wacdi waano waa ruwayad malabah izku filin alowda like izaar azxaapta😊
oo so ka sheekhi jaasay hayaay sheekh ciyaartackada jaaska
Msha allh aroos saligii nabiga lagu galbiyy scw msha allah
18may independence day 💚⚪❤
Happy 18may pro
Beer baynu ku cashaynay caawa haben dmbena kilyaad cunaysa
Haben sdexadkana wadne
Viva abdiqani qosol iguma hadhin🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
Musal musalkaan hadaa ku taxan tahy like ii saar
inta Aroor miiyi ka RaagtaY Like
Happy 18 may dhaman shacap waynaha reer #SOMALILAND 💯❤✔
Inta somaliland majajiladeeda tagerta like ha ila dhaafina
One love to dhaqankeena miyiga ❤ Greating you from Burco
Wa xarabad kooxdan runti taalanti badan ayay leeyihin masha allah waxaba ka helay isku filan iyoikran sey arooska u dhigtee good like
First ahy one 😂😂
Iga danbeyo like hyla dhaafin
Maasha alaah hibaaq caqiido fiican bay haysataa
I can’t stop laughing walahii.. every episode is getting better and better keep going guys until the success comes inshallah one ☝️ love and one nation Somalia 🇸🇴...
Waa ruwaayad shidan
Really l like this musalsal 😁😁😁😁
Musalsalkan Ramadanka Ugu Jeclahy
Yaa salaam AROOSKA GAAFKA AH ninkii yaqaan baa yaqaane. Wax aduunka ka xaraabo badan malaha. Maxaan hamayn ku soo jeeday 😍
Gaafka maahe kalka wli u guday
inta arooska.badiye ka heshy like isaara hayle dhaafina
Wll ramadaanka fadligiisa subscribe iigu saara waa walaashiin 😭
Zakiyah LifeSteyl and cooking
Xbbti isoboqo Insha allah
Kulahaa waad shumi markaad galeyda cunto
Asxapta ana jecelahay like igu qabta inta rasuulka jecl
rooob yuu hayaa oo wax maqli la sida aniga oo kle like dhac igu siii ajar bad kahelaysaye hno😍
Anigoo burco joogu ihaya
Roobaa ina adeer nimcaad kujirtaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Happy 18may reer somaliland liketa
💚❤Happy 18may 💚❤somaliland people💚❤
Plz subscriber isaa
Happy 18 may 💋💋
@@laqanyolovechannel7100 ku saray zxp
@@argzanahmed8427 ✊✊✊✊💚❤
Ninka shadka buluga ee heesaya walee codbuu hayaa mashallah
Saran usugayay ay indhi idaaleen 😅top filim 🗯wad ka baxzteen wlle❤go forward 💖ramdaan kariim
Qofka ugu horeeyo xaga Sujuu ayan ahay waxan idhin kasosalamaya Wajeer waqoy bari dalka kenya...afur wacan
Wanu kaa qaadnay anagoo badan oo joogna Ceerigabo Sanaag Somaliland
Inta arooskan cml iney diagato rabto like isaar sideydo kle😂😂😂
horta adinka ma ogalaneysan in aroskan cml la idiin dhigo kkkkk
horta adinka ma ogalaneysan in la idiin dhigo arooskan okale kkkk
@@bashiircaraale5093 hhhh Ani wan ogolhy
Mansha allah inanta heesaysa ee shalmada madow quruxlay mansha allah waanka helay wlhi
shuruudla'aan soomaliyey like-ta igu sharfa waa bil barakaysane😍