Bariiskisi baa dhamaaday ban umalaynayaa kan , maxaa wada e uraadinayaa horta maxaase ku kalifey habeen in uu socdo, war naftaada khatar ha gelinin ee maalin soco oo talada dadka deeganka qaado waa lagu sheegay dad buu maalin cad cunay baa lagu yidhi maxaa ku dhiman.
Zxp Wxa Laga Yaabaa Libaaxaa Ayeydin Kala Bad-Baadi Be Kani Caqli Ka Celiya Malahe Alle Ka Celiyuu Leeyey Illaahey oo ka bad-baadiya moye Cwo dhan weydin isku madhaneysaan ilaa uu kudilo
Sixitaaan
ILAHAY ayaa ku bad badiyaay sabab buu kaga dhigay inaad toshka ku badbaadi ee saa ha odhan "tashkaa yar baan ku badbaday"
Adeer Nin Dameer Dilay Hanoqoninee Hub Sharciyeyso Qaado Si Markey Naftaadu Khatar Gasho Aad Isku Bad-Baadiso Illaahey baa wx bad-baadiyee
Hub qaado sxb si naftada ugu badbaadiso
لا تقل بغير تفكير ، ولا تعمل بغير تدبير
masha allah alle u mahad celi❤❤
War kan malaha waayka soo dhamaatay
Ma fakare dhagaxuba kaama xigo. Iftiinkana waa la socodaa, habeenkiina waa la nastaa! Safarkaaga goobaha aad ku nasanayso waa la qorsheeyaa.
Cashar ku qaado, maalintii soco , hadii kalena halkii loo baadnaa ataad u yeedhaysaate see you sxb hore u soco.
Geesi geesi dhalay anigu waanba dhicilahaa
Waraabaha noicaas waa kaligii socod waana kan carabta cunto oo ay xalaaleesteen.
Bariiskisi baa dhamaaday ban umalaynayaa kan , maxaa wada e uraadinayaa horta maxaase ku kalifey habeen in uu socdo, war naftaada khatar ha gelinin ee maalin soco oo talada dadka deeganka qaado waa lagu sheegay dad buu maalin cad cunay baa lagu yidhi maxaa ku dhiman.
Masha allaah ❤❤❤❤❤
Waa wareey war wuu jooga ceerigabo dhidarku halisa Inabtigay dhedar baa ku cunay
Maxaad baastoolad u qaadan wayd iyo hub aad isku ilaaliso maandhow
Yes waan kugu raacsanhy fikirka dhulku marayo waa halis waliba
Waar naftaada halis ha galin taariikhaha noocaas ahi ma qormaan inta Africa la joogo
Kani wadoqon isagoo og amalosheegay inay waxaaso khatar ah jirto ayu only tooshyar waxhubasita umadan niyow ma masaayda qaaqaawan bayxata kaliitan 😗
Maaskan Uu sheegayo anigu Garan maayo lkn Dhidar Ama Ismaliig garanay inkasta oo dadka qaar yidhaahdaan waa weere lkn weeraha anigu waxan u aqaanay nooc waraabaha kamida oo adhyaha xerada ugu dhaca dhamantodna madax jabiya dad uu cunayna maan arag
@ MM Somali TV kelmadan Will ama Wiilkan iska daaya oo ku bedela Inankan ama Ninkan si dhalinyaradu u ilaaliyaan lahjadeena.
@@malakinaboqor4143 su'aal taala maaha meesha anigu waxaan ka hadlayaa lahjadayada oo aad isu bedeshay.
Belgium pistol 15 qaad maxaad u qaadan waydey sxb.
Mujaahidka Safarka xitaa libaax ayaan ka joojinayn dee iminka ayuuba libaaxa buuraha la kulmee ka beriga biyo u kabanmaayo.
Hhhhhhh habeen mxd u mari meesha
Iney kucunaan bey aheyd maxaa habeen kaligaa kuwaday
Walahi in La Cuna Raba kan anj
Wax kasta gaalo ayaa laga dayanayaa bal maxaa xikmad ku jirta in baaskiil lagu safro oo aan khatar ahayn. Ninyahow naftaada macna xumo haw halaagin
Mobilka hada isticmaleesid gaalo aya sameeysay ayakana youtubeka comment kuso qooran maxad gaalada ugu dayaneesa 😂😂😂😂
Striped hyena weye ee mask maha 🤔, waad sigty wayo waa aggressive weliba noocsi savanna hyper weye.
Ciyaal caano ma dhidar baad ucarartay
ninkan bistoolad ha iibsado, waa maxay ninka habeenkii safraya, haduu sidaa yahy, xitaa wax walba way ka hor iman karaan
Dhidar banu naqqn ee maas ma garanayno
Ma ninkaaga dhidarka ka cararay baa leh xitaa haddii aan libaax la kulmayo!
😂
Kan xeebaha joogaa saaxib Dhidarada kale uu ka duwan yahay ama aniga ama adiga ayuu ku odhanayaa walaal
Zxp Wxa Laga Yaabaa Libaaxaa Ayeydin Kala Bad-Baadi Be Kani Caqli Ka Celiya Malahe Alle Ka Celiyuu Leeyey Illaahey oo ka bad-baadiya moye Cwo dhan weydin isku madhaneysaan ilaa uu kudilo
@@kaafiahmat8852 libaaxu wuu ka aqlibadanyahay oo wuu ku dayni karaa ma leedahay? 😂😂😂
@@Buna5689 Hah Inder Wyo Libaaxa 2 Mid ba wa loogu imaadaa ama wu gaajeysan yhy oo maalinka cuntadisaad noqon ama wu dharagsenyhy oo wd kabadbaadi
@@kaafiahmat8852 isma lahi libaax uunbaa ku eegi oo aayar iska kaa dhaafi.
Hadaadan haydarooni ahayn miyaa lasocdaa madawyada😅
😃😃😃😃😃
Waa fulay kan😂😂😂😂😂
Adigu Malaa bahalka Waad is garanaysaan
Kofida gumaamaha oo lobadalay calosha mugnisada mugnisoyinkas waxa looisticmala warqad lagurito cunada lanatura warqada lagabixiya iyana nadif kolana iskuheyso caga gudaha marada kujirto kudhaqo dawo madow shukada aba carfiso madow aba shanbo madow looisticmala ineytahay cagar hadi adan kudhaqin qoraxda kuaragto
Maxaa habeen kugu kalifaya inaad socoto adoo maalin haysta
Magac ayuu raadinayaa naftiisiina halis ayuu geliyey
Been badnaa kani dadku uus miirta kulahaa
Adeer mesha anaga degan beenta naga daaa
Waar ma dhidarkii ceeleeye joogay ayaa huhelay waad sigatay
Aar waxan waA caQli cartoon 😂
Muxu ka faaidi baL waataSe baHalkan malcaamadu ku kacDey lipaax kuLaaha😂😂😂😮
😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮
Fake 🤥😅
Nin adag bilad Ha la siyo qof somaliland Hore record u soo. Maray ma jiro abaal marin qaliya ha la siyo si loo dhiiri galiyo dadka waxa cusub keena