Dalxiiskii Daalo ilaa Gaacidh janada Ifka.. ( sanaag )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yayaviv1
    Last subscribers: 365,299

Комментарии • 644

  • @neimahiis2079
    @neimahiis2079 2 года назад +67

    ismuujiya reer sanaag is muujiya nin ku idinku marti idiin yee from hargeiys cadey keep going my brother ♥️🗯💚🤴😍

  • @mohamedahmed-bu4hb
    @mohamedahmed-bu4hb 2 года назад +153

    Waxan aad ugu faraxsanahay inaan kugu arkay magaladayda Ceerigaabo. Waxaana kaga mahad celinyaa sidaa u so bandhitay quruxda gobolkyga sanaag.
    Hunter Legends always takes a minute.❤🙌
    #bigfan respect.❤❤❤

    • @roodamaxamed2157
      @roodamaxamed2157 2 года назад +1

      Ku soo dhowow gobolka sagaan

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 года назад +1

      Masha Allah sanaag way qurux badantahy❤️❤️❤️❤️

    • @mohamedahmed-bu4hb
      @mohamedahmed-bu4hb 2 года назад +1

      @@amalismail7772 mahadsnid amalayy.❤❤

  • @nimcosiciid1104
    @nimcosiciid1104 2 года назад +13

    Ceeri gaabo dhulki reer sheekh isaxaaq waana meeshu ku aasanyahay sheekh isaxaaq💚💬❤

  • @ahmedcabdirisaaq6539
    @ahmedcabdirisaaq6539 2 года назад +29

    Mnzhlah Buurtii habaryoonis🦁💚💭❤
    Zomaliland💚💭❤
    Walee waa dhul nabadeed.

    • @Yacquub21
      @Yacquub21 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 года назад +1

      @@Yacquub21 waaxay dhabayacooy😅😅

    • @cabdinaasirmaxamed3193
      @cabdinaasirmaxamed3193 2 года назад

      Ka daa awoow waa daallo arabe hhh

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 2 года назад

      @@cabdinaasirmaxamed3193 daallo iyo arab xagy izka zoo galeen.

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 года назад

      Waar dadkan wanka yaabay xagay kayeeshen habaryoonistu iyo arabku🤣🤣🤣🤣🤣

  • @draminarashid8466
    @draminarashid8466 2 года назад +83

    maasha Allah wll yahye hunter ku so dhowow gobolka awoowayasha, bilicda iyo asalka umada soomaliyed Sanaag Somaliland💚🤍❤

  • @cabdicasiissaleebaan1117
    @cabdicasiissaleebaan1117 2 года назад +14

    dhalinyarada walaalahay ee koonfur aad baan uso dhawaynayaa inay ku dalxiisaan dhulkoooda 🙏💚💚laydinakama xigo haysmartiyaynina eebow😂😂

  • @ademmahamed2869
    @ademmahamed2869 2 года назад +22

    Legan wayn lkn wali fari kaama qodna waxbadan kuu dhiman dhulka soomali dagto waxbadan cadaan Naga daba Wadena masha Allah yahye ku wataa walaal from hargeisa

    • @fatimayusuf7418
      @fatimayusuf7418 2 года назад

      مناظر جميلة جدا
      اح ياوطني

  • @arwasalam9932
    @arwasalam9932 2 года назад +26

    My home sanag goptih dalxiska mashallah tnks yaxye hunte so bandhigida quruxda gopolka

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 2 года назад +27

    Gobolkaygii Sanaag mashallah dalkayga Somaliland illahayow nabada iyo nimcada u siyaadi 🤲🤲🤲🤲

  • @queenk5558
    @queenk5558 2 года назад +24

    Qurux badana wandan kaygu mamshallah Somaliland allow dhowr❤🙏

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 года назад +6

    Aad baan ugu faraxaanahay inaad cerigaabo nala joogtid bro yahye hunter Mar kowaad iyo Mar labaadba kusoo dhowoow gobolkii bilicda ahna gobolki awoowayaasha inta afsomaliga ku hadasha welcome bro erigavo sanaag 🇮🇷

    • @mohavlogs855
      @mohavlogs855 2 года назад

      Maxa lagu bixiyay gobolka awooyasha in oday baku asan

    • @aliyare3898
      @aliyare3898 2 года назад +5

      @@mohavlogs855 sxp waxaa loogu bixiyey sanaag waa gobolkii ay somaliduba kasoo tafiirantay waxaa ku aasan
      1 sheikh ishxaaQ
      2 sheikh samaroon siciid
      3 sheikh daarood ismaciil
      4 sheikh ciise intaas uunbaan anigu ka ogahay oo ah dhamaantood yihiin awoowayaasheen sanaagna tariikhdiisa hadii aad baarto waad ogaanay odayaal badan oo kale ayaa ku aasan intaas uunbaan anigu qabriyadooda siyaartay mahadsanid bro

    • @mohavlogs855
      @mohavlogs855 2 года назад

      @@aliyare3898 mahad sanid

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 2 года назад +23

    Sanaag slland wiilka soo dhaweeya❤️🙏🏽

  • @musliman8886
    @musliman8886 2 года назад +14

    Daalo ceerigaabo sanaag somaliland my home town ✌️🇭🇺❤️

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 2 года назад +6

    Mansha Allh😇Goob Quruxbadan oo indhaha urooon #Ceerigaabo# Allow idin barakeee Rer Somaliland Iyo Dadkeedaba💫❤🙏

  • @nastexomuxumed7686
    @nastexomuxumed7686 2 года назад +31

    Mashalah sanaag ceerigaabo somaliland meel aad u qurux badan insha alaah maruun wan tagi waligayma arkin lkn aad ban u jeclay wlhi

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 года назад +59

    Ninka qudha ee ku dalxiisay meesha ugu qurux badan somaliland

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 2 года назад

      Somaliland means isaaq. Ceerigaabo xaafa ayey isaaq ka degaan Marka maxaad u sheeganaysaa

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 года назад +5

      @@MusTafa-wp1nt sxb waad ogtahay in adan mayir ka ahayn badahasab ka ahayn xata saldhig boolis ka talin meesha ragbaa isku haysra hj iyo hy ididin miyaa joogtaan wa su ale ak 47 miyad ka dhex ridi kartaa walaahi in aad aduun waynu hu ka shekayn kiina hadla xitaa liinta😂😂😂😂

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 года назад

      @@MusTafa-wp1nt takale anogu sanag kuma didani oo badhan iyo dhullka adaa leh laakiin daalo muse ismaciil baa dega malays booba adero in lastoo anogu biciide ahay

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 2 года назад

      @@cabdiquduusbinuaxmed8003 😀😀😀 hada snm ayaa metelaad ku leh, waa magaalo kobceysa, dad badan oo duruufaysan oo waqooyi iyo koonfur la timi ayey hada haysaa.
      Shacabka iyo degaankuba waa🇸🇴

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 2 года назад

      @@cabdiquduusbinuaxmed8003 Waa runtaa dhulka waa wada degnaa.

  • @abdirisakalimahamud4964
    @abdirisakalimahamud4964 2 года назад +3

    Wlahi aad ayan ujeclahay daalo ilaa yarayntayda wan ku riyoon jire marka aan cashirada kuqato insha Allah malin uun watagi doona from somalia hanoolato muqdisho cadey 🇸🇴❤

  • @acacius9903
    @acacius9903 2 года назад +5

    If well managed it can become one of the most beautiful locations. It already is very very beautiful MaashAllah.

  • @kalsanmohamed7314
    @kalsanmohamed7314 2 года назад +1

    Rajooyinka ugu weyn aan leyahay ayey ka mid thy sanaag inaan ku dalxiiso 🥺 alle ha ii rumeyo 🤲

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 года назад +42

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

    • @umalkhayrcabdilahi8182
      @umalkhayrcabdilahi8182 2 года назад

      Yuuska naga yaree meel kasta wad nagu dhibtee

    • @DAARULIIMAAN
      @DAARULIIMAAN 2 года назад

      @@umalkhayrcabdilahi8182 maxa kaa qaldan diinta inaan faafiyo miyaa kasoo horjeedaa Adiga haday dhib kugu tahy ka shaqa yeelo maxa u aqrinee dad rabaa jiraa oon kula mid ahayn ok

    • @umalkhayrcabdilahi8182
      @umalkhayrcabdilahi8182 2 года назад

      @@DAARULIIMAAN maya diinta faafi lknbaryada iska daa haja wad baryoorameysaa uunee soo bandhig waxaad haysid anu aragnee bal inaanu ku dhaafno markaa

    • @DAARULIIMAAN
      @DAARULIIMAAN 2 года назад

      @@umalkhayrcabdilahi8182 Haye

  • @samiradhawrsan5103
    @samiradhawrsan5103 2 года назад +10

    My home mis you AlxmAxan kudalxiisay dallo gaciidh xidh xidh gudmo biyo cas midhisho mis you my home🥰🥰❤

  • @nimcomabsuud7566
    @nimcomabsuud7566 2 года назад +4

    mnsha all alow somalind dhawr yaxye xita muqalkiba waxkle noqday qurux wlhi intaad wax soo dubaysay waa ki ugu quruxda badan

  • @mohamedabdirashiid2543
    @mohamedabdirashiid2543 2 года назад +1

    SoomalilaNd allow barakee qurux badnaa
    Burcana wll kalay yaxye hanter gopoLka rag soo booqo kolay nin raga tahee adaygee legend iskeen 💟💟 like

  • @abdirahman9004
    @abdirahman9004 2 года назад +69

    #Jamhuriyad_Barakaysan_Somaliland# waa dhul qurux badan nabada hadana nabada.

    • @abdiyare6827
      @abdiyare6827 2 года назад +11

      Mahadsanid pro anaguna waan idin jecelnahay wllh 🇸🇴i midhmidh inakiin nacsiinaya mooye from the republic of somaliland ❤🤍💚

    • @siradsead4811
      @siradsead4811 2 года назад

      Mash allh ❤ ku so dhoowee sanag wall macan

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 2 года назад

      Alla.maxaan.maraaya.😭😭😭😭😭😭💋💋💋💋

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 2 года назад

      Wanu.xiisaye

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 2 года назад

      Wana.u.xiisya.ceeriigaabo.

  • @yaasmiinyassin720
    @yaasmiinyassin720 2 года назад +2

    Mashlh ceerigaab sanaag somaaaliya

  • @queenfahima3996
    @queenfahima3996 2 года назад +71

    Gobolka aan ugu jecelahay gobolada dalkayga Somaliland Sanaag insha Allah mar uun baan kugu soo damaashaadi🥰

    • @caashocali3832
      @caashocali3832 2 года назад

      Sanaag somalialnd mawada aha

    • @queenfahima3996
      @queenfahima3996 2 года назад +3

      @@caashocali3832 i don't care about that part which is not somaliland it is not that important

    • @Janno1
      @Janno1 2 года назад +2

      Sanaag dhul darood🥰🥰

    • @queenfahima3996
      @queenfahima3996 2 года назад +4

      @@Janno1 dhulka vediogan ku jira waa dhul Isaaq daarood lahayne

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 2 года назад +4

      @@queenfahima3996
      😂😂dadkay ka dhadhiyaan SSC waa wada dhul darood
      Sanaag in badan inuu isaaq dego yaa u sheega HY iyo HJ ba degaan bay ku leeyihiin malaha ma oga
      Caynaba waa dhul HJ hooyaday baa ku barbaartay
      U sheeg Fahimay 👍🏽

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 2 года назад +4

    Woow m.a amazing environment and amazing weather.
    Waad ku mahadsantahy soo bandhigida dhulkeena quruxda badan oo dalxiiska ku wacan .
    Inshallah mar uun waan imaan dhulkaas quruxda badan from galmudug.

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 2 года назад +5

    Asc masha Allah brother Somalian 🙏 ❤ Alloowbarakee, I'm originally from Kesmaayo but love Somalian ❤.

  • @draminarashid8466
    @draminarashid8466 2 года назад +8

    maasha Allah Allow barakee dhulkan iyo dadkan quruxda badan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад +4

    Mashallah dhulki rer abtigy sanaag dhul I xadarnimada iyo suldanimada somaliyed alaha cfmd haygu geeyo

  • @cashoaxmedmaclin35
    @cashoaxmedmaclin35 2 года назад +8

    Waxan sugnaaba waaa quruxda wadankeyga form muqdisho one love somali maxamed

  • @lucky9893
    @lucky9893 2 года назад +20

    Can't wait this beautiful environment ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @foozia426
    @foozia426 2 года назад +4

    Waaaaaaaaaaaw wa qurux .jahmuuriyada barkaysan ee somalilaaan

  • @ifrahyusuf6665
    @ifrahyusuf6665 2 года назад +1

    Waaw mansha allh raboow noo siyaadi nabdaa iyo qurxudaa dalka

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 2 года назад +7

    Best vedio in Somali youtubers 2021 congratulations my bro Yahye hunter

  • @khadraaxmed1362
    @khadraaxmed1362 2 года назад +19

    Masha alaah dalxiis wacan wllal
    Welcome Ceergaabo

  • @aloneofficial6472
    @aloneofficial6472 2 года назад +12

    Gobalkeygii quruxda badnaa masha Allah

  • @abdiyare6827
    @abdiyare6827 2 года назад +8

    Zhp yahye hunter gobolka sool inooga soo duub vlog qurux badan oo 20 minute ah wllhi waa gobolka aan ugu jecelahay gobolada somaliland ❤🤍💚

    • @samiiramohamed4332
      @samiiramohamed4332 2 года назад

      Gobolkaygi aniguba waan sugaya inu yaxye sodubo 🥰

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 2 года назад +11

    wow it is a very beautiful land somaliland may God bless it from,🇪🇸

  • @shugrimohamed9506
    @shugrimohamed9506 2 года назад +2

    Mansha allah quruxdii dhulkaygaa ❤🤍💚 allow aanan dhiman anoon ku so dalxiisin shugran #yahye #hantar waad ku mahdsantay quruda magalda saad nola wadaagtay wlo

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 года назад +3

    Alhamdoullillah waa duul aad uu guruhbadan allahllow noo dowr dalka somaliyed machaallah

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 2 года назад +15

    CEERIGAABO SANAAG SOMALILAND💯🥰♥️🙏

  • @nimcoaadan9849
    @nimcoaadan9849 2 года назад +7

    Gobalkayga sanaag maansha allaah somaaliland💚🤍❤

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 года назад +1

    Ilaahaw dhulkeena inobarakee nabadana inosiyaadi inteena kale an haysana siii inta haysatana usiyaadi dhaman somali alah hadhawro

  • @asadmuuselibaaxceeje6337
    @asadmuuselibaaxceeje6337 2 года назад +6

    Mansha alaah malin xusus Mudan
    jawi rooban iyo asxaab qaliya

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +5

    Ku sali nabiga wll like with me😊

  • @faisaabdikarimmohamed2801
    @faisaabdikarimmohamed2801 2 года назад +10

    Reer saldanadeed badan aqoon suldanada sanaag Wariz❤️🥰

  • @fardoushussein4638
    @fardoushussein4638 2 года назад +6

    Maasha allaah legend always legend beautiful place waa magaaladii Somaliland ugu qurxda badniid yahey wll guuleyso 🙏👑

  • @roodacali8370
    @roodacali8370 2 года назад +8

    Mashallah magaaladydii ceergaabo quruxdii dalkayga hooyo

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 года назад +2

    Msh allaH jecelahy gobolka sanaag
    Still Iam student
    I can't wait
    Insh allaH waan tegidoonaa sanaag 🥰🥰❣ from laascanod

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +15

    I can't wait this bueatiful environment 🔥💧
    DaaLo 🔥

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 2 года назад +1

    Wadankeyga qeybo aan jeclaa on maqli jiraya ibaroosaa sxb Yaxye guuleyso and thanks

  • @husseinesmail9325
    @husseinesmail9325 2 года назад +30

    Yaxye hunter the only one legend

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 2 года назад +1

      Saxaabada iyo Culimada iyo daraawiishta aa legend ah wiil camera wata legend ha dhihin doqonyohow 🤫

    • @husseinesmail9325
      @husseinesmail9325 2 года назад

      @@mrhanad6655 Ka xumbaad tahay waa qeyrkaa ye gaadh xaguu gadhay haka xumaane culinaduna wey Ka qalisan yihiin lkn qof waliba shaqada uu hayo ayuu legend Ku yahay

  • @awalehassan1008
    @awalehassan1008 2 года назад

    waa muqaal ashqaraar leh iyo quruxdii SANAAG..haddii uu xagaa iyo shumuxshumux u sii dhaadhici lahaa ashqaar intaa ka baddan ayeynu arki lahayn. saaxiibkey sakariye boqor waad marti soortey ragga.

  • @hothoahmet8274
    @hothoahmet8274 2 года назад +2

    3:55 Jaamacad kulahaa 😂😂😂😂 Jabcad ma karayo Yahye illeen isku lahjad manihine 😂😂

  • @faysaabdi7316
    @faysaabdi7316 2 года назад +1

    Maansha Allah ceerigaabo my dream waan meesha hadii lay dhihi lahaa dalxiis codso ceerigaabo dooran lahaa Allah higu simo inaan maruun tago
    Halkaa waxa iiga muuqo my alfanaan Asad Muuse Libaax Ceeje

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 2 года назад +2

    Maanshallah dhul qurux badan baad soo duubtay yaye hunter. Jannada ifka

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 2 года назад +5

    Ilaahey ha barakeeyo somaliland waa qaran ilaahey jecelyahay maanshalaah

  • @AhmedAli-gt1in
    @AhmedAli-gt1in 2 года назад +1

    BuurTa ugu Dheer Somalia SuraD
    FasaL 4aad

  • @asmabacaac2767
    @asmabacaac2767 2 года назад +7

    Mansha Allah 💓😍runtii waa dhul aad u qurux badan

  • @sultanrahem2343
    @sultanrahem2343 2 года назад

    Surad waxn ku dhigtay dugsiga dhexe sanadii 2009kii •♡•

  • @almaazmiraaf3592
    @almaazmiraaf3592 2 года назад +4

    Mxaa ka qurux badan wadankagii mrkii sidas ugu dalxiisaysid ilahow wadanka noo wanaji

  • @naimajama4350
    @naimajama4350 2 года назад +2

    Masha allah gobolkaygii quruxda badna yahye hunter ku so dhowow gobolka awooweyasha

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 года назад +2

    MnchllH sanaag meel ka quruxdan somalind majirto

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 года назад +11

    Wwwwwwwwwwwwaaaaaa Mashallah so bintiful ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 2 года назад +13

    Waaw dalxiis wacan 💚💚

  • @hannayasiin799
    @hannayasiin799 2 года назад +6

    Sanaag my Home Somaliland 💚🤍❤️ Allo nabada nasiyadi

  • @landaali6296
    @landaali6296 2 года назад +9

    Masha Allah Gobolkii awoowyasha Sanaag ❤️🤍💚

  • @yousufabdirashiid5869
    @yousufabdirashiid5869 2 года назад

    Gobolkii Awawyaasha, Gobolkii Cagaarnaa, Dhulkii Uduga, (SANAAG SOMALIALAND), Muuqaal Qurux Badan Baad Ka soo Duubtay, Legend Yahye Hunter 💚🤍❤️

  • @farxiyadaweeye4332
    @farxiyadaweeye4332 2 года назад +1

    Masha allaah quruxdii dalka iyo yaxye hantar kudalxiis dalkaaga allaah yaxfiduka

  • @rahmamohamed9758
    @rahmamohamed9758 2 года назад +2

    Mid halkaa iladaga oo duriyadiiya mahelayaa tolow from from duriyada galbeedka hargesa

    • @arwasalam9932
      @arwasalam9932 2 года назад +1

      Ha way ka buxan melahas ba duriyada degta daalo gacidh wuxuba wa melihi duriyada kaly ana kugu so dhoweymyeh

    • @rahmamohamed9758
      @rahmamohamed9758 2 года назад

      @@arwasalam9932 mahadsanid wllo wn sosocdaa

  • @cibaadoyar5517
    @cibaadoyar5517 2 года назад +13

    Gopolkygii quruxdii aduunka 💯❤

  • @maxamedsiciid9277
    @maxamedsiciid9277 2 года назад +4

    Masha allh dhulkii aan kuso barbaray hunter keep going bro 🤩🤩🤩🤩

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 года назад +8

    Inta 3 jeer inkabadan ku ceshatay ismuujuya Kama daalo quruxda dalkayga Masha Allah

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 2 года назад +1

    Yahye hunter runtii waxaad tagtay dhulka soomaliyeed oodhan meesha ugu jawiga mcn ugu qruxbadan, gobolka sanaag na taariikh aad u wayn buu leeyahay waana meesha awoowe Daarood iyo awoowe isaaq ku aasan yihiin waana rajeynayaa inaad soo booqato taariikhaha gobolka sanaag oodhan🖤

  • @jamilaahmed8253
    @jamilaahmed8253 2 года назад +7

    mnshllaah dhulkaygiii Somali laan 💚💭❤🙏💉💉💉🙏

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 года назад +4

    Gebilay halaga qariyo videoga wuu dhibayaaye 😂hhh intaasna waa iga kaftan sxp hayhe hunter kusoo dhowow cerigabo inkastoon aanan nasiib u yeelan inaan kula kulmo 😓

    • @najmahazzan311
      @najmahazzan311 2 года назад

      mrka meshu ma janadiba Gabiley waligina so gadhi maysaan 😂😂🖕

    • @aliyare3898
      @aliyare3898 2 года назад +1

      @@najmahazzan311 mayee tuulo kibirtay inay tahay baanu ognahay 😎

    • @saramohamed4577
      @saramohamed4577 2 года назад +2

      @@najmahazzan311 jana dunya iney tahay indhahaga ku macalin ah wah🤤

  • @farxiyoofficials3578
    @farxiyoofficials3578 2 года назад +3

    Abowe celedahir Nagu imowo wana kugo so dhawene balisi😰😰😰❤

  • @amishaaky7467
    @amishaaky7467 2 года назад +3

    Alhamdulillah dhulki ilhay iga dhaliyey sanaag ♥️🌴🌳🍀☘️

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 2 года назад +2

    Masha Allah yahye hunter 💯 haadii RUclipsr jiro waa yahye hunter masha Allah reer sanaag abaalka waa ku hayane

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +3

    Wow Masha alh yaxye hunter legend takes minutes best vlog sanaag gobalka dalxiiska keep going my brother 😍💯

  • @cabdimaalikmacawiye9860
    @cabdimaalikmacawiye9860 2 года назад +3

    Maashaa allaah meel aad uqurrux video aad uqurrux iyo dad aad uwada qurrux👑🥰👑🥰👑🥰👑

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 2 года назад +2

    Mashallah sool sanaag cayn dhulkii layga beerey ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saadoabdillahi6582
    @saadoabdillahi6582 2 года назад +1

    Yaxye handar mahadsanid wll

  • @dhuuxmukhtaar1673
    @dhuuxmukhtaar1673 2 года назад +3

    Keep going from hargysa dhulka hooyo wacana
    Leign baa tahee sifiican u badhiyee bro

    • @zual7457
      @zual7457 2 года назад

      Mashaallah Waad ku mahadsan tahay muuqaalada aad ka soo duubtay Somaliland Allah ha idin xafido adiga iyo asxaabta kula socota,wanna ku faraxsanAhay sida laguu soo dhaweeyey do fcn ugu baashaal inshaallah

    • @zual7457
      @zual7457 2 года назад +1

      Laakiin waxaad dhaaftay Gobolka Togdheer Burco, hadaad tagto si fiican baa laguu soo dheyn doonaa inshaallah waa Gobolka Siugaanta la soco,yaan laguu gabyine waa in aad booqaataa Burco

  • @nafta7100
    @nafta7100 2 года назад

    M.a sanaag ilahow anoo tagin ha idilin from muqdisho ❤

  • @sahraahmed6971
    @sahraahmed6971 2 года назад +8

    Maashaa allaah waa Ceerigaabo magaaladaydii

  • @rssomalitv6678
    @rssomalitv6678 2 года назад +1

    DAALLO SANAAG MAAKHIR SOMALIA
    DHULKII SALDNADA WARSANGALI

    • @cabdiqanifaarax949
      @cabdiqanifaarax949 2 года назад

      Daalo aaa😂 maad tiraahdid badhan 😒😒 dhul la aanba idinhyse saxaraha badhan ku ekada

  • @ayanalidaher7899
    @ayanalidaher7899 2 года назад +2

    Yahya wardere Masha Allah 🤲Allah haku daayo hno ❤❤❤❤❤👑👑👑👑💯💯💯💯

  • @xaakincabdalah1064
    @xaakincabdalah1064 2 года назад +1

    Muniiryo inn soo kexeesay ahayd yaxye iyo liicaato iyo sayga

  • @azuzmoha6722
    @azuzmoha6722 2 года назад +2

    Tulaadi xildhiban khadar cali xakiim

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 года назад +1

    War Hunteroow Noo Sii Wad Barnaamijyadan Kuwii Qeys Qeysar Kaba Shidan Wlhi War Dhulkeena Qurux Badnaa Nolada Somaliyey

  • @abdulmalik2970
    @abdulmalik2970 2 года назад +5

    I can't wait bro this beautiful place

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 2 года назад +1

    Msh allh dhukaygowo illhy nabda haku siyadiyo aaamiin 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @aasiyaaxmed8552
    @aasiyaaxmed8552 2 года назад

    Yaxye ku soo dhowowo ceerigaabo wxaan fiilyaa inaan ahay qofkii uu horeeye ceerigaabo jooga hadana hore ku taageeri jiiray laakiin nassib xumo ku maan arag

  • @cumarjamac5511
    @cumarjamac5511 2 года назад +3

    Zxp yaxyow waxaan kudaawanayay afar sano hadana waxaad timid goboladii somaliand Markaa zxp maxaad u imaanwayday gobolka sool ee lagumagacaabo gobolka daraawiishta zxp waankusugayaa so thank you so much ❤️ keep going brother 💯

  • @ubaxdegan9420
    @ubaxdegan9420 2 года назад +3

    Sanaag jano qof aan arag bay nolol ka maqnthy❤❤🌲

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 года назад

      Mashallah beautiful land dhulki rer abtigy suldanimada kaso baxday

  • @asiabare2366
    @asiabare2366 2 года назад

    Zhb hadftmo maqlaay imanesid lkn nziib xumiya wn kamaqnhaay sidn kutgeero an jecln lahaa inku arko😪😪😪😪😭 reer hdftmo wiilka soo dhaweeya

  • @akmortal4285
    @akmortal4285 2 года назад +2

    Puntland marka tagtay ino thy legend😘❣

  • @bathrawaqooyi2559
    @bathrawaqooyi2559 2 года назад

    Mansha allh yaxye ku talbso guushada
    Ku tayayso magacaga
    Mansha allh buurahaas qurxoon anigii ayaba xiiso igaliseen inaan imado
    Wadnkan bilicdale
    Salan boqor Tooyo saxiiboyaa🙏